Xanuunkii layaabka lahaa aan maray, dawasho wacan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 360

  • @Qalaska
    @Qalaska 7 месяцев назад +83

    Aniga talo ayaan idin siinayaa hadaad rabto caafimaad degaanaansho xasilooni farxad 4 arimood samee 1 xadhiidhka Adiga iyo ale idinka dhexeeyaa wanaaji
    2 hooyadaa haday nooshahay kaducayso haday kuu ducayso waa laguu aqbalayaaa
    3 Ilahay bari waliba saqda dhexe waliba aad u tuug ale
    4 adkaarta galabtii iyo aroortii meel Saar akhri ha ka tegin waa talo muhiima ❤❤❤❤❤❤

    • @nihanabdi4541
      @nihanabdi4541 7 месяцев назад +5

      Talada ugu wanagsan ❤jazakallaah 💕

    • @layaablack
      @layaablack 5 месяцев назад +2

      Jazakalah ❤🎉

    • @umaimaumaimaa5224
      @umaimaumaimaa5224 5 месяцев назад

      Iso duceya inu ilahay ifududeyo salt laylka❤

    • @Umusalixa
      @Umusalixa Месяц назад

      Masha allah allaha kubarakeeyo wlal

  • @SalmaAbdullahi-hz9fq
    @SalmaAbdullahi-hz9fq 4 месяца назад +16

    Ani 2023 bisha 10ad xanuunka maray waligey maan arag xata waxbarasheydeyda waan wadi waye dhaqaradi waxay dhaheeen waxpo ma qabto ugu danbeyn quraan lisaarayay isbuuc dhan kadip alhm waan fiicnaday hada f4 ahy iso duceeya inaa baaso oo kalinta1aad galo I.nshalah😢❤😊

  • @aaminoidil9036
    @aaminoidil9036 6 месяцев назад +5

    Xanuunkaaga oo kale baa igu dhacay xataa meel kumaanu kala duwanayn alxamdullilah hadase waa caafimaad qabaa 😢

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 7 месяцев назад +14

    Mansha Allaah hooyo dhaliin yaro ah oo qurux badan Allow ku daa hooyo mcn waa nasiib qofkii haysta ani hooyo iyo Aabe way iga dhiinteen anigo 6 sano jiiro Abaayo ilahay cafiimadka kusiiyay baa mahad leh.

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад +3

      Ilahey ha u naxaristo walidkada walaal jannatul fardows alle ha idinku kulmiyo, Allahumma amin🤲🏾

  • @princessyasmin1716
    @princessyasmin1716 3 дня назад +1

    Wlhi xanuunkas cml wa igu dhacday oo mudo over 3 years igu dhacday with no mom and dad slaaata xata wan awoodi waye ina loasha ka dhaco oo washo la iga tala galay lkn ilahey nacam madhin xanuun badan murugo wlaac riyo xun oo leey cersanayo kadib mar walbo yaa allah baan dhihi jiray ilaahow ha iwaalin xasad wajira il iyo shayatdiinu insi ba laxanun sana xita ilahey waxu qadary xasadka inu kashifo oo inu iwaalo igu talagay shrgay lkn alle nacam ma dhihin oo Muslim Muslim mawaye ilahey dad wanagasan iisodiray idabiibay allha qeer siiyo ishegay waxan iney xasd hiyhiin dadal dheer kadib iyo quran saad alx hada waaka kacy alle ayaan isku xery axamdul lilah nolasheyada wasii wata inta dhiman wax qeer qabo allaha iwafijiyo inta kuli Muslim ah but wlhi it was painful to Survive alone with no family alx ilaahey dambi dhaaf ga,iga dhigo gabadhan wlhi isku qisa nahy it was Corona time

  • @Susaana2022Sihaam
    @Susaana2022Sihaam 6 месяцев назад +6

    Walshy runa ahanti markan qisadad dhagaysty isa qisad kugu dhacady aya igu dhacay heer waxn gary iya irbadaha dhan wax iga tariwyayen malinti wax lagu mudayay 7 irbado ohurda waxna waay iga tariwyaen waxnan ku cafimaday kamlmka ilahay illhy waa qufira rixin wax laga yaba inu waado qaldan inagso calinyaya ya allh🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Laascanod123
    @Laascanod123 7 месяцев назад +6

    Mash allh anigo arag ban oga hoyada inay wanagsan tahay sababto ah adigaba sidano dhan u wanagsan alle haydin xafido walal xalada so martayna allxmdulillah wad kuso samirtay ilahay ba mahad iska leh qof walba wax ba jira badala noloshisa ❤😊

  • @UmuHamza-12
    @UmuHamza-12 7 месяцев назад +10

    Ma sha Allah your mum she’s so beautiful and young, May Allah protect you and your family. Ameen

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 7 месяцев назад +1

      Nice ❤ umu Hamza

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад +3

      Allahumma amin🤲🏾

  • @KeifNour
    @KeifNour 7 месяцев назад +13

    Gabadha yar xanuusan plz sala caala ibrahimiya, wa saliga dheer atixiyatka kadanbeeyo hooyo ha aqriso plz hooyo mcn haka cajisin siniyad ah hooyo sabir kamila qurxon ilhy haku siyo ❤

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад +2

      Insha allah wee sameyneysa hooyo sidas Mahadsanid kheyr ilahey haku siyo 🤲🏾❤️

  • @ayaanabdi-b5x
    @ayaanabdi-b5x 7 месяцев назад +6

    Manzha allah ❤Hooyo mcn😭😭😭alleh ha ku naxariisto

  • @KunkaronDakane
    @KunkaronDakane 7 месяцев назад +6

    Oh manshallah sister Allaha ku xafido maantan kugu soo biiray wxaana rajeynaa inan kula socdo wanaag walbo soo gudbiso❤ sidokle wxaa isoo jiitay dhiiga Curadnimo❤🥰curad dhowrsn🥀

  • @zuhaabdi1425
    @zuhaabdi1425 7 месяцев назад +7

    Farhia wlhy kaas xanuun ma dhihi karo anigu
    Wxn dhihi kara wa hadyad illahy kaga timi waayo wxa la dhahay illhy wxu noloshan imtixaan adag mariya dadka uu jecel yhy adigana illhy aya ku jecel
    Illahy wuxu arkey inaad lunsaneyd sas darteed ayu imxixanka ku marsiyey si aad u dareentid jacylka u illhay ku qabo iyo wanaaga uu kula jecel yahy
    Manta wxn aminsanhy inaad ogtahy inu illahy ku jecel yhy oo u kaso leexiyey wado anad ku aragten jacylkiisa
    Alle hydin xifdiyo wllo adiga iyo hooyaba❤love u sis

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 7 месяцев назад +4

    اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @Nadarey
    @Nadarey 7 месяцев назад +2

    From tiktok ahay ❤
    Xapiipti saa ugu cafimaady nosoo sheek waa,qabaa waxaana daremaa murug, cabsi, naqaska nosoo badi vedioyadan camal❤
    Thanks saa noo cawise oo nooga shekesay abayo ❤
    Because xaladan 2020 igu dhacay hadana haduu igu soo labte😢

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 7 месяцев назад +9

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @miskiabdullahi2121
    @miskiabdullahi2121 7 месяцев назад +1

    Reminds me of when i got sick in 2019 after i had my second baby, i used to cry when the sheikhs read the ayahs about sixir and i used to dream about sooo many eyes in line, looking at me

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад

      Me too wlhi exact the same thing happened to me subhanallah

    • @HusniyaAli-o6f
      @HusniyaAli-o6f 7 месяцев назад +1

      ⁠I used to pray and tear up as soon I start praying which was an usually subhuman till this day I still don’t know what that meant

