Salaan Macaan::Saafi Ducaale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Sannadka cusub heestan "Salaan Macaan" oo uu Maxamed Cali Kaariye 1968 allifay, muusiggana Cabdiqaaddir Muuse u sameeyay ayaan hawada idiin soo marinayaa.

Комментарии • 40

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 2 месяца назад +2

    Saafi dhib yar ilaahaw unaxriso maxamed ali kaariye sidoo kale from galkacyo Somalia guul

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 2 месяца назад

    Alle ha u naxariisto wxy hada fananad qali safi ducale

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 5 месяцев назад +2

    Waayo-waayihii wacnaa Legend Marxuumad Saafi Ducaale Allah Yaa-Raxma !!!....Aamiin Aamiin......thanks.

  • @surerosoble2888
    @surerosoble2888 Год назад +4

    Waxay hordhac u Ahman jiray barnaamij ka bixijiay radio moqdisho oo salaamo la is ugu dirijiay ,waaye waayo .missed those days young and carefree

  • @husseinahmed627
    @husseinahmed627 3 месяца назад +1

    Illaahow kuu naxariiso; waa fanaaniintii aan dhalinyaranimadii kusoo kornay.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 месяца назад

    Barnaamijkii baafinta dadka kala maqan ama kala lumay ee Daljir ayaan aad ugu xasuustaa heestan.allaah ha u naxariisto Saafi ducaale iyo fanaaniinteenii dhimatay.

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen1344 4 месяца назад +1

    Idaacada Raadiyo Muqdisho marka ay Hawada soo galeyso ayaa lagu furi jiray❤❤❤

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 3 месяца назад

      Aad iyo aad xasuus gaara duhurkii ayaa lagu furi jiray

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 3 месяца назад

    Waagii aan ardayada ahaa xasuus salaamaha lagu furi jiray iyo raadiyada duhurkii markii lafurayo alloow kuu naxariiso

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 4 месяца назад

    Waa heesaha aan ugu jeclahay ee safi ducaale ku lugeyso allah u naxariisto iyada iyo abwaankii heesta lahaa maxamed cali kaariye

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 5 месяцев назад +2

    Alloow kuu naxariisto, waxay ku geeriyootay Hargiesa

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 месяца назад

      Waa run fanasniintii hore way dhamaqdeen xabad xabad baa sii nool mar waxan garanayaa aanu jirin fanaan dhintay oo la dhagaysanayo kaad shidaaba wuu m olaa

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 3 месяца назад

      😭😭😭😭 ilahoow unaxariiso saafi ducaale xusuus bay nooga tagtat

  • @AmalAhmed-zd1si
    @AmalAhmed-zd1si 4 месяца назад

    Heestan runtii waxaan Ku xuustaa waayo waayo. Garahaan maalimaha. Eidaha maantaana waa salaasa maanliintii udanabaysay Ramadan Bari arbacadana waa Eid 10 Apr 2024 insha'Allah ilaahay ha unaxiisiiso saafi ducaale iyo muslimiintii geeryotay

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 3 месяца назад

    Illaahay ha unaxariisto Aameen

  • @mohamedabdisalam1732
    @mohamedabdisalam1732 12 дней назад

    Voa ayaan ku bartey 2007dii

  • @user-db4qe2uz7j
    @user-db4qe2uz7j 5 месяцев назад

    Saafi ducaale waa dhalinyaradii fanka 1960 kiii ku soo biiray

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 4 месяца назад +1

      THAT WAS SOMALIALAND

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 месяца назад

    AUN SSAAVI DUCAALEH AAMIIN

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 4 месяца назад

    Alah yaa rahma rahimin saafi ducaale

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +6

    😢😢😢😢heestaan ayadoo qoraal ah ayaan akhristay oo buug ku qoran 12 sano anoo jira. Wiil aan ku heysan jiray aan u qoray anoo Ka soo dhoofayo dalka😂😂😂😂 balse waan Ka xishooday inaan siiyo warqdaaas Ka dib warqadii waan iska tuuray aduunyo wlahi

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 Год назад

      12 Sano baaku qooqaneyd yaahuu

    • @muhyadindahir3188
      @muhyadindahir3188 4 месяца назад

      @@abdishakurabdi5190😂😂😂 IstaaqfurAllah waar gabadha kaxishood

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 4 месяца назад +1

      Oooh xishood iyo self respect kahorjogsaday rabitanka qalbigaaga. ......kawaran today xishoodki hablihi is gone for ever and it,s unfortunate and sad

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 4 месяца назад +1

      Ooh IND xishoodki hablihi wagaas jiray is gone for ever anaa garaadsaday iyagoo HABLAHA uu socodka kadhumo markay na agmarayan maantana iyagaba badhida iyo naasaha ku agruxaya saad usoo eegto

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 4 месяца назад

      @@abdishakurabdi5190 😂😂haa wlaal inaan guneysoobo maa rabtay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    Barnaamijka Salaamaha Radio Muqdishow Aun Cabdalla Nuuradiin 1980 uu tabinjirey oo dadka dhageysanjireen

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 месяца назад

    Waa loo maleeyaa Mar in aynu kulane
    Dad badan oo aan xiisa qabo ayaa jira oon kala fognahay

  • @seryu8204
    @seryu8204 Год назад +2

    Dib u xasuuso saxiib noloshii aad waqtigaasi aad ku jirtey ama aad soo qaadatay iyo sida xaalka aduunka maanta uu yahay

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 3 месяца назад

      Walahi iyo bilahai waan ooyaa dad iyo dal baaba'ay baanu Nahay😭

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 месяца назад

    Waxaa lagu furi jirey barnaamijkii salaamaha iyo waraaqaha leysudiro ee Imaqashii imadadaali

    • @Fadumohalgan
      @Fadumohalgan 3 месяца назад

      Of caleek waa xasuus aan guuray🤔

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 месяцев назад

    AUN Amiin

  • @abdullumohamed5674
    @abdullumohamed5674 3 месяца назад

    A

  • @AbdirisaaqMaxmuud
    @AbdirisaaqMaxmuud 4 месяца назад

    Waan iidney😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 месяцев назад

    AUN