Kuma odhan dhawac iyo Dhib wayn baan qabaaa Show dhan sar bad tahaye Faalo dheer kuuma galin Way ku dhaafte dartaa ban U dhiman kuma odhan Inaba cadi ma aha erayadan ❤
Dhadigiyo labood waad dhaliinltanteen adigoo dhuuni qabo baad dhunkaal cuntaye bal maxaad kuu dhadhamay jacayl dhiiga ku nool baa ku dilay dhagax kor utuur bal inaan ku dhimriyo
Iyaaaa m.a wllhi walayabay Kabax dhantoyinki hore inaad noso cusboneysin Waa war farxad leh Nuurcaraale io caladhanta io axmed budul Inaad been dhahdaan waan rajeynaa keep going all team jilic
1y Kahor ayan Dawanay Aniga iyo Sxbkay An ifka u jeclaa😭😥 Magcisa Abdiwahab aya la Dhihi jiray From Kismayo Bari ay No isku Sarnayd Kadib waxa Dhacay Sxbkay Wuxu ku Dhintay Qarax ay No Dhigen Argagixisada Alshabab Anago difacayna Dalkena hoyo Asaga iyo 8 wiil o Kle Hobtu Waxay ahyd Beerxani Kismayo kaga began Dhanka Dhobley kadib Aniga Waxan Iska Galay Sanad Muruga ah Allha u Naxaristo😭😥 sxbaday Igu so Duceeya 😭
Ruuxii xabag dhunkaal Dhuuni moodaa dhintaye Ina dheegow dhambaalku Dhanbuu kaa maraye Adoon dhugan murtida Soo dhawaaq yaa ku yidhi *********************** Meelaan dhibicu helin Dhiilal uma rarane Kalgacayl dhiiga raaco La dhuubtaa jiraye Nin dhamays ah aan Ku moodaye show waad dhinayd ************************************ Dhaqankeena aa ibaray In aan soo dhaashadee Dhuuxa nabarka jira Maba dhayi kartide Dhiiladiyo afxumo Dhaka faar baa ku xigi *********************** Ruuxi dhowro faalade Waad dhuntee dharbaaxo Jinni iguma dhicin Meel dhaxaa taagan tahaye Kuuma moodeyn dhalaan ************************* Kuma odhan dhaawac wayn baan qabaan Show dhan saar baa tahaye Faalo dheer kuuma gelin Way ku dhaaftee dartaa Baan u dhiman kuma odhan From Mogadishu, yaa yari reer xamar afsoomaaliga wuu dhibaa?
Kabaha ayeey la dul martay wallee ma hadli karo mar kale birrjeex car wakaase soo hadal. Idil ayaa shaqadaada taqaan ❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘idileey kabaha la dul martay.
Soo dhawaaq yaa ku yiri 😂landheranimo hadad gabdhaha la safanthy like ii sar 😘
aniga😂😂
gabadhaan codkeeda wadnaha ka dareemaysaa macaan dartiis manshallah
Kuma odhan dhawac iyo
Dhib wayn baan qabaaa
Show dhan sar bad tahaye
Faalo dheer kuuma galin
Way ku dhaafte dartaa ban
U dhiman kuma odhan
Inaba cadi ma aha erayadan ❤
❤❤❤
Dhadigiyo labood waad dhaliinltanteen adigoo dhuuni qabo baad dhunkaal cuntaye bal maxaad kuu dhadhamay jacayl dhiiga ku nool baa ku dilay dhagax kor utuur bal inaan ku dhimriyo
Dhaantoyinkii baad najecleysiisen wlh
Guuleysta ❤️
💕💕🌹😘
ልጂቱ የሀበሻ ሱማሌ ናት ወይስ የየት ሀገር ልጂ ናት?
@@mohmedjmal9836its a Somali
@@mohmedjmal9836why u ask. That’s none business
Warnagta ka qabta dhantada kusali nabiga wll scw
Istaq furulah
Scw scw scw
Yusuf Birjeex Iyo Idil Ayruush
mashlh There Voice Is Excellent...
