Waxyaabo aadan ka ogayn turkiga | Dalka ugu sigaar cabka badan aduunka!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Waxyaabo aadan ka ogayn turkiga | Dalka ugu sigaar cabka badan aduunka!
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

Комментарии • 222

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 4 года назад +36

    Turkiga 3bil kudalxiisay WaliGey ma iloobi doono waa dad wanaagsan weliba Soomaalida Aad ujecel

    • @adem80663
      @adem80663 4 года назад

      waxa filyaa in ad so aragtay dad dhistay dalkowda balse an aheyn sida Soomaalida waxa kale ad so aragtay Qassiga laga dhisay hantida Soomaalida laga dhacay BLOOD HOUSE Xasan shiikh

    • @mohmedhaile9397
      @mohmedhaile9397 4 года назад +2

      Waa been somalina ma jecla dad wacana maaha ee soomalida lacagta bay ka dhacaanba wax walba way ku dalacaan waa khaaimiin xun oo raba in ay soomalida macdantoona iyo shidaalkooda gurtaan waa tuug tuug dhashay

    • @omerdahir1
      @omerdahir1 4 года назад

      Benta ma iska dhaftidoo sxibow .. 2 badoo qof oo fican lee kugu so adee kuligod maha sas

    • @mohmedhaile9397
      @mohmedhaile9397 3 года назад +1

      @@omerdahir1 kuwooda fiicanba wali xitaa ani ma arag aad bay uyar yiihiin kuwooda fiican

    • @zakariyaabdillaahi1479
      @zakariyaabdillaahi1479 3 года назад

      @@mohmedhaile9397 wll horta waxaadan ogayn haku hadlin iyo wixii lagu.gu sheekeeyey turkiga waa dalwanaagsan Pro waa dalku faana luqadiisa hadaadan oqoonin luqadiisa mxaa kugeenaya

  • @ahmedmiray1634
    @ahmedmiray1634 3 года назад +3

    MASHA ALLAH ALLAH HA ZIYAADIYO NABADA TURKEY CADOWOODANA ALLAH HA JEBIYO AMIN

  • @maxamedxaashi9531
    @maxamedxaashi9531 3 года назад +1

    Masha allh

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte7102 4 года назад +1

    Mahadsanid zhb iyo walaal qali ah cabdiraxman cumar 🙏

  • @mohamedazizi1211
    @mohamedazizi1211 4 года назад +9

    Walal Erdogan Tarikdisa No so kalie iyo TurqiYa Sida u isku badalAy Thanks

  • @cabdirisaqwarsame317
    @cabdirisaqwarsame317 3 года назад +2

    Sxbow adiga xagaad kunooshahay ?

  • @fuaadxaaji4273
    @fuaadxaaji4273 4 года назад +3

    Asc wll waxan kaa cudsan aa inaad nuso galiso channel scholarship🇹🇷 2021 oo Turkey ah wll waan cudse wll🤲📖 mahadsanid 🇸🇴🇹🇷

  • @Comps223B
    @Comps223B 4 года назад +3

    Saxib waxad noosoo diyaarisa sida ugu fudud ee loo barto luqada turkiga markaad jogto turkiga

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 4 года назад +2

    Turkey waxa isoo jiitay qaabka ee dhaqankooda uku adgyiihin
    War ninka turkey hadu meel kala ama wadan kle ku dhashay luuqadiisa wuu yaqaana
    Soomalida ayago 5 sano joogan ayee luuqadooda kafanaan
    Wee yartahay dadka yaqaano heesta calanka badankeen
    Waxana naqaana heesta astaanta qaranaka bis

  • @aldinunasiixah1440
    @aldinunasiixah1440 4 года назад +1

    Horay usoca wll

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 3 года назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 4 года назад +19

    Somalia ma holcayso ee waa nabad
    Insha allah

  • @Abdizizu
    @Abdizizu 4 года назад +1

    Sigaar cabista waan ugu qeyliye

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle 4 года назад +3

    Kuwa cunsuri midig fogna ahna waan ku arkey oo diinta ka fog calmaaniyadana madax martey oo xitaa xafiisyada ama meelaha qaar fadhiya oo sida muwaadinka dalka oo kale kuugu hagar baxeynin balse inta fiican ayaa ka badan Masha’Allah.

