Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
xaqa ilh ha ina waafaijyo aamin sida saxdane allh ha inagu hago
ilaahay sheekhan haso hadeeyo haduhades ladamcay wajazakallaahu kheyr akhii
mida xuusuusta mudan waxaa waaye umal horay in uu ulahaa kuwo ukudayado sida balcaam
Sheekh umal walle waa wareereyilaah soo hanuuniyo
i never compare allah with anyone
Isma badasho diintuyo qofkaa duloiba
isbadalka diineed ee sheekh umal ku dhacay waxaa sabab u ah dhowr arimood1- dhulka gaalada uuku nool yahay iyo dhaqalaha u gashaday dhulkaas2- fulaynimo iyo aduunyo jecel3- taageridii u taageeray jabhadi somali galbeed ee itoobiyanka isku dhiibtay4- cilaaqaadka fiican uula yeeshay kooxda lunsan ee ICTISAAM5- dhaqaale aruursi uu caalamka daafihiisa ula wareegayo
shalay iyo maanta
Subxallaah
Run buu sheegay ninkii yidhi :"إذا كنت إمامي فكن أمامي"Sheekh Umul haday Diintu ka dhab tahay Shalay Xaqii uu Afkiisa ka odhanayey Maanta kama Af dhabaan-dhabeen Aduunyo uun baa iishay.1-Sheekh waxa lumiyey Maalka yar uu helay iyo Faqrigii uu ka baxay.2- Islaweynin iyo in uu dadka ka Cilmi badan yahay.3-Fudadayd iyo wax hubsiina la'aan.4 - Magac iyo Jaah-raadis ha lagu yidhaahdo Sheekh Umul.
walee hanti dad waa badasha
diinta oo dhan waxa uusiis thy lacag
alah yahdiik umaloow, faqiirnimadaad ku fiicnayd
kkkkkk
umal waa uu fasahaaday
kkkkkk alxamdulilah alle mahad ku leh xaqiiqda in la ogaado dhageyso hadalka tafakur ku dar kan hadlaayo dhageyso xaqiiqda ayaa ku so baxeyso Insh Allah
war shiikha kaligiis isu daaya oo tacliiqa ka dhaafa!!!. haddii kale sheekha kala qabta kaligiis baa is cunayee!!!!
shiikha sidaan kuma ogeynin sidee wax ka noqdeen
hadaad rabto in aad qof been sheegaayo ogaato dhoowr jeer kuceli isma waa faqayo
ala ninkaan wa qabileystee cadaqato ah shikh na maaha
hahahah illaahayow naceeb astur.
Sh umal see wax ka noqdeen ninkii gaalo soo raaco o muslim la dagaalamo in murtad yahay wax mutan oo katagan malahan balse wax yabaa kahor muuqda
Waaaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
shukran
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
xaqa ilh ha ina waafaijyo aamin sida saxdane allh ha inagu hago
ilaahay sheekhan haso hadeeyo haduhades ladamcay wajazakallaahu kheyr akhii
mida xuusuusta mudan waxaa waaye umal horay in uu ulahaa kuwo ukudayado sida balcaam
Sheekh umal walle waa wareerey
ilaah soo hanuuniyo
i never compare allah with anyone
Isma badasho diintuyo qofkaa duloiba
isbadalka diineed ee sheekh umal ku dhacay waxaa sabab u ah dhowr arimood
1- dhulka gaalada uuku nool yahay iyo dhaqalaha u gashaday dhulkaas
2- fulaynimo iyo aduunyo jecel
3- taageridii u taageeray jabhadi somali galbeed ee itoobiyanka isku dhiibtay
4- cilaaqaadka fiican uula yeeshay kooxda lunsan ee ICTISAAM
5- dhaqaale aruursi uu caalamka daafihiisa ula wareegayo
shalay iyo maanta
Subxallaah
Run buu sheegay ninkii yidhi :
"إذا كنت إمامي فكن أمامي"
Sheekh Umul haday Diintu ka dhab tahay Shalay Xaqii uu Afkiisa ka odhanayey Maanta kama Af dhabaan-dhabeen Aduunyo uun baa iishay.
1-Sheekh waxa lumiyey Maalka yar uu helay iyo Faqrigii uu ka baxay.
2- Islaweynin iyo in uu dadka ka Cilmi badan yahay.
3-Fudadayd iyo wax hubsiina la'aan.
4 - Magac iyo Jaah-raadis ha lagu yidhaahdo Sheekh Umul.