Miyaanad ogayn dadku inay midnimo u codeeyeen, isbadal doon kii la sheegaayay waa in laga tanaasulo somaliland, 😂😂😂 qorshuhu wuu xidhiidhsana dadkuna may fahmayn
Oo dadka u codaynayay soo inaga maaha, inaga dad baaba'ay ah, meesha Ina kaahin Laga raacayo tuugtii xirsi iyo maxamud xaashi, ee Mujaahidinti Laga raacayo inan yar oo dawlado kale u basaasa, waliba 10sanno ha Ina haystaan oo waddankaba ha boobaan, inaga sidaas rabnee.
Wa runta shacabka isigu wacan waxbadan baa laga qomamaayn farta dhexdaa laga qanini iska dhaaf hanti la bob eee tooos baaa xamar lo hoos geyn sld iyado mamul qoboleda toosna way u iman donaaan madaxda xamar hargwisa iyana muqdisho toos u tagaay waxba yaaan jabuti kolba lagu kulmin
Walhi cirro waxa haduu layimado isga ku bixi oo maxa lo dhimanyay mida kale xamar maxa na daba dhigy iyadu may wax qabsato ilahayaw inta somalilnd horu markeeda neceb ee xasidka ah cudur an muslimka ku dhicin ilahay ku rid
Muuse wixii uu sheegaayay ninoow wayrumoobi ama ciro soomaaliland burbur keega sabab uu u horseedi teeda kale madaxwayne ciro waxaan leeyahay ooyaaye iyo ku wa lamidka ah ee calooshooda yaqaan waxay ku tidaan kaliya iska fogee bilaa caleeg.
Alxamdulilaah mar hadii wixii wadani lagu sheegayay ay soo baxday yadaan xilkiiba lagu wareejin madaxwayne muuse biixi cabdi ilahay ha sharfo ibadan Ayuu shacabka somaliland udigay lakiin may maqlin
Hawashaa marhore ayaa lakala tuuray siyaasiyiin iyo salaadiin ayaa ka shaqeeyay shicibkuna wuu aqbalay isbadal horana hawad ayaa loo wareejiyay dalku midnimo federal ah ayuu u jihaystay nin og iyo mid aan ogaynba
madaxda aanu dalka u dhiibanaa waxii shacabku rabaan ayay sameeyaan anakuna iga wlhi inaan dib lasykugu soo noqonayn xitaa hal 1 saac maad tidhaahdid ama madaxda hada timid amaaana ama soo caaya go,aanka shacabay ku shaqeeyaan.😂😂😂😂
wey cadahay in ciro uuka danbeeyo isagaana u diray jabuuti walee godkii la idinlahaa ka jooga maku dhacdeen .waxa soo socdaa ka daran. garxajisoow isbadal doonkii wakaa aad kudagaalameyseen
Aan iswaydiinee maxay dowlada soo maliya u siisay ahmayad wayn heritage waa kowe wxaa lagu sheegaa cilmi baaris waa yahee maxay huwan tahay maxay bartaa militiry socail economic mise waxay ku mashqul san tahay basasnimo ayaa maal galiya dan miyaa somalia ugu jirta in ay cilimi baris sidaan oo kale wasir udirto mise waxay ahayd in loo diro aagaasimah cilmi barasta dowlada ama sararda qorshaynte ayey ahayd in la faristaan
Hay wacalaki hawiya bahane oo sheega waa fiqi waa jajuusa etibiana oo wacalaki hawiya bahane oo sacada sacida sheeganay reer hoyo ma lahan naaga hawaabatay habar kinter am habar ukun moryaanta hawiya am dadkii la gumeysan jiray ka so jeeda habar kinter am habar ukun moryaanta
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran
Inbadanbu muuse yidhi qaranimadinu rag anay cunaha udhafsanayn noloshina haku aminina oyaye haydhin waso
Miyaanad ogayn dadku inay midnimo u codeeyeen, isbadal doon kii la sheegaayay waa in laga tanaasulo somaliland, 😂😂😂 qorshuhu wuu xidhiidhsana dadkuna may fahmayn
@@MustafeGadhka-o9zwaa caynkaa alla imisaa lalahaa ka jooga xusbigaan kuwii u codeeyaaba yaaban
Adigana liintana ma ku siinaa goor maad hambalyeysaa yaa huu wid
Codkani. Wa a ladul. Saaray. Muqaalka. Yaa. Ila fahmay.