የየት ሀገር ልጂ ናት የሚያቅ ይተባበረኝ
Naagnol dhiiglah hilba dumareed waysku damqadaan ayruushy waankuwata nolow❤
Iyaaaa m.a wllhi walayabay
Kabax dhantoyinki hore inaad noso cusboneysin Waa war farxad leh
Nuurcaraale io caladhanta io axmed budul
Inaad been dhahdaan waan rajeynaa keep going all team jilic
ABWAANADEENA WEEYAAN waan ixtiraamnaa
1y Kahor ayan Dawanay Aniga iyo Sxbkay An ifka u jeclaa😭😥 Magcisa Abdiwahab aya la Dhihi jiray From Kismayo Bari ay No isku Sarnayd Kadib waxa Dhacay Sxbkay Wuxu ku Dhintay Qarax ay No Dhigen Argagixisada Alshabab Anago difacayna Dalkena hoyo Asaga iyo 8 wiil o Kle Hobtu Waxay ahyd Beerxani Kismayo kaga began Dhanka Dhobley kadib Aniga Waxan Iska Galay Sanad Muruga ah Allha u Naxaristo😭😥 sxbaday
Igu so Duceeya 😭
Allow u naxariiso
Alla ha u naxristo 💔
😭😭😭🤲 ax ilaahay ha unaxaristo
allaha unaxariisto
Im sorry bro allahu u naxariito saxiibadaa janda allah hagaliyo
Waw waw viva ogadenia allas ii daa dadkayga🥰🥰🥰
Waaaaaaaw waxasaab kaa ah jawab idil abaayo macnto wan ku wataa whi mah alh 🦚💋❤❤❤🦚🦚🦚🦚
Wllhi jawaab ay gabar bixiso tii ogu wacneyd bey siisay dhiiga iyo kartida ma anigey iga keentay tan tolow 🥰
M.a brother Y.Bitjeh wankueata nice voice with brave
Ish calaaa jawaaab, markaan Birjeex asagaa birta lagu jabiyey. Muna Bilan ii noolow Huuno.
Hahey Jawab Kulul Oo Dhaga Tabad Ah iga Jilci
30 /3/2023 saacaduna thy 1:20 baan heestaan dhegeyanayaa waliba waa bil ramadaan inta waxaan ku dhegeysanayaa xmar cadeey inta iga danbeyso nolol wacan idiin rejeeynaa
Afkaga canno llagu qabayy qurux io codd isku darsatyy wll macan😍😍😍🥰😇
Halkaan waxaan ka salaaamayaa abwaan baadiye
Erayada waxaan ugu jeclahay Kuma oran dhib iyo dhaawac weyn baan qabaye show dhansarbad thye faala dheer kuuma gelin wey kudhaaftee dartaabaan udhiman ma oran qalbigeygu wuxuu kuqaboobaa gabadhaan suurada alaah uu u abuuray mashalaah
Ruuxii xabag dhunkaal
Dhuuni moodaa dhintaye
Ina dheegow dhambaalku
Dhanbuu kaa maraye
Adoon dhugan murtida
Soo dhawaaq yaa ku yidhi
***********************
Meelaan dhibicu helin
Dhiilal uma rarane
Kalgacayl dhiiga raaco
La dhuubtaa jiraye
Nin dhamays ah aan Ku moodaye
show waad dhinayd
************************************
Dhaqankeena aa ibaray
In aan soo dhaashadee
Dhuuxa nabarka jira
Maba dhayi kartide
Dhiiladiyo afxumo
Dhaka faar baa ku xigi
***********************
Ruuxi dhowro faalade
Waad dhuntee dharbaaxo
Jinni iguma dhicin
Meel dhaxaa taagan tahaye
Kuuma moodeyn dhalaan
*************************
Kuma odhan dhaawac
wayn baan qabaan
Show dhan saar baa tahaye
Faalo dheer kuuma gelin
Way ku dhaaftee dartaa
Baan u dhiman kuma odhan
From Mogadishu, yaa yari reer xamar afsoomaaliga wuu dhibaa?
