Maxaan uga bixi karnaa Dhibaatada Nahaysata || khutbah || Sh Maxamed Cabdi Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 94

  • @abdirahmandouhour301
    @abdirahmandouhour301 4 года назад

    masha allah tabarakalah allah ku xiifdiiyo sh med abdi umal ilahay dartii ayan ku jeclahay

  • @Burale143
    @Burale143 5 лет назад +23

    ManshaAllah sheikh maxamed Cabdi umal Alle hakuxfdiyo hana kaa aqbalo wixii wanaag Ah cimri deroo cibaada leeh damaamteen inshaAllah amiiin

  • @habibanoot3988
    @habibanoot3988 5 лет назад +1

    Masha allaah sheq maantay waxaa udirtay waano aay xasuustan mesha laga asiibay soomaali jasakalaa illahay haku baraaruju xaqa aad maantay aad usheegtay illahay hakaa abaalmari oo hakugu abaalmaryo janadiisa amiin amiin

  • @issemohamud3262
    @issemohamud3262 4 года назад

    شيخ محمد الله يحفظك في الدنيا والآخرة

  • @ayaniman9706
    @ayaniman9706 4 года назад

    Mnshlh sh Umal alle haaa kuxafido janatul fardowsa alle haaa kadhigo awalkaaaaga rabi cimri dheeer haaa kusiiiiiyo anagana kuwiiii jidkaaaga Mara allle haaa naga dhigo

  • @nasroadan1861
    @nasroadan1861 5 лет назад +1

    Aamiin ya allah sheikh maxmad cadbi umal allaha hakuu jexlado allow culumadeni noxifdiyo barakallahu fiek sheikh maxmad

  • @abdiaziz256
    @abdiaziz256 5 лет назад +9

    Thank u Sheikh .... May Allah reward u for it

  • @nasbough1570
    @nasbough1570 5 лет назад +1

    Jazakallahu khayran Sh Umal

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 3 года назад

    SOOMAALIYAY ILAAHAY U SOO LAABTA.

  • @libaancato1151
    @libaancato1151 5 лет назад +1

    Sheekheygoow Xaqa siduu Allah kuubare ucadeey wailaa Allah cadaabtiisaa lakulmi

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 5 лет назад

    Jaazak aallah sh. Mohamed cabdii umal illahyii haku xafdyo

  • @fatumadxn
    @fatumadxn 5 лет назад +5

    جزاك الله الف خير يا شيخ محمد

  • @libaancato1151
    @libaancato1151 5 лет назад +1

    Sh.umaloow kahadal tastuurka Allah oo laga tilaabsade kahadal kalaabto dheh walaaloow xaqa hakabaqin Allaha kabaqa dheh Allow noonaxariiso Allow kuwa xunxun naga qabo

  • @subanali2558
    @subanali2558 5 лет назад +2

    May Allah reward you my favorite sheikh

  • @abdirizakbarre5654
    @abdirizakbarre5654 5 лет назад +6

    masha Allah wn jogay manta jazaa ka Allah shekhena marwalbo u tagan dacwada Rabbi

    • @sacdiyoadenhassan6636
      @sacdiyoadenhassan6636 5 лет назад

      Masha Allah sido kale Allaha noo daayo sheekheena

    • @sensoyussuf9291
      @sensoyussuf9291 5 лет назад

      Mashaa Allah wall kashukriya nicmada waan jeclahay inaan xaadiro maxadaro kasta laakin duruuftaa iidiiday

  • @fartuunnurfartunnur4057
    @fartuunnurfartunnur4057 5 лет назад

    Masha allah jazaakallah kheyr.
    Alle nabat hanasiiyo waarta hanasiiyo

  • @shaka7000
    @shaka7000 5 лет назад

    Very knowledgeable scholar

  • @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf
    @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf 5 лет назад

    shkh umal Somali ilahey aya ogudeqay jazakhallah

  • @hawaali9313
    @hawaali9313 5 лет назад

    Ascw maanshalaah tabarabaraka laah ilaahay subxaana watacalaa ha kula soo saaro maca nabiyiin wa sadiiqiin wa saalixiin

  • @raxmomoh7631
    @raxmomoh7631 5 лет назад

    ASC .SH MAXAMED ILAAHEEY HAKU XAFIDO . ANAKAN ALE HANA HANUUNIYO .SOOMAALIDA ILAAHEEY HA HANUUNIYO ISHAA ALAAHU

  • @xamarijaafaatajaafaata7817
    @xamarijaafaatajaafaata7817 5 лет назад +2

    Masha Allah Waa Xaqiiqo Jirto Towfiiqda Ilaah Hana Waafijiyo Aamiin Aamiin Aamin

  • @hamisare5073
    @hamisare5073 5 лет назад +4

    Waa run sheikh runta aya ka hadashay Allah ha ino dambi dhaafo hadan somali nahay qalad badan ayan galnay oo dhan walibo ah dambi dhaaf ayaan rabigen waydisanayayna

  • @deekay872
    @deekay872 5 лет назад +1

    Maansha allaah allaah yaxfuduka sh umal waa xaqiiqa waxaas jizklq khayre

  • @UmoMohamed
    @UmoMohamed 5 лет назад +4

    Sheikh umal illahay darti ba ku jecelahy. Xaq baad ku hadashaye illahay swt xaqa hakugu sugo.