  • @abdiwakeel2786
    @abdiwakeel2786 4 года назад +3

    Msha allh andirahman zxb ilahay haybad hadal ayuu ku siiyayay iyo inaad qof walba wax fahansiin kartit guull 🇸🇴 iyo turkey

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 года назад +5

    Waa run turkida aad ayee u sigaar cab badanyhn lkn hada aad ayaa loo dhimay sidii hore xaddhaafka ahaa uma cabaan

  • @imandhol408
    @imandhol408 4 года назад +9

    Waaw m.A macalin turkiga waan jeclahay

  • @sayedfarhan5859
    @sayedfarhan5859 4 года назад +2

    Halka daqiiqo ee wadada loo istaagaayo waxay ku tusinaysaa xata haduu hogaamiyahaadu xun yahy inaad caydo wa ceeb waayo dadka ku kala qaybsamayaa dalku waa inuu horey usocdaa

  • @al-hikmahradio17
    @al-hikmahradio17 3 года назад

    waa muuqal muhiim ah fadlan subscribeta hanaga ilaawin : ruclips.net/video/-9YMTrNmGrg/видео.html

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 4 года назад +2

    Turkey wxa ugu badan aan ka aqaano waa dad geesiyiin ah, Erdogana mdxwyne ka yahay ❤

  • @cabdirisaqwarsame317
    @cabdirisaqwarsame317 3 года назад +1

    Mahadsanid

  • @ahlumeahlamo1855
    @ahlumeahlamo1855 4 года назад +1

    Farriid

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 4 года назад +2

    M allh walkyga qaaliga ah waan jeclahy dalka turkiga 🙂🇹🇷♥️♥️♥️♥️👌👍

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey2733 4 года назад +2

    Sxb aad u mhd santhy turky anaa u soi socdo wax bdn ika iftiimisay dhiiragalintaadaa marwalbo waa jecelhy aad kuula socdaa sxb

  • @ificallubaby1940
    @ificallubaby1940 3 года назад

    Turkiye cog guzel wlhi 😂 2 sano kunola sigaar aniga wa iga cabis badnayen 😂😂mrki danbaan katahriipaY xagaayo Europe
    Turkiye meel la ilow karo maaha wlhi alle hasharfo erdogan na🇹🇷😍😍😍

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 4 года назад +1

    Mahad baladhaan korkaaga ha ahaato walo, walo ninkan adaa daakuur ee wadanka sidaas u galay iyo diintaba, waa maxay sababta ay u qadariyaa?
    Maad wax nooga iftiimisid xogtaa mahad sanid.

    • @huhuhaha6754
      @huhuhaha6754 3 года назад

      Sababta ay u qadariyaan hadaan kuu sheego waxey aheyd markii dagaalkii koobaad ee aduunka la jabiyey wadamada uu turkigu ka mid ahaa waxa khasab noqotey in laba arimod lakala doransiiyo ta koobaad waxey aheyd in wadanka turkiga iyo dadkiisaba la qabsado ama la meesha laga saaro oo la laayo iyo in heshiis ay reer yurub danohoda ku fushadan uu la galo heshiiskii ayuu qaatey si umadiisa u badbaadiyo ...laaakiinse diinta dhib aad u badan ayuu u geysty lknze dadkiisa wuxu ka badbaadiyey

