Qalanjadii aamaantaay sidaan anigu qabo haween waad u qaayo weeyn tahoo Mar hadaan ku qaayibay qalbi Sami iyo farax ma isu qaadanaa kaa quusan maayee Qamar lamoodyee Salad maxamad shardi Salad darbi legend Marhadaan ku qaayibay Kaadoortay qeerkaa Qalbi Sami iyo farxad aan dhamaan ma isu qaadanaa
Dheefta caashaqa walee hees aan ka quusaney ayaad soo hesheene waxad noo raacisaan hadaad haysaan heesta kale salad darbi qaado ee uu yidhaa walee ama go,oo godka ciil la galay ana guga xigaan iyadoo gambale garoobnimo ku helayaa iyadoo qaraamiya oon dib garaac ahayn
Qalanjadii aamaantaay sidaan anigu qabo haween waad u qaayo weeyn tahoo Mar hadaan ku qaayibay qalbi Sami iyo farax ma isu qaadanaa kaa quusan maayee
Qamar lamoodyee
Salad maxamad shardi
Salad darbi legend
Marhadaan ku qaayibay
Kaadoortay qeerkaa
Qalbi Sami iyo farxad aan dhamaan ma isu qaadanaa
Qumantii haweenkaay qassnaddii jaceylkaay esh calaa hees
Waayo arag runti waa war murtiyeeed
Yaa salaam
Dheefta caashaqa walee hees aan ka quusaney ayaad soo hesheene waxad noo raacisaan hadaad haysaan heesta kale salad darbi qaado ee uu yidhaa walee ama go,oo godka ciil la galay ana guga xigaan iyadoo gambale garoobnimo ku helayaa iyadoo qaraamiya oon dib garaac ahayn
Waa hees aad iyo aad aan u jecelahay oon waliba haysto cajaladii ruwaayadii qabrigii jacaylka oo qaaciya oo dhamays tiran salaad darbi oo yar
osman dahir thanks bro
Heeso lasoco soogalinay iyo kuwaban wiigan sogalinayno
Waa.erayadii.max.ud.c.laahi.ciise.sangub.heesaha.salaad.qaado.badan.kooda.waxaa.alli.fay.sangub..salad.darbi.isagoobaakadaha.kujira.ayuu.alla.ha.unaxariistee.sangub.wuxuu.gaarsiiyay.safka.hore.wayo.waxad.kagarankartaa.heesaha.uu.siiyay.salad.darbi.
Wow yaa yaa qaraami
Waah cod iyo laxan waa ku dhan tahay
Mar hadaan ku qasyi ay kaa quusanmaayee qalbi furan ma isku qabileeyn
Nin culus salaad derbi fanaan cod qurxiin
Langend salaad darbi
Salaad Darbi Nin Weyn
SALAD DARBI
Saxibayal lwadaag asaxabtada channel keena
Saxibayal Subscribe like share isaara haigala bakhaylina aan iscawino