Asc Dhaman inta ku xeran Ajakis Official ani Adeer Jeekey inaan aflagaadeeyo video gaan uma soo dhigin kaliya been abuurka Aabahe laga sameyay usoo xanuunsaday una soo jawabay xaqna waan uleyahay Aabahe dhintay qof been ka shegay runta inaan usheego Adeer Jeekey na wax qalad ma dhihin mana aflagadeynin runta kaliya ushegay Weli Aabo dhankiisa ahaan ixtiramki uhayay ilaa hadeer uheeyaa
Maxamed wll aabe ajakis dhamaantena ayuu naga wada baxay waqtigiisa ayaan intaas ku ekaa marka dadka views raadiska ah wada sax alle haku soo hadeeyo teda kale masuuliyad weyn ayaa ku saran booska uu aabe ajakis ka baxay maanta adiga ayaan taagan alle hakula garab galo wajibaadkaga
I grew up watching ajakis wallahi when I heard the news it felt like one of my relatives died that’s how much ajakis had impact on us all he didn’t die only from his family he died from us too I’ve never been to Somalia and I know about that shows what kind of human being he was he was a great comedian great person I wish I had the chance to meet him in person my Allah grant him the highest jennah and may Allah give sabr and iman to his family Somalia just lost a great legend he will always live in our hearts ♥️ I hope this channel doesn’t fade away keep his legacy alive inshallah
Brother I feel the same way. I also watched his riwaayad as a kid and I loved him. I saw him once by a chance back in 2001/2, can't remember the exact year. It was my aunt's burial, he was there and his friend Salah Dheere. We ask Allah to forgive our brother Ajakis, and bless his soul. Somalia has lost a legend. There will never be another Ajakis, as he was one of a kind.
🥺🥺🥺🥺😭😭😭 wallahi wax laga xumado waye qof dhiinte in waar kiisa lawado taas neh waa uu daamiir xumo noo wan ka xumahay ilhey ha uu naxariisto abe Ajakiis
Wlhi ajakis waa qofka kaliya ee aan kanaxay geeridiisa runtii kama dhiman family uu kaliya ee waxa uu kadhintay somaliwayn aja alle ha unaxariisto qabrikiisana alle ha uwasiciyo waxa uu naku leyahay waa duco ee aan uducayno 😥🙏🙏🙏
Ajakis wuxuu ahaa qof somali oo dhan qaali ku ah!! Geeridiisa waan ka naxnay wallahi… waa run waxa uu wiilka ka hadlayo in ajakis musalsal geeridiisa laga dhigo waa ceeb!!! Allaha u naxariisto
Aabe ajakis anago dhan ayu naga dhintay allaha u naxariisto qabriga allaha u nuuriyo kitaabkisa midigta allaha ka siiyo hoygisa janatul fardowsa allaha ka dhigo🤲
Ilhy ha u naxaristo abo abowe idinka ilhy qalbiga ha idin qabojiyo 🥺abo Somalia oo dhan ka tagey anaga oo dhan ilhy qalbiga hano wada qabojiyo asiga ilhy ha u naxaristo qabriga ilhy ha u wasaciyo sualaha ilhy ha u fududeyo 🥺
Allaha unaxaristo aAbabo mcn Adinkana Qalbiga allaha idin qabojiyo 😘Dadka ayaba saan iska ah Ha ujawabin Wllky jecelow Baabana Naxarista jano Allaha siiyo 🤲🤲🙏🙏🙏
Allaha unaxariisto baba Ajakis qabirigiisana allaha uwaasiciyo janatul fardowso allaha ka waraabiyo somali weyn ayuu ka dhintay xasuus ayuu qalbiyadena ku reebay marnaba naga go i dooninالله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته اللهم امين يارب
Allah u naxariisto Ajakis waxaa loo dhintaa ajashaa dhamaatey waa waqtigiisii mana dhaafi laheyn ee eedo Allah jantelagen fardawso ha ku casuumo kitaabkiisan midigta Allah ka siiyo aamiin. Iska samra Soomaali qaar warbadan aa ku jira.
