Mujaahidnka Cumar miino waxaan ku jaclaadey Mujaahidntii dhimatey markuu sheegyo iyo kuwa noolbaa waa u duceynyaa waa mujaahid xalaal ah 100% mida kale sarakiisha mujaadiinta ka warmaya waa kal qabiiblo xataa in maexeen ku jirey snm isga inaa ka maqlaa fliyaa cid ma qaryo hal qabiil kama sheekeyo qaar ba snm markey ka warmyana rerkooda jilbkooda hoose uun buun buunayaa uwas waxan is idhi kuwii dagalak ku jirey maay aheyn
Alle haw naxariisyo mujaahidiintii snm Inta nool alle cimriga haw dhere
ilaahay hawnaxariisto dhamaantood geesiyaashi !!! from saylac ❤
Mujaahid aad ayaan kuu salamay waaan ku jeclahay
Waraysigan cumar miino waxaan ka ogaadey inuu dhintay kollabail
Maxamed xasan ( gacmo dheere )
Raxima hullaahu
Oo ay iskugu kaayo danbaysey 1981 kii
Iyo guutadii 31 aad
ilaahay hawnaxariisto dhamaan mujaahidiin tii SNM
Halyeydii Snm Allaw dhawr intii dhimatey Alle ha unaxariisto respect ✊🏽kuwii dhimashada hantiyey 😢
Muj miino waa nin funny ah walahay waa aktar
Maxaa dhacay XORIYOY. sheekadii mujaahidku may idinka dhamaatay
Ninkan waa geesi sababta wuu dhaawacmay
Muj. Yool yool Muj.lixle.inadeerkii. muj xasankafarena indeer Hy.. Muse cabdale Ayuu ahaa. Shab shoterkii. SNM ugu khatarsanaa lagushegaa muj dhegaweynuu lasocdey Hrgeisa ku Geriyoodey.1988 Allah yarxmee
Malin walba nooga dhig bro tariikhada snm
mujaahid gamca dheere manaan buu ku arkay in gaadhi laqabsaday oo 2 nin la dhaawacay dhasha sheekha qaar baa wax latusaa waana xaqiiq taasi illahay igu cadaabi maayo
Mujaahid omar waan salaamayaa iyo adiga oo ah wariyaha barnaamijka, mujaahid yoolyool walaalo may ahayn mujaahid xasan kafaara lakiin waxay ahaayeen isku raas amaba ilmaadeer intaas ayaan idiin saxayaa, waanad mahadsan tihiin walaalayaal
Oo zhp yay hayb ahaan ahaayeen ileen waa taariikhe thnkz
@@abdiali3365waa GX HY Bahdhulbhnte
Mujaahidnka Cumar miino waxaan ku jaclaadey Mujaahidntii dhimatey markuu sheegyo iyo kuwa noolbaa waa u duceynyaa waa mujaahid xalaal ah 100% mida kale sarakiisha mujaadiinta ka warmaya waa kal qabiiblo xataa in maexeen ku jirey snm isga inaa ka maqlaa fliyaa cid ma qaryo hal qabiil kama sheekeyo qaar ba snm markey ka warmyana rerkooda jilbkooda hoose uun buun buunayaa uwas waxan is idhi kuwii dagalak ku jirey maay aheyn
Mant all
asc cumarow Maxa Healy shekadii miayay kaa dhamtay
Xoriye media meeday qaybtii 11aad ee cumar miino
Mujaahid xaal qaado uraaye waliba mujaahid hasheegto
Waad la raagteen qaybtii xigtay
Halkaa kasii wad wareysiga mujaahidka ilaa guda galka iyo ilaa imka...
masaafada baalidhaye iyo miriye waa dhul aad ukala fog qof maray uunbaa qiyaasa
Qaybti 11ad mxa ku dhcy?
Qaybihii Kale Meeye? Bil Ku Dhawaad Baa Kasoo Wareegay Xalqadane
Taxanihii Todobaadkan ayaannu soo baahinanaa noo samra dhammaantiin.
😂😂😂yoolyool walahi legnd ahaa tooray ku eryaday
halgankii xalaasha ahaa
Labo cawaan aya isku jiibinaya
Borama markad xasuqsen ka sheke ader godob ruxi laga galay gocosho madayo
Qaybtii kle meeday
Faqash macnaha ciidanki xooga dalka somalia ma kuwada waxi ka dhacay waqooyi somali oo dhan bu ka dhacay ee cuqdada iskadaaya
Idinka ma dawladii somaaliyeed iyo xoogii ciidanka dalka ayaa idinla dagaalantay?
Faqashta habeen iyo maalin lagasheekeeyaa ee nacaybkooda lafaacinayaa saw dhulbahante maaha macidkalay ahayd
may waa hoyadaa sii keed iyo adiga
Maya waa ciidankii somalia faqashtu dhulbahante ka mid buu ahaa
Ninkani 10 qaybood ayuu duubay 10bankaba wali muu Sheegin dagaal Fool ka fool ah uu uu galay naga daa ciyaarta Kuug ayaad ahyd
Bro qofka taariikhdi noloshisa ka sheekaynaya inaad aflagadaysa xaq maaha mar hadaynan meesha joogin wixi u ino sheego unbaynu rumaysanayna
Maya ee tababare ayuu ahaa iyo minayste dagaalo wuu galay laakiin 1987 ayuu dhaawac may oo snm ugu dambaysay
Waar waxaan miyaydaan ka xishoon 40 sanadood beentaa ka daran gun gun shashay niic duumbay hayaa
Adaa niica waayo adigu wax aad ka sheekayso ma lihid markaa daawo
@@hibonour9657 ma snm tii baad ahayd kkk
Haa waliba waan ku farax sanahay snm our heroes viva snm our heroes and my people reer Sheikh isaxaaq binu ahmed
@@hibonour9657 dumarbaa katahoo
Waxba dunida kama ogid
Magacii mujaahidnimo kanaa dhulka La jaray Fulay foqol Fulay ayuu ahaa Intii Horena naag ayuunbuu Nooga sheekaynayay
Adaa fulaya ee afkaaga qadhmuun ka xidh mujaahidiintii snm xoolayow intu dagaalamay Iyo intu rag tababaray war uma haysid ilaa imikay ciidanka qaranka ka tirsan tihiin
Ninkani waa nin taariikhda si fiican uga sheekaynaya raggii oo dhana wuu wada sheegayaa waxan u malaynayaa inuu habar jeclo yahay mise waa sacad muuse
sheekada wuu dheeraynayaa uun wax walba wuu sheegayaa
@@mmcc4347wa ciise muse kolay waayo jiida uu jogay (Daalaco, aadan maanyare, gaashaamo..) wa jiid HY, xita raga uu tirinayo magacyadodu wa wda hy (aboole, sucuudi allaale, jaamac cali cilmi, axmed mire iwm)
@@hibonour9657runta u sheeg walaal