Cumar Serbia sxb aad baad u mahad santahay howsha aad haysid. Inyar oo Saxid ninka ka tumaya foorida waa xuseen baajuni hadaad heesta u fiirsatid xaga u dambaysa marka looga baxo furida nin ka mid ah raga meesha fadhiya ayaa ku dhawaaqaya magaca xuseen. Bari hore ayaan ka maqlay nin ah unuu xuseen Baajuni. Laakin waa kancin sharaxaadaydu sxb
Fanku danbi ma aha haduusan macsida ilaahay ahayn..hawshan uu cumar hayo hawl wakhti leh ma aha waayo waa qayb kamida soojireenka hidaha iyo dhaqanka umada...teeda kale fanku waligiiba wuu jiray sida lookala isticmaalo unbaa kala duwanayde..tusaale ahaan cuudka ama kabanka lootumayo fanaanka waxaa markii u horaysay loo sameeyay haaruun al rashiid oo ahaa amiir dawladii islaamka ee cabaasiyiinta..
Ruuxaaniyad ayuu leeyahay laxankani. ILAAHAY ruux ha kugu-ayido adiga, Cabdullahi Qarshi, Cumar dhuhle iyo dhammaan inta Fanka jecel. Mhdsnd.
heeska shalay oo ay tarikhda ahayd 19/NOV/2023 Sacaduna ahayd 4:00pm ila maanta oo ay tarikhdu tahay 20/Nov/2023 sacaduna tahay 10:00pm ayaan dhagesanayaa EXAM ayaan ku diyarinayaa mar walibo daalo ama cajisaba wanku tuurtaa A.H.N intii dhimatay iyo inta Noolba. Xudeydi iyo cumarba wey inoo raxeyeen allah ha u raaxeeyo iyagana.
Bun qadhaadh iyo laxanka Nugul saaka weeye jawigu. Eebbe ha u naxariisto Cumar Dhuulle.
2.Oct.2024
AHUN The Greatest Of Somali Singer
Fan nooleeye cumar seeribiya
Abdilaahi Qarshe wax ka qor .
Haddanan ku cuslayn xaggaagan cidlaa
Ciirsilaay, anna kaa calool go'ay
----
Ciriirka igu tooban caban maayee
Cidlay dhaami layd anigoo cuskadoo
Cawada daran baan u ciirsday
----
Culayska i saaran ciirciiroo
Caguhu qaban waaye ciidda dhulkoo
Calooshaan i caafimaad qabin
----
Cakuye barashada mid baa cuduroo
Mid baa codcod iyo caaniyo nabadoo
Cashadan ku arkaan canaantay naftoo
Waan ciilkaambiyaa codkaygii
----
Sidi cidla-joogga cawsha bankaan
Ciirsila' keligey ka cowllahay
Halkeedad dhigtay Mahadsanid sxb
Mahadsanid ina'adeer
Halkeedad dhigtay inta yar danbee ee ku dhamaanaysa xarafka eeeee ayaa ka dhiman
Mahadsanid sxb
Waad asiibtay mahadsanid
Waa laxan iyo miro aad umacaan.
Alalha unaxariisto cumar dhuule.
@cumar seerbiye aadba umahadsantahay sida aad marwaliba aad usoo gudbisid hesaha qaramiga iyo taarikhda fanka somaliyeed.
Waxaa mudantahay in bilad sharaf lagugu siiyo sidaa taarikhda fanka somaliyeed aad u aruurisey.
Mahadsanid
Cumar Seerbiya Wadaniga Soomaaliyeed soo dhawoow waxaad noo qabay howl naga dayacneed, Hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎵🎵🎵🎶🇸🇴🇸🇴 Arbaco 22/03/2023. Wemblay London
Waa kuwan heeso hadaad wax garanayso cumar mahdiyoow allow kuu naxariuso
Waan kugu bogaadinayaa howsha aad inoo heyso legend cumar seerbiya cumar dhuule allow ku naxariiso waadnoo qalpi dhayday wax badan
Mahadsanid seerbiya sida aad noola wadaagtay codadkii qaraamka kii aan ugu jeclaaa axyaa qaraaam
Yaa salaam laxan ka nugul waa heer sare sida uu u,qaadayo cumur dhuule iyo tubeec AHUN dhamaantood
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
QULUUBTI CAAFIMADSAN BA QARAAMIDE ALLAHAYOW NA MIDE!
Cumaroow saaxiib waxaad diyaarisaa barnaamij documentary ah oo ku saabsan laxamada fanka soomaaliyeed
Kula fikir baan ahay sxb💔🥺
Aniga sidoo kle sxb
Cumaroow waadigii calaacalayee
Caashaqi kugu raagay waa hore
Caloshii makuu fayowdahy
Laxankii nugaal
Codkii cumar dhuule
Kabankiiisii cumar
Foorigii aweys goobe ahna kabaniiste gacan mac
Bal yaa isku heli kara cajiib yesalaam
Waa kuma qofka aan sida wadkiisa u hubin in dananka cuudkaasi tahay gacantii Xudaydi?
Codadka Qaraamku waa hal-abuur, hal-abuurkuna sidiisaba lama mid aