Maxaa kala qabsaday Siyaad & Danjire Xashare? | Qiso layaab leh | Qoraa Siciid Jaamac

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 май 2024
  • #Qaamuu #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 13

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim Месяц назад +1

    Xuseen cali ducaale cawil ayaa ka xiisa badan xaga xasuus qorka soo badi taas zxb

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l Месяц назад +3

    Wll soo badi waxyaalaha qalbiga taaban haya

  • @user-dh9zo2dg7j
    @user-dh9zo2dg7j Месяц назад

    Abtigay axmed cabdi xaashi alle haw naxariisto aqoonyahan weyn oo waaqici ah buu ahaa.

  • @YuusufCabdi-fg1jn
    @YuusufCabdi-fg1jn Месяц назад +1

    Soobadi wllo

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 Месяц назад

    😊2 Xasharo baa jirtay

    • @cheyyene
      @cheyyene Месяц назад

      Xasharo iyo Casharo ...Casharo Rug Cadaa Siyaasi Sanaag Bari u dhashey kana mid ah Asaassayaashii Maamulka Puntland. Sanad ka hor Dhintey Rahimahu Allah.

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Месяц назад +3

    Xasharo waa adeerkeey libaax ayuu ahaaa janada ayan u rajaynayaa inshallah.....

    • @user-nv3ps2wg2v
      @user-nv3ps2wg2v Месяц назад +1

      Xasharo wuxuu ahaa gudibiirsi

    • @user-dh9zo2dg7j
      @user-dh9zo2dg7j Месяц назад

      Dhulbahante bu ahaa waxay walaalo ahaayeen madaxweyne kuxigeenkii koowad ee puntland maxamed cabdi xaashi, wuxuuna adeer u yahay dr cabdiraxman maxamed cabdi xaashi oo aha wasiirlkii kalumaysiga somaliya xiligi farmaajo oo lagu bilabay intan bidhan lagu bedelin,, maaha gudubiirsi waa dhulbahante cabdigaraad kasii ah qayaad reer suuban.

    • @abdikarimismail1171
      @abdikarimismail1171 Месяц назад

      ​@@user-nv3ps2wg2vadigu ayad tahay?

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Месяц назад +2

    Sxb waan kuslaamay wanad ku mahadsantahay hawsha qiima leh ee aad bulshada u hayso waxaan kaa codsan lahaa taarikhdii maxamed cali oo ah ilaa wakhtigii uu ka dagaalamay wadana kale ee aan ahayn dagaal 77 ama kii snm iyo iyaga qudhooda

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST Месяц назад

      Waad mahadsan tahay Insha Allah waan soo gudbinayaa.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Месяц назад

    Hada maxaa sheegtay safiir iyo madaxweyne hiisa iswaraystay 😂😂