Maxaa. Ku. Dhacay. Warbaahinti. Bulsho tv. Maye. Dadki. Ka. Masuulka ahaa🤔🤔
Run waayeh
Muuse inaga daaya caydiisa waa dhamaatee ilaahay haynaga dhaafeee ameeen
Muuse haduu xilka ja dagay kol hadaad ha baqayso dhilooy
Inbadan ayaan lahaa waxani waa kaanbayn lkn caawa waan xaqiiqsaday walaahi
Midni.o wey j8re illasha allah
Dawlada soomaaliya ee uu
Hogaamiyo xasan sheekh
Soomaaliland waxay U
Yaqaaniin dalmadaxbanaan
Muxuu wasiirka arimaha
Dibadu uga hadlaa maalin
Halba iyadoo wasiirkii arimaha
Guduhu joogo
Subaxnallah ina abiib wa munafaaq
Halagu dhex toogto magaalada markay soo noqdaan Garacaa Abiib iyo GARAC LAAB DILAACBA WAX KALE INAGAMA QABTAAN AAN DIL AHAYN
xildhibaan qaran weeyi ee afka Ka leexi.Aniguba la afkaar ma ihi lakiin dadba doortay ee ku ixtiraam.
Horta soomalinimadu ma haday dhalaty . Midnimo waa maxay , ma xamar kaalay miyaa . Moriyaan fiqi waa cawaan
Faqi dame row sland hanbalyada somaliland uma Bahna saxiib munafaq ciyey ayad tahay❤
Dawadaada la waa fiqiyow belaayo da wayn eed shagaysona Rabbi idinka haydinku rido yaahuu
Awal liiinkaliyaa la siiin jiray hadeeed Basbaaas ayaan loo daray
Caadibalaynoo Iibgeeyey Ee Dadka Reer Somaliland Hubkahaqaateen now💯
War Codkan maha sax ee waa dulsar
Walaahi ina abiib wax badan ayuu hoos u qarsanaya lkn insha allh waa la arki donà
Ina abiib kaliya maaha qorshahani wuu xudhiidhsan yahay, siyaasiyiin iyo madax dhaqameed iyolganacsataba hawshuna way dhamaatay
Ina abiib waa laba xiniinyood adeer waa ninkii muuse fircoon Awdal aakhiro u diray
@dalaisacgibril5899 bil ayuu madheera ku jiray sidii aygii isaga oo waliba xildhibaana, muxuu xiniyihiisa ufuuli waayay, niic iyo jileec looma baahna
@MustafeGadhka-o9z maanta Kulmiye ayaa ugu jilicsan, ina Kaahin Cabdiraxmaan Cirro ayaa madaxweyne u ah iyo xirsi, kulmiye danbe waa u dhamaatay, ina abiib, jookarka iyo xirsi gaab baa maamula
@dalaisacgibril5899 kulmiyuhu halkuu haystay wali qolqolka xaafadiina ayaad soo dhaafi laadahay waar waxan aad ka sheekaynayso, raga Dusha ka maamula ayaa guulaystay waxani waa shaqaale waxaanay fulinayaan qorshayaashii loo soo yeedhiyay
Waa wasiir arrimo dibadeed baa lagu leeyahay, arrimo uusan shaqo ku lahayn buu ku dhexjiraa. Arrimo dibadeed wax ma laga garanayaa baa su'aashu tahay?
FIQI SIILKA HOOYADAA U SHEEG.
Muuse in uun xilkaa wareejiyo may ahayn walhi wixii lagu soo tabcay waxay gacanta ugaleen waad arkaysaan
Oo dadka u codaynayay soo inaga maaha, inaga dad baaba'ay ah, meesha Ina kaahin Laga raacayo tuugtii xirsi iyo maxamud xaashi, ee Mujaahidinti Laga raacayo inan yar oo dawlado kale u basaasa, waliba 10sanno ha Ina haystaan oo waddankaba ha boobaan, inaga sidaas rabnee.