Allah u naxariisto baba Ajakis اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين ان القلب ليحزن وإن العين لتدمع ولا نقول إلا ما يرضي ربنا وإنا على فراقه لمحزونون اللهم ارض عنه واغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة واجعله في الفردوس الأعلى من الجنة
Alaha u naxariisto babe waana wanaagsan tahay in halmar u jawaabto oo bulshada benta lo shegay waxii ka runa la wadaagto mrka hore u soco wllo dadka waa iska hadlayaan qof nool iyo qof dhintay kama amaan helaayo aabena umada somaliyeed waa ka wada dhintay samir iyo imaan wxoo noga bahanyahay waaa duco
Aaabe alaah ha u naxaristo jekayna iska cafi walaal arin kale oo aan jekay ku arkay xitaaa waan soo xasuustay blse kama hadlaayi .waalaal adna iska samir aaabena wanaGiisa somali oo dhan aya marqaati ka ah horeyna u soco wll
Yes, very sad, somethings are personal and are meant to be kept for ones self, I’m sure if Ajakis was here he wouldn’t let jeey Kay speak about his personal affairs but now he can’t defend himself, Like for us public it’s enough to tell us that he died and not go into details what caused his death, jeey Kay is very wrong,
Aabe Ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa Allaah ha u waasiciyo kitaabkiisa midigta Allaah ha ka siiyo Jannatul Fardowsa Aclaa.Allaah ha ugu bishaareeyo Inshaa Allaah
Saax Of Course Wll Keey Abbe Ajakis Anago Dhan Ayos Naga Tagay E Qabriga Ha idin ka Nasto Somalia 🇸🇴 Daan Adun ka Loga Fakan waye hadane Aqiir e uguu dawa Galey Yaa Rabi Allah Huma Amiin
Allah u naxaristo Ajakis anaka dhan uu naka baxay. Tan jekeey xumaan uma dhihin sida ka muuqata hdlkis marka raggi aabaha ay isla so ceesheen ina af lakaa deyso waa gunimo doqonimadaasna aabaha lakuma aqoon waxaa wajib kgu ah intuu aabha ixtirami jiray ina si wngsn u ixtiraamto baa waajib kgu ah dad kle danahooda yaan laku adeegsan wll Aabe na allah u naxaristo
horta wlhi aabo ajakis ilahaye ha u naxariiso sida eey umadiisa u jacelayen aallha ha u jacelaado waxa ku so har nin ka la yirato jekeey horta ilamo miya hee subaxanalaaha qof dhiinte wlhi duco bo raba ee ajakis ka dhamaad hee ❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Dhaman inta ku xeran Ajakis Official ani Adeer Jeekey inaan aflagaadeeyo video gaan uma soo dhigin kaliya been abuurka Aabahe laga sameyay usoo xanuunsaday una soo jawabay xaqna waan uleyahay Aabahe dhintay qof been ka shegay runta inaan usheego Adeer Jeekey na wax qalad ma dhihin mana aflagadeynin runta kaliya ushegay Weli Aabo dhankiisa ahaan ixtiramki uhayay ilaa hadeer uheeyaa
Xushmad weyn ayaan u hayaa mudane ajakis waligiis ayuu caan ahaa ilaa xiligii aan muqdisho joogay respect ayuu mudanyahy walahi ajakis waligiis qalbigeyga Kama baxayo ajakis qof lamid ah Uma maleyo inuu joogo maanta soomaliya rip
Sax waaye eedo waan ku Karab taganahay horey usoco
War wllhida bro wad iga qiiraysisay runtii wax khalad ahna mad odhan wixii anba aanka xanaqi laha Uunbad ushegtay jeekey wayo Aabah oo mayti ah in kolba nin walan inta wadada lagaso qabto layidhahdo hebel uu dhintay halked jogtay oo veiws lagu radsado waa wax aadku saxsan thy
Wan ku fahamnay wll
Maxamed wll aabe ajakis dhamaantena ayuu naga wada baxay waqtigiisa ayaan intaas ku ekaa marka dadka views raadiska ah wada sax alle haku soo hadeeyo teda kale masuuliyad weyn ayaa ku saran booska uu aabe ajakis ka baxay maanta adiga ayaan taagan alle hakula garab galo wajibaadkaga
MASUULIYAD WEYN AYAA KU SAARAN ALLAH KULA GARAB GALO AABAHEEN AJAKISNA ALLAH U NAXARIISTO AAN ISKU SABARNO 🙏
Aamiin my bro jack baaba ajakis allaha u naxariisto walaalkeena mas'uuliyada allaha la garab galo anagana waan la jirnaa garabkiisa ayaa nahay
waa sidaas
Quruxkudhiigle waasaxantay
Waa mahadsan tahay walal
@@ajakisofficial wallaaal qaali qalbiga allaha kuu adkeeyo markastana noosoogal aabo ajakis taariiqdiisa nooga soosheekeey iyo caruurtiisa qisadiisoo dhameeys tiran noosoogudbi
Horay u soco eedo shaqeyso anaga garabkaga taagan wax maniiga halaabayo
Adiga maxa maka celisid jekey maxu ucaynaa
Nimco aadban uga xunahay soomali ween hadaa nahay.
