Ilahey wax fican ka filo!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 509

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 11 дней назад +34

    Illaahey la’aantis waxba maahi Wlhy Illaahey wan ku kalsoonahay baryadiisa Kama daalo,tasbiixdisa Kama daalo inaan umahd celiyo Kama daalo yaaa rabbi yaa raxmaan yaa xabiibi yaa allaaah nimco kasta aad isiisay nusqantedan kaa magan galay,inta muslimooo xanunsan yaa rabbi caafi 😭
    Gabdho tasbixda ku deldaala istiqfarta,saliga nebiga,xawqalada ogoow waa sirta nolosha marabta inaa is bedesho tasbixda xoooji Illaahey umahd celi xaalad kasta ku dul oooy yaqiinso inaa heleysid waxaad ubahan tahay ,ducada xoojiya plz 😭❤

    • @Adnush-jamac123
      @Adnush-jamac123 11 дней назад +1

      Tan kale idinku ducesta waa ogahay inay fcntahay in laysku duceeyo Lkn wll Sidaa adi rabtid illaahey ubari blc darenkaas Aad daremeysid adaa si xooga uqiri kara illaahey hortisa noloshu waa macntahay markaa Illaahey mooyee aadan qofnah wax ka rajen so plz Illaahey la shekeysta sameysta waqti aad Illaahey kula shekeysatan 😢❤
      Adan iyo aqiin dhexdoodana duceysta ❤️💯🫶🏼

    • @ikraancaabi5707
      @ikraancaabi5707 5 дней назад

      Yaa Rabi alx alx alx illahow wa ku mahdsantha ina astiqfarta ixasusi o wxa wlbo an rabo isiisay😢

  • @hanimohammed1219
    @hanimohammed1219 11 дней назад +17

    Abayo iso ducey inuu digriga tasbiixda allah inuu ifududeyo iyo quraanka salaada iyo dhamaan ciwadaada culeyka isaran inuu alle iga dulqaado qof waxan ahay jirka iyo qalpiga maskaxda ka daalan xappti iso ducey inuu iga dulqaado❤❤

  • @azil-k5d
    @azil-k5d 11 дней назад +11

    Wallashay iigu ducee inaan quraanka xifdiyo oona kamid noqdo ilaahay ehelkiisa iyo kuwa khaaska u'ah xifdintiisa kudhaqankiisa iyo inaan dadka sii baro dadkana oogu yeedho AAmiin

  • @zeinabsheikhmohammed4899
    @zeinabsheikhmohammed4899 12 дней назад +28

    Abyo guurkega aa soo dhow dhanka family cules iga saran yahay mana ushegin inaa guur San rabo rabi inoo noogu dhameyo farxad family qalbiyadoda in rabi iigaliyo walibo reerkega aa dhisto igu duceeya reerkega 😢😢🤲

    • @Adnush-jamac123
      @Adnush-jamac123 11 дней назад +4

      Abayo saliga nebiga iyo istiqfarta u akhriso Wlhy arimahaga dhan easy Illaahey kaaga dhigaya ku dedaal afkaaga haka qaadin guuleyso ❤

    • @zeinabsheikhmohammed4899
      @zeinabsheikhmohammed4899 10 дней назад

      Inshallah abyo mahad santahay qali❤

    • @zeinabsheikhmohammed4899
      @zeinabsheikhmohammed4899 10 дней назад

      Jazakilah qeyr ❤

    • @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
      @AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 9 дней назад

      Saliga nabiga badso qli ilahay guurkaga uu ku fududaynayaaye

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 9 дней назад

      Qofka ad gursanyso hadanu rerkinu rali ka ahyn wll iskda ma ficne ilhay wx ka khyr badn iyaguna ku farxan hakugu badale

  • @Nadiir_Yare
    @Nadiir_Yare 11 дней назад +8

    Runti jadwalkeyga maalin le markaan qorayo subaxdi, waxaan qoraa oo Task yadeeda kamid ah in video yadaada aan daawado runti waxa soo gudbineyso allah ka abaal mariyo🤲 waxaa rajeha in fariinteyda aad aragto ducadana wqx iga soo gaarsiisid qof dhalinyaro noloshaan hadafyo bdn kaleh baan ahay i.a.💯✍🏼 wish you the best Bayoh🎉❤

    • @Daacadnimo
      @Daacadnimo  11 дней назад +2

      @@Nadiir_Yare I wish you the best too aboowe macan❤️

  • @UmalkhayrAhmed-y2q
    @UmalkhayrAhmed-y2q 11 дней назад +6

    Walalaheyga musliminta Dhamaantin iso duceya Hoyadey iga xanunsaneya dhanka Aragtida inu ilahay uso celiyo igu so dhuceya ilahay dartis muradkina Allha idin sahlo🥺🤲

  • @BushraBashiirjamac
    @BushraBashiirjamac 11 дней назад +17

    Abyo mcneyy wax rabaa inaan Quranka iyo Luqada English inaan Barto Ayaan Raaba Abyo dar alle igu soo duceey 📚💕♾️🎀📖

    • @naimoahmed5174
      @naimoahmed5174 11 дней назад +1

      Allah haku fududeeya

    • @khadraqlbi2712
      @khadraqlbi2712 9 дней назад

      ​@@naimoahmed5174 san u jecelahay ina barto lkn waqtiga hada jogo ayanan awodin ina barto labadapa 😢alle ha ku fudedyo adne wlo

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 8 дней назад +1

      ALLAAH kuufududeeyo abayo

  • @simanomar7224
    @simanomar7224 11 дней назад +6

    Waxaad moodaa qalbigeyga inaad ka dhex hadleyso abyo In aan maqlo fariintaada muhiim ii eehed rajo hor leh igashay kuwii sabra ee aanan deg degin ilaahi heynaga dhigo ilaahi ducadena ha aqbalo❤

  • @QadanOsman-y7f
    @QadanOsman-y7f 6 дней назад +2

    Abaayo macan I so ducee adiga inta kugu xidhan dhamaantiin muraad ayaan leeyahay in ilahay isoo sahlo bi idmi alllh ❤❤

  • @Deqamohamed-o6z
    @Deqamohamed-o6z 11 дней назад +3

    Aamiin Yaa Allah
    Rabbi waxaa weydistay inoo beydkiisa igu casuumo sida ugu fudud oo ugu fiican iyo dhamaan muslimiinta oo dhan, iyo umuuraheena qeyr nooga dhigo.
    Farxiya fiicanee dar Allah aan kuu jeclahay, cumrada Allah kaa aqbalo marar badan oo la mahdiyo Allah kuu kaso kuligeenba.
    Aamiin Yaa Allah.

  • @Sahruush
    @Sahruush 12 дней назад +11

    Welcome back hppti
    Iso duce abyo aniga io qof walba Examka dowlada gali doono insha Allah
    Natiijo aan ku faraxno😢
    Jannadii fardows Allaah inagu kulmiyo wallalayal❤

    • @Suweyscali-fp7nz
      @Suweyscali-fp7nz 8 дней назад

      Amiin abyo ilahey hanawada baasiyo❤

    • @Sahruush
      @Sahruush 8 дней назад +1

      @@Suweyscali-fp7nz Aamiin hppti
      Insha Allah guul💗

  • @ilhaanahmettilhaanahmett1796
    @ilhaanahmettilhaanahmett1796 12 дней назад +6

    Abaayo iigu soo ducee in waswaaska Alle swt iga dulqaado uuna dib iigu soo celin .