Wa runta shacabka isigu wacan waxbadan baa laga qomamaayn farta dhexdaa laga qanini iska dhaaf hanti la bob eee tooos baaa xamar lo hoos geyn sld iyado mamul qoboleda toosna way u iman donaaan madaxda xamar hargwisa iyana muqdisho toos u tagaay waxba yaaan jabuti kolba lagu kulmin
Hawshaasi way dhamaatay zxp mashruucuna sidii loo qorsheeyay ayuu u dhacay, dalkuna waa midobaya, saamigi federalkana waa lagu heshiiyay siysiyiin iyo madax dhaqamed ayaana hawsha diyariyay shacabkuna way fuliyen, horaba hawada, iyo kursigi qaramada midoobay waa lala wareegay waxaana fududeeyay xirsi iyo xaashi,
Reer wadani haddanu nahy somali ayaan raacaynaa intii oromo aan noqon lhun
@@HamzeOsmanso isbedel lama doonayo zaxib. Happy now?
Wada hadal ma jiro ijiid aan ku jiidee waa gacma daalis
Maxamed abiib durba maxwaynihii hada landoortay iyo isbadalkii uu qaybta ka ahaa wakaa xaarka mariyay.bal aynu eegno ayaamaha soo socda iyo wajiga dhabta ah ee maxadaxwanaha dadkiisu doorteen meeshu lamaro masiirka umadiisa in ninan kismaayo iyo garoowi xukumini wax uyeedhiyo
maxamed abiib inuu ka jawaabo ayaanu sugaynaa waxaa uu sheegay .
Maxaa ka galay Somaliland.
Hhhh adiga laha waa raga somaliland u fiican ma manta ogatay khyndisa 😂😂😂
Habar awal bad in badan hysay ba wax hysata adiga wadiga dalki durba kursiga la idin saaray fiqi isku dhiibay iyo ina geele 😂😂😂
Wuu fadhiyaaa shirkaba
Wlhy inan midnimo jirin ee ka quusta
Hora wasiir kabahaga soo dalo ka, Ha la midoobo.
Adigamaxaakaagalay Doorashadayada Garacyohow Fooshaxumi💔😡
Maxala lala heshiin ma inika waxba meesha kuhaya
Fiqi tiktok iya updates ka qata 😂😂😂
Walee ciro wana iibiyay iyo tiinkii dabayacayay sa fiqi ba halka kagadhocinya
Ciro kaliya maaha salaadiin iyo siyaasiyiin ayaa waxan kasoo shaqeeyay shicibkuna way fuliyeen, soo kii xoog hayaha guud ee wadani khadar soo kii lahaa hadii farmaajo hargaysa yimaado waxba kuma jabna hawadii soo tii ina xaashi ku wareejiyay somaliya xirsi miyaanu wada hadalka furin, ciro kaliya maaha mashruucu
Hooyadaa midnimo wastay
Maxaad heysaa ee lagula hadlaa meeshaadii waadiga hagaajinwaayey .
Qof cidla tagan muxuu sheegi .
Somaliland wey socotey ee ka samra.
Walhi cirro waxa haduu layimado isga ku bixi oo maxa lo dhimanyay mida kale xamar maxa na daba dhigy iyadu may wax qabsato ilahayaw inta somalilnd horu markeeda neceb ee xasidka ah cudur an muslimka ku dhicin ilahay ku rid
Muuse wixii uu sheegaayay ninoow wayrumoobi ama ciro soomaaliland burbur keega sabab uu u horseedi teeda kale madaxwayne ciro waxaan leeyahay ooyaaye iyo ku wa lamidka ah ee calooshooda yaqaan waxay ku tidaan kaliya iska fogee bilaa caleeg.
Ilayn doqoni
Kan ma marbuu yar noqday cilaaj qof caadiya maahe saawkan xamar soo dhaafee nagu madhquulay uun mise wuu iskaaya barayaa
Waa geesi muuse waa ninkii cadowga Somaliland meel ku xidhey.