  • @MaryamMohamed-nf1zs
    @MaryamMohamed-nf1zs 7 месяцев назад +5

    Allow adaa hanuunka haaye diintada ngu xooji oo qalbiyadena xumanta ka saaar😭😭🤲

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад +1

      Allahumma amin🤲🏾

  • @ahmedturaan1155
    @ahmedturaan1155 7 месяцев назад +1

    Masha Allah, abaayo adi iyo Hooyo Alle haidin xafido iyo dhamman qoskiina danbigiinana Alle ha dhaafo Iyo dhamman Umada muslimiinta ahba inta dhimatay iyo inta noolba.Runtii waxbadan Ayaan kaa bartay oo wanaag ah kii qaata oo ku camal fala Alle haiga dhigo.🤲❤

  • @muunaaxmed7801
    @muunaaxmed7801 6 месяцев назад +1

    M.a marka kowaad hooyo Alle ha ku xafido alxm aniga xaldan waan soo marey alxm waan fiicny hada ilaahey ha isiyaadiyo wali waa igu sii jiraa lkn i .a waan dadalayaa sidada wll adna alle ha ku barkeeryo caafimadkagaga ana alle intaa ka badan ha isiiyo🤲🤲🤲

  • @FardowsoAbdirahman-f6x
    @FardowsoAbdirahman-f6x 7 месяцев назад +3

    Walhi I aamin anee tasi iheesaty laakiin hooyo amrkeeda maan diidi walhi waan ilmeyay wax iku cudur ah adaan ka arkaa alxm dulilah waan fiicnhy alle namatuso ee saliga nabiga

  • @hodomahad8514
    @hodomahad8514 3 месяца назад +1

    Wllhi wan jeclahy gabadhan ilhy ha daayo Alhamdullilah manta hadey fican thy wllhi wax badhan Ayan ka bartay farxiyo ❤ mahadsanid in badan abayo mcn hooyada nah salan Ika gaarsi abayo 🤍🥰hooyo wanagsan allow ino dhaa hoyoyon keena allah huma Amin. 😊❤

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 7 месяцев назад +2

    Mash allah mamo dhalin yaro ah oo qurux badan oo faraxsan. Ale ha ku siyadiyo farxadada mamo❤ abayo adina ale kuguma so celiyo xanuunkad so martay. Amin ya allah 🙏

  • @AyFaayow
    @AyFaayow 3 дня назад

    Masha allah mamo ilahey haku xiftiyo apyoh farhia wan jclelnahay alx alle no cafiyayyy aniga sidas camal u xaxunsanhy il iyo jin iyo xihir ihayan ilahey ha iga caafiyo isoduceya😢

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 2 месяца назад

    Habooo alaha ku xafido quraxeeey adi iyo hooyadaaaba maashaaa alaaah aniga gabadha waxay sheegeeyso qaar way igu dhaceeen i laahada laakiin waaroonahay hada waa weeseestay suno ajar alaha kasiiiyo xasadka alaha idinka qabto waabaariyad way ka muuqataa guur qeer qabana alaha usahlo yaaarab🤲🏼🥰

  • @SucaadoSuad
    @SucaadoSuad 7 месяцев назад +1

    Mashallah walaashey iyo gabadheedii illhy ha din barakeeyo inaa xanuusaty video gaan ayaa hadda ka maqly allaha ku caafiyo faradoosana allaha now caafiyo caawa kugu sow biiry magacaaga ayaa aqoon sady igu sln walshey foos Axmed inshallah video yaasha aad sow galisid waa la socdoonaa

  • @cabdiwali9753
    @cabdiwali9753 7 месяцев назад +2

    M.A wxaa tihiin hooyo io gabadheeda oo iimaan dhaba ka muuqdo intaa so sabrtena allaha ajar ha idinka siiyo abayo adna xanuunada aad so martay ilahey danbi dhaaf hakaaga dhigo ilaaheyna kuuma soo celiyo xanuunkaas io kuwo kaleba Amiin ya rabi🤲❤

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад +1

      Allahumma amin🤲🏾❤️

  • @arwamahamud45
    @arwamahamud45 7 месяцев назад +5

    Waxaan soo xasuustay xanuumkii igu dhacay ee ahaa waswaasul mawt alx yarabbi adaa iga bi yey
    Mararka qaar xanuunku waa sabab Alle kuu dhawaynaayo xanuunkii igu dhacay Alle ayuu idhaweeyey