    • @cabdiibraahim9173
      @cabdiibraahim9173 11 дней назад

      Abaayo noosoo duceeh insh alaah❤❤

    • @sofiasafia7881
      @sofiasafia7881 11 дней назад

      @@ilhaanahmettilhaanahmett1796 isku day inaad wax badan sameyso istighfarta aad bay ii caawisaa wlhiiii

    • @sofiasafia7881
      @sofiasafia7881 11 дней назад

      @@ilhaanahmettilhaanahmett1796 isku day inaad wax badan sameyso istighfarta aad bay ii caawisaa wlhiiii

    • @ilhaanahmettilhaanahmett1796
      @ilhaanahmettilhaanahmett1796 11 дней назад

      ​@@cabdiibraahim9173 insha Allah walaal dhamaanteenba Alle ha inoo sahlo amuuraha

  • @sahuur3269
    @sahuur3269 11 дней назад +3

    Abaayo 2sano 2nilod ayaan digriga wadaa isbadalka iyo dantaan laha weli ayaan sugoyaa lkn waxaan daremay in aan qalbiga raxo kadaremayo farxad kadaremayo ❤sidii in aan lacag sugayao ama balan qaad cml alx❤xbti iso ducey shaqada ayaa igu yar mablaqa aiso galayo sidi hore mahin mablaqaa igu yar alx❤iso ducey from sacudi❤

  • @LeylaIbrahim-c4h
    @LeylaIbrahim-c4h 7 дней назад +2

    Abyoh wax barasha bilaabay waxn rabaa gawar wax baratay inaa noqdo hadda neh arabic iyo English inaa bartoh isoo duceyl illahey dartii insha Allah wan dadalaa aniguna inshalllh 😭☝🏿❤️

  • @asiyaibrahim1816
    @asiyaibrahim1816 День назад +1

    Wlshyy salada igu Cuslatay ayantan Danbe iso ducee in ilahay ifudaydiYo XafiduL qurana iga dhigo ❤

  • @nesriali1076
    @nesriali1076 11 дней назад +2

    Cafimaad iyo abyo family ayaan isfahmi la ilmaha hooyo way ku adakyahiin qurbahana waan joknaa hooyo waay dhibatotay iso ducee in Allah ilmaha hooyo uga dhigo baari jazakallah❤

  • @H1h5ha
    @H1h5ha 11 дней назад

    Asc abayo, May Allah preserve/reward you sisters and accept everything from you.
    Make dua that Allah guides my family and siblings. And that I get to go to Mecca/Medina❤️

  • @QunyarSocod-ry2ef
    @QunyarSocod-ry2ef 11 дней назад +1

    Iisoo duceey abaayo inuu Illaahey iga dulqaado caajiska wax walba liga saarey iyo fikirka badan Iga dulqaado salaada iyo sunooyinka Alle ii fududeeeyo 🤲🏽🥺
    ~ Sucaad

  • @DrsIfoon
    @DrsIfoon 11 дней назад +2

    Welcome back masha Allah ilahey haka aqbalo acmashada wllshey Hal mida kaa codsana inaa iigu soo duceso murad ayan lee yhy Midedakle apayo waxan ahay gabar hada neh guurkii cules aya iga saaran apayo guurkiine wuu iga soo raagay apayo ii soo ducey plz insha Allah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 дней назад +1

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @CHUKRIO
    @CHUKRIO 3 дня назад

    Quruxbadneey Iigu soo ducee In ilahaay Amuurahyga Ii Fudeydiyo sidoo kle Kalaamkiisana ii fudaydiyo bi'dnillah ❤

  • @sheiamiam440
    @sheiamiam440 11 дней назад

    Thank you so much. May Allah fulfill our needs and help us to remember him regardless now or after🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @zuweidaahmed5038
    @zuweidaahmed5038 10 дней назад +1

    Waxan illahey ka baryaa inuu gurigiisa igu casuuma ramadaankan insha allah 😊😊😊

  • @AaminaAmiita
    @AaminaAmiita 11 дней назад +2

    Wll qali iisoo ducee in aleh isiiyo shaqo xalaal ah oo barakaysan iyo guur xalaal ah oo aan ku dego runtii mar baan guursaday waxankala kulmay dhib noloshu way igu adagtahay in aleh ii furfuro nolosha oo horu mar helo

