Anti Culumaau Suu
Anti Culumaau Suu
  • Видео 5
  • Просмотров 592 107

Видео

Sheekh Umal SHALAY IYO MAANTA (Sheekh Umal oo Diintii Ka inxiraafay) Qeybtii 1aad
Просмотров 179 тыс.9 лет назад
Bal ila dhageysta Sheekh Maxamed Cabdi Umal isbadalka diineed ee ku dhacay.
Sheekh Xasaan Xuseen Oo Radiyay Aflagaadadii Sheekh Cali Warsame (Qeybtii 2aad)
Просмотров 14 тыс.11 лет назад
Sheekh Xasaan Xuseen Oo Radiyay Aflagaadadii Sheekh Cali Warsame uu u Geestay Ibn Taymiye, Ibn Qayyim & Maxamed C/Wahaab
Sheekh Xasaan Xuseen Oo Radiyay Aflagaadadii Sheekh Cali Warsame (Qeybtii 1aad)
Просмотров 66 тыс.11 лет назад
Sheekh Xasaan Xuseen Oo Radiyay Aflagaadadii Sheekh Cali Warsame uu u Geestay Ibn Taymiye, Ibn Qayyim & Maxamed C/Wahaab
Sheekh Cali Warsame Oo Aflagaadeynaya Shekhul Islam Ibnu Taymiya, Ibnu Qayim & M.C.Wahaab
Просмотров 181 тыс.11 лет назад
Maxaa kalifay in Sheekh Cali Warsame u aflagaadeeyo Ibn Taymiyyah,Ibn Qayyim iyo Maxamed Cabdi Wahaab? Waxaa kalifay kooxda u sheeqa ka tirsan yahay ee Al-Ictisaam ayaa bilaabay iney siyaasada ku biiran, barlamaanadkana galaan marka si aanan hadhow loo gaaleysiin madama ay Salafiyada u nisbo sheegtaan, waa in marka hore ayka taqaluusaan fekerka, ibn taymiyyah, ibn Qayyim iyo Maxamed Cabdi Wahaa...

Комментарии

  • @khayrtebiye962
    @khayrtebiye962 6 лет назад

    Run buu sheegay ninkii yidhi : "إذا كنت إمامي فكن أمامي" Sheekh Umul haday Diintu ka dhab tahay Shalay Xaqii uu Afkiisa ka odhanayey Maanta kama Af dhabaan-dhabeen Aduunyo uun baa iishay. 1-Sheekh waxa lumiyey Maalka yar uu helay iyo Faqrigii uu ka baxay. 2- Islaweynin iyo in uu dadka ka Cilmi badan yahay. 3-Fudadayd iyo wax hubsiina la'aan. 4 - Magac iyo Jaah-raadis ha lagu yidhaahdo Sheekh Umul.

  • @yuusufmuse2054
    @yuusufmuse2054 7 лет назад

    i never compare allah with anyone

  • @MohammedAli-vn5qt
    @MohammedAli-vn5qt 8 лет назад

    hahahah illaahayow naceeb astur.

  • @yassinjama8743
    @yassinjama8743 8 лет назад

    war shiikha kaligiis isu daaya oo tacliiqa ka dhaafa!!!. haddii kale sheekha kala qabta kaligiis baa is cunayee!!!!

  • @samiirhassan3308
    @samiirhassan3308 8 лет назад

    walee hanti dad waa badasha

  • @zayidabdalla590
    @zayidabdalla590 8 лет назад

    Isma badasho diintuyo qofkaa duloiba

  • @zayidabdalla590
    @zayidabdalla590 8 лет назад

    diinta oo dhan waxa uusiis thy lacag

  • @zayidabdalla590
    @zayidabdalla590 8 лет назад

    shalay iyo maanta

  • @najad9738
    @najad9738 8 лет назад

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك

  • @abdiazizsheikh9665
    @abdiazizsheikh9665 8 лет назад

    umal waa uu fasahaaday

  • @anabeyduale9991
    @anabeyduale9991 8 лет назад

    Subxallaah

  • @kasimahmednur945
    @kasimahmednur945 8 лет назад

    kkkkkk alxamdulilah alle mahad ku leh xaqiiqda in la ogaado dhageyso hadalka tafakur ku dar kan hadlaayo dhageyso xaqiiqda ayaa ku so baxeyso Insh Allah