    • @FarhiaSaeed-m7r
      @FarhiaSaeed-m7r 7 месяцев назад

      Maxa isku dawaysay abyo waswas dhankasta iga hayo maskaxda buuq iga furan

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 7 месяцев назад

      Allaha ku cafiyo wll

    • @Qalaska
      @Qalaska 7 месяцев назад

      @@sahrocisman953 wlalala sahra aniga talada aan ku siinayaa waa inaad Ilahay barido waliba xiliga habeenkii xiliga dambe. Aad u tuug ilahaay haday hooyadaa nooshahayna ka dicayso

    • @arwamahamud45
      @arwamahamud45 7 месяцев назад

      @@FarhiaSaeed-m7r
      Xbbtii suuratul baqarah iyo ducada iyo istiqfaarta aniga intaa baan ku caafimaaday waxkasta oo dambi kaga imaan kara jooji

    • @Adna-s3j
      @Adna-s3j 7 месяцев назад

      ​@@arwamahamud45abyo mxaa kaga caafimaday 😢

  • @عائشهأحمد-ق8ح
    @عائشهأحمد-ق8ح 7 месяцев назад +2

    Masha allah hooyo iyo gabadheeda aad uqurxbadan allaha idin xafido abaayo xanuunkaas aniga xita wakula somaray alxm hada wakaso baxay allah swt mahad usugnaatay allaha naguma soceliyo intii muslim ah allah matuso 🤲

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 3 дня назад

    Subhana ALLAH.❤❤❤

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 7 месяцев назад +1

    Maashaa Allah hooyo wanaagsan baa ku dhashay allah hakuu dhaafo wlh hooyo aad u wanaagsan oo ku jecel baa ku dhashay

  • @maryammohamed7790
    @maryammohamed7790 7 месяцев назад +3

    Maasha allah hooyo nolosha wax ka taqqan❤❤❤

  • @fatimaabdulkadir3361
    @fatimaabdulkadir3361 Месяц назад +1

    Wlhi wa la oyey ilhy hanawada cafiyo kulligen😢😓🙁

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 7 месяцев назад +1

    MashaAllh maamo wanaagsan❤ maamo taladaada ah Alle talo Saaro Marwalba waan qaatay inshaAllh Alle ha igu anfaco Aameen ❤❤❤

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 5 дней назад

    Mashalah

  • @NimoHassan-yz5gu
    @NimoHassan-yz5gu 7 месяцев назад +6

    Soo dhawoow hooyo mcn❤abaayo ilaahay baa mahad leh ilaahay kuguma soo celiyo anagana ilaahay naguma keeno😭🤲

  • @hawaahmed6487
    @hawaahmed6487 7 месяцев назад +2

    Alxm aniba 1bil ban xnun maskixiyah xanuunsanaa quraan Saar iyo dawooyin kuladnaadey alxm illahow adaa icafiyey haygusoo celin yarabi xnuunkaas intii Muslims kacaafi😢😢❤

  • @xumeyrabintumohamed4699
    @xumeyrabintumohamed4699 7 месяцев назад +1

    Masha Allah hoyo Alle ha idin xafido dhamaantiin qisadiiina wlhi cajiib wye subxanallah Alle hanaga ilaaliyo sharta insiga iyo sharta sheydhanka

  • @fardawsoaadan7798
    @fardawsoaadan7798 3 месяца назад

    M.a rabi hooyoyinkeena hano daayo ❤🤲
    Ilhy asga mahad leh ku caafiyey qaaliyey

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 7 месяцев назад +1

    Ilahay baa mahad iska leh oo cafimaad ku siyaay hooyo wanagsan oo ku garab taagan ayaad haysata alle haku daayo abayo aniga wlhi 8 Sano xanuunsanaya ila hada xanuunka ayaan ku jiraa garab mahaysto cid xanuunka ila dareemaysa mahaysto kaliyaata ilahay ayun baa i maqan iso duceeya xanuunka ihaya in ilahay iga kor qaado😢😢

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад

      Ana kula dareemayo walaal wana kuso duceyna markasto don’t worry waad ka baxeysa insha allah bi idnillah🤲🏾❤️

