Sidee ugadhigin noloshaada cibaado?!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Noloshaada oo dhan cibaado kadhig

Комментарии • 102

  • @AsmaaMaxamuud-e6q
    @AsmaaMaxamuud-e6q 5 месяцев назад +11

    اللهم إنأنسألك الجنة ونعوذ بك من النار ءامين ❤

  • @AasiyoYahye
    @AasiyoYahye 6 месяцев назад +27

    Gabar ibartey wax badan kumahadsanid ❤🎉🥰🧕🏼

  • @Qalbifuran-n2h
    @Qalbifuran-n2h Месяц назад

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @IfrahDaud-x1o
    @IfrahDaud-x1o 6 месяцев назад +11

    Sidaan wx kaaga bartay illaahey haku barakeeyo abaayo
    Mahadsanid.💕🌷

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail Месяц назад

    Jasakallah gacalis0 Allahuma barik ❤

  • @haawoabdulahi3861
    @haawoabdulahi3861 6 месяцев назад +6

    masha allah Allah abalkaga jano haka dhigo wlhy wn ku farxaa markad vedio soo galiso mahdsanid❤❤❤

  • @Nastexo-q2z
    @Nastexo-q2z Месяц назад

    Shukran wll

  • @aishakeef
    @aishakeef 3 месяца назад

    Ilaahay qatumo wanaagsan hanogu dhameeyo🤲🏾💕

  • @hafsuusheikh6260
    @hafsuusheikh6260 2 месяца назад

    Shukran ukhtii❤

  • @hawoAhmed-x2u
    @hawoAhmed-x2u 6 месяцев назад +2

    صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @BahjoAxmett
    @BahjoAxmett 6 месяцев назад +3

    شكرآ اختي❤

  • @SalmaMaxamed-hn5xb
    @SalmaMaxamed-hn5xb 6 месяцев назад +1

    جزاك الله خير حبيبتي نجمه 💕✨️

  • @aaminxuseenaaminaxuseen9294
    @aaminxuseenaaminaxuseen9294 4 месяца назад

    اللهم لا اله الالله سبحانه وبحمده
    سبحانه الله وبحمده عدد خلقه ❤😊

  • @Samso-ir3zt
    @Samso-ir3zt 4 месяца назад

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤

  • @xamdimaxamed6185
    @xamdimaxamed6185 6 месяцев назад +3

    Masha Allah wllshay

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 3 месяца назад

    Mahadsanid walashey wad nabaraarujisay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 месяцев назад +2

