DEGDEG: Maxkamadda sare ee Somaliland oo diiday guusha Cirro iyo xukuumadda oo ku guuleysatay sharci

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии • 76

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 6 дней назад +8

    Masha allah diida waanina duba loo tiriyaa codadka ninka komishanka waa khaayina

    • @ayaanqaali8570
      @ayaanqaali8570 4 дня назад

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 6 дней назад +5

    Waa inay maxaka Madu diida hayeelina maxakamada sare hadiido

    • @ayaanqaali8570
      @ayaanqaali8570 4 дня назад

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yasinkibonye8098
    @yasinkibonye8098 6 дней назад +1

    Xkamada sare hala tago hadii kale meshu wa babbaab

  • @abduljama6252
    @abduljama6252 2 дня назад

    Is this news correct?

  • @HipaaqCismaan
    @HipaaqCismaan 4 дня назад

    Adna qolomaad tahay g,maxakamada garanee

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 дней назад

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland

  • @raafxero527
    @raafxero527 6 дней назад +3

    Maxkamadu waa in aay badho kadhad ka 5 jeer lagu coodey, lyo tiraada kaadh ka lagu coodey.
    Waa in sifiican loo badho, oo buuga magacyada la eego, iyo buug magacyadoda.

  • @BlackShadow-g4l
    @BlackShadow-g4l 6 дней назад +3

    Waaa in la duubaa si ka khaayinka loosoo qabto😢

  • @محمودمحمود-خ1ز2ح
    @محمودمحمود-خ1ز2ح 5 дней назад

    My friend this program is over

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 6 дней назад +2

    Garyaqaan Nacas nimada iska dhaaf runtu ha timaado

  • @abdiganimohamed6692
    @abdiganimohamed6692 4 дня назад

    ilahi kabaaq

  • @saxardiidibraahin558
    @saxardiidibraahin558 6 дней назад +1

    Waana in hadlkaa loo qiimeeyo si aan warkiisa dib loogu qaadan

  • @JibriilcaliCoose
    @JibriilcaliCoose 5 дней назад

    Waxa haday run komshinka qaran waa lay casili doon

  • @abduljama6252
    @abduljama6252 2 дня назад

    If it's correct why the Somaliland tv did not announce it? Or other Somaliland tvs?

  • @MarwanGijo-ou5hl
    @MarwanGijo-ou5hl 6 дней назад

    Waa ka hj dhulka wax lajaraa toonaYaaN

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 6 дней назад +1

    Musuqmaasuq weyn ba dhacay

  • @mohamedabdillahi2633
    @mohamedabdillahi2633 6 дней назад +3

    Addunku waa sidaa oo maxkamadu waa tii xild.maxamad xidhey waa nin sharciga garaneyn

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 6 дней назад +1

    Waar ilaahey ka baq, maxkamada haddii aanu Kulmiye dacwd u gudbin, iyadu dadka dacwad uma qabsato. Haddii dadka ay wax ka dhexeeyeen iskaga raali yihiin!!.

  • @isnailalsomali9411
    @isnailalsomali9411 3 дня назад

    Uxa u habon in barlamsku ka soo saro commissions noqdo sodan:-
    A. 7 qof oo sibina taagreenin oo radii maanada ko tilmaan Lana qaano
    Seda madaxda Jamaicanaha oon ka wayniin 40 -65 sano
    B- 2 qof oo 3 xisbi ka kooban nin walba ay aamin sanyiin oo da doodi u dhaxayso 35 - 60 sano
    7 comenion ah + 6 axsaabta ah = 13 qof oo good walba u dharsan dhixdhixaad nimadood wax
    C- Wakhti joogta ah oo 5 sanow ku xadaysan oo la sii sheego

  • @mdalom-kx2gp
    @mdalom-kx2gp 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 дней назад +1

    Waar ilaahay ka xishood umada ha iska hor keenin yaan ilaahay carabkaaga kugu cadaabin subxaanalaa ma durba

  • @saxardiidibraahin558
    @saxardiidibraahin558 6 дней назад

    Wa injaa a faasiqun fa tabayanuu

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 6 дней назад +1

    Gudoomiye dhaari intii waday hawsha ha gubtaane

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 3 дня назад

    Hoyada..benta..kawas benale..benale.dhalayi..dadka.bentakada xasidyaw munafaqa ahi

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa madaxweynuhu waxbaba ma fahamsana.