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 7 месяцев назад

      @@Daacadnimo insha allah wll

  • @samsammaxamed8362
    @samsammaxamed8362 5 месяцев назад

    Masha allah ilaahey ha idin xafido adi iyo hooyo Abayo macan

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 7 месяцев назад +1

    Alxamdullilah waaye marba hadii xanuunkaas allah kaa caafiyay waxbadan oo cashara ahna waad ka baratay xanuunkaas mida cashir weyn baa ku jira xanuunkaada oo ah in kalaamka alla aad ku caafimaaday

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 7 месяцев назад +2

    Mashallah wiil aan aqaan isbitaalka ayaa lagu xiray. Daawo aan waxba tarayn ayaa siiyaa oo waalidkiisa xataa somaliya ma geeyn karaan waayo looma ogala. Dad badan ayaan maqlay iyaga oo guursan rabo oo dhibkaas ku dhacay. Alhamdulilah walahi sadaqo ayaa idinku waajibta.

  • @RaxmaAbdi-d4c
    @RaxmaAbdi-d4c 9 дней назад

    Ma'shalah🎉

  • @basmaahmed3611
    @basmaahmed3611 7 месяцев назад +1

    Asalaamu calykum masha allah wll alhamdulilah hadaa alle kaa caafiyay anigana exactly xnuunkga oo kale igu dhacay waliba imika Walaal hdana alhamdulilah imika sidi hore wn dhama wadanka imid aniga umul baa la igu helay waliba cilaajki ii socda mnta waxan ku dwanayay si qalbiyaysan waayo xanuunkyga oo kala caadi uga hadshy qurbahana hawshiisu ma yara wlhi kiniinka aniguba waan diiday ilaa hospitalka hadna Alhamdulilah Alhmadulilah Alhamdulilah mahad oo dhan ilaahyba iska leh jin iyo insi toona waxba inagama qaadayo intaan Alle ku xidhanahay adigana Alle kuguma soo celiyo xnuunka walaaal anigana Alle hayga Cafiyo umada muslimka ahna Alle kuma keeno xnuunka qof walba wn uga duceeya wlhi Hooyo macaana Alle haku daayo aniba Hooyaday ayaan Haystaa oo igarab taagan Alle dambigooda ha dhaafo dhmntood

  • @CaaishaMacalincabdi
    @CaaishaMacalincabdi 7 месяцев назад +3

    Farxiyo abaayo illaahay dartiis aankuujeclahay qisadah salaatu leylkah waakuguuleystay shugran xabiibti jasaaka llaahu qeyr uqti

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад +1

      Ilahey haku jeclado markastana ha ku guleyo Allahumma amin❤️🤲🏾

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi 7 месяцев назад +1

    Wllhi hoyada waa hoyo fcn mashaallh 😢hoyoyin waxaa jiro canuga markoo casi noqdo dilaan ciqaban caburiyan xitaa. Maisdhahayan canugada Woois badalay sas mahen lkn hoyada mashaallh Wllhi waiska ilmenaye markaa qisada dhagesanaye ani hada waxaa qabaa il maxa yelay markaa cabar jokay waika ilmenaa ilahey haika qabto xasidka 😢

  • @AyanAbdullahi-o1h
    @AyanAbdullahi-o1h 7 месяцев назад +2

    Mansha allah Allah ku caafiyay ayaa mahada iska leh.
    Dad badan ayaa dhibkaas ku jiro waana arin fiican in aad la wadaagtay oo aad soo bandhigtay. Waan loo baahan yahay adiga dhankaaga iyo hooyadaa dhankeeda noo soo badiya

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 7 месяцев назад +1

    Abaayo waxaa laga yaa baa ina ilaahey kugu sugaaye ❤ oo lagu imtixaanaaye dadka ilaahey jecel yahay uu imtixaanaa ❤marka waa xanuun uu ilaahey ugu talagay inaad ku hanuunto ❤sida uu ilaahey ku dhahay quraan kiisa " "كُتِبَ عَلَيْكُمُ الْقِتَالُ وَهُوَ كُرْهٌ لَّكُمْ وَعَسَى أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ وَعَسَى أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ" waxaa la gayaa inaaad shey jeclaato oo qeyrku kugu jirin ❤waxaa lagayabaa inaad wax necbaato waxaana uu qeyr kugu jiro❤ alle ayaa wax walba og adin ku nah waxba ma ogidiin “

