Deg Deg Somalia Oo Itoobiya Kaga Adkaatay Caalamka, Turkiga Oo Qiyaanay Villa Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 40

  • @gooshegooshe4988
    @gooshegooshe4988 9 месяцев назад +1

    Somaliya ❤❤❤❤

  • @LibanAhmedMohamed-q1y
    @LibanAhmedMohamed-q1y 4 месяца назад

    I love you turkeya masar and America and Djibouti and alltariya ❤ All iyo dadaalka ciidamada guulaysta

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 месяцев назад +4

    Mashallah guuleysta cidamada XDS macawisleey shacabka dhamaan dawladeena illahay hana ga qabto cadowga Somali inshallah guuuuuuuuuuul Somali Mashallah ❤❤❤

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 9 месяцев назад +1

    Isbaheeysigaan aadsheegeeyso kiinya kafilan maayo laakin erateeriya iyo masar iyo jabuuti waaleeskuhaleenkaraa😊bikoos masar waxaanahay iskudiin hadana waxaanagadhaxeeyo xiriir soojireen ah erateeriyana agaa usababa dooladnimadooda jabuutina waxaanahay 2labo dooladood soomaaliya iskuna qoomiyad ah❤

  • @LibanAhmedMohamed-q1y
    @LibanAhmedMohamed-q1y 4 месяца назад

    Ciidamada qaraanka Somalia ❤

  • @Cabdirashiid_76
    @Cabdirashiid_76 9 месяцев назад +1

    Somalia 🇸🇴 very happy to all years

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 9 месяцев назад +3

    Somaaliya ha noolaato 🎉🎉🎉

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 месяцев назад +2

    Guuleysta walaaleheena turkey! Welcome soon ❤❤❤❤

  • @hawahassan8569
    @hawahassan8569 9 месяцев назад +2

    Waaxan sojeedini laha Hassan sh mhmud saudiga inusan kaqeb gelinin shidaalka oo xataa ishiiska ulagelayo iska dhaafo wadankan uu turkiga keliya faraha oga qaado carab iyo gaaladaba qiyaana iyo cadownima waxan aheyn lagama faa iidayo ee ha is ka dhaafo. We say stop 🛑 stop 🛑 stop 🛑

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 9 месяцев назад +2

    Somaaliya ha is raacdo🎉🎉🎉

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 месяцев назад +2

    Wariye qaali ah horay u soco allah ku xafido amiin yaa allah

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 месяцев назад +1

    Cabdalla muumin kaligii miyaa caaya madaxda mise inta kale waa u cafis
    Ruux waayay cadaalad hadana wuu gefey oo qaraaray balse kuwaan waqooyi iyo barri jooga maa la sheegsheego oo maxkamad looga yeero madaxda hadii la amaano wey rabaan kuwa caayana waa la ciqabayaa goormaan kadir nimadaas noo bilabatay

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 9 месяцев назад +2

    Somalida ha guuleysato
    Cadawgeedana ha qoomameyo
    Ilaahay idinkii
    Lkn sXib waxaan jirin hanugu maaweelin

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 9 месяцев назад +2

    Itoobiya jsharted allah ku naqo amiin

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 9 месяцев назад +2

    Guul soomalilnd iyo Ethiopia 💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤💪💪💪💪❤❤❤

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 месяцев назад +2

    Mashallah Erdogan cadowgaaga ha jabo waa nacaawisay nacaskuse ma oga qabayaalada iyo cuqdada ayaa kala weyn

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 9 месяцев назад +1

    Turkiga waxba ma khiyamin somaliya ayaa nin an la aminikerin ayaa hor boodaya been iyo baxaac ayuu hadalkiina noqday xasan najaaso ayuu turkiga ka shakiyay oo marba dal hoos ordayo Turkiga sharafkiisa ayuu ka ilashanaya ninka iiman la antiisa iyo laba wajiilanimadiisa ayay arken Turkiga

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 месяцев назад +2

    Cadowga turkey waa cadowgeena

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 9 месяцев назад +1

    Waxaa hor taagan carab guud ahaantood gurguurte ayaa dhagaha laga soo maroojiyey si uu u joojiyo hishiiska turkey iyo soomaaliya

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 9 месяцев назад +3

    Itoobiya jac baa ka raacdey faragelinta soomaaliya badeenana ma haweysan karto😮

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 месяцев назад

    Subxaanallah acuudubillahi mina shaydaani rajiim bismilihi rixiin cidamada tashuush hanoga ridin wriye waxa aad ka hadlaysid waa sir qaran iska ilaali wararka qaarkood!

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 9 месяцев назад +1

    Bacaaac

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 9 месяцев назад +1

    Somaliland been laguma haysan karo bye bye xamar

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 9 месяцев назад +2

    Garaad laawe dekeda berbera maad usoo shaqo tegi maraakiibtii meet lagu kala xidho ayaa la waayay

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 9 месяцев назад +1

    ADIGA OO RIYO KU JIRA MIYAAD KU RIYOOTAY WARKA ADUUNKA WAXAA LOGA TALIYA HADA ETHIOPIA QARAMADA MIDOOBAY CID KALE TOONA WAXBA KA QAADIMAYO EE SOMAILA INTA YAR EE CALALKA YEY ISKA XOORIN EE DANTEEDA HA RAACDO KANI GALBAY🇪🇹✌😘 MID KALE MOOYE

  • @abdishakuurmire1354
    @abdishakuurmire1354 9 месяцев назад +2

    Somlia ma military Bay leedahay farmaajo kama damayne😂

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 9 месяцев назад

      Oromow adi video walbo oo somali ladahy ma comments ayaa ka bixin

  • @yasirhassanomar3545
    @yasirhassanomar3545 9 месяцев назад

    Beenta yareey saxib

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 9 месяцев назад +2

    Kuwan cadi maha sowtad lahayden shalay Etopi ku so dushay soomaali oo cidanbey so gelisay af koda iyo dhaegahodi isma maqlan

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 9 месяцев назад +1

    WAXAAN MAQLI JIREY QOFKII KAA HADAL BADAN DHAXALKII ABAAHAA AYUU KUULA QABSANAYAA
    ITOOBIYA WEXEEY SOOMAALIYA KA HEESATAA DHUL BALAARAN
    OO LOO DAAYEY
    LAYIRI NABADGELIYO AAN KUWADA NOOLAANO
    HADA ITOOBIYA WEXEEY RABTAA DHULAL KALE
    CAJIIB

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 9 месяцев назад +1

    Kkkkk Sxb turki waa tuug tuug dhalay waxba ma dhaamo ( sucuudiga iyo imaaraadka), sababtoo ah Itoobiya oo boobeysa dhulkayaga Sidee uga yeelayaa turkigu ha imaanina soomaaliya inta aan ka qabsaneyno, ma kaasaa Walaal ah?, Mayee waa daneyste Hadii uu hadalka Itoobiya yeelo.

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 9 месяцев назад +1

    Beenaale Garaad Laawe Etoobiya Sawta Iddiin Qabsatay

  • @iidacalas8939
    @iidacalas8939 9 месяцев назад +1

    C shakuur baac ma tahay farmaajo waa stupid naga amus😅

  • @Cibado99
    @Cibado99 9 месяцев назад

    Beenale maxaa uga la jeedaan

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 9 месяцев назад +1

    Beenaale beenaale beenaale

  • @yusufabdi7315
    @yusufabdi7315 9 месяцев назад +1

    Ma afkaad ayaad ku ciil bixi cidlaad ka ....
    Beenaale beenaale

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 9 месяцев назад +1

    Beenloow, Beenloow, Beenloow