  • @hanaadi656
    @hanaadi656 10 дней назад +2

    Wllshy waxad igu ducaysaa guur xalaala shaqo in aan helo an ku farxo 😊🤲

  • @AasiyaMaxamed-jk7ks
    @AasiyaMaxamed-jk7ks 8 дней назад +1

    Waa ku jecelhy wll mcn allha ii kaa dayo imtixankii ugu danbeye ku jiraa ii soo ducey inaa ka aaqiro iyo kan aduun oo waxtarka nafteyda u leh inaa ku guleysto 🤲marna ma niyeysan inuu illhaye i dayacayo ❤alx 🤲

    • @AasiyaMaxamed-jk7ks
      @AasiyaMaxamed-jk7ks 6 дней назад

      ❤ 🥰farxad darteda la ilmeye wallhi marka wanadada dhageysto ❤

  • @SabriinAdanAbdi
    @SabriinAdanAbdi 11 дней назад

    Mansha ALLAAH Rabbii ha ku danbi dhaafo Adiga io waalidkaga Abayo waxa jeceshahay ilaahay ha ku siiyo
    Anigana iiso ducey in ilaahay wax walbo oo niyadeyda ku jiro ilaahay isiiyo haddii kheyr ii yihiin ❤

  • @munaabdikadir-by5ym
    @munaabdikadir-by5ym 11 дней назад +4

    Apyo mar wlbo waa ku duceya wlhi salatu leyla xitaa lkn bilahan dambo culeys aa iga fula waso kaca mana tukan kro apyoo iso ducey inan saa kugu so duceyo mar walbo mustaqbal wngsn io shaqo kher qabto Inn helo 🤲🤲🤲

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 дней назад +1

    جزاك الله خيرا ❤

  • @Warda-v6j
    @Warda-v6j 10 дней назад

    shukran wll farhia wllhi dar ALLEH ayan ku jeclahy Abaal marintaada ALLEH janno haka dhigo adi waalidkaaba. wxad iigu so ducaysaa in imtixaanka dawlada natiijo wngzn Alleh iga siiyo iyo safar ayaaan qorshaynayaaye in uu ALLEH ii fudaydiyo .

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 6 дней назад

    Xbbt jasaakallaahu khayr iina soo ducee insha'Allah muraad baan leeyahee adna wan kusoo ducaynayaa insha'Allah

  • @IlhaanDeen
    @IlhaanDeen 11 дней назад

    Abaayo I love u channel . U are like the big sister I never had . Ii soo ducey Inu illahi salada iyo digriga ii fududeyo. And inshallah for me and my husband to come together in the same country. Currently we are in 2 different places .
    Thank u I’m happy ur back ❤️

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 4 дня назад

    Ilaahay haku xafido xabiibati inan yar oo fiican badtahay Masha ALLAH ALLAHUMA MUBAARAK ❤❤❤

  • @ayaanitabintuabdilaahi757
    @ayaanitabintuabdilaahi757 8 дней назад

    Abaayo ani isoo ducey in uu illahay cafimaad tam ah isiiyo inuu illahay danbigeyga io kan waridkeyba dhaafo inuu illaahay janatul fardowsa aclaa inuu illahay igaliyo isha allaah❤

  • @MustafeCabdo
    @MustafeCabdo 5 дней назад +1

    Masha Allah ❤

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 11 дней назад +2

    Abayo iso ducey Murad an leyahay inu allha isah lo❤

  • @NastexoAbdi-tu2bk
    @NastexoAbdi-tu2bk 5 дней назад

    اللهم إني أسألك حسن الظن بك وصدق التوكل عليك اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد

  • @Anonnnn9876__
    @Anonnnn9876__ 11 дней назад

    Sis I love your videos. Thank you for the reminders. May Allah reward you & grant you all that you desire in this world and the next 💗

