waa mujaahidiin xaq u dagaalamay markii dadkoodii cadowgii foosha xumaa ee reer somalia-italia ay xasuuqayeen dadkoodii ee ay maalin iyo habeen dhiigooda xalaalashadeen ayay u gar gaareen. reer somalia-italia waa cadow ilaahay naarta ha ku fogeeyo
War maxaa Gun Isaaq sheegata. Bal kaasoo kale iyo Cirro iyo Faysal iyo waxaasaa maantana reer ku gabanaya. Tolow tiina xagay ku hoogtay. Ilaahay If iyo aakhiro toona wax wanaagsan kuma tuso.
Waar labadan nin isma dhaamaan kana een tuunbuu hayaa kan wariyuhuna kelmad uunbuu ku celcelinayaa bal dhegeyso raga CBA lagu waraysanayo hadalkoodu waa inta mihiimka ah uun kanise meel uunbuu ku meeraysanayaa bal ila eega
CBA ninka ugu taariikhda badan 5 qaybood kama badiyaaanba iminka 9 qaybood o min 50 minute ah ayu maraya walina lama gaadhin muhiimki ma 30 qayboodba talaw
Daaalin ilaahay ka goay,mujir Qaatil ah alle kaama kiciyo.
Waan idin salaamay adiga iyo mujaahidkaba, ninkaa gaadhiga qoriga saaran ridaha ka ahaa wuxuu ahaa Abdi moote imikana wuu nool yahay oo England ayuu degan yahay mujaahidkaasi.
Sckum. Walaal mujaahidku waa seedigay ee and labada mujaahid aan isku xidho markuu london yimaado e details kiisa maad I siini
@@indholudger2763 ilaahay dhamaan muj cafimaad iyo cimri ha u dheereyo kuwii dhintayna ha u naxariisto
@@hanalander aiming walaaal
Aamiin
Cumar miino si fiican bu sheekada uga hadlay wale, waxa la raba in la sii waraysto waliba oo xalaqada gaara laga ga waraysto
Hadalka si wanaagsan ayuu u sharaxayaa ha soo gaabin ee wad runtii waa mujaahid run iyo xoqo badan og .cumar wuxuu isku miisamayaa wax badan
Cumar wuxuu ka hadlayaa xaalad wax yaalo badan oo markaa taagnaa wax badan ayuu iftiimiyey.arrinta inanta ayuu xog run ah ka bixinayaa waa taariikh cajiib ah
Runtii waa xogogaal wuxuuna sheegayaa run badan.waa run sheeg degaaanka iyo dadkana wuxuu bartay si wanaagsan.wuxuu cadaynayaa sircsirsiro badan oo mihiim ah.isagu wuxuu ahaa daacad aniga xayd ayaanu ilmaadeer nahay
Cumar miino hadalka ha calaline soo koob
Thnks
Waa markii ay waris Taygaro la so baxsatey gaadhiga tiknida aha
Sxb inantaa gaadhiga la baxsatay ma sirdoon bay ahayd bal iga dabagee
Faqashtii baad rabtaa inaad xukunto !!?
Wlaahi waa mujaahidka keliya een ubogey siduu uga sheekeynayo taariikhdii snm...
Cumar tolow ma reer gabiileybaa lahjadu waa reer gabiiley
Very interesting interview
Arrinta gaadhiga waa ka xogogaal
Wariyaha waxa ka muuqda xirfad heer saraysa siduu u dhagaysanyo.
Geesi
Reer Awdal ma faqashatay ku jireen waxan maqlay in maalin kaliya 700 o qof Borama ku dileen jabhado SNM
yaad isku direysa anoo isaaq isaaq shaqsiyaad faqsh ahaayeen reer awadal waa reer somaliland maanta isaaq wa somalilad darwiishata waa somaliland warsangali waa somalilamand xataa reer daami oo faqashata racsnaa maanta wa somaliland dhamantayo waa la isku kaaya direy qaabi oo xukun jalle siyaad baa naga faaidsatey
barigu waa dhul balaadhan oo xadka itoobiya ka fog oo wadooyin badan baabuurtu wey wareegi jireen oo qori lugud bay ka soogeli jirtay, laamiga waxay kasoo qabsanayaan wadaamagoo lama dareemi jirin
halgankii xalaasha ahaa
Sxb ma baryadaaad ka heshaaa waraysigaGa waanu saluug nay waayo
Waa aqoon yahay.waa sheeko ay fahmi karaan dad Yari waa dhacdo ka dhacday halka gonta libaax.waa mujaahid wax badan kashifay arrintani waa dhacdo cajiib lahayd.dadka uu sheegayo oo dhammi waa runtii.