Hahahah no body so af jar shewkadaas
Kabaha ayeey la dul martay wallee ma hadli karo mar kale birrjeex car wakaase soo hadal. Idil ayaa shaqadaada taqaan ❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘idileey kabaha la dul martay.
Waa dhaanto fiican laakiin please iska saar cidiyaha dhaadheer ee aad sooxiratey hana kudayan dhaqankale muslimad baad tahee. Thanks
Waxa adduun qariban is dhex yaacaya, ma cidiyahaas baad ka aragtay awoowgii la gub 😊
Waaaaw Mash Allah wllshy qali ninki i wad la dadgtay waxan leyahay wa wajibkiis murtiduu
Ish calaa cod m.a keep going cddey and jilic jamac hore usoco wll
Masha allh Masha allh Masha allh Waxaan Ku Amaano Garan Maayo Inanta Wlhy 10 Jeer Ka Badan Ayaan Ku Celceshtay Wll Masha alh Ma Donoyo Inaan Kaa Dhex Qayliyo Masha allh
Aniga yuusuf birjeex ayaan wataaa ceeb miyaaa HELLO BIRJEEX
Heesta cadi maha wax kale weye jawi dagan wan ka helay aniga wlhi👧👧🙏🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️ like ii sar hada Commnti aragty azxpey
Dhaqankeena ibaray inaa. So dhaashadee m.a queen guulayso
Yaaqey Music gaan yaaanala ka badalin
Good Music
Silsiladii hore markii la bedelay way go'day
WAW DHAANTO IYO BADH
Mansha allaah wan kahelay
Aniga biirjeex baaan wataa keep going Naga filo jawaaab kulul
DHAANTOW
DHAFYERY5Q
Umada soomaaliyeed
Guulbaan urajaynayaa
Dhaqankeenaa ahaa inaa soo dhashadee dhiilo iyo af xumo dhakafar
baakuxiga
Keep going azpey like ii sara bal hadad ka heshen qoralka
Dhaanto Mcn Weye hada igu racsantahy like Sar zxp
Quute
wax bilaaa aqoon ah buu ahaaa wlo qli
Ma moodaaa in laxankii dhaantooyinka soomalida siii suulayo music qaab kiii canfarta ama amxaarada ayuu iiila egyahay
Music-ga axmaar baa iska leh heinok la yidhaahdo.
Soo dhawaq yaa ku yiri gabdh iyo badh🥰❤️😅
M.a habo
Afka alle kama jaro manasibkiisa ayey marsiisay awal mawaxuu u maleynayey iney aman kaso horayso dabalka xun
Hhhhhhhhh ilen ninka wad uxanaaqsaneed
Asc gabartan wayqaldantay ragii usoodhiibay dhaantadan inacaydakasaraabay ahayd raligalin hakabixiso hadiikale hasugto nabarkulul
Msh.allah❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤.hablaha.ha.la.difaaco.waa.dhaqankee.na...masha.allah
Ayay jawaab kulul idil nolow queen 👸 ♥
maashaalaah
Naa dumarow birjeex looma adkaysan karine way inaga celisay inantu dhaantadaa waan ka gubty daadis kaaye ana ireyo daadisa cidii qaadi lahayd hayla soo hadasho 😂
Abwaan baadiye wuu qodob raacay abwaankii hore idila laxanka waysaartay
m.a wa jawab culs dhaman hooray usocada dhamatin🥰🤙👍♥️🥰
Wooow wa lahely abankasu wilkii warksa margten
M.a bro muqal qurux bdn
Masha Allah idil ayush
M a
Nin dhamaysa ku moodaye
Show waad dhineed 😅
Cod dahab🔥💥
ruclips.net/video/_6bHTfJ5z4M/видео.html waakanaa channel ka muna Bilan fadlan soo booqda 1k Aan gaarsiino