  • @DaniaDirir
    @DaniaDirir 4 дня назад

    Abaayooy Anina ii ducey iguna ducey qalbigeyga inuu Alle xumanta ka tiro maskaxdeydana saaso kle cibaadooyinkana inuu ii fududeyo Adigana wllhi wan ku jeclahy bln weye adi io ehelkaaga waa idin duceyn doonaa salad kasta Alle hanugu kulmiyo janadiisa i.a Allena haku dhowro 😭🤲✨️

  • @RahmayuusufAli
    @RahmayuusufAli 5 дней назад +1

    Abyo waxaa iigu soo duceysaa ilhy inuu janada nogu kulmiyo adi i.a iyo shaqo inuu ilhy iisaqiro😢😢❤

  • @taariikhside2806
    @taariikhside2806 5 дней назад

    1. Igu ducee cibadada inay I fududato 2. Ina shaqo helo thank you sis

  • @NajadAdan-p7s
    @NajadAdan-p7s 11 дней назад

    Abaayo shukran Alaha kaa jasaai siiyo sidaad noo cawinayso ❤ waxaan rajaynaa in waswaska iyo iyo Alle ku dhawaansho bdn igu ducaysid aniga 😢❤ adina intaan qalbiga kaga ducynayaa wax waliba Alah kuu yasiro oo kuu fududeeyo ❤

  • @user-pu9oj4nz7g
    @user-pu9oj4nz7g 12 дней назад +2

    Alx abyo aniga abbahy an jcla aa iga dhintey wana laso cimreye hooyadeyna hada u socota insha allah❤alx waxan ka codsanya hadaad hadda cimarda jogto abbahy ina igu so duceyso xsuustisa igu badate😢😢

  • @Hamdaaysomlia
    @Hamdaaysomlia 5 дней назад

    Abyo inaan quranka xifdiyo igu so ducee insha allah🥹

  • @AmnoAhmd
    @AmnoAhmd 5 дней назад +1

    Masha Allah👑☺

  • @anisopea152
    @anisopea152 10 дней назад

    Abaayo ani isow ducey in aan xifdiyo quranka iyo luqada ingilish ah inaa barto abaayo ❤

  • @SacdiyoaadanCabdi
    @SacdiyoaadanCabdi 5 дней назад +1

    Wan daalay saan kuu sugaayey gormee soo geli dontaa kan xigta mrksta oo telka soo qbsdo wxn radiyaa inaad wax soo dhigty in kle hdey frinteyda kusoo gaarto iisoo dhqso waanku sugyaa hee abyo san kuu jeclhy ilhey hkuu jecldo qlbigeygaa kugu xsilo ilahey hkuxsiliyee xpipti qlpigeygaa ku doorty ilahey hkudoortee taasna alle ayaa usbab ah iyo tloyinkga quruxda bdn❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @RaXma-hh6kn
    @RaXma-hh6kn 10 дней назад

    Abayo wan ku jeclhy wlhi allaah haku dhawro iso duce qalniin adag ayan galaya wana iska xanun sanahey qalbiyan igu duce❤

  • @Fadumocqadir-bm8pc
    @Fadumocqadir-bm8pc 12 дней назад +2

    Mashallah gabar aan taageero oodhiirgaliso ah jasaakallaah horay usoco wll isooduceey wll mcn caafimaad in illaahay isiiyo madaam aad joogto dhulkii barakaysnaa

  • @nawaalabdirahman-wy6it
    @nawaalabdirahman-wy6it 10 дней назад +2

    F4 aa ahay abaayo ee isooduceey inuu illaahay ifududweyo❤

  • @Jinan202
    @Jinan202 11 дней назад +1

    Iso ducey abayo waxan raba ani ninkeyga ina dalka uk adno illahay si sahlan hanago geeye 🤲

