Daawo Cidanka Liyuu Boliska oo Cagta Mariyay Maleshiyo Saaka Weerar ku Soo Qaday Degaanka,50Dhimasho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 64

  • @Fatima-r9o2o
    @Fatima-r9o2o 2 часа назад +1

    Ilaahoow wiilasha nookala qabooji

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 часа назад

    Waa sidii xasan sheikh ookale jabka waa u caadi iidooka

  • @shukricabdilahi8057
    @shukricabdilahi8057 4 часа назад +1

    Iidoor maanta cagtalamariyay allahow madhi inta dulmiga wada

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 3 часа назад

      Adiga iyo inta Shacabka Maatida iyo Ummaada Islamka ahba Dilaya ee afka gacanta adinka iyo Uurka dhiiglayaashaba ahba Madhi oo Cidhibtooda Gooooo YaarabilCallamiin Amiin Amiin Amiin yarabilCalamiin اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 5 часов назад +2

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 часов назад +1

    Bidhaanow waxaan kumoodi Jiray Nin diinleh laakiin waxaa Thy Munaafaf
    Xaaranta boliskana soomali uunbay hibka kulaayaan oo xolo dhaqato ahe kulayaabimaayo caqli Ayaa intaaska Ahe

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 часов назад +2

    guuleysta ciidanka liyuu booliska soomalida oo iskaxaaqa isaaq wa mooryaan dhul balaadhsi mooye caqli lahayne

    • @zamzam-xl3qj
      @zamzam-xl3qj 3 часа назад

      Guushu ma dhiig Islam oo ladaadsho miya?? Iidoor illah shalay Kala reebay ee halkay manta joogaan gaadhsiiyay baa u maqan

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 3 часа назад

      @zamzam-xl3qj idoorka daaliminta in laso afjaro weye oo fasahadkoda laga raysto

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 3 часа назад

      Xabashi kuma fuulleen xoolinimadaadu arkay cagdheeray

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 3 часа назад

      @allfurqaniyachannel6496 adigu gaalada dabada udhiganeysid ilaasho qomulud idoor ba tahaye

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 23 минуты назад

      @firdowsmusay-ze9gs hostage baad tahay inaalilaah ma ganide saadso
      Adiga yaa ka fasahaad badan oo ka daalisan doqonay warla...Allah umada haka qabto beelayadaad doonayso Allah hakusiiyo bi,idnillaah Allahu Amiin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 6 часов назад +3

    Way kibreen idoor ha lalayo

  • @ZAAKIRESSE
    @ZAAKIRESSE 5 часов назад +1

    Beelanaale wariye hadaa runta sheegtid maalagu xiraya

  • @Artwithmeissofun
    @Artwithmeissofun 4 часа назад +1

    Reserve area, yaa leh?

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 3 часа назад

    ALLAH CIDHIBTOODA HA GOOYO CAG DHEER IYO NEWPOLISBA ALLAH HAKU CADAABO CIQAAB IYO CADHO RABI OO DAAIM AH ALLAH KUWO ADUUN IYO AKHIROBA CIQAAB IYO CADAAB ANAY HORE U ARAG HAKU RIDO KUWA MAATIDA CARUURTA IYO SHACABKA MASAAKIINTA AH GURYAHOODA IYO CIIDOA UGU YIMI EE KU FARAXSAN XASUUQA UMADA ISLAMKA EE GACANKA AFKA IYO UURKU DHIIGLAYAASHA AHBA YARABILCALAMIIN IFKA KU CADAAB OO KU CIQAAB SACADNA RABIYO KA ABAAL MARI DULMIGA DILKA IYO XASUUQA AY WADAAN ADIGA QAADIRU RAXMAAN OO QAHAARA OO SAMIICUCALIIMA YAA CALIYUCADIIM YAASAMIICU BASIIR YAAXAKIIMU MAALIKA AMIIN AMIIN AMIIN YARABILCALAMIIN اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 5 часов назад +1

    cashir adag halodhigo budhcada hubaysan argagixisada idoor midyusan kafiigin tuug🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🦁🦁💪💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🇬🇶🇬🇶🇬🇶💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁✌️🙏

