Degmada Dayniile, Muqdisho Gobolka Banaadir| Documentary
HTML-код
- Опубликовано: 8 ноя 2024
- Waa Muuqaal (Documentary) aad u qurux badan oo ka hadlaayo Degmada Dayniile, Mogadishu, Gobalka Banadir.
Daawasho wacan.
🔵 Wixii fariin ah Commentiga 🗨 noogu reeb.🔵
Yaa salaam waa dhul cgaaran.Tanaa ka fiican kuwa dabaqyada leh.😊
Masha alaah horumar wacan dagmadeydi daayniile❤
Mashaa Allah beautiful
MashaAllah
والله ما شاء الله وطننا جميل 🇸🇴👍🏻
Maasha allaaha qurux shugran 😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍
Masha allah deeyniile
Masha Allah illaaahey hadaayo quruxdana ha usiyaadiyo
Meesha qurux badana maansha allah ya degen ilaahay hanoo xafido wadanka oo nabad hanooga dhigo yaa degen ma qabiil soocan mise dad isku jir ah
Mursade karanle hawiye
Degmada ugu quruxda badan dayniile
Jacfar geesi horumar jecel
NOOOOLOOOOOW JACFAR
Jacfar alow ku dhowr❤❤❤
Deyniile dhulkeyga weye
Jamacad ingiris dalka maleh yaayiri qalab taqtara dalka maleh yaayiri elabor xafis logu hagago dalka maleh yaayiri intas inlagahela hada tahay soomali dagma katirsan adigo radineyn ana qaba wey iladhalatay waaidhashay shaqalahey intas yeey kagudbin xududa sidas utagantahay ilma abti ilma eedanunahay tirakobka kobaha shaqada iyo cid aan cidba laheen laba basabore ilaa sadex basabore aba doowlada kale xidado kuleh hebel sudan hebel elatare hebel turki hebel amrika hiilada dhiga wadan wadan yaburburiyay oobireyay saadaam tarxiil cagta wax kaday