  • @ahmedafficial6137
    @ahmedafficial6137 4 года назад +3

    MachallaH walaL qali
    Thanks zhp

  • @khaledosman4024
    @khaledosman4024 4 года назад +1

    Ustad turkiya dhinacee ka jogtaa

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 4 года назад +1

    MachaAllah walodacha goom nimada 🇹🇷🌹🇹🇷💐🇹🇷🌷🇹🇷🌺🇹🇷🥀🇦🇿🇹🇷🇦🇿🇹🇷🇦🇿🇹🇷🇦🇿🇹🇷

  • @asmakhadarmohamud8425
    @asmakhadarmohamud8425 2 года назад +2

    Waa run anigu wiil yar baa ahay oo 10 jir ah turki baan joigaa oo waa run narka calanka ee qaadayaan waa laistaagaa asxaab waan kuleeyahay waxaan jooga magaalada kaysari waa dad wanagsan walahay çok seviyorum turkiye iyo soomaali ba 🇸🇴🇹🇷

  • @xashicali7520
    @xashicali7520 4 года назад

    Masha Allah turkiga walaalkena

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 3 года назад

    Dadka Turkida ogow waa dad lacagta aad u jecel ninka turliga wuxuu aad kuugu qadarinayaa lacagta aad haysato

  • @mascuudozilofficial5899
    @mascuudozilofficial5899 4 года назад +2

    Wll ilahay dartiis subscribe igu saara 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 4 года назад +2

    Waxaan walwal ka qabaa in somalida sidaa fiiican Turkey loogu soo dhaweeyey ay ka faaiidaysan kariwayaan rabshado iyo fawdo dalkaas muslimka ah ula tagaan

  • @Ccbulshaawi
    @Ccbulshaawi 4 года назад +1

    Wll cabdiraxmaano waxaan kaa codsaney inaad ksoo dasho khyrdiin barbarosa

  • @BulshaawiTv
    @BulshaawiTv 3 года назад

    Turkika Wax Ka Cunsurinimo Badan Wili Ma Arag Wlhi

  • @mohmedhaile9397
    @mohmedhaile9397 4 года назад

    Soomalida guryaha fiican kama kireeyaan ee kuwa duugoobay bay ka kireeyaan oo lacagtana ku qaaligareeyaan ilaahay kuwan sharkooda hanaga qabto

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 4 года назад

    Inay wax kasta Luuqada dalku Lee yahay ku qoran Tahay waa horumar fiican oo wax badan caqabad kuguma nqoonayan markaad afkaagi hooyo wx kasta ku baranaso

  • @dachaasahimad1063
    @dachaasahimad1063 3 года назад

    turkiga ilahay ha noo buarakeyo inzha allaah khilafadii cusmaniyiintuna soo noqoto inzeha allaah ilaa qiyaamu saacna ha guuleyzato inzha allaah bilowgeeda wax laga dhehanayaa hogaankq fican ee erdogan amirka izlaamku gadhwadeenka ka yahay

  • @salmaanahmed5849
    @salmaanahmed5849 3 года назад

    HadaY wali kamal ata tur sharaf kulee
    YHYma noqon karan dad islamka hogamiYo

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 3 года назад

    1qodob oo kaliya yay Ku liitaan oon kudiiday qodobkaasina waa jacelka ay uqabaan mustafe Kamal atator, sida aad hore usoo sheegtayna we calaka heerka muqadasnimo la gaadhsiiyay wan kugu raacsanahay ma fiicna sidasi lakiin wadaninimadu way fiicantahay: wadaninimadu maa' aha muqadas ee waa lama huraan

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 4 года назад +1

    Waa codsi waxan ka sugenaa tariikhda thomas sankara madax waynihii hore 1983 ilaa 1987 wadanka Burkina faso

  • @mohamedabdullahi6736
    @mohamedabdullahi6736 3 года назад

    Lkin waxa ad nasib daro u ah kamal atatorki oo khilafadi islamka dumiyay turkigana ubadalay cilmaniyiin bilaa din ah xitaa wuxu garsiyay inu dhoho adanka afka turkiga aya lagu adami marka ninka nocas ah ee mujrimka ah wanasib daro iney SAS uqadariyan

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 3 года назад

    Mansha Allah waa sax maxayeelay dadbadan oo muslin sheeganya way dhaaman sida Somalida iyo carabtaba oon wadninimo lahayn sida khilaaf iyo wadan Koo la' iibiyo mooyaanee

