Saafi Ducaale 🔥Iyo Heesta "IGA GAADH"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • ⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Maxamed Cali Kaariye AHN
    - Kaban : U/ Saalax Qaasim Naaji

Комментарии • 33

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Год назад +1

    Am so in love with song allah raxma saafi ducale iyo abwankii abwaanada kaariye

  • @malmo4235
    @malmo4235 Год назад +3

    Maamo ilahay hakuu naxariisto ilma ayeey noo dhashay shaafici qandala hooyadiis

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 года назад +7

    Kariya waa abwaanka abwaanada khadro daahir 100/9 5 heesaheeda asaga ayaa iska leh magool Hassan aadan shankaroon cigaal kaariye mucjisada abwaanada ayuu ahaa

    • @honeybadger4812
      @honeybadger4812 2 года назад +1

      inaba caadi mu aheyn abwaan fananintu aad u jeclayeen oo deeqsi ah hoboladu markey qaad rabaan waxey dhihi jireen ilaah iyo kaariyaba waa leenahaye qaadka nasii wareysiga saciid xaramo dhageyso mucjiso dad xiriirin badan ayuu ahaa

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 2 года назад

      @@honeybadger4812 haa sxb waa runtaa waxaa kasheekeynaya sidoo kale alaha unaxariistee cake sxbkey nin kadeeqsisan ma arag ayuu dhihi jiray sidoo kale aadan tarabi ayaa qiray inuu dhowr sanoo fanka laga saaray uu mushaarkiisi iyo kabadan siin jiray alaha unaxariisto dhaqtarki jacaylka

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 Год назад

      @@jamamohamud3438 waa Sheekhaal kaariye iyo Shamsq cumar nasabuu ahaa

    • @cabdikariimyuusuf233
      @cabdikariimyuusuf233 5 месяцев назад

      Khadra 2 heesooduun bay sheegtay

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 2 года назад +1

    Wah wah yaa saalax qaasim gacan libaaxle 😍😍😍😍😍😍

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 2 года назад +1

      War nio ninkaan kaban kiisa ani kaliya in aan taageero moodi jiray

    • @muktarali2311
      @muktarali2311 8 месяцев назад +1

      @@abshircarab18bro kabanka saalax qaasim si aad ah u xifdiye runtii

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir 2 года назад +9

    Heestan Laxanka waxaa leh Abdulkadir Muse Lugeey, oo abahay aun, codkii hooyadey Macaan Saafi ducaale aun damaantood iyo mirihii adeer Mohamed Ali kaariye.

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 года назад +4

    Hees kastoo Saafi qaado Kaariyaa ereyada leh tolow xidhiidh noocee ah baa ka dhexeeyay? Salaan from Hargeysa Edo Saafi allaa yarxam

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 года назад

      Macalin keedii buu ahaa isaga soo gacan qabtay

    • @honeybadger4812
      @honeybadger4812 2 года назад

      waxba kaariye abwaan hoboladu jecelyihiin ayuu ahaa saado cali xataa asaga soo gacan qabtay sahra dawo qadiija foodeey ayaa ka darneyd

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 2 года назад +3

      Sxb fanaaniinta oo dhan ayuu sidaa ku ahaa khadiijo foodeyba heeseheeda 99 % asagaa lahaa alaha unaxariistee wuxuu ahaa bulsha daadihiye deeqsiya

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 года назад +1

      @@jamamohamud3438 waa runtaasi laakiin abwaan waliba fanaaniin uu aad ugu xidhnaa baa jirey markaa saafi ducaale khadiijo foodey markii hore waxay iskala yimaadeen dhinaca ciidanka millatariga

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@moderninformation7931 wll haa waa runtaa kooxdii xooga dalkey isla ahaayen iyagiyo nakruuma iyo haboon cabdilahi

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 2 года назад +1

    Kabanka macaan waa ustaad saalax qaasim durbaanka ka daran waa uun aweys goobe ilaah ha u naxariiste

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb 2 года назад +1

    Assalamu calaykum dhamaan Allah u naxariisto

  • @maxamedgessi1994
    @maxamedgessi1994 2 года назад +1

    Hees yaab leh

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 2 года назад

    Waayo waayo

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 2 года назад +1

    Please maxaad ugu reebtay aweys goobe durbaanka macaan 😢😢

  • @dahirali7520
    @dahirali7520 2 года назад +2

    WAATAN HEES WAAYO WAAYO OO XASUUS GAAR II LEH......

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 2 года назад

    calayk 🥰

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 2 года назад +1

    Cajaaib cajaaib

  • @rooblexusenxasan8806
    @rooblexusenxasan8806 2 года назад

    hah waaxasuus❤

  • @user-nb1ft8op7p
    @user-nb1ft8op7p Год назад

    Saafi eryadii kariye

  • @abwaaniidlechannel5891
    @abwaaniidlechannel5891 2 года назад +1

    Hadaan go,oo.
    Godlaygashoo.
    Maguul iyo.
    Galadbaadhelaysaa?