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 7 месяцев назад +1

    Abaayo xanuunsana xanuunka allah ayadana danbi dhaaf ha uuga dhigo oo caafimad taam ah allah hasiiyo ayadana

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 7 месяцев назад +1

    Alx Walshen Ilahay Ay Cafiyey gabdha kalen alle hano cafiyo, hooyan alle hano xifdiyo 🥰🥰

  • @HodanDaahir-j6b
    @HodanDaahir-j6b Месяц назад

    Masha allaah. ❤❤❤

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 7 месяцев назад +2

    Masha allah abyo hoyo iyo adigaba allah idin xafido illah nama tuso xanunkas adna allah kuguma so celiyo

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 7 месяцев назад

      Ameen yaa Rabb.

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад

      Allahumma amin🤲🏾❤️

  • @NastehoAidid-cl5yf
    @NastehoAidid-cl5yf 7 месяцев назад +1

    Tiktok ayankaa imaday gabadhaan qisadeda iso jidatay mnshlh❤

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 7 месяцев назад +1

    Hooyada waa gabdh yar Maasha Allah Allahumabarik walashabaan moodayay ilaa aad dhahdo hooyo weeye Allah haydin xafido 😊❤

  • @munahassanadam4503
    @munahassanadam4503 7 месяцев назад +1

    Manzha allah walal ilahay farxada ha kuu barakeeyo

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 7 месяцев назад +4

    Ya allah qof walboo xanuunsan illahow caafi anaga caafimaadkeena noo siyaadi 🤲

  • @Phatmaiiman
    @Phatmaiiman 3 месяца назад +1

    Xanunka ano aad uyar buu igu dhacay alx ihy ba iga saray 10 ila 11 melhas jiray ani dhan naar ku washy waxa bilay ani dhan ina shog isku furo naxdin baa ba ila soo daristhy ani dhan shirki iyo was was alx ilhi iga sary baa mahadleh😢❤

  • @aishakeef
    @aishakeef 7 месяцев назад

    Hooya macaan xitaa tan wee ila soo martay ilaahay hooyoyinka janna hageeyo ameen🤲🏾❤️

  • @FardowsaYuusuf-y8x
    @FardowsaYuusuf-y8x 7 месяцев назад +1

    Alxmdllh Alxmdllh alle ayaa mahadleh hadaaba mar kudhaafe xanuunkii ilaahay kuguma soo celiyo abaayo mcn

  • @anabm1955
    @anabm1955 Месяц назад

    Masha Allah hooyo mcn iyo familykeeda Allah idiin xafido Allahuma Amiin ❤❤❤

  • @cafiifa241
    @cafiifa241 7 месяцев назад +1

    Wlh qisadeena wey is shaabahdaa😢 kanin walbo hurdo aan qaato soo jeed unba kasiiqaadi jiray ilaa hadeer ma aqaan wxa igu dhacay xanunkeyga swb waan ula'ahay lkni Alxm qur'an abbehey mcn isaaray baa ku caafimaday

  • @faisohashir
    @faisohashir 7 месяцев назад +1

    maalma haas maalma adag ayay ahaayeen Al xamdulilaah edo mcn xanuunka ma lagu waaro farxad waarto ayaan kuu rajeynaa

  • @nimcokhadar1481
    @nimcokhadar1481 2 месяца назад

    Mnsha allah wllo alle caafimadka ha ku siyaadiyo ❤

  • @BarakahChannel114
    @BarakahChannel114 7 месяцев назад +1

    ManshAllah maamo iyo gabar wanaag iyo qurux ka muuqato farxiayey habo Allaha kaa waday baa mahad iska leh kuguma soo cesho aniga ayaad ii qiso egtahay walaahi 😢