  • @youcephelmi7435
    @youcephelmi7435 4 года назад +6

    Wll dhaqanka cilmaaniyinta sow ma qaldana diintena ayy kaso horjedan run miya🤔

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 4 года назад +3

      Dinn laan waye cilmaniyintu

    • @lakihassan4221
      @lakihassan4221 4 года назад +2

      cilmaniga haadynu af somali ku sheegno macnihiisa dhabta ahi waa cilmi liid taasa ka dhigan sida xaya waanka u noolow Wax diin layidhaahda majirto hays wareerin naftada xorbaad u tahay sidaad doonto u noolow wax layidhahdo diin majirto ee madibaa aduunka ka shaqaysa iyo wixii lahalmaala sidiisaba calmanigu wuxu dhigaya noloshu waa maadi uun taaso sibadheedha oga sohorjeeda diinta iyo qowlka illahyba oo noloshu waa diin dadka bilaatintaana alle wuxu ku tilmaamay in ay yihin sida xoolaha

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 года назад +1

      Cilmaaniyadu waa waxa aan Diin lahayn aqoon sana inuu Wax abuurayba jirin jano iyo cadaabna hadalkeedaba daa marka xoolaha iyagaa ka daran dadkaas

  • @ca.rahmansiciid4594
    @ca.rahmansiciid4594 4 года назад +10

    ❤️leyk

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 4 года назад

    Dhanka laqadana waa kalamiid wayo reer yuruba tusale jermalka waxaad arkaysa bare bartay luqadaha calamka hadan iskadiyada inuu ku hadlo markad waydisidna wuxuu kugu jawabaya umandhalay mantayda horo marsado aniga afkena ayaa kaqashafayna

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 года назад

    Walal heeska calanka turkiga ayaan iskuulka ka qaadna anaga oo somalia muqdisho joogna waana walalaheen wn u qadarineynaa wax waliba oo ay qadariyaan waana wax ay inaga kas badeen😍

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 4 года назад +1

    Turkigu waa dal horumarkiisu xawli ku socdo waana. Dal taariikhda aduunka meel wacan kaga jira,,,,,

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 3 года назад

    Ninkiiiii duleeeyay bay u oooyayaaan cawaaansanaa

  • @xamudigamer9705
    @xamudigamer9705 4 года назад +2

    Keep going

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 4 года назад

    Turkiga waa laga sigaar cab badan tahay miyaadan arag yurubta bari oo dhan qof aanan cabbin ma majiro carruurta oo kaliya ayaan cabbin sigaarka

  • @MohamedOmar-qf6gs
    @MohamedOmar-qf6gs 4 года назад +4

    Turkia wllhi waan Aminsanahy wlleheyn Awaaal gooni u haynaa🥰

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 4 года назад +1

      Wlh abaalkooda maaha mid aan iloobi karno😭😭🇹🇷🇹🇷❤

  • @saafifilms762
    @saafifilms762 3 года назад

    Waa arinta la yaabey hal sac dhantagna mark arkey dadki o tagan hhh

  • @abdirahmanmohamed5335
    @abdirahmanmohamed5335 4 года назад +1

    Sababtee ayay u weynaynayaan markaa tolow ninkaas mustafa kamal ataturk

  • @abdilqufi
    @abdilqufi 3 года назад

    Wan tagi doona maruun😢😢😢😢😢😢

  • @azadcwali9080
    @azadcwali9080 3 года назад

    Lkn sigarka ayaga aya sameysto manalahan wax damage ah sababtaas ayana kentay xita waxa caban Naagaha uurka leh

  • @cabdirashiidcisman673
    @cabdirashiidcisman673 4 года назад

    Waxaan lahadlayaa ninka janaalka is kaleh 1 waxan ku weydinayaa calmàaniyad waxa aaytahay magaraneeyssaa maya walaah inadan gareneynin waan dinal.aan ee habaadiyeeynin umada somaaliyeed kahadal dal diin leh lakin waxaad amid tahay umad kan fashaadinaayo waa adiga