    Masha Allah sister ❤❤

  • @DeeqaCawil-wm4ex
    @DeeqaCawil-wm4ex 6 месяцев назад

    ما شاء الله تبارك الله شكرا اختي الكريمه نجم ❤

  • @SacdiyoMaxamed-od1ln
    @SacdiyoMaxamed-od1ln 4 месяца назад

    Thanks abyo ilahey haku barakeeyo❤❤❤

  • @AragsanAhmed-ne7us
    @AragsanAhmed-ne7us 6 месяцев назад

    جزاك الله خيرا❤يا اختي ويحفطك الله ويرضي عليك❤

  • @YaasminDaahir-go2qx
    @YaasminDaahir-go2qx 5 месяцев назад +1

    abalkaga jano allah haka dhigo wllshy❤

  • @xilkasjeenyoxilkas945
    @xilkasjeenyoxilkas945 4 месяца назад +2

    Allhahuma sali wasalim cayaa sayidinaa maxamed😢

    • @Nadiya-v-p2d
      @Nadiya-v-p2d 4 месяца назад

      Wllo halka calaa dhe Allahumaa sali wasalim calaa sayidina Mohammed ❤

  • @IkraamAhmedIkraam
    @IkraamAhmedIkraam 5 месяцев назад +1

    Mashlaaah

  • @IlhaamMohadiin
    @IlhaamMohadiin 6 месяцев назад +1

    Alllahuma baarikk abayo❤😊

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 6 месяцев назад

    Thanks Abayo ❤️❤️❤️

  • @Haweeya120-p3k
    @Haweeya120-p3k 5 месяцев назад

    Goor wacanbaan arkay,ilaahay haku barakeeyo walaal❤

  • @UmuCaaisha-t7m
    @UmuCaaisha-t7m 6 месяцев назад

    Shukran xbbti jasakallahu khayr

  • @IdilMohamed-x2s
    @IdilMohamed-x2s 6 месяцев назад

    Jazakallh❤

  • @RodaAbdulahiAbdi
    @RodaAbdulahiAbdi 6 месяцев назад

    Masha allh jassakalahu khayr qaali

  • @XaliimoXasan-i5e
    @XaliimoXasan-i5e 5 месяцев назад

    Maasha allah qaali allaha kusharfo

  • @RakiaAbdi-zs3vt
    @RakiaAbdi-zs3vt 5 месяцев назад +2

    Masha Allah ❤❤

  • @MudanDahirmaxamud
    @MudanDahirmaxamud 6 месяцев назад

    Thnkx🎉🎉

  • @Raha-yd4bq
    @Raha-yd4bq 5 месяцев назад

    Mshlh walashey ilahey haku barakeyo

  • @RahmaArab-v2e
    @RahmaArab-v2e 6 месяцев назад

    Mashaa allh ilaahey haka abaal mariyo

  • @MarwoBushraedepsan
    @MarwoBushraedepsan 6 месяцев назад

    jazakaLaH❤

  • @yasminmustaf6551
    @yasminmustaf6551 6 месяцев назад

    Mahadsanid wallshey🙏❤️💯

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 6 месяцев назад +1

    شكرا اختي الكريمة نجم🙏💯

  • @FatimaIstahil
    @FatimaIstahil 6 месяцев назад

    Mashallllah alhuma barik❤

  • @farahkoofiyad660
    @farahkoofiyad660 6 месяцев назад

    Masha allh mahadsanid walaal❤

  • @NuuraMahad-w1v
    @NuuraMahad-w1v 5 месяцев назад

    Rabi haku la garabgalo Akhiriyo aduunba waxd qabaneyso qalbi nuuriya ❤

  • @hamdi2233
    @hamdi2233 6 месяцев назад

    Mahadsanid xabbti ❤

  • @shukurimahamad2263
    @shukurimahamad2263 4 месяца назад

    Allahu akbar

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 месяца назад

    Mashaallah gacalo

  • @HoodoCsamad
    @HoodoCsamad 6 месяцев назад

    M.allaah❤❤

  • @SumayoMoha-m3r
    @SumayoMoha-m3r 5 месяцев назад

    Jasakallah kher😢❤

  • @HafsaApdirahman
    @HafsaApdirahman 6 месяцев назад +4

    Shurkran wllo xijaabka sax dah e hawenayda muslimada ah loga bahanyhy inay xidhayo kaso hadal wllo

  • @HodanhappyHodanhappy
    @HodanhappyHodanhappy 5 месяцев назад

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله اختي الغاليه مرحبا اهلا وسهلا مرحبا اختي

  • @SugraCadey
    @SugraCadey 6 месяцев назад

    Manshallah wll

  • @SafaMaxamed-t1y
    @SafaMaxamed-t1y 6 месяцев назад

    Allh kubarakeyo

  • @FatumaIbrahim-m6q
    @FatumaIbrahim-m6q 6 месяцев назад

    Masha aalh

  • @raxmashafiibrahimraxmash-ii3xj
    @raxmashafiibrahimraxmash-ii3xj 6 месяцев назад

    Mashalh❤

  • @fardowsoxuseenkhaliif9698
    @fardowsoxuseenkhaliif9698 4 месяца назад

    Ma sha Allah ❤❤🤍💌

  • @axlaamismahaan3389
    @axlaamismahaan3389 6 месяцев назад

    Shukran ukhtii najma❤

  • @noqosaalixad9817
    @noqosaalixad9817  6 месяцев назад +7

    Nala wadaag camal aad sameyso oo ajar badan kuhelayso aan kalafaideysano?!

    • @noqosaalixad9817
      @noqosaalixad9817  6 месяцев назад +4

      1: hadii raga ay ku ilaaliyan salaada cishe iyo salaada subax jaamaco masaajidka wuxuu helaya ajar sidii qofka habeenka oo dhan salaad utaagnaa welibana markaa niyada soo xaadiriso

    • @noqosaalixad9817
      @noqosaalixad9817  6 месяцев назад +4

      2: hadii aad cidiyaha iska gurto, timaha feedhato jidhkagana nadiifiso si aad cibaadada ilaahayisku qurxiso ama masaajidka markaa aadeyso maydhatao siaanad udhibin dadka kutukanaya masaajidka ama malaigta masaajidka joogta ajar ayaad kuhelaysaa hadada niyada wanajiso

    • @noqosaalixad9817
      @noqosaalixad9817  6 месяцев назад +4

      3: waxad baranaysaa cilmi maadiya adigoo rabaa inaad bulashadada iyo diintada u adeegto tusaale ahaan caafimadka; si aad u badbaadiso nafaha muslimka waxad helaysaa ajar hadii aad niyada wanajisid,
      ومن أحياها فكأنما أحيا الناس جميعا