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 4 часа назад

    Waa arga gixiso dhab ah soomaali oo dhan dhib bay ka wadaan qaraxa koonfur ssc dds way washeen yaa ka liito ma jirto dulku show waa iromo

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom 4 часа назад

    Liyu bolis waa ay qashin ah

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 5 часов назад +1

    Sheekh sune ayaa meesha ka dagalamaya ileenwaa arab

  • @ahmedalaale5493
    @ahmedalaale5493 5 часов назад

    BALEY- GUBADLE, waa magaalo xadka ku taalla. Xagga galbeed waxaa ka xigga Gumar, Alleybaday, iyo wajaale, xagga bari waxaa ka xigga salaxley, dabagorayaale, labisagaaro, baley dhiig, buuhoodle iyo wixii la mida. Meesha la yidhaahdo dacawaley ( Jackal den), waxaa lahaa originally ( markii hore ) Ogaden markii dambe waxaa la soo dagey qolada Arab la yidhaahdo.

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 5 часов назад

    Dds guuu war dds waxa kari wayaye ali shabab iyo anfar ee ha ku luq kina❤😂

  • @akhalif579
    @akhalif579 5 часов назад

    Daba qoodhi xun xabash ah. Arab bas ku karbaashey baad xabashi soo wado.

  • @Mahdiabdirahman
    @Mahdiabdirahman 6 часов назад

    Ciidanka niyuu police 🚨🚓 qabiil kasto oo somalia ayaa ku juro runtii walaal hawiye iyo darood iyo dir iyo jareer iyo hawiye ayaa ku juraan walaal runtii marka caadi iska dhig

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 часа назад

    Manta ayad faaninaysaa liyu waa cadow waliba aniga kilinka ayey dhameeyeen

  • @NuurAbdirahmaan
    @NuurAbdirahmaan 5 часов назад

    Geed labka isaaq ninka isku doonta dhiiqo galay cagdherey

  • @hashiali689
    @hashiali689 5 часов назад

    Kibir ayaa wada marka ciday udarantahay ayey arkidonan reerkan been ayey isku maweliyan iyo cadifad qabiil dhirbaxo uun ku miyirsadan wejikale malaha mana xishoodan qar iska xoor badan ayey ku aakhiro seegayan iyagana dhibatada keensada

  • @camuudbuuni6832
    @camuudbuuni6832 5 часов назад

    Msleeshiyad maha waa arab maca ithopia ayey cunanyan

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 5 часов назад

    Waa been cad weyn tasi ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 4 часа назад

    Abaalkooda marya daanyeerta imaankii qabiilku ka qaday D5

  • @HasanAbdi-w5n
    @HasanAbdi-w5n 4 часа назад

    besha..jarso..o.gurmada..300..nin..binu..axmeda

  • @CABGAIOFFICIALL
    @CABGAIOFFICIALL 3 часа назад

    Hoyadaa was reermiyigi ayaa laysee dad shacaba

  • @cabdiaadan681
    @cabdiaadan681 5 часов назад

    TAARIIKHDA MAY DHICIN REER SHEEKH ISAXAAQ DULMI LOOLA YIMID OO LAGA MACAASHAY MANAY DHICIN OGAADEEN DEEGAAN KA RIIXA REER SHEEKH ISAXAAQ
    NINKII HAYAA CAR HA SHEEGO DEEGAAN LAGA RIIXAY REER SHEEKH ISAXAAAQ
    MA AF KAAD KU CIIL BIXI CIDLAAD KA HANJABAYSAAYE??????