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 лет назад +4

    Subxaanallaah nicmada aduunyo tii ugu sareeysay ee janadii farduus ayuu nagusiiyay aduunka waase ka shukrin waayeen xaqa Allaha natuso dadka iyo dalka allow noohagaaji aamiin yaa allaah😭💔

  • @nimcoosman7730
    @nimcoosman7730 5 лет назад +5

    mashaallah sheikh umal ilahow xaqa nawafaji

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 5 лет назад

    Ilheey haano gargaro amiiiin sheekh

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 5 лет назад +1

    Waa runtaa sheikh umal

  • @siyadbashir7857
    @siyadbashir7857 5 лет назад

    Mashaallah, Barakallahu fiikum.

  • @yusufabubakar3112
    @yusufabubakar3112 5 лет назад +4

    جزاك لله الشيخ عبد الرشيد

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 5 лет назад

      Yusuf Abookee: Sheekh Mahamad Abdi Umal aa la dhahaa

    • @yusufabubakar3112
      @yusufabubakar3112 5 лет назад

      boolo cadey haha shukran lkn qofka so galiyay vidoga

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 лет назад +4

    Ducada loogu duceeyo qofka guursa-da

    {baarakallaahu laka wabaaraka ca-layka wa jamaca baynakumaa fii khayrin}“ilaahay ha kuu barakeeyo, adigana korkaaga ha barakeeyo , khayrna ha idinku kulmiyo.

  • @hayatarshe6928
    @hayatarshe6928 5 лет назад

    😭😭😭😭 sheikh jazakallah ilahay xaqa haina tuso

  • @hamdaabdi8671
    @hamdaabdi8671 5 лет назад

    masha alh

  • @risktaker9119
    @risktaker9119 5 лет назад +1

    Jazaka Allah Sheikh

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 лет назад

    Jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin ❤

    • @sumayamjama4210
      @sumayamjama4210 5 лет назад

      Jizaakalaah kheersheekh alaahku xiftiyo waa runtaa halaysay caafiyo kakaca shacabka soomaaliyeed

  • @abdijabardabar4736
    @abdijabardabar4736 5 лет назад

    sh umal mashallah allah haa ku xafido

  • @abdikadirahmed7667
    @abdikadirahmed7667 5 лет назад +2

    صدقت يا شيخ محمد امل

  • @zamuumustapha7308
    @zamuumustapha7308 5 лет назад +8

    Midi kowaad waxan mahad uilinaaya shekhena, umrigisa Allah barakeya midi labad waxan baaq ujeethinayaa somalida meel walba aay joogta war kitabka Quran ii sunatha aa lugudaqma saaynu ubadbaana

  • @hamdaabdi8671
    @hamdaabdi8671 5 лет назад

    alaahu akbar

  • @mohamedmuridi3848
    @mohamedmuridi3848 5 лет назад +1

    thanks masha allah

  • @diinsoorsafarnoolaay1987
    @diinsoorsafarnoolaay1987 5 лет назад

    جزاك الله خيرا

  • @subanali2558
    @subanali2558 5 лет назад +1

    Allahu Akbar

  • @zamzammohd1895
    @zamzammohd1895 5 лет назад

    Manshallah

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi6633 5 лет назад

    shekh Umal kheyr Allaha kusiiyo balse inyar mooye islam laguma sheegikaro watuugo dal,diin iyo dadba gadaya dumarka somaliyed diinta habartan si ay ubad wanagsan umada badbadiye utarbiyeyaan naagihi somaliyed sheydamey meelwalba kudhalayan inyar oo ALLE unaxaristay mooye

  • @fahrudinadan8680
    @fahrudinadan8680 5 лет назад +1

    Masha Allah

  • @issabishar5995
    @issabishar5995 5 лет назад +1

    Mashaalah

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 лет назад

    Aamiin aamiin yaa allaah

  • @JIm-bi1ve
    @JIm-bi1ve 5 лет назад

    Run for president umada badbaai (maantana biyo ayaa qaatay sheekhow dadka badbaadi

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 5 лет назад

    Aamiin walee sheequnaa waa runtaa qabiil ayay Soomali Illaah ka dhigatey eebow noo gargaar

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 5 лет назад

    Amiiin amiiin amiiiiiin

  • @cashofarah8885
    @cashofarah8885 5 лет назад +10

    Asc walalyal aan duceysano oo aan isku calol furno

  • @farhiyoabdullahiyounis6597
    @farhiyoabdullahiyounis6597 5 лет назад

    Xafidukalah

  • @maxamedabdirashiid775
    @maxamedabdirashiid775 5 лет назад

    ❤️👌🏾

  • @nunow2722
    @nunow2722 5 лет назад +1

    1000 likes. 3 dislikes. Soomaalis love ulamaa.

