WARAYSI GAAR AH KENYA: MARKHAATIGA NOOL | DHAAWAC | DHIMASHO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 июн 2024
  • MARKHATIGA NOOL: SOOMAALIDA KENYA OO CABSI WAYN SOO FOOD-SAARTAY | ABAABULKII UGU DANBEEYAY IYO DIFAAC ADAG • WARAYSI GAAR AH KENYA:...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 41

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 8 дней назад +11

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Abdihafid iyo Marti sharafka cumar.

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 6 дней назад

    Allah ha xasiliyo xaagadan amiinayaa Allah

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 8 дней назад +1

    ASC
    CABDIXAFIID Waa KAAFI HAJI
    Xildhibaanka Waa nii Salaamaa dhamaan Bahda IDAACADA B_S_T_V iyo Team_ka
    Marwalna Anaa Uhoreeyo Dadka Ku Xiran, Si kastaba, Team_ka LOVE ❤ Love Dhag ku siiya Iyo Dadka Ki Xiran IDAACADA B_S_T_V WAA IDIN SOO DHAWEEYNEEYNAA

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 дней назад

    Allow kala qabooji 🤲🤲🤲😘

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 8 дней назад +2

    Tuugada Kenya kala Soo Cara
    Xoolihiina Askar tooda awel baad
    Idinka Qaadi jirtey shicibkiina
    Waaku darmay Dalkiina idin dhama

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 8 дней назад +1

    Supx wanagsan wala

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 8 дней назад +1

    DALKA IYO DADKAAGA AYAA SHARAF KU LEEDAHEY DALKAAGA DHISO

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 8 дней назад

    Allaah ha amaan galiyo shacabkena Somaliyed meelkastoo ay joogaan degan yihiin gaar ahaan Kenya iyo Nairobi. Runtii Kenya waa wadan aynu jecelnahay maadaama Somalida ay waxweyn kuleeyihiin Kenya,, Kenya waa wadanka keliya ay Somalida ayku nool yihiin. Amaanada Allaah meelkastoo aan caalamka kaga nool nahay, Somali ha noolaato Hana jirto aaammiin aamiin.

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 8 дней назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 8 дней назад

    Asc brother

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 8 дней назад

    Salaan kadib waxaan ka mid ahay dadka ku xiran idaacadaada inaan kula xariiro ayaan jeclaan lahaa sidee kuula xariiri karaa email ama si kale waayo aadbaan u jeclahay sida hufan ee aad waci galinta uga shaqeyso

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 8 дней назад +2

    Cabdi CUNSURI

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 дней назад

    Asc wr wb

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 8 дней назад

    Malaga yaabaa canshuurahaan siyaadada ahaa in hantida soomalida lagu dan lahaa in lagula wareego si aan toos aheeyn

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤✅🇵🇸🇸🇴👍

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 8 дней назад

    Military maxay ugu siidayn waayeen

  • @xafisoffical2047
    @xafisoffical2047 8 дней назад

    Dadka kenya maal gashtay free wsye hanti deeda

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l 6 дней назад

    Dalkiina dhista oo aada soomaaliyeey isdabo qabta war ooy warhooy warhooy dalkiina aada !!!!!!!!! Waalahayoow dalkiina aada halkaasaa idinanfaceysa.

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 8 дней назад

    Somalida allahayow wadankena nabd noga dhig wadan adan lahayn waa Daren ku jog alle ha ka badbadsho muslinka

  • @shukriyusuf2375
    @shukriyusuf2375 8 дней назад

    War somaliyey dalkiina maal gashta dal aan dalkaaga eheyn wa dareen ku joog

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 8 дней назад

    S/c ma jiraan aDDDUNKA DAD DSL AYSAN LAHAYN LACAG ISKA GESHA OO AAN LABA DAWLADOOD HESHIISKOOD AHYN.
    KOLLEY GOOR LA BOOBABA WAA LA BOOBAYAA WAAYO WAX U HILLACAYA FAKHRIGA KEENYAANKA AH MAALKAA BADAN OO AY AAMINAYAAN IN IYAGA LAGA BOOBAY
    MARKAA MAXAA XAL AH .