Shukri.waxaa.lagu.qabtay.jeenyalaaye.barigeed.isaga.oo.dhaawaca.ayaa.lagu.basaasay.waxaa.soo.sheegay.nin.layidhaa.gaydh
Waxaa.lageeyay.oodwsyne.isaga.oodhawac.shukri.muxumed.samatar.waa.lage.toogtay.burco.wuxuu.kujiray.43.tijaarta.ubadnaa
TAYGARO HADA WAA BARE JAAMACADA HARGAYSA AH !!!! MAXAY DHIGATAA
Muslim muslin dilaayo miyaa mujaahid ah,ma kitabka ilaahey bay udagalamayeen subxana allaah. Waliba ilaahow naga cafi ma jirto ilaahayow na astur.
waa mujaahidiin xaq u dagaalamay markii dadkoodii cadowgii foosha xumaa ee reer somalia-italia ay xasuuqayeen dadkoodii ee ay maalin iyo habeen dhiigooda xalaalashadeen ayay u gar gaareen. reer somalia-italia waa cadow ilaahay naarta ha ku fogeeyo
Naftani dagaal uu galayba maanu jirin hebel baa ii yimid uun weeye dheekadiisu
Jabane gaas nool ayan ku oga isagana maxa rag kala luumay
Noogu soo dhaqsada qaybta ku xigta idin koo raliya
War maxaa Gun Isaaq sheegata. Bal kaasoo kale iyo Cirro iyo Faysal iyo waxaasaa maantana reer ku gabanaya. Tolow tiina xagay ku hoogtay. Ilaahay If iyo aakhiro toona wax wanaagsan kuma tuso.
wa prifessor jaamacadda hargeysa ah
@@abdillahibasheabdi4904 Ma tiibaa jaamacad wax ka dhigta, maxaa la yidhaa ? Awalba waa guryo la rinjiyaystee jaamacado maahee
Qaybta Xigta Bal Kusoo Dhakhsada
Mujaahid matihidin ee waxaad ahaydeen munaafaqiin !!?
Waar labadan nin isma dhaamaan kana een tuunbuu hayaa kan wariyuhuna kelmad uunbuu ku celcelinayaa bal dhegeyso raga CBA lagu waraysanayo hadalkoodu waa inta mihiimka ah uun kanise meel uunbuu ku meeraysanayaa bal ila eega
Maye weriya ha maha weriye inuuu mucda waydiiyo weeye mal😂😂😂
Wll waxay ila tahay mujaahidku uu soo wadaa oo isagu wuxuu kamid ahaa dhalinyartii sheekooyinka hoose ogaa balse muu ahayn saraakiishii waawaynaa sida lixle, ina koosaar, hagarwaafi, cabdillaahi askar, koonbuur iyo biixi illaahay haw naxariisto'e markaa bal waynu sugi insha Allah
Waa 9 qaybood oo Faadumo iyo gabadh qurux badan socdaal lala galo iyo qori la boobay iyo niic
CBA baynu u diraynaa training ha soo siiyaane
@@jamaalabdi waa runtaa wll ee waynu ka dhur-sugaynaa
CBA ninka ugu taariikhda badan 5 qaybood kama badiyaaanba iminka 9 qaybood o min 50 minute ah ayu maraya walina lama gaadhin muhiimki ma 30 qayboodba talaw
Waar.waa.14.5
Qaybta Xigta Bal Kusoo Dhakhsada
Waar.waa.14.5
Qaybta Xigta Bal Kusoo Dhakhsada