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 8 дней назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @NajmaAbdilahi-t8t
    @NajmaAbdilahi-t8t 10 дней назад +1

    Yaaa allah 😢😔🤲🤲abaayo iiguso duce in illahy u wax barashadeyda iifudeydiyo salaada Io wxa wngsan illahy iguso jeediyo😢😢😢

  • @abdixamiidsaalax8855
    @abdixamiidsaalax8855 9 дней назад

    Wllshay waxa iigu ducaysa in alle irsaqada ii badiyo in alle iimanka qalbigayga ku sugo in alle nolosha iyo cibadada ii fudaydiyo in rabbi subxanahu-wataca danbiyada an ku noq-noqonayo qalbigayga ka saaro igana masaxo dunubta allahumma ammiin alle acmashada aduunyo iyo aakhirana adi hakuu fudaydiyo wllshay

  • @IqroMaxamed-v5u
    @IqroMaxamed-v5u 12 дней назад +1

    Abayo qeyr illah ha ku siiyo abayo imtixaanka dowlada aan Gali rabaa isoo ducee ino illahey ifududeeyo❤❤

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 10 дней назад +1

    Ilahay dartii iigusoo duceeya hadii farin taydaasi ku soo gaadho walalayaal muraado badan baa leeyahay wlhi qalbigayaga ilahay uun baa og wlhi suu yahay iztaqfarta iyo saliga nabiga iyo suratul baqra waaa rajada Aan ku noolahay salatul laylka.wan tukan jiray lkn culay iga kory hadan.dib u bilabaya wana ku fikirayay hbeenadan inan bilabo Aan kujiro mahadsaniidin wllo murado badan oo ay u horayso shaqo iigu soo ducee wlo

  • @queenaliiza9204
    @queenaliiza9204 10 дней назад +1

    Abayoy wan ku tagera wlhi ilahey wxa jeceshahy alle haku seyo abyo iso ducey iney hoyadey ii cafiyo abyo barashada wan jeclahy Ina barto hadane wey iku adagthy ee iso ducey Abyoyy ❤❤😢

  • @sareedoahmed2642
    @sareedoahmed2642 7 дней назад

    Shukran xiligii aan ugu baahi badnaa ayaan muuqalkan helaya.❤

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 5 дней назад

    Shaqo wanagsan oo khayr qabta iigu soo duceeye dhamaantiinba ❤

  • @hodmaniitaofficia194
    @hodmaniitaofficia194 11 дней назад +1

    Welcome back xbbtiyy wan kuu xiisay wlhi farxyiyoy ❤️🥹

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 10 дней назад

    Second time listening ❤to this video. You have no idea how you support my mind against my negative thoughts plus shaytan 😅! Love you for Allah sake. Congrats 🎈 on your umrah May you return to His house every year… amin

  • @SafiyoCabdullaahiAxmed
    @SafiyoCabdullaahiAxmed 12 дней назад +2

    Mash Allah ❤❤❤❤❤ aamiin Allah darteesaye Ayaan jacle

  • @nastehabdirahin
    @nastehabdirahin 4 дня назад

    Abayo quran xifdis Aya Ku jiraa ii so ducee in Allah ii fududeyo sido kale muraad Aya le yhy in Allah ii sahlo igu ducee

  • @saidomohamedaabdi2167
    @saidomohamedaabdi2167 8 дней назад

    jazaka allh qeyran walsheyy mcn🥰

  • @rahmajibril7439
    @rahmajibril7439 2 дня назад

    Masha allha wllo mcny alle ha ku barkeeyo

  • @nimcomohamud5544
    @nimcomohamud5544 12 дней назад +1

    Abyo mcn waxaraba inaa shaqo bilabo waxana la iga raba lacaga Abyo plz iso duce in ilahey ifududeyo iyo intii qoralkeyga arkeysa😢👏

