Inqilaabkii Saraakishi Rer Woqooyi 1961 Ki Iyo Buuga Raadraaca Taariikhda Soomaaliyeed Qarni Joog TV

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 43

  • @jabriilgeesey3037
    @jabriilgeesey3037 Год назад +2

    ❤maasha Allah mahadsanid qarni joog

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Год назад +3

    Ambassador cawil alle Haku xafido

  • @abdirashidmohammed3882
    @abdirashidmohammed3882 8 месяцев назад +1

    Waad khaldantahay cadaadlay may ahayn meshu jogay sarkalku wuxu aha xasan yare wuxuna jogay shiikh

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Год назад +2

    Waa deg degeen! Cawil wuxuu buuggiisa ku qoray in kooxdii inqilaabka 1969 ee Siyaad Barre ay aad ugu faaidaysteen waayo aragnimadii raggii waday inqilaabka 1961. Siyaad Barrena uu xog waraysi badan la yeeshay mr Cawil intii u dhexeeysay 1962 ilaa 1969.

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 Год назад +6

    Anigu waxan ahay reer kofur waliba hiraaniah ma dhalan waqtigaas wana qiso cajiib ah waan dareemayaa dhibta kudhacday reerkan waxana sababteeda leh siyasiyiintii reer kofureedka waxayna mudan yihiin in laga shaafiyo guuldaradii labaday sida in somali oodhan ay reer waqoyi ugadambeyaan xukunka dalkoo idil oo aan waliba lugu ixtiraamo oo aan lagu dhibin xukunka somali oodhan meeshey doonanan Hana geeyaane

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Год назад +4

      Xukun la iskuma daysto oo xataa laba hooyo wada dhashay ayaa isku dila. Laakiin haddii Soomaali abaal gudayso waa in hadda lagu ixtiraamo waxay Isaaq rabaan oo ah jamhuuriyad gaar isu taagta (sida Jabuuti)

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 Год назад

      Thanx wall lkiin mushkilada waa in calanka aan gacantayada ku keenay in hadana nalagu dilo xilba marabnee

    • @akalikak9793
      @akalikak9793 Год назад

      @@Aw88-c1rp

    • @akalikak9793
      @akalikak9793 Год назад

      P😊pp

    • @akalikak9793
      @akalikak9793 Год назад

      P

  • @CabdillahiMaxmuud
    @CabdillahiMaxmuud 10 месяцев назад +1

    Xasan kayd Ayaa ahaa ka fashilay Afgembigaa waxaanu ahaa Qof aad u,fudud Sida uu sheegay Sarkaalkii ku taliyey in Xasan kayd Gurigiisa ku Sug,naado lambada (week )ee Afgembigu Socdo.
    Mahdsnd Soogudbinta wanaagsan iyo Qarni joog .

  • @CaptanJon
    @CaptanJon Год назад +1

    Walaal isoodir sawirka saara vidiyowga

  • @ahmedmadar6037
    @ahmedmadar6037 Год назад +2

    Mr Awil didn't mention Mr Mohamed Waraame Ibrahim,why did he ignored as he was the 2nd Officer who died for the cause besides Mr Abdillahi Abbi? Is it because tribal ill feeling or just unexpectedly over sight? I shall expect Mr Awil will rectify this matter.Thanks in advance.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Год назад +2

    Waxay ahaayee wax imika had arkaysaan waxay rabeen Iidoor land yaa liciifiyay Ilaahay oo ogaa waxay doonayeen Gaalkii Saarnaa iyo Diintii Gaalnimada ahayd Iidoor waa dadkii ugu horeeyay Soomaali inay ogolaadaan Slave nimo iyo duli halka Raga Soomaaliyeed diideen inay u sujuudaan nin la mida usgaga.

    • @motivational2071
      @motivational2071 Год назад +1

      Kuwi ingiriska inaanu dhulkooga Kudhalin magaloyinkaga aanu soo galin bada kaga dhex saxeexay yeey ahayen dhakhay kuwa gumaysiga ina laga kiciyo africa bilabay sow idoor may ahayn kuwa diiday inay gar ahadan somaliyo kala daadsan isku keenay 5somaliyeey ma adigu ahaa bajunay sow idor may ahayn baajunay

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 Год назад +1

    Waxaas qashinka ah yaad u sheegeysaan iyo dadka jiran oo caqliyada qabyaaladda iyo gumeeysiga aaminsan.
    Haddan midoow jirin xayle salaasaa qabsan lahaa.