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад

    #Turkidu sababta ayna luuqad kale ugu hadlin waa waynayn ay waynaynayaan afkooda
    Waana sida loo baahan yahau

  • @zalmamohamed3198
    @zalmamohamed3198 4 года назад +2

    Please Abdiraham IG fur oo isoo jawaab plz🙏🙏

  • @abukarmalaay4560
    @abukarmalaay4560 4 года назад +1

    Turkiga ayaan joogaa iskoolka markiilatago haadii heesta calanka aadmaqasho inaad istaakto waa laazim hadii aad istagi weyso qofjiran ayaa laguu maleynaa

  • @sabariin560
    @sabariin560 3 года назад

    Atator hal ciwan no ga so samee wll
    Hada xushmad noo haso

  • @mohazmaphia1503
    @mohazmaphia1503 4 года назад +1

    Güzel arkadaşlar

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 4 года назад

    Laxawla war turki maahe camal kale malihid miyaa

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 года назад

    Mustafe kamaal wuxuu ahaa kufaar geesi ah

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 3 года назад

    Wanjeclahay turkiga

  • @soyaaltv
    @soyaaltv 4 года назад

    Waalidkey wey naxeen markee arkeen anigo Galmo sameeynaayo Kangana luuq walbo waxay ku qarineysay cadeysay. Saad udaawato Link hoos yaalo Riix
    ruclips.net/video/HZMsm9TctgE/видео.html

  • @l14ban
    @l14ban 3 года назад

    Sigaarka zaa'id uu cabaan anaa ka yaabay walaahi

  • @abdiali5265
    @abdiali5265 4 года назад +1

    Waberi media waan salaamay umada turgiga wa Aabaha muslimka aan cabsoon

  • @OfficialFarhanMed
    @OfficialFarhanMed 4 года назад +5

    Merci beaucoup

  • @iamk3977
    @iamk3977 4 года назад

    Khamradana Xaraanba uma yaqaanan

  • @yaasiincadde1661
    @yaasiincadde1661 4 года назад +6

    Yurub ayaa kasoo tagay intee okele joogi lahay my home land ayaa jooga ganacsi ayaan ku heystaa marka ciddii aadeyso wey aadi kartaa

    • @sharmaarkeabdi2114
      @sharmaarkeabdi2114 4 года назад

      Sxb hore usoco yurub
      waa jahannamda aduunka
      Alle hanaga aruuriyo

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 года назад

      Xoogaa yurub kasoo shaqayso kadibna dalka wax ka bilow anagu dalkii wax wax noogu bilaabaan laanahay

    • @sharmaarkeabdi2114
      @sharmaarkeabdi2114 3 года назад

      sundus kayse asal talo wanagsan

  • @ahmedabdulahi6677
    @ahmedabdulahi6677 4 года назад +1

    Guuul Walalaha Turkiga

  • @rockstone2080
    @rockstone2080 4 года назад +1

    Frist comment turkey usoo socdaa qofkii joogo reply haisoo galo is baranee somaliyeey❣🙏🙏waberi media keep going

  • @Acmk_
    @Acmk_ 4 года назад +1

    Yaayidhi Sigaarkanay cabbaan turkidu

  • @hiisjama7986
    @hiisjama7986 4 года назад +2

    Asc wll Hadaan iminka turkiga joogo
    oo dadkoo dhani wada istaagaan anigu maanaan iska socon karim mise waa lay qabanayaa

    • @zakimoha8165
      @zakimoha8165 4 года назад

      Waa lagodila zxp😭😭

    • @hiisjama7986
      @hiisjama7986 4 года назад +1

      @@zakimoha8165 war ma hubta wll

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 года назад +1

      Turkey matihid maxaa ka galay. Waxas haka walwalin cid wadankanaga sida cawaanta maraykanka kugu qasbi heestooda majirto e wllo