  • @balkisindho7093
    @balkisindho7093 6 дней назад

    Alle hku rumeeyo hmigaga aduun iyo akhriba gclo
    Anna igu ducey in alle swt awalaad iyo guri qurux badn isiiyo cibadadana qalbigeyga igu xoojiyo 💗🌸

  • @SafiyoCumarxuseen
    @SafiyoCumarxuseen 10 дней назад

    My Sister thank you very much❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmahanAbdullahi-jz2pu
    @IsmahanAbdullahi-jz2pu 9 дней назад

    Abayo guur hala in illahi isiyo amiin yarabi

  • @ZezeZozoali
    @ZezeZozoali 9 дней назад

    Ilahayow sida kheyr inoo jeclaty ujeclaaw ya Rabi ya kariim ya xayo ya qayuum

  • @fatihamaxamed581
    @fatihamaxamed581 11 дней назад

    Jazakallahu qayr hbbti ❤
    Hanuun io istiqaama ilaa aan kala kulmo isaga iguso ducee🥺

  • @F._emma.3
    @F._emma.3 10 дней назад

    Asc abyo waxa igu so duceya in aa quraanka xifdiyo iyo tafsirka aan.barto .iyo in aan noqdo gabar diinta saaid ugu fcn .iyo luuqada carabiga barashadeda bilowi raba in ilahay ii fududeeyo🥺waxbrashada form4 ahey in examka dawlad ii fudado igu so duceey abyo❤

  • @suldhaansuldhaan6174
    @suldhaansuldhaan6174 2 дня назад

    Masha Allah ❤🎉

  • @HazalSaid
    @HazalSaid 7 дней назад

    Ala maxan hadaladaada ku xasila oo dhiiranaan ka qada apyo ilaahey haku jeclaado ❤

  • @asmaadam123
    @asmaadam123 9 дней назад

    Allah hawlaha hakuu fududeeyo
    Iisoo ducee wll

  • @munakhaalid527
    @munakhaalid527 11 дней назад +2

    Favv grill😍💕💐

  • @Msshalama
    @Msshalama 7 дней назад

    Igu sooducey inan kuguleysto imtixanka dowlada igusooducey imtixanka adunyo iyo imtixanka Aaqiro inoo ilaahe iifududeyo waxbarashada inan heer fican inan kagaro iyo inan xajka aado inan gursado inan awlaad bari aah dalo inan cafimad helo inoo ilaah ii danbi dafo😢🤲🏼walahi ilaahe dartis kuujeclahy ilaahe hanuu kulmiyo janadisa الحمدلله🤲🏼❤

  • @SahrocabduqaadirSahrocabduqasd
    @SahrocabduqaadirSahrocabduqasd 10 дней назад

    waxa maroya itixan ow illahey bas og yahay dadka ma fahmi karan illahey inow sabar badan isiyo iguso ducey😭🥰

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 8 дней назад

    Igusoo ducee wll ilahay inuu nolosha ifududeeYo 🤲

  • @Sacdaaadan-fj6uq
    @Sacdaaadan-fj6uq 12 дней назад

    M.allah wllo ano mid hore ad so dhigtay dawanayad so dhigta hore u soco wllo❤

  • @BshsgFahwfw
    @BshsgFahwfw День назад

    Apyo alle ayah mudan ina la baryo plze duco ku so dhiipnya apyo magcygu wa sayid xuseen marka apyo waxa ihysta dhip dhipkasanah mahan wax kale wax weyn waxan mar wlpa ku noqda dambiyo anka towpad keeney o an alle palan la galey haddana ano ku noqdey arka iyo hees markas sheydan ayaa mar wlpa i jeedinya apyo wxd alle iga barida wax wlpa o alle iga foogenya inu alle iga fogeeyo ani iyo alle xidhidhka nagga dhaxeeyo xoogsada ❤