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 6 дней назад

    Kkkk markana

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 6 дней назад

    Odaygan inasii arag rerbadiye ciyalasuuqa faraha tagtagayo

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa ad somaliga aad ku hadleyso ciddina ma fahmayso.
    2.0. Hadaljaagu ujeeddo ma laha waxad sheegeyso.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa doorashadu waxay ahayd mid ujeeddo khusuusi iska lahayd.
    2.0. Waxan dhahayaa waxaa loo baahanyahay in ducumentigii iyo waraaqihii doorashooyinka aan la taabanin.
    3.0. Waxan dhahayaa xarunta commissionka doorashooyinka waa inaysan ciddina gelli karrin dhammaan xubnaha ka tirsan commissionka doorashooyinka qaranku hadduu yahay guddoomiyaha iyo hadduu yahay xubnaha kallertto ee commissionka qaranka. 4.0.Maxkamaddu waa inay amar siiso ciidanka ilaalinaya xafiiska commissionka doorashooyinka qaranka somaliland.
    5.0. Cunugan yar ee raad baradka ah waxa hoggaaminayey voqor cisman buur madow .
    6.0. Waxa kalleetto oo fikradahan qaldan ka dambeeyey maxamuud xaashi cabdi iyo xirsi cali xaaji xasan iyo cuqaal beesha habar jeclo.
    7.0. Qalabkii loogu tsla galley sawirka isha amaba bu' da wuu ku takri falley wuxuu kerbeyna maysan shaqaynin.
    8.0. lacagta uu ku qaattey waxay dhsntahay 14.0 million oo doollars.
    9.0. Doorashadu waxay doorasho ay wattaan beesha habarjeclo khasatan BAHO.
    10.0. Doorasho dhacay ma jirto hargeysa gudaheeda waana lagu shubanayey waraaqaha.
    11.0. Marka laga billasbo jamacadda hargeysa ilaa iyobnew hargeysa waraaqaha waa lagu guranayey.
    12.0. Goobaha ka baxsan waxay ahayd dul buuxiyaayey.
    13.0 l. guddoomiyaha commissionku wuxuu ku takri falley awood asnu lahayn waxana dhici ksrreysa dhibaato inay ka timaado
    14.0. Guddoomiyaha commissionku waa inuu soo celliyaa 18.0 million oo doollars lacagtassi oo ah tii loogu talagalley.
    15.0. Waxana qasab ah in la qabto doorasho kalleetto muddo kaga joogo 2 sanno.

    • @engosmanabdilahiali5056
      @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

      Daahir jimcaale dhegataag.
      1.0. Waxan dhahayaa cunugga yar ee commissionka doorashooyinku waa nin aan masuuliyad qaadi karrin.
      2.0. Cidda keentey inuu noqdo guddoomyaha commisdionka lama garanayo.
      3.0. Meesha wuxuu u soo doontey lacag uu ka dhaco shacabka.
      4.0. Wuxuu qaattey 18.0 million oo doollar oo loogu talagalley qalabkii indhaha lagu cabirrayey.
      5.0. waxaanu keenay wax yar oo waraaba u taag ah intii kalleetto waxay gashay jeeb kooda.
      6.0. Haddaba doorashadan ujeeddo ayey xambaarsaneyd.
      7.0. suurtagal ma noqoneyso waxan oo kalleetto in laga aqbalayo.
      8.0. Ma qaadi karayo masuuliyadda doorashadan.
      9.0. wuxuu soo saareyna waa waxba kama jirraan ciddina aysan aqballeeynin.