Wasiir fiqiiyow Munaafiqnimada reer xamarka nala timid madaxweyne muse iyo madaxweyne cirro waa laba geesiyal oo somalilanders ah wxay kaa shaqayniyaan hormarka dadkoodi mida kale qaranka somaliland sacabka ilaaliya oo kuu heshiish ah marka haku habsaamin
Muse tagistiisa way ku faraxsanyihiin
Alxamdulilaah mar hadii wixii wadani lagu sheegayay ay soo baxday yadaan xilkiiba lagu wareejin madaxwayne muuse biixi cabdi ilahay ha sharfo ibadan Ayuu shacabka somaliland udigay lakiin may maqlin
Fiqi nadal nadal dhaly
Wah somaliland ayuu afka ka dhawrayaa xaasid Sanaa kani salaamaadkee
Waxan waa la fahmay, lkn yaa dhegaysana waa neef ciyaye
Talow fiqi maxa somaliland kaga lumay teda kale muuse marku tagay durtaba sidan miya ino dambaysay😮
Kuwa sheeganaya magac Somali land ee fiqi ugu tegay jabuuti maxaa Laga sugayaa sharciga u yaala Somali land
Waad ikatir tiri eehadaf kayaga waa meel
Maxaan sheegaayey musaa tagaybay maqleen
Sidaan aay ou bilowday diwladni.ada wADANI Maa caadiba
Wihi laagou hamnayay waqhti badaan baa maay qaadan waar baylahda kaa shaqaa ilow SOMALILAND
Jabuutiba oyaye iyo laabdilaac fiqi kulabalamay lacagti dalka ragu raygalayba ladoonta geele
Muxu kajawba wu horfadhiye wali faqashti wa daf
Wax midnimo la yidhaahdo ma jirto ha daalin.
FIQI DHUUSO
Inangumeed inangumeed dhalayoo abaal laawe ah
Cidi kula hadli mayso
Iska aamu.hadal Mar buu kaa ahaa,waa kaad sheegtay
Maxay kajaqdaa maxayse ka nuugtaa adigu marka1aad waxaad soo midaysaa koonfur somalia kadib somalilan wada hadla inaad midawdaan iyo inkale
Shirkan heritage waa shri somalia ku qabsatey jabuuti ,waxaana lagaga hadlayaa deyn cafinta kadib maxaa uxiga somalia . Markaa halkey kasoo galaan maxamed abiib iyo laabsalax waa xilibaano somaliland kasoo jeeda sababtey uga qayb galeen ha sheegaan
Hawashaa marhore ayaa lakala tuuray siyaasiyiin iyo salaadiin ayaa ka shaqeeyay shicibkuna wuu aqbalay isbadal horana hawad ayaa loo wareejiyay dalku midnimo federal ah ayuu u jihaystay nin og iyo mid aan ogaynba
Qof xanuunsan weeye fiqi
Waa in ladilaa hadii ay soo laabtaan munaafiqiintaasi
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Wasiirkee naa. Arrimahaa dibda. Dalkeenaa .j. somaliya.mudane. axmed.macalin fiqii. Haddii aan nahay qabiilka ciisee. EE. GOBOLKA. AWDAL STATE OF.ciisee. somaliya
HHHHHHHH. HOOYADAA. CIISE. WASYE. FAQASHYAHAY. QADHMUUNI. AAMUS. NACDALI. KUGU. DHACDAYE
madaxda aanu dalka u dhiibanaa waxii shacabku rabaan ayay sameeyaan anakuna iga wlhi inaan dib lasykugu soo noqonayn xitaa hal 1 saac maad tidhaahdid ama madaxda hada timid amaaana ama soo caaya go,aanka shacabay ku shaqeeyaan.😂😂😂😂
SHEKADAN MAN FAHMIN
Waar wxii lashegayey ileen waaba run
maan fahmin waxa fiqi daba dhigay somaliland
Wax cusub ma aha, Hargeysa Muqdisho ayaa sedex ku qabta
Waa sacas cadaw ah