  • @albatross3595
    @albatross3595 12 дней назад +3

    My dear sis imtixnki 12 inaa ku gulaysto natiijo ficn igu duce❤😢

  • @MuskaSaid-y8m
    @MuskaSaid-y8m 9 дней назад

    Abayo muraad ayaan leeyahay iduceey jasakallah❤

  • @KhadiijoMuhudiin-i1o
    @KhadiijoMuhudiin-i1o 11 дней назад

    Abyo mcn ii soo ducey in uu illahey ii kaso in an salatu layley dugto abyo qeyra allaha ku si iyo adiana abyo

  • @MOHAMEDKahdar
    @MOHAMEDKahdar 9 дней назад +1

    WllsheY QaaLi Horta alLe Haku jecLaaDo siDa aaD kheYrka NooLa jecLaateY ee wlL wxn ku LeeYeY iso DuCe iNuu alle HamiGeYGa iGaGa FiLnaaDo💯💕

  • @milgomohamoud3118
    @milgomohamoud3118 2 дня назад

    Mnsha Allah Allahuma barik❤

  • @hawohassan3942
    @hawohassan3942 День назад

    Wlalyal 40 qof ducadod waa la aqbala iso duceya arin ayaa aad igu culus😢❤

  • @sagalcllaahi199
    @sagalcllaahi199 10 дней назад +1

    Asc abaayo wxa igu so ducaysaaa in ilahay iso hanuniyo wax barshadana ii fududeyo adna wa balan inan kuso duceeyo❤😭🤲🏻

  • @LovelyHorseShoe-xc2xe
    @LovelyHorseShoe-xc2xe 11 дней назад

    Masha Allah abayo Allah hakuhafido anig iso ducey abayo murad cayan leyahay Allah irumeyo 🤲🤲🤲Allah hanahafido dhamantena

  • @Naruurajama
    @Naruurajama 11 дней назад +1

    walashay qaliyah ilahay haku xifdiyo igu soo ducee in ilahay shaqo wanagsan isiiyo

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 10 дней назад +1

    Abayo farhia iso ducee plz muraad leyhy inuu ilhey isahalo

  • @Asiya-90
    @Asiya-90 5 дней назад

    Wallahi dar alle kuu jeclahay abaayo😢❤ markan ku arko waa farxaa Allah haku dhawro bayo ❤

  • @munaahmed-q7s
    @munaahmed-q7s 10 дней назад

    Ala maxan kuxiisey video yadadi quruxda badnaa illhow dar ala kujecelnehye aduun iyo akhiroba ku barakee❤❤❤😊

  • @Samiyasaqadhi
    @Samiyasaqadhi 10 дней назад

    Ilaahay dartii ku jecelahy wax badana wan ka faiday
    Muqaaladad mid anan dhagaysn 3 jeer mala please sobadi muqalada wllo❤❤

  • @user-yg1vt4cb6b
    @user-yg1vt4cb6b 11 дней назад +1

    Wallashey isoo ducey muraad leyahy sweden ayaa rajenyaa lkn we igu adkenoyan apayo isoo duceey 😢

  • @UgbatIbrahim
    @UgbatIbrahim 11 дней назад

    Maashlla allaw ana iikas yaarabik

  • @aminamukter3720
    @aminamukter3720 12 дней назад +1

    Alaaa saan kujeclhy aan kusugayey mcny welcome back

  • @khadroAbdinasir-cw4xo
    @khadroAbdinasir-cw4xo 11 дней назад +1

    Shukran Apyoh

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 5 дней назад

    Abaayo Hooyo Iga Xanuunsan Igu So ducee please shukran

  • @theironlady6009
    @theironlady6009 10 дней назад

    Fatxiyyy abaayo allaha Kaa abaaal mariyo wanaagaga Aad nala jeclaateyna allaha kula jeclaaado😢. Isoo duceee oo isoo wada duceeya in Alle ii Rumeeyo riyooyinkeeyga dhamaantood ❤ intaa kadib Waxaa jira wiil aan u jeclhy iigu soo Duceeya in All calaf iskugu kaaya Daro 😢❤