    • @UmuCaaisha-t7m
      @UmuCaaisha-t7m 6 месяцев назад

      الدعاء

    • @happyali5541
      @happyali5541 5 месяцев назад

      @@noqosaalixad9817

  • @aishosalaad2186
    @aishosalaad2186 5 месяцев назад

    M.a ❤❤

  • @Shacni.
    @Shacni. 6 месяцев назад

    Mashallah❤

  • @XaliimoCabdi-l1m
    @XaliimoCabdi-l1m 6 месяцев назад

    Jasakumulah 🎉quen❤😊

  • @HilalSheekhi
    @HilalSheekhi 6 месяцев назад +1

    mansha allah wll mcn noso badi wacdiga

  • @amaaniabdirachiid8180
    @amaaniabdirachiid8180 5 месяцев назад

    Mhdsnid Wllo alle haka jazaa mariyo

  • @fatimaaden2209
    @fatimaaden2209 6 месяцев назад

    Wll alle dartii ku jeclahey😢❤

  • @Muzdaliafah
    @Muzdaliafah 6 месяцев назад +10

    Abaayo quraanka noo nagu waani ama group noo samey please 🥺

  • @rumanosman3156
    @rumanosman3156 6 месяцев назад

    Masha Allah abayo noo soo badi

  • @Hamdushhassan
    @Hamdushhassan 6 месяцев назад

    Maanta gabadh qiimo badan ayaa channelkeeda kusoo biiray illhay ha ku barakeeyo abyo innaanna wx badan kaa faaiido ayan rajeyna

  • @Zubairkhalief11
    @Zubairkhalief11 6 месяцев назад +1

    Ma'shallah ❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @prettynajlaa
    @prettynajlaa 4 месяца назад

    Halkee joogta abyo

  • @IdilMohamed-x2s
    @IdilMohamed-x2s 6 месяцев назад

  • @MonalisaMonalisa-py5vz
    @MonalisaMonalisa-py5vz 5 месяцев назад

    Qof irbaad qataa malinwalba marku cunto cunayaa sidaa xanunka macanka qofkaas hadu uu samro oo uu markaystay ku kacdo ama hoos odhoco الحمدلله dhaha sow ajir malee 🥺

    • @bilanaxmed5794
      @bilanaxmed5794 5 месяцев назад +1

      insha'Allah mid badan waliba jannada xisaab la,an baad ku geli doonta hadii aad usamirto wll

    • @MonalisaMonalisa-py5vz
      @MonalisaMonalisa-py5vz 5 месяцев назад +1

      @@bilanaxmed5794Inshaallah qali rajayda weyaan 😭❤️

  • @SuadaAhmedAli
    @SuadaAhmedAli 5 месяцев назад +1

    Abyo najma kaso hadal xaijaabka saxda ah ee diinta nafartay

  • @HodanhappyHodanhappy
    @HodanhappyHodanhappy 5 месяцев назад

    اختي كوني صالحة

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 6 месяцев назад

    Mash allah abayo ❤❤❤

  • @anabm1955
    @anabm1955 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @YusralibaanCabdulle
    @YusralibaanCabdulle 6 месяцев назад

    جرالله

  • @RahmaArab-v2e
    @RahmaArab-v2e 6 месяцев назад +1

    Noosoo qor wll ducada

    • @noqosaalixad9817
      @noqosaalixad9817  6 месяцев назад +2

      وجهت وجهي للذي فطر السماوات والارض حنيفا وما أنا من المشركين إن صلاتي ونسكي ومحياي ومماتي لله رب العالمين لا شريك له الملك وبذالك أمرت وأنا من المسلمين

  • @FaadumoyacquubFadumo
    @FaadumoyacquubFadumo 6 месяцев назад

    Abyo wax rabah talo
    Danbi aya ku dhacay
    Xliga aan danbi dhaf ilhy aan weydizto culeyz isaran sida salad oo kle
    Ani danbiga galay wac xsuusta ilhy danbigeyga dhaaf😢😢😢

    • @SuraleyXasan
      @SuraleyXasan 6 месяцев назад

      Salada si fcn ugu dadal Sido kale alle mar kasto weydiso ha qusan

    • @noqosaalixad9817
      @noqosaalixad9817  6 месяцев назад +1

      Mashaa Allah fariido istiqfaarta ku dadaal ilaahayna haka quusan

  • @kayton71
    @kayton71 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaArab-v2e
    @RahmaArab-v2e 6 месяцев назад

    Mashaa allh ilaahey haka abaal mariyo

  • @NasraMaxamed-y3r
    @NasraMaxamed-y3r Месяц назад

    ❤❤❤❤