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 6 дней назад

    😊😅😅😮😢😢😂😂❤

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 дней назад

    Bee aale beenaalebee aale waashaa

  • @FaduumoCabdi-n7y
    @FaduumoCabdi-n7y 6 дней назад

    Hala joojiyo xaqiiqadana hala sheego

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 6 дней назад +1

    Benaale warkina nacnacda aah oo nacaasnimadda aah hoyadda usheeg tulli foqool tulli baa tahaay jeclo ama naac Cirro waa madaaxweynaha qaranka Somalilland waar kursigu maha daxaal benaale Belo inimarteey

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 6 дней назад

    Kkk hadaad xanuunsantahay dadka aad isleedahay wax u sheeg waay caafimaad qaban mana caafimaadaysid waayo meeshii jirka ugu qaalisanayd buu xanuuku kaa abaaray ..markaas waad hoogtay hoogna ifka waad kaga tegi

  • @mustafe-x2d
    @mustafe-x2d 3 дня назад

    m

  • @burjilibax
    @burjilibax 6 дней назад +1

    Xawayaan ayad thy waxad jcshey somaliland dhibka dhaco naclad kugu taala ma shisheya thy mise faraq nagu dhexjira ina jamac baadi o kle ina darawal cml

    • @abdiwarsame6229
      @abdiwarsame6229 6 дней назад

      Waa farakh nagu dhexjira nacdali ha ku dhacde

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 6 дней назад

    Hey, gye, call the bulshit news out of the media

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 6 дней назад

    Beenta dadka ka daa Maxkamdi may wax didine beenale faqasha

  • @AhmedM-gi3zy
    @AhmedM-gi3zy 6 дней назад

    Munaafiq Beenaale

  • @HamzeMohamed-g3i
    @HamzeMohamed-g3i 6 дней назад

    Benale

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 дней назад

    Waxaan odhan lahaa in loo daayo c/raxmaan subxaanalaa

    • @Ilyas_gamerp
      @Ilyas_gamerp 6 дней назад

      Lkn waxa dhacay aya qalad wayn ah in ciyal yaryar codeyan iyo in 5 mar hal qof codeyo

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 5 дней назад

    Kan waabeenaane wayn kadaab beenaanaa

  • @HipaaqCismaan
    @HipaaqCismaan 4 дня назад

    Waar ilahay kacabao

  • @mohamedabdillahi2633
    @mohamedabdillahi2633 6 дней назад

    Qabiil iyo.qaran.isma racaaan waa wiilka maxkamada ka taliya ciro waa madaxweyne qaran shacabbaa doortey

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 6 дней назад

    Waar beenta iska dhaaf

  • @ahmedaden8885
    @ahmedaden8885 5 дней назад

    Been badanaa

  • @RaflealiismailSanyare
    @RaflealiismailSanyare 6 дней назад

    War sheka xumada dadka kala tag sanduqkasta odalka lagaga codeyey munaqiba ulasocday xisbiyada tirada gud ecodadka ay helen halkasay ka helen komishana waxba ma bixin

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 5 дней назад

    Beenaane kadaab

  • @paulaprendegast7149
    @paulaprendegast7149 6 дней назад

    BEENALE

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 6 дней назад

    Beenalee

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 4 дня назад

    beenaale

  • @MaxamedNiiniile-r8i
    @MaxamedNiiniile-r8i 6 дней назад

    Beenaale

  • @CURJIMA
    @CURJIMA 6 дней назад

    War beenta jooji alla ku nacaladye

  • @ugbaadmaxamedcabdi
    @ugbaadmaxamedcabdi 6 дней назад

    Been jooji

  • @kaysehasansaleban4762
    @kaysehasansaleban4762 5 дней назад

    Beenale

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 4 дня назад

    tuug beenale

  • @mohamedabdillahi2633
    @mohamedabdillahi2633 6 дней назад

    Maxkamadu waxey raacda natijada kominshaka qaranka

  • @prosl11
    @prosl11 6 дней назад

    Beenale qadhmuun baad tahay

  • @mohamednur7940
    @mohamednur7940 6 дней назад

    I call you out on your bulshit. Stop lies

  • @saxardiidibraahin558
    @saxardiidibraahin558 6 дней назад

    Hadalka weriyihu waa hadal munaafaq waana beenaale maxkamadana ka been sheegaya

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 4 дня назад

    beenaale