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Год назад +2

    Waa dhacdoonka adunnka

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 Год назад +1

    Khibrad yari haysan saraakiishaaas ayay wax walba u fashilmeen

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 4 месяца назад +1

    Somaliland heroes.

  • @husseinosmannur5206
    @husseinosmannur5206 Год назад +1

    Adeer wakhtigaas cigaal results wasaare ma aheyn

  • @ismailahmed6730
    @ismailahmed6730 Год назад +1

    Rag baa halkaa ka maqan oo kamid ahaa ragii inqilaabka sababta looga reebay magacyadoodu waa maxay

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Год назад +2

    Iidoorku waxay bilaabeen 1961 markuu inqilaabkii ka dhicisoobay inay dalka dagaal geliyaan waxaa socdaan u baxay Cigaal oo ahaa Raysawasare wuxuu tegay kiniya oo Ingiriis haysto wuxuu bixiyay Dhulka NFD wuxuu ku qaatay lacag dadka oo doonaya inay la midoobaan Soomaali wax kale ee haw sameeyay markuu Ingiriiska yimid waxaa wax laga waydiiyay Soomaali oon awood lahayn waxa u horeeya ee hay ku talaabsanayso Cigaal Isaga oon u ekayn Soomaali wuxuu yidhi waxay Soomaaliya samaysanaysaa Ciidan badan waxayna ku duulaysaa Itoopiya iyo kiniya Dawladihii waxay u diyaar galoobeen inay dagaal Soomaali ku qaadaan. Kiniya waxay Ingiriiska waydiisatay inuu la joogo kana difaaco Soomali. Itoobiya waxay soo dhoobtay Ciidan 1964 waxa bilaabmay dagaalkii Iidoorkii Gaala raacii ilaa maanta waa waxa haad arkaysaan ee Soomaali baaba eed ka talinay.

    • @jamaalabdi
      @jamaalabdi Год назад +3

      @subraarm4381
      Qof buka oo aad u liita ayaad tahay Gaalo waa kuwa aad habeen iyo maalinba baryeyso ee aad gacmaha hoos dhigataan dhib aydaan falin Somali ma gaadhin
      Hawiye iyo Dir way fahmeen is bihin bihinta iyo iska oohinta waa la soo dhaafay xilligii aad magaca somali iyo calanka blue ga ah aad ku dawarsan jirteen nin waliba wuxuu yahay buu ahaanayaa ee Ilmada cesho

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt Год назад +3

    fidnolayaal weyan reer wuqooyiga midnimada dooni mayaan waxey door bideen adoonsi iney ku hoos nolafaan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +2

      waad ciyasaa sida xoolaha adoonsi maxaa hoosgeynaya dad xor ah weeye waxayna xoroobeen 1960 somalilandar iyagaa isxoreeyay ma reer koonfurbaa xoreeyay??

    • @kasiyomaan393
      @kasiyomaan393 Год назад +1

      waqooyi fidnada waa wadayaan ilaa wixii koonfur iska qaadaty soo celiso oo faraha kala baxdo hadii kalena boqortooyo alshabaab ah oo shaadh waqooyi huwanbaanu idiinku talinaynaa

  • @Ahmed-j3s6x
    @Ahmed-j3s6x Год назад +1

    Taariikhd baa soo marnay dalkeenu wuu hormaraa I.a

  • @MohamedArashid
    @MohamedArashid 7 месяцев назад

    Wll buga oo pdf ah ma la helaya

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Год назад +1

    Ok

  • @5ali945
    @5ali945 Год назад +1

    Asc

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt Год назад +1

    fidnoolayaal weyan reer wuqooyiga naga daaya hada xataa sidooda calan feek ha iska haystaan

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 Год назад

      haday reer waqoyi fidnoyin yihin..idinka 32 sano maxa qaraxa idin baday maxad isu cunaysan maxa daganasha idin diday.wa inkar iyo doqonima ad qabtan.idinka iyo anagu waxba ma wadagi karno wa isu dhaqan manihin waxan afka iyo dinta ahayn.dadka dhiranida iyo caqliga iyo garashada le wa waqoyo..maha sidana unuka le in hanti iyo dhig dadba adku dadisen.waligina dagimasan calkana cida cebaysay wadinka dawarsi iyo qarax la dabatagan

  • @xamdixasan1284
    @xamdixasan1284 Год назад +1

    Azc