    • @zakimoha8165
      @zakimoha8165 4 года назад

      Hay zxp wax kushegalay

  • @danjire11baddacas3
    @danjire11baddacas3 4 года назад +1

    Soomaalida ayaa kasigaar cab badan

    • @youngmali329
      @youngmali329 4 года назад

      @@samatalishagio4775 sax sxb🤜🤛

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад

    Keep going wlloh Allah keep

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 года назад +3

    masha allah cabdirhmaan

  • @PSA4
    @PSA4 4 года назад

    Wa dad wngsn mnsha allh

  • @mohamedabdi5970
    @mohamedabdi5970 4 года назад +7

    ilove muxamed and allah

  • @abdikhaliqfarah3104
    @abdikhaliqfarah3104 3 года назад

    Msha allah wadad fican

  • @MohamedOmar-qf6gs
    @MohamedOmar-qf6gs 4 года назад +5

    Frist view 👌

  • @qawraxsamawade9064
    @qawraxsamawade9064 4 года назад

    Abdiraxman cumar

  • @fasaaxa_media
    @fasaaxa_media 4 года назад +2

    Nabiga waxa laga abuuray nuurkii allah, waa been geeso waawayn | sh xassaan xuseen👇👇
    ruclips.net/video/tHRD9zT-lzA/видео.html

  • @sahrocabdiqaadir8754
    @sahrocabdiqaadir8754 4 года назад +1

    Walaal please kasoo hadal @kuweit waa iga codsi waan usocdaa please

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 года назад +1

    Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi

  • @mohammedupdy9334
    @mohammedupdy9334 4 года назад +2

    Keep going 💯☑️🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @rayaankhalid9201
    @rayaankhalid9201 4 года назад +1

    Kamaal waaba cilmaaniye maxay muslinku turkiga ahi u jecelyihiin

    • @LTGAzam
      @LTGAzam 4 года назад

      Wuxuu ka badbaadiyy in la guumaysto waa nin qoowmi ah

  • @shugriosman5245
    @shugriosman5245 4 года назад +5

    Kasoo hadal cartoonka the Simpsons iyo waxyaaluhuu saadaalinayo like saar inta igu raacsan

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 4 года назад +1

    Horay u soco

  • @khaledosman4024
    @khaledosman4024 4 года назад +4

    Keep going

  • @Mariabeauty-rl3hp
    @Mariabeauty-rl3hp 4 месяца назад

    Wan rba turki

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад

    wcs mhdsnd sxb

  • @dalmarhaaji1938
    @dalmarhaaji1938 4 года назад +1

    Turki dal jacayl ,somalina qabiil jacayl allow alle adiga wada abuuray🙏

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 4 года назад

    Waaberi media

  • @hassanmohamedawil547
    @hassanmohamedawil547 4 года назад +1

    Daalka

  • @apdiziz7821
    @apdiziz7821 4 года назад +3

    Horta Ma dad Cadha Xunbaa Nio
    Waxasaan maqlee

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 4 года назад

      Ma Turkic du

    • @Qosol_qaraaxo22
      @Qosol_qaraaxo22 4 года назад +1

      Walal anaa ku nool ma ahan dad sabar badan waa dad xanaaq badan oo qeylo badan markey xanaaqan lkn dad nimadooda kle waa iska fcnthy dumarkooda iuo ragooda diinta kuma dhaqmaan qaar yar maahinee sigaarka waxaa arkee famil dhan oo wada caba min ayeeyo ilaa kan 10 jirka lkn halka arin aan ku jeclahay waa iney sida carabta ku cunsuriynin oo carabta yaa cabiid bey ku leyhiin

    • @apdiziz7821
      @apdiziz7821 4 года назад

      @@Qosol_qaraaxo22 SaX Wll Macluumaad BadaN Ayaad IGa jaahil saartay Alle haku sharfo 🙏👍

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 4 года назад

      @@Qosol_qaraaxo22 Oo kale wll su aal an ku wey dii ye side lagu fahmaya aF turkiga muna adkey ..?

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 4 года назад +1

    Turkida badankooda waa dad shaydaama ah musalsaladooda ayaa bulshada fasahaadiyay

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 4 года назад

    Turkiga kaliya ma'haan wllo waa wadamada oodhan somalida uunba dalkoda jclyan