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 9 лет назад

    ala ninkaan wa qabileystee cadaqato ah shikh na maaha

  • @punblichealthbatchonefamil2697
    @punblichealthbatchonefamil2697 9 лет назад

    xaqa ilh ha ina waafaijyo aamin sida saxdane allh ha inagu hago

  • @inpektore14
    @inpektore14 9 лет назад

    alah yahdiik umaloow, faqiirnimadaad ku fiicnayd

  • @hasanmaxamad899
    @hasanmaxamad899 9 лет назад

    shiikha sidaan kuma ogeynin sidee wax ka noqdeen

  • @siidowmaxedibrahim6733
    @siidowmaxedibrahim6733 9 лет назад

    Sheekh umal walle waa wareerey ilaah soo hanuuniyo

  • @nasranuur3862
    @nasranuur3862 9 лет назад

    hadaad rabto in aad qof been sheegaayo ogaato dhoowr jeer kuceli isma waa faqayo

  • @nasranuur3862
    @nasranuur3862 9 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @asmadahir8283
    @asmadahir8283 10 лет назад

    Sh umal see wax ka noqdeen ninkii gaalo soo raaco o muslim la dagaalamo in murtad yahay wax mutan oo katagan malahan balse wax yabaa kahor muuqda

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 10 лет назад

    ilaahay sheekhan haso hadeeyo haduhades ladamcay wajazakallaahu kheyr akhii

    • @ilyaasaadan3454
      @ilyaasaadan3454 9 лет назад

      mida xuusuusta mudan waxaa waaye umal horay in uu ulahaa kuwo ukudayado sida balcaam

  • @anticulumaausuu545
    @anticulumaausuu545 10 лет назад

    isbadalka diineed ee sheekh umal ku dhacay waxaa sabab u ah dhowr arimood 1- dhulka gaalada uuku nool yahay iyo dhaqalaha u gashaday dhulkaas 2- fulaynimo iyo aduunyo jecel 3- taageridii u taageeray jabhadi somali galbeed ee itoobiyanka isku dhiibtay 4- cilaaqaadka fiican uula yeeshay kooxda lunsan ee ICTISAAM 5- dhaqaale aruursi uu caalamka daafihiisa ula wareegayo

  • @anticulumaausuu545
    @anticulumaausuu545 11 лет назад

    Sheekh Cali Warsame inuu aflagaadeeyo Culumadaan waxaa kalifay kooxda u sheeqa ka tirsan yahay ee Al-Ictisaam ayaa bilaabay iney siyaasada ku biiran, barlamaanadkana galaan marka si aanan hadhow loo gaaleysiin madama ay Salafiyada u nisbo sheegtaan, waa in marka hore ayka taqaluusaan fekerka, ibn taymiyyah, ibn Qayyim iyo Maxamed Cabdi Wahaab kadibna qofkasta u sameeyo wuxu doono.

  • @anticulumaausuu545
    @anticulumaausuu545 11 лет назад

    Sheekh Cali Warsame inuu aflagaadeeyo Culumadaan waxaa kalifay kooxda u sheeqa ka tirsan yahay ee Al-Ictisaam ayaa bilaabay iney siyaasada ku biiran, barlamaanadkana galaan marka si aanan hadhow loo gaaleysiin madama ay Salafiyada u nisbo sheegtaan, waa in marka hore ayka taqaluusaan fekerka, ibn taymiyyah, ibn Qayyim iyo Maxamed Cabdi Wahaab kadibna qofkasta u sameeyo wuxu doono.