  • @hodana7546
    @hodana7546 8 дней назад +1

    Last summer, I visited Kenya and rented an Airbnb near the Westgate Mall downtown. I went to many places, including all the way to Mombasa and a couple of other cities. Every time I interacted with Kenyan people, whether I was at a resort in Mombasa or in Nairobi, they would ask me, 'Where do Somalis get their money from?' That really scared me. I was planning to buy a house, but I changed my mind. I got a ticket and went to Puntland and Khatumo. From there, I decided there is no place like home.

    • @AhmednassirAhmednassir
      @AhmednassirAhmednassir 8 дней назад

      Hodan have less worry. You begun your journey from a bad point, Air Bnbs aint safe zone. A zone for scammers, wash wash group and thugs say Alhamdullilah you're save. Some places in Kenya are very save for Somaalis. You need interact and connect the write persons for guidance.

    • @hodana7546
      @hodana7546 8 дней назад

      @@AhmednassirAhmednassir I wasn't worried about my safety. I was worried about their ideology of believing all Somalis have money. I have lived in Kenya in the early 90s nothing has changed. My mother's family has lived in Kenya for 6 generations. Kenya isn't a safe zone for Somalis.

    • @AhmednassirAhmednassir
      @AhmednassirAhmednassir 7 дней назад

      @@hodana7546 very safe despite few challenges, yes Kikuyus are more worried to the Somaalis progress since they are venturing into different sectors even though they are not that rich.

  • @ayaanabdi4504
    @ayaanabdi4504 8 дней назад +1

    Ummaduhu sidaasay dantooda u ilaashadaan somali na haddii bad iyo dhulba lagu dul xaraasho war uma hayaan 😢 soomaaliyeey aan dalkeena ilaashano halkaasaan ammaan iyo sharaf ku helanaaye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedroble9435
    @ahmedroble9435 День назад

    The russian military man is not somali!

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 8 дней назад +1

    Wadan aysan laheyn bey dhisanayaan caqli xunadooda

  • @AyeeyoshAyeeyoshamis-tk2hy
    @AyeeyoshAyeeyoshamis-tk2hy 7 дней назад

    😂❤❤❤❤❤❤jddjkduuysuuf❤❤❤❤❤

  • @AdeeroSheekh
    @AdeeroSheekh 8 дней назад

    Foolxumadu madaxwayne dal Waxman udhimikartaa markus tiago shirarka caalamka

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 8 дней назад

    SOMALI DALKOODA DHISTA WAA DIIDEEN SOMALIYA INEY BURBURTO KENYA AY DHISAN WAA HANTI AY DHICI DOONAN KEYNA

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 8 дней назад

    Adeer dhulkaaga aad kinya Somali maaha yaan xoolihiina lapililiqeysan inshore adeeg masoconaayo

  • @abdirahmanhandule7861
    @abdirahmanhandule7861 8 дней назад

    🐳🐬🐋❎❎❎

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 8 дней назад +1

    Subax wanaagsan A.hafid

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 8 дней назад

    Tan ku xigta dalkii somaliya wuxuu ka tirtiray diintii islaamka suniga shaafiga ahayd 100% oo hada diimo kale ayuu somaliya keenay oo keenayaa oo taas waxaa kuu cadaynaya xasan shiikh masawirka uu ku tusay aduunweynaha in somaliya diinta masixiga ay qayb ku yeelan doonto somaliya oo somaliyey eega masaxa uu xasan shiikh ka khudbeeyey 26/6/2024 waxaa uu ku sharaxday calaamada iskutilaabta masiixiga ah oo cadaan ah oo si uu caalamka masiixiga ah u tuso somaliya inay masiixi noqotay oo baarlamaankii iyo isimadii iyo waxgaradkii iyo aqoonyahanadii muslamka ahaa iyo culumaa'u diintii islaamka ahayd ee somaliyeed waa fadhiyaa masaxaas uu xasan shiikh ka khudbaynayo shaydaankaan ummadda somaliyeed musaladka ku noqday oo meel kasta moora duugaya.

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 8 дней назад

    Somalida halaga dhaco lacagta waa tuugo dalkii gubay

  • @FardowsaFarah-ve9v
    @FardowsaFarah-ve9v 8 дней назад

    Obama phone 📱