Gabar Somaliyeed oo uurleh ayaa nolosha lagu waayay sanado badan kadib hooyadeed ayaa ogatay in..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 22

  • @fadumahasan1080
    @fadumahasan1080 День назад +4

    Allah sahalo Mammo waa dhib qofka maqan oo aad ogeenin mel ay ku maqan tahay inshaa allah qeer badan allah sahalo insha allah wada helesan wax jiro ma ogiin

  • @ashawooo
    @ashawooo День назад

    illahaya ha ku sahalo Gabdheda rabi ha ku soo uriya inshallah faraxde waye ku dabesa

  • @maslah345
    @maslah345 День назад

    ALLAHA USAHLO GABARTEEDA OO NABADQABTO

  • @degan4
    @degan4 День назад +1

    Cabdulcasiis da'da ha waydiini maamayaasha please😢😢😢

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 День назад

    ILAAH ha kuu sahlo helida gabadhaada.
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l День назад +2

    Allah kusosalo hooyo macan gabadhadi onabada amin

  • @AbdiWarsame-m2p
    @AbdiWarsame-m2p День назад +1

    Yabar madaxWayne xawaadle ❤ we love somalia 🇸🇴 😊 whites

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 День назад +1

    Illaahay ha ku so Sahalo
    Gabadhaada insh allaah

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 День назад +1

    ILaahaw u Sahal Gebedheeda yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 День назад +1

    Allaha murugta ka qaado oo u sahlo gabadheeda

  • @foozia426
    @foozia426 День назад +1

    Ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhaada insha allaah ❤

  • @shankaroonahmed-w3y
    @shankaroonahmed-w3y День назад

    Allaha ku soo sahlo

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 День назад +1

    Illaahow kuu sahal ❤❤❤

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f День назад +1

    Wcs hooyo mcn ilaahay ka ku sahlo waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl День назад +1

    Ilaahow u sahal gabadheda

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 День назад +1

    Allahayaw soobidhbidhi yaarabbi

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 22 часа назад

    hooyo allaha kuu sahlo

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 День назад

    Allaha kusahlo hadey noshahay

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 День назад

    Waba la qalaa dadkas

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u День назад

    Waxaan umaleenaa gabadhaasi manoola sacuudiyanka gabdho soomaalibadanbaydileen oo lawaayay haday nooshahay cunigeega kama maqnaanlahayn ama waa qof maskaxiyan uxanuunsan ama waa ladilay labadaas waxba umadhexeeyaan

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl День назад

    Ilaahow u sahal gabadheda