  • @hodanmahamet4662
    @hodanmahamet4662 7 месяцев назад +2

    Alhmdulilah wll alle kasobixiya mahdle alle hakubarketo alle dhibkuma mariyo wlll alle dartibaan kujecely wlhi markasta wan kudhagesta wll nosobadi wanoyinaka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад

      Insha allah walaal❤️ ilahey haku jeclado🤲🏾

  • @hananmohamed5428
    @hananmohamed5428 7 месяцев назад

    Subxanallah, Allaha idinmatuso mardanbe iyo dhaman Muslamintana Allaha kahaayo

  • @roodamohamed2551
    @roodamohamed2551 7 месяцев назад +1

    Masha allah abaayo ilaah cafimaadka haku siyaadiyo cafimadka wa sheey qaaliya anan lacag.xita lagu helen alxm daaiman ilahow no siyaadi😢

  • @nimcahussein8398
    @nimcahussein8398 Месяц назад

    Alhamdulillah ❤❤
    Fatxiya Quruxy abyo hadda quranka masi wada abyo
    Hadadan wadin baro abayoy qurxy
    Online ku baro abyo dugsi online hada weysi ana hya❤️🫶👸
    Iga rali ahow abyo🙌🫀

  • @naimohassen1472
    @naimohassen1472 7 месяцев назад

    mansha allah Hooyo fican aya tahay cimri dheer iyo cafimad alle ha ku siiyo mama ❤ dadalkana sibadi iyo wanada caruurta iyo in ad u duceyso ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedXusenxasan-w9m
    @MaxamedXusenxasan-w9m Месяц назад

    M.a hoyoyinkeena allaha inoo xafido Hooyo mcnt ❤

  • @hibodeck1906
    @hibodeck1906 7 месяцев назад +1

    Ilahay wax kale kumatuso abyo intaad noshahay idinka ilahay

  • @rumanmatan3914
    @rumanmatan3914 7 месяцев назад

    I had the same problem for almost 2 years, alx now I have been good for the past 4 years.

  • @Ikram.mohamed905
    @Ikram.mohamed905 7 месяцев назад

    Masha Allah hooyo iyo gabadheeda oo aad ufiican aa tiin alx ilaahay ku caafiye mahad leh inta mislim oo xanuun san Allah hacaafiyo ❤ ❤

  • @ridwahaji7588
    @ridwahaji7588 7 месяцев назад +1

    Alle haku siyaadiyo cafimaadka abayo wlh Video yadada Wa jeclahay Alle haku xifdiyo noso badi abayo❤👸🏻

  • @xamdacabdi3775
    @xamdacabdi3775 7 месяцев назад +2

    Walaahay waxa lamoodaa xaaladi aan soomaray inaad ka sheekaynayso

  • @IqroDeganyy
    @IqroDeganyy Месяц назад

    M.a hooyo mcn allah nii xafido mom's.m😢

  • @daryeelkitchen
    @daryeelkitchen 5 месяцев назад

    Masha’Allah abaayo Farxiyo ❤Ilaahay ha idiin xifdiyo

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 Месяц назад

    Masha alllah hoyo oo ficn heysata Allah ha ku dhafo Abyo ❤❤❤❤🤲🤲❤️❤️‍🩹

  • @asiyaedman
    @asiyaedman 7 месяцев назад +1

    Masha allh mcanto❤
    Alle haku dhawro
    Waligaa no faraxsanow❤

  • @farhioabdi7067
    @farhioabdi7067 7 месяцев назад

    Masha Allah tabarakalah allah haku xafidoh hooyo mcn wllhi she is so strong mom❤ adna abyo allah cafimd ka haku siyaadiyo❤🤲

  • @NastexoAbdi-tu2bk
    @NastexoAbdi-tu2bk 4 месяца назад

    Saa adi kuku soo xirme waxbadana kaa faaide allha caafimaad ku siyaadiyo ku bara keeno abaayo ❤

  • @hibodeck1906
    @hibodeck1906 7 месяцев назад

    Mashaa Allah abyo qofki ilahay jecelyahy wuu itixama Marka ilahay wukujecelyhy abyo❤