  • @Kalamudii4289
    @Kalamudii4289 5 часов назад

    Ilahay ayaa ku weydiin adiga oo itaaldaran waxa aad sheegayso

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 5 часов назад

    Habar Awal oo abid dagaal gashay oo ku guuleysatay ma dhicin. G36 ayaa wali sugeysa. indhaha ka soo saara dee.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 часов назад

    Dacawaley waa dhul ogaadeen leeyahay waa dhulboob

  • @MohamedTuurtuur
    @MohamedTuurtuur 3 часа назад

    doqon doqon dhalay indoor sidra human jabo

  • @MomedAhmed-e9h
    @MomedAhmed-e9h 4 часа назад

    Benaleh ayad tahay ee malechiyad waa date Éthiopie anaa

  • @MahamedAbdilaahi-h4x
    @MahamedAbdilaahi-h4x 5 часов назад

    Kuwani waakuwii waligiin idinwadi jiray ardaabaad dawlad iyo shacab isugzagteen hada ayaanudiyaar nahay waxba hala hadhin daarood futaxume

  • @Artwithmeissofun
    @Artwithmeissofun 4 часа назад

    Subxanallah. Beenta daarood!

  • @MahamedAbdilaahi-h4x
    @MahamedAbdilaahi-h4x 5 часов назад

    Hadaan soogudbi hore umaanu soogudbin wax iskaceli

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 5 часов назад

    Idoorka wa kebreen Marka shaqo ayaan raban

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 5 часов назад

    Maa caruuta kuu fanaysan 😂😂😂 waar raaga iska cewliya hoyada waas caruur dhulka lee beenale

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 5 часов назад

    Iidoor meel aanay cabsi ku joogin nabad ma aha

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 часов назад

    Wa reerku dhibadanaa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 5 часов назад

    Iidoor waa kibreye,
    Ha la edbiyo.

  • @ayaanKh-en1cy
    @ayaanKh-en1cy 5 часов назад

    uraaye bilaa caqliya oo madhan ayaad tahay waligiinba jabi jirteen
    adeer afkaaga uraaya nooga daa magaca

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 5 часов назад

    Iidoor gobilka ogaden uma aydaan dhalan dhulkiinu waa biritish somaliland ee hargaysa iyo berbera burco ee kabaxa gobolkan ogaden

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 5 часов назад +1

    WALLAAHI JIGJIGA INEY KABIXIDOONTO GACANTA INA CAGJAR REER SOOMAALILANOW QALIN IYO GACANBA KUDAGAALAMA LAGABILAABO MAANTA U'OLALEEYA AMXAARADA INEY DHULKAN LEEDAHAY KASAARA JIGJIGA GACANTA FAQASHTA

  • @BashirSheik-s6e
    @BashirSheik-s6e 5 часов назад

    Iidoor waa la edbin insha allah.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 5 часов назад

    waa in cagta lamariyaa waay kibreene

  • @CabdiJirde-b9v
    @CabdiJirde-b9v 2 часа назад

    Hooyadaa faqash kawas

  • @GhfjgjgGuvj
    @GhfjgjgGuvj Час назад

    Wale,ma,agaan,idoorka,ma,aniqabaa

  • @SaleebaanCabdi-z7o
    @SaleebaanCabdi-z7o 5 часов назад

    Hala hubiyo

  • @khayrtoadam2200
    @khayrtoadam2200 5 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @cismanqanciye
    @cismanqanciye 5 часов назад +1

    wayaa ay ay dhalay anaagaa joogna goobta walaahi saraa kiishii ina cagjar maydkooda iyo meeshaa waxa tuulan wala yaabay niyuugii wuu dhamaday walaahi ogadeen sidii dhul bahante ayuu u yaacay nacasoow

  • @FatumahusseinAbdi-u7k
    @FatumahusseinAbdi-u7k 4 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 5 часов назад

    Beenale

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 часа назад

    Heey IIDOOR NACAYB WALEE IN BADAN SOMALI CADAABTA ILLAHAY WAA KU SHUBAYAA😱😱waryaa