Hawshu way dhamaatay, qorshahana siyaasiyiin iyo madax dhaqameed ayaa bilaabay shacabkuna way aqbaleen isbadal doonka ayaana codka helay
Dadku ma oga heritage inay tahay meelaha lagu soo goaamiyay in ay sool colaadi kadhaco ina abiib iyo ina khaliif waa meesha ofer garaysay hadaba maanta maxay soo qaadayaan awdal oo lahubeeyo haye Ethiopia oo laynagu diro haye gacantaada markaad isku gawracdo cidna ha eersan shacb cidi wax waydiin mayso halkaa ayay fadhiyayan paralays ayaa laga dhigayaa
Yuu matalaa inankan yar ee ooyaaye waa ciyaala suuq dibjir ah reerkiisuna waa jibraacin gadabuusi
Xaar wayne hoyadaa caayi maynee niyaw nadaa kalab yahaw kalabka loowaayay ee afka xunle
ooyaaye xaguu fadhiyaa tolow ma ina xaashi ayaa dirtay
Isbadal doonku way wada socdaan
SEED. UKALA. REEBTAA. WAAISLAWADA. SOCDAZN. CIRANA. DIRAY. SIDUU. KALGII. UBIXIKARAA
Labsalax kukadulisani awal kamudhalan m
Hunguriba indhatiray dhaliyaran wu duufsaday akhas
Walee waad iska hadashay waad nagu daali doontaa
Iska Hadlow ina igare
Hadaad na dayn waydaan waad na eedi doontaan
Waa mideyi Somaliland dhaqan uu ledaahayi in ayaayi is habal yeyan qamahana is qabasada waa Raga dadkoda uu taliya horena uu mariya ku dayo Odayi fiqiyow
Waxani ma ciyaal buu la hadlaya nacdal baa kugu taal adiga iyo ka yare abiib ee somaliwey.n u ololeya
Alle Naguma Celiyo kuwaas murkay waxbanoqon waayeen 😂
wey cadahay in ciro uuka danbeeyo isagaana u diray jabuuti walee godkii la idinlahaa ka jooga maku dhacdeen .waxa soo socdaa ka daran. garxajisoow isbadal doonkii wakaa aad kudagaalameyseen
Mooryaantu ma xishooto marka la iska waabiyo way miyirsadaan
fiqi riyadku jirta
Wadani durba uu bilabay wixi lagu xamanayay
Xan may ahayn ee iyagaaba qiran jiray😂 lakiin😂dadka ayaan qadiyad lahayn saladiinta iyo siyaasiyiintu way is ogyihiin
Kani wuxuu jaanis isku dir ah ka raadinayaa inta labada madaxwayne xilka laka wareegayaan ee aan sugno inta Madaxwaynaha cusub la dhaarinayo wuxuu ugu jawaabo kooxdan muqdisho joogta.
Shacabku maanta awood maleh kawaaankii lagu qalayayna waaataa lafadhiyo simple
Hawshani way soo dhamaatay niyow siyaasiyiin iyo salaadiin ayaana qorshaha dagay shicibkuna iyagaa fuliyay isbadalka la sheegayaana waaba intaa adigana waxaa lagaaga dhigay muuse iyo ciro oo isbadalay, siyaasaduba waa intaa in gacantaada laguu adeegsado
XAALKAAGU. WAABA. EED. NINGAYSTAY. LOODIRAY. ANUUMAANTA. MAYHAYN. XILOGAAN. NIYADJABAY. SHACABKII. DULIGA. AHAAYOOW. KAXAXAABIUIYA. YAA ISGAADHAY
Fiqiyaw futadaada xalo S,land hakuwareerine
wey cadahay in ciro uuka danbeeyo isagaana u diray jabuuti walee godkii la idinlahaa ka jooga maku dhacdeen .waxa soo socdaa ka daran
WAY. ISTAAHILAAN. DADKAKANI. INTAYADII. DAACADA. AHAYD. EEDOORATAY. MUUSE. EELANAGA. XADAYNA WAANU. KATAHRIIBI. MEELBASTAN. DADKEEDII. GUDAAFADA NOQDEEN. WAANALOO BADHEEDHAY. IN. XAMAR. LAGEEYO
0:22 0:26