  • @NasuuraAbdlla
    @NasuuraAbdlla 5 месяцев назад

    Alxm waaye abyo mcn cafimad kada ilaahey haku ziyadiyo

  • @ilhaanabdirisak3019
    @ilhaanabdirisak3019 7 месяцев назад +1

    Masha allah xbbti ❤ hooyana nagu salaam dhamnteen ❤

  • @NimoAhmed-j9o
    @NimoAhmed-j9o 7 месяцев назад +1

    Masha Allah abayo alle ha Ku xafido 🤲🥰

  • @Ubax-Nature
    @Ubax-Nature Месяц назад

    alle cafimadka haki siyadiyo aqwaan mcn 🥹💕

  • @SadiaShariif-m8q
    @SadiaShariif-m8q 7 месяцев назад +1

    Hooyo Maashallaah cajiib waaye nagu sallaaan

  • @Abdirizakabass
    @Abdirizakabass 7 месяцев назад

    M.a maamada waa qof aad iyo aad uwaagsan ilahay hanoodaayoh❤

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 7 месяцев назад

    ALXMDULILLAAH HOOYO MACAAN ALLAAH HA KU DAAYO CAAFIMAADNA TAAMA ALLAAH HA KU SIIYO

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 7 месяцев назад +1

    Ilahay haku siyadiyo cafimadka

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 7 месяцев назад +1

    Gabdha kale alha cfayo iso duceyo ana

  • @SuleeqaYuusuf-p1j
    @SuleeqaYuusuf-p1j Месяц назад

    Maasha allah alle haku xifdiyo ❤😢

  • @miskixasan1615
    @miskixasan1615 7 месяцев назад +1

    Gabar walshey ah aadbay uxanunsanthy dhaqtar afrika mela lagaynin majirto hindi turki malsei masar itopie kenya intaba wa gaynay samaliyana dhaqatiirto dhan wagaynay wax maqabte dhahayan melwabo lageyay isbitalada qaar ayada isyelyelayso aye dhahan wllhi adna waynoga xanunsantahy hada quransar bisa lagu haya allah noocafiyo awal hore gabar yaro macalimad eh aye ehed hadana gurige iskajogta wana 21sano jir alxm i.a wax waliba walaga baxa i.a😢😢

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  7 месяцев назад

      Insha allah wee cafimadeysa, quranka kuwada isku daya ina geysan cumrada🕋 insha allah wax kasto xaga aye uga so harayan ❤️

    • @AyFaayow
      @AyFaayow 3 дня назад

      Hada senoqotay Apyoh

    • @miskixasan1615
      @miskixasan1615 3 дня назад

      @@AyFaayow abayo wali way xanunsanthy madaxa ayu xanunkeda kubadan yahay wax xanun ehna lagama shegin

    • @AyFaayow
      @AyFaayow 3 дня назад

      Apyoh alle ha cafiyo madaxa halaga toobo xijamo halo sameyo saliga nabiga scw ha badiso i.a wey fcnane ani xita wuu igu dhacay xanunkan saliga nabiga scw iyo surah al baqrah ku ronaday alx

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 7 месяцев назад

    Alxamdulilaaaah abayo cafimad dheeer oo taaaam ah ayaaaan ku rajaynaaa abayo markasta ood xasuusato alxamdulilah dheh

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 7 месяцев назад

    Alhamdulillah 😊 mashallah ilahey hooyo hagu Xafido hooyo fican waaye

  • @nadiifo_maxamed
    @nadiifo_maxamed 2 месяца назад

    Abaayo allha ku sharfo🧕❤️🦋💐

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 7 месяцев назад +1

    Amin ale ducada ha inaga aqbalo mamo❤

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 7 месяцев назад +2

    Waxyaabaha diinta kusaabsan nosoobadi❤❤❤ wakujeclhy qali❤❤

  • @leylomaxamad4501
    @leylomaxamad4501 7 месяцев назад +1

    Alx wlhi illahey kuguma so celiyo waa imtixaan aduun marka horay usoco abyo❤

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama2426 7 месяцев назад

    Alla ku jeclaa. Ooku soo xili wanaagsan