Adoo nool in ajakis oo dhintay lacaayo beena lagasheego.
We feel so sorry.
Ajakis ilmihis wlh waxba kama halaabayaam.anagoo dhan ayaa garab taagan
J
Xaqiiq Taasaa ah Nimco
Garabkiisa ayaan nahay inay Nafta baaqi nagu tahay
NIMCO HAYBE WALLSHY ADOO NOOL IN AJKIS ASA GOO DHINTAY IN BEEN LAGA SHEEGO MAXAY U DHACDAYNA WALLSHY ✌✌✌
Allaha unaxriisto aabe ajakis qalbiga allaha idin qaboojiyo iskana Sabra aduunyo waaye hana ubixina hadal ibna badan haraacina dantiina kawata
Waqtigisa ayaa dhamaaday sigar loma dhinto nin walba malintisa ayuu dhimanaa alla yaa raxma🤲🤲🤲
I grew up watching ajakis wallahi when I heard the news it felt like one of my relatives died that’s how much ajakis had impact on us all he didn’t die only from his family he died from us too I’ve never been to Somalia and I know about that shows what kind of human being he was he was a great comedian great person I wish I had the chance to meet him in person my Allah grant him the highest jennah and may Allah give sabr and iman to his family Somalia just lost a great legend he will always live in our hearts ♥️ I hope this channel doesn’t fade away keep his legacy alive inshallah
Brother I feel the same way. I also watched his riwaayad as a kid and I loved him.
I saw him once by a chance back in 2001/2, can't remember the exact year. It was my aunt's burial, he was there and his friend Salah Dheere.
We ask Allah to forgive our brother Ajakis, and bless his soul. Somalia has lost a legend. There will never be another Ajakis, as he was one of a kind.
Waa sax walahi aabo ajakis somali oo dhan ayuu ka dhintay allaha unaxariisto walalkey dadka qaarna waa nacasiin sida jeekeey iyo waxa lamid ah walahi somaliya oo dhan ayaa garabkiina taagan ❤❤❤
🥺🥺🥺🥺😭😭😭 wallahi wax laga xumado waye qof dhiinte in waar kiisa lawado taas neh waa uu daamiir xumo noo wan ka xumahay ilhey ha uu naxariisto abe Ajakiis
Waa run wlh abe keligina idiinma aha kuligeena ayuu aabe nooyhy allow u naxariisto yaa rabi gadaashiisa nama dulmiyo🤲🤲🤲😭
Marxuumka shekadadiisa hala xiro aan u doceeyno allaha u naxaristo 😭
Wlhi ajakis waa qofka kaliya ee aan kanaxay geeridiisa runtii kama dhiman family uu kaliya ee waxa uu kadhintay somaliwayn aja alle ha unaxariisto qabrikiisana alle ha uwasiciyo waxa uu naku leyahay waa duco ee aan uducayno 😥🙏🙏🙏
Ilaahy ha unaxariisto yaarabi dadka dhan kanaxan wlhi adunka qof joogay malahan
Ajakis wuxuu ahaa qof somali oo dhan qaali ku ah!! Geeridiisa waan ka naxnay wallahi… waa run waxa uu wiilka ka hadlayo in ajakis musalsal geeridiisa laga dhigo waa ceeb!!! Allaha u naxariisto
Alla video gan marku iso dhacay wallhi calosha ihurtay 💔😢
Ajakis allah ha unaxristo qabrigisa allah uwasiciyo janatul fIrdowsa allah ogu bishareyo 🤲🏽
Aabe ajakis anago dhan ayu naga dhintay allaha u naxariisto qabriga allaha u nuuriyo kitaabkisa midigta allaha ka siiyo hoygisa janatul fardowsa allaha ka dhigo🤲
Masha Allah Nin Rag oo Hadalkiisa Miizaaman Aad Tahay💯💯👍
Allah unaxariisto Abdi Muriidi Ajakis aamiin yaarabi aamiin yaarabi Adigana samir iyo iiman ha idin siiyo.
Runtaa waye wallahi wllky waaba yabna hadalkiisa lee hayan subxanallah Aabe ajakis samir iyo iiman allah nagasiyo dhamaan teyna الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين اللهم امين 🤲🤲
Eedo macaan ilaahaeey samir iyo iimaan ilaaheey hakaa siiyo ee aabe Quraan badan u akhri mar walboo aad sajuudeeysid sajuuda ooku ducee ilaahoow janadii fardoowsaa kee aamiin
legend of legend 🙌 geedba dhacankiisuu dhalaa meeshaada kasii wad hormar wacan yaan kuu rajeynayaa aabe somali mxmed ayuuka wada dhin alla yaraxma wixi waxka sheego ayaga ku dhib qawo dambi unbey ka kala yareynayaan haw bixin bro horay uga soco
Baaba ajakis alle aan u barino yaan views lagu raadin waxaas waa ceeb alle ha u naxariisto walalkeen ajakis
Abwe abe allh u naxaristo wayo waxu aha qof aad u wangsan illhy ha jclado
Masha Allah aboowe Allah uu naxriisto abee jekeey wuu fuduudadi xaqa Allah tuuso
Ajakis Allaha u naxariisto medxanto maayo mamosto jana fardowso Allaha geeyo Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allah u naxariisto marxuun ajakis wax badan waa naga farxiyay Allah ka farxiyo maalin qiyaamo 🙏🙏🙏🙏
Ilhy ha u naxaristo abo abowe idinka ilhy qalbiga ha idin qabojiyo 🥺abo Somalia oo dhan ka tagey anaga oo dhan ilhy qalbiga hano wada qabojiyo asiga ilhy ha u naxaristo qabriga ilhy ha u wasaciyo sualaha ilhy ha u fududeyo 🥺
Ilahey hau naxaristo abah ma dhimanin ee wuu dhuntay abahaa waa nin qali ah.
Allaha u naxariisto cabdi muriidi jana firdowso Allah geeyo so that brothr stop war
I love baba Ajakis Allah Geeyo janatul fardowsa
Waqtigesa dhamaday allha unaxaristo baba ajakis 😭😭😭
Allah ha unaharisto Ajakis Jana Allah xakawarawiya inta qarawatha samir iyo imaan Allah hakasiyo
Wlhi wiilkan ruunto ka hadlay ee abowe iska sawar qofka xuunaa Alaha dartii ku cafi waxana kuleyahy keep going
Sorry walhi wallkey adun nooc kala ku noolnaahy qof manta ka hooseeyo xita kama xishoonayaan umadan 😭😭😭🖐🏽
Ilahay ha u naxaristo wlhi sida abahay dhimashadisa uga naxay qabrigiisa allah u wasiciyo
Allaah u naxristo abaha mahamed Allaah aa idila jiro iyo inta idin jecel horay u soco
Masha Allaha aboowe mcn Allaha kuxafido aboowe mcn abaha Allaha unaxaristo walalkena cabdi muridi dheere Samir iyo iban Allaha naga siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaha u naxriisto si fiican ayaa samaysay hore u soco waa run daaya abahaas raali noqo eedo wan KU daremay walaahi samir waan u ducaynaya aabo
Allaha u naxariiso baba ajakis qabrigiisana allaha u waasiciyo mar waliba qalbiyadeena ayuu ku dhex noolaanayaa xasus ayuu noga tagay
Welcome young ajakis 😍
Ajakis sabir iyo iimaan alle hanaga siiyo waa meel loo wada socdo kuleen weynasugeysaa geerida ajakis soomaali oo dhan ayuu katagey ee rabi naxariis janno ha ugu bishaareeyo yaa rabi
Baaba ajakis alle ha unaxaristo one of my favorite comedian ayu ahay
Allh Unaxarista Abe AJAKIS QABRIGANE ALLH UWAASICIYA KITABKISANE MIDIGTA ALLH KASIYA JANATUL NACIM ALLAH KUCAZUMA ALLHUMA AMIN YARABBI GADASHISA ALLAH NAMAFIDNEEYA
Wll baba ajakis allaha unaxriisto Samir iyo iman allaha nagawada siiyo dhamantena ayu naga tagey kaligin idinkama tagin 😢🤲
Ilahay ha u naxaristo baba ajakis walaal sabar maxamed jecelow ilahay xaqa hana tuso aamiin
Allah yaraxma adeer ajakis qabriga Allah ku waasiciyo qalbiyadena ku noolan doonta
Allaha u naxariisto aabe ajakis maxamd jeceelow hooyana samir alah ka siiyo inta guriga jookto abaayo iyo aboowayaal uu ka trgey samir allaha idin ka siiyo 😭😭😭😭 maxamd jecelo usamir adeerkaa jeekey iskana cafi
Allaha unaxriisto baba ajakis janada allaha ogu bishareyo amiin yarabi 😢😭😢
Waaw Aboowe Mida Ugu Horeeyso Waxaan Ka Fakaryay Janlkaan Hadii Uu Kugu Wareejiyay Shaqeeyso Abowe Hore Usoco Cidana Ha Ujoojin Masha Allah
Mash allah maxamed jeceelow allah haku xafido🤲🏽
Maxamed cabdi muriidi dheere ajakis moha jacelow waa saxan thy wllhi anigaba xanaqay markn maqlay waresigas anigo naxsan hdana xanaqay wxan dhahay hdu sambaba la aay mxa kagalay adiga dhahay sida qof ila jogo cml . Aboowe moha jacelow wxn kudhihilahaay hore usoco anaa kula jiro io allah hdn wxba ku awodin ogow wxn ku awooda wxa dunida ugu qaalisan waana ducada alle subxaanna watacalaa . magacada mxan flmbdn ku maqlay .sida filmka balwan Mohamed jacelow io aniiza حفظكم الله جميعا يا عزيزي محمد
Wll allha ha u naxaristo ya rab abe ajakis wll never give up we are with you brother 🙏 💪 🙌 💙 be strong 💪
Allaha u naxariisto Ajakis 🤲🤲😭😭😭😭
Inaa lilahi wa ina ilayhi rajicuun Allah unaxriisto Aabo qabrigiisa Allah uwaasiciyo روض من رياض الجنة اللهم آمين يا رب
Mashaallah keep going son illahey hau naxaristo abaha ma dhimanin ee wuu u dhuntay nin qali ah waye.
Allaha unaxaristo aAbabo mcn
Adinkana Qalbiga allaha idin qabojiyo 😘Dadka ayaba saan iska ah
Ha ujawabin Wllky jecelow
Baabana Naxarista jano Allaha siiyo 🤲🤲🙏🙏🙏
Mohomed jecelow legend 🙌🏼😍✌️ sas aan karaba
Alle hau naxariisto janatul furduus alle haka warabsho alle dila dhinta ee sigar wax madilo waqtigisa ayaa dhamaday
Allaha unaxariisto baba Ajakis qabirigiisana allaha uwaasiciyo janatul fardowso allaha ka waraabiyo somali weyn ayuu ka dhintay xasuus ayuu qalbiyadena ku reebay marnaba naga go i dooninالله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته اللهم امين يارب
Asc
Allah u naxariisto Ajakis waxaa loo dhintaa ajashaa dhamaatey waa waqtigiisii mana dhaafi laheyn ee eedo Allah jantelagen fardawso ha ku casuumo kitaabkiisan midigta Allah ka siiyo aamiin. Iska samra Soomaali qaar warbadan aa ku jira.
Allah u naxariisto baba Ajakis
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم امين
ان القلب ليحزن وإن العين لتدمع ولا نقول إلا ما يرضي ربنا وإنا على فراقه لمحزونون اللهم ارض عنه واغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة واجعله في الفردوس الأعلى من الجنة
Ilahey ha u naxriisto walaalkeyga ajakis amiin imaqal jeceelow u aqri qur aan khamiis walbo ilahey qabrigiisa waaasac
Maxamed Jaceelow guuleeyso
Aabe Somali weeyn ayuu ka baxay
Ajakis Allah ha u naxariisto.
Alaha u naxariisto babe waana wanaagsan tahay in halmar u jawaabto oo bulshada benta lo shegay waxii ka runa la wadaagto mrka hore u soco wllo dadka waa iska hadlayaan qof nool iyo qof dhintay kama amaan helaayo aabena umada somaliyeed waa ka wada dhintay samir iyo imaan wxoo noga bahanyahay waaa duco
Abbe macaaan ajakis wlhi managa dhiman qalbigen kuwenthy💔😭😭🥲
Horta Ajakis allah ha unaxariisto aameen janatul fardowsa allah hakawarabiyo aameen kitaabkiisa midigta allah ha ka siiyo aameen 🙏ajakis Somali weyn oo dhan oow kabaxay nin qaran aw ahaay Allah ha unaxariisto cidii isku dayda inay magaciisa iyo ilmahiisa wax udhinto kayeeli mayno 👈wallaahi anagaa utaagan difaaca reer ajekis yar Iyo wayn 👍sharcigana waan latiigsan doonaa 💪
in agoonta madaxa loo salaaxo oo lagarab istaago ,sharaftoodana la dhowro ayaa qofkasta oo somali ah laga doonaayaa oo awooda insha allah mahadsanidiin 💐🙏
Zigaar lomadhinto lkn baba ajakiz wakhtigiiza dhamaday allaha unaxariizto wll adna cadawga allaha kaqabto 😢😭😭
Subhnlh meytada iska daaya allh unaxariisto aderkey cabdi muridi aja
Allah u Naxariisto Ajakis Soomali'yoo dhan ayuu ka baxay Alla waxaan ugu baryeeyna Janatul firtosa inoo geeya 😭😭
Aaabe alaah ha u naxaristo jekayna iska cafi walaal arin kale oo aan jekay ku arkay xitaaa waan soo xasuustay blse kama hadlaayi .waalaal adna iska samir aaabena wanaGiisa somali oo dhan aya marqaati ka ah horeyna u soco wll
Alaha u naxariisto Ajakis wllkey maxamed waad ku mahadsan tahay inaad runta u sheegto dadkii hungurigu meeesha qaldan ka galay
Allh unaxarista jandna allh uga bishreya marti lajecelyahay allh kadhiga insha allh abowa
It's so sad they talking about him after his death May Allah grant him janah and mercy on him Allahuma amiin
Yes, very sad, somethings are personal and are meant to be kept for ones self, I’m sure if Ajakis was here he wouldn’t let jeey Kay speak about his personal affairs but now he can’t defend himself,
Like for us public it’s enough to tell us that he died and not go into details what caused his death, jeey Kay is very wrong,
Aabe Ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa Allaah ha u waasiciyo kitaabkiisa midigta Allaah ha ka siiyo Jannatul Fardowsa Aclaa.Allaah ha ugu bishaareeyo Inshaa Allaah
الله يرحمه فنانا الكبير الرائع Ajaks
واسكنه الله فسيح جناته وانا لله وانا اليه راجعون عظم الله اجر كم.
MASUL WAYN AYAA KU SARAN ABE ALLHA UNAXARISTO MANTA ADIGA AYAA JOKTIT ABE BADAL KISA MARKA ISKA SABAR INTA DHIMA TAY NEH ALLHA UNAXARISTO AMIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alaha unaxaristo ajkis qalbiga alaha idin qawojiyo iskana sabra adun waye ha ubixina
Allaha unaxariisto qabrigiisana allaha uwasiciyo Marti lajclhy allaaha ka dhgo amiin amiinyaarabi 😭😭😭😭
ان لله وان اليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان 💔😭😭😭😭💔
Allah ha unaxariisto qabrigane Allh uwaasiciyo baaba ajakis
Allah unaxristo baba ajakis 😭😭💔😭
Ameen
Illhey ha u naxariisto aabe ajakis abwe Somali dhan ayuu Ka baxay xaqiiqatan qabriga allha u qabojiyo Samir iyo imaan allha Naga wada siiyo
Aabe Alle haunaxaristo adne caruurta agoonta ah Alle hakula koriyo 😭😭🤲
Saax Of Course Wll Keey Abbe Ajakis Anago Dhan Ayos Naga Tagay E Qabriga Ha idin ka Nasto Somalia 🇸🇴 Daan Adun ka Loga Fakan waye hadane Aqiir e uguu dawa Galey Yaa Rabi Allah Huma Amiin
Stay strong my brother may allah mercy on baaba ajakis ameen🤲🤲🤲😥
Allaha u naxariisto samir iyo imaan dhamaan ha naga siiyo janada haka waraabiyo Ameen Ameen Ameen
Allah ha unaxariisto walalken ajakis samir iiman Allah naga siiiyo dhamanten
Ajakis alle ha unaxariisto 🤲🤲wlhi wan tageri jiray waligay geeri iiga xanuun badan ma arag 😭😭😭😭
Allah Janatul fardwz kawarabiYa 🤲🤲🤲 !!!!BABA AJAKIIS
Ilahay swt haw naxaristo Aabo janna ilahay swt wasac hawga dhiigo naxarostosa
Asigo Wax Badan Kasoo waregan Sidan Hadal lesla Dhafa Allow Unaxariiso Ajakis🤲🤲🤲
Allah u naxaristo Ajakis anaka dhan uu naka baxay.
Tan jekeey xumaan uma dhihin sida ka muuqata hdlkis marka raggi aabaha ay isla so ceesheen ina af lakaa deyso waa gunimo doqonimadaasna aabaha lakuma aqoon waxaa wajib kgu ah intuu aabha ixtirami jiray ina si wngsn u ixtiraamto baa waajib kgu ah dad kle danahooda yaan laku adeegsan wll Aabe na allah u naxaristo
إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله sabar iyo iimaan allaha idinka siiyo walaalkeena Ajakis
Allaha uu naxristo Abe ajakisa my bro maxamed masuuliyad weyna ayaa ku saaran Allaha kula garab galo aan isku sabarno horey uu socoda bro
Masha Allah Walalkey wax walbo adku hadashay wadku saxan tahay 🙏🏼❤
Allaha unaxaristo abti ajakis qof wngsn buu ahaa wana jeclaa inaan Mar arko😭🤲🤲🤲🤲
Allah u naxariisto ajaksi Mohammed jeceeloow horay u soco bro.
horta wlhi aabo ajakis ilahaye ha u naxariiso sida eey umadiisa u jacelayen aallha ha u jacelaado waxa ku so har nin ka la yirato jekeey horta ilamo miya hee subaxanalaaha qof dhiinte wlhi duco bo raba ee ajakis ka dhamaad hee ❣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha unaxaristo abo Ajakis🥺😢
Allah ha u naxariisto adigana masuliyad ayaa ku saaran Allah ha ku fududeeyo
Alle hau naxariisto baba ajakis amiin yarabi 🤲🤲🤲😢😢
Walal aabe ajakis Allah ha naxriisto adigana masuuliyad ween ayaa ku saaran Allah hakugu garabgalo jeekeyna warkiisa iska xer sidaas ayaaba iska ah haku deyanin🙏