Maant waxa runta u sheegay somaliya iyo filashadii cadawga somaliland nin la yidhaahdo maxamed xasan ooka socday matalayey xisbiga Wadani sare ugu dhawaaqay inay somaliland qaranimadeeda haysanayso waxbana isga badalayn hadala adagna ku Fiqi shirkii heritej dhexdiisa ?Aduunyada geesi kama dhamaado
HHHHHHH. MACIYAALBAAD. USHEEKAYNAYSAA. AAMUS
Caaaaac faqasha dameeero
War.nagamosiya.doqonka
Aan iswaydiinee maxay dowlada soo maliya u siisay ahmayad wayn heritage waa kowe wxaa lagu sheegaa cilmi baaris waa yahee maxay huwan tahay maxay bartaa militiry socail economic mise waxay ku mashqul san tahay basasnimo ayaa maal galiya dan miyaa somalia ugu jirta in ay cilimi baris sidaan oo kale wasir udirto mise waxay ahayd in loo diro aagaasimah cilmi barasta dowlada ama sararda qorshaynte ayey ahayd in la faristaan
Durbaba.SomaLiya.waa.inoo.bogtay.waar.Hooy.Timir.Lafbaa..ku.jirta
Wax midnimo layidhahdo majirto faqiyow hahabsamin
Xidhiban labsalaxa iyo maxamed abiib ayaa ka qayibgali shirka jabuuti lagu qabtayi😂 wixii la sheegayi waa run ree wadani 😂
Waar wadan kii haaway baa looga tegey bal waxan eega Somaliland ka hadlaya
Waxba kaama gelin waxaad Ka hadlaysid
Shirki hortage way maxamed abiib somaliland aya kasocda oo waftiga sogaray weye
Wixi nalagu xamanayay waa dhab kulmiyow raali noqo
WAAGOORMA. GOORTAAD. WAXGARATAAN. IMISAA. SARIYO HOOS. LAYDIINKU SHEDGAY. INDHIHIINAAD. KU. ARKAYSEEN. WAXA. CADOW. INOO. MICILISZNAYA AFTIBAY. HAYD. DOORASHADANI. LAAKIIN. WAALADIIDAY. OSHACABKII. WAXY. KADOORTEEN. QARANIMADII. QABYAALAD NINWALBAANA TUUGIISII. BUU. KUDABA. FAYLAY. WAAINAY. DHAMAANTOOD. OGOLAADAAN. ILAYN. IYAGAA. ILAASHANWAAYAY. NIMCADII. XORNIMADII. IYO WANAAGII. INLAGUMEEYO. DOORTEN
Waxaan aaminsanahay in xisbiga wadani yahay kii somaliland gawrici.lahaaaa
Isaga oo banaanka jooga ayuu gowracay hawshana siyaasiyiin iyo saladin ayaa qorsheeyay shacabkuna way fuliyeen
@@MustafeGadhka-o9zSiyaasiyiinta, oday dhaqmeedkii, iyo culumadu hadday midnimo rabaan, shacabkiina codka siiyey dee dadkaaga dhinac ka raac.
@@beerkaaicadaaday2057 dee waaba sidaa hadaa maxaa la samynayaaba cid lakhasbayna majirto iyagaaba isbadalka u codeeyay
xaaji muuse😂😂
Ka wadani down
Yuskis man
Rer xamar haday ku amanan filin ayay wadan ee ayaan lo joji ader somaliland ragi laha aya rukunka u dhigay ee taada ma ku sheegna sida wax lo dhiso
Ma aha somaliland doqomo.hana caayin.waxyahpw
Wadahadal danbe majiro, madaxda somaliland ee shacabku soo doorteen maaha inay wakhtigoida ku lumiyaan tuugadan failed State ka xoogsata.
Waar intaada u tasho
Hay wacalaki hawiya bahane oo sheega waa fiqi waa jajuusa etibiana oo wacalaki hawiya bahane oo sacada sacida sheeganay reer hoyo ma lahan naaga hawaabatay habar kinter am habar ukun moryaanta hawiya am dadkii la gumeysan jiray ka so jeeda habar kinter am habar ukun moryaanta
Fiqi caanoole 😂😂😂