  • @daadirmedia8308
    @daadirmedia8308 5 лет назад

    Mashhl

  • @libaancato1151
    @libaancato1151 5 лет назад

    Wailaa cod isiiya Aan kahadle xaqa

  • @shucaybaomar9609
    @shucaybaomar9609 5 лет назад

    👍👍👍👌👌❤

  • @kowrharhussein4298
    @kowrharhussein4298 5 лет назад

    MashaAllah Alllah habarakeyoo Culiimadha Somaliyeed Dadkayga Somaliyeed e kunool Dhalka Kenya waxalohayaaa Saliid kacawinausoo Cafimadhka iyo koritankaa Timahaaa inshAllh kalaxariir 0743982469 fafahiin Dheradaa wad Mahasantihiin Kuligeeen Allah haku irsaqo cafimad iyo cimrii sheer Qof Waliba o kaqebgalay qudh bada Manta Salidhuna Rag iyo dhumarba iyo caruur ba way cawinee inshaAllah

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 лет назад

    Subxaallaaha

  • @edimhomoalimo2533
    @edimhomoalimo2533 5 лет назад +1

    Sh sidadad hadalka uso diyarsatay. Laguma cajiso

  • @usaamadeeqciise7774
    @usaamadeeqciise7774 4 года назад

    ابالوليد

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 5 лет назад

    Dadka Soomaaliyeed tayada qof nimmo iyo dadnimmo baa dhimmatay. Dadka Soomaaliyeed badankood waa qalfoof Soconaysa oo uu wax uun uu cunno doonayo micna mealeh waxa uu cunayo siduu kuhelilhaa.

  • @abdisamedmohamed283
    @abdisamedmohamed283 5 лет назад +1

    Hello 👋 is your birthday 🎁.

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama603 5 лет назад

    Isga iyo kuwa la mabda ah ayaa dhibaatada somalia keenay takfiirka iyo waxa laysku qarxiyo markaa yaanu waxba isasoo cumaamadin waanu haynaa arinkoodaa nimankaa

    • @abdullahisalat7287
      @abdullahisalat7287 5 лет назад +1

      Waad xanuunsantahay Allaha ku caafiyo meel cidla ah baa qof ku maageysa

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 5 лет назад

      @@abdullahisalat7287 hye gurigiina ayaan kumaagayaa idiyaari ok

    • @abdullahisalat7287
      @abdullahisalat7287 5 лет назад +1

      @@naasirjaama603 qof miskiin ayaad tahy ilahay kacabso oo afkaga cesho.

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 5 лет назад

      @@abdullahisalat7287 waan ka warhayaa wll qowmkan diyaarna uma ihi iminka dood dheer oo kusaab san iyaga

  • @mohabdul1
    @mohabdul1 5 лет назад +1

    Soomaaliya nacalada ILAAHAY ayaa saaran. Qown sheeganaya Islaamnimo laakin munaafiq ku badan.

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 5 лет назад

      Istaaqfurulaah dheh umadda ha nacladin laakiin waa dambaabeen ee alaha kuligeen xaqa na fahansiiyo ugu ducee walaalkiis.

  • @maxamudsheikh2003
    @maxamudsheikh2003 5 лет назад

    Xaaraanta lagu ilma korsanaayo hala iskadaayo

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 5 лет назад

    Waxay ila tahay in looga bixii karo Anako iska dhaafna qilaafka diinta Muran Aflagaado Culumada Anako raali gali is leh Carabta Sheegaya Xabali Afuna diidan yahay tixgalinta Shaaficiyada Si loo bur buriyo Madahaba Shaaficiyada Dariiiqooyinka tarabiyada qalbiga intaas Ayaan rumaysanahay in laga toobo keeno Wadaadadii All itixaad kuwa kale Salafi iwm

  • @nuurdinmosmanosman8986
    @nuurdinmosmanosman8986 5 лет назад

    Masha allah

  • @syl2internet953
    @syl2internet953 5 лет назад

    Masha allah.

  • @fatumaruun2187
    @fatumaruun2187 5 лет назад

    Subaxana allah

  • @farxiaali4509
    @farxiaali4509 5 лет назад

    Masha Allah

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi4853 5 лет назад

    Masha allah