The best dhanto
⁹
@@salmomohamud610 nbzbb bn d
Dit
C
@@salmomohamud610 8tisvdnbdjg2ogu
@@xaylealimohamed9153 000²
m.a axyaa sawd alehakuxifdiyo quruxeey
Wwwwww wale walagu sugay ee ana hala iga fisho silsilada 6aad 😂🙏
Silsilada dhaantada gabadhan Ayaan ka qaatay cod ahaan iyo muuqaal ahaan
Iyo birjeex 2laga qaata
0:59
Wali 2 aa iga gadan waan ka sugaa mid kaloo culus libaax but ahaa
M.a jawab kululu sofecan ayah ukashey
Jawb kulul dhanka faarba ku xiga
Jawab an ku qancay weye o iga gadan. Respect 😀☝️👍
Hey
Nin dhamaysaan kumoodayee show waad dhinayd 😁😁👀
adoon dhugan murtida soodhawaaq yaa kuyiri kilip intaas in ta ka horaysa ushidan iyo Salaanta wiilasha lagu ad keeyay, dhaqan wanaag
Qurux iyo cod
Guleysta Tema Jilic Jamac
Mashahu gabadhan saytahay ayay uqaday
Birjeex waa lasaranyahay waa inaanka rido wiilka gantaal culus ayaa lagu dhuftay iga firi qaybyi 6aad biri anigana
War ilaahada wax usoo birmada barjeex Malala's,yahay
War tolow maan dhaanteeye
Yuusuf birjeex afkaa ciida loo daray 😂😂😂
Dhalaankii nagu dardaaray Hablaha hainaga soo gar baxo sidan dhakafaar ka wayn ba ku xigee, loxooxday nagu qooshtay yartan
Laxanka ayaa macaan midkan noogu wada i.a
Wllo salamo nuura ma walaltiin
Haye warkii hore warsoodhaaf
JAWAABTII ayaa lagaa sugaa koleey waa adigee
ibalami
Poqoradaa codkaa Idil Wan kugu fanaa
Sher
madaafiicda ridada dheer ayay gbdhu soo riday
halaga gabado 🏃
Dhul kaalala galay odaygii jawaab uqalanta
Haddii aysan xaas ahayn ha laigu salaamo
Birjeex intaas baakufilaneh 😂 midkale yaloocelin sxbyaal 😂 wuxuukujawaaabay allow yaadhaanto sooqaadoo cararah 😂 😂 😂 😂
Codka iyo hestaba nic nic
Inan qurux iyo asturnaanba iskudarsatay waxa u sii dheer luuqda toolmoon.
Meeeshann habaar walaaa miyn jooga waa side 😊😅😅
Idil ayuurshu. Walahi waan Jecelaahya ❤❤❤❤
Best dhanto from 2023😊
wawa
Gabadh Adag wleeeh
She have most biggest voice
Waa laysku googo ay
Heesta waxklee
Dhorof iyo dhiilalaw micnahooda?
Waan diiday 2 aan lajiraa wali
Gabadh iyo badh mashallah🥰
Maxaaa ku cod ah music cajiibah
Queeny Beautiful with golden Voice!omg ! love you 🔥
Yees
Ookeey
@@khaliifdhaalaco1485q1❤q11111111q ¹1
❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxan huba in ay tahay midi ugu mira culused
M.a❤
Wwwww birjeex inaa lagu cuno warabaaaaa
😂😂Sheekadu meel ficn hey maroyeysa😂
Bashiir wadani
ileen shoow waad dhineeyd🤣😅😂
Jawab fadhida
Jawbtan wayga gadan tahay afkaga caano lagu qabay
Waad shidantahay adiga iyo dhantaduba
Wah wah iska celi munaay
Inantii hablaha wuxu ma quraysh baa qurux badnaa
gadhigan wuu raran yahay bello ayay Talyanigu dhahaan tan okle
Anigu gabadha ayaan wataa
Dhiiladiyo af xumo dhaka faarbaa ku xigaaa ❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Cajiib tan waaa another levelkii ay reer xamarku sheegayeen🤣🤣🤣🤣🤣🤣