“KULMIYE qolonimo cid cod ku waydiisan mayno,Qolada Waddani waxay yidhaahdaan..."Gudd Maxamed Kaahin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 14

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 3 месяца назад +1

    Waxa kohotaysa soomalilaand dorashada magadhaysaba tolow alle citirafka soomalilaand hayna siiyo

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 3 месяца назад +1

    viva KULMYA SOMALILAND MAIN SUCCESSFUL PARTY OF SOMALILAND HISTORY LONG LIVE TO ALL MUSLIM SUNI SOMALIS / SOMALILAND/ SOMALIA

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 3 месяца назад +1

    Markay cod rabaan soo yaaca, marka iyagu idiin baahanyiina ka yaaca

  • @khadarlg9855
    @khadarlg9855 3 месяца назад +1

    Munaafaq hadaad maqashay ninkan dhinacna haw dhaafin wlhi lkn waxaad xasuusisaan isxaaq maaha dad qof cabsan oo wuxuu ku hadlaayo aan caruurta loogu sheekayn lala dhex tago

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 3 месяца назад +1

    Maxamed kaahin wuxuu taariikhba kayaqaanaa snm iyo halgankii snm beeshani dadbadan oo halyaya oo xaajiyaadan qabile
    Abwaan qaasi
    Suufi xasan
    Laakiin inakaahin taariikhda inta xun
    Ayuu kayaqaanaa kana xasuustaa inkaahinaw isaxaaq wuxuu lawalaalo yahay dadkaad markasta faqashta kusheegto markaa dee isaxaaqna waa
    Faqashe iskaga tag maxaad ubeer laxawsanaysaa

    • @khadarlg9855
      @khadarlg9855 3 месяца назад

      Waa munaafaq wayn inader

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 3 месяца назад

    Rreer badarwanaag soo saarA codkiina hueanta iska ilaaya ciidamadeena laysY ee xisbiga buura fuulka

  • @Keysek
    @Keysek 3 месяца назад

    Anigu waxan la yaabanay kuwan dabo dhilifka ah ee an damiirba lahayn .

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 месяца назад

    Suldaan Hassan maad ilowday doqonoow markuu muuse biixi codka u waydiiyay habarjeclo ee u lahaa waa markayagii hagbadu

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 3 месяца назад

    Kulmiye olalahii ma waxuu isleeeyahay daroooor xoq xoq walaahi nimankn maskaxdu way fadhidaaa wakhtigii naxligu xumaaanta booogaha isku dirka reeeeraha wakhigaaasi waaa horuuu dhamaaaaday nimanka hala toooosiyo

  • @matanxasan773
    @matanxasan773 3 месяца назад

    Saleeban goal ugee kulahaa

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 3 месяца назад

    Qudhmiye badaluu

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 3 месяца назад

    Yaa geeyo shaximan caalan caass ciil qhabe beenale Munaafaq xishoo waad bugtaa

  • @Keysek
    @Keysek 3 месяца назад

    Beenaale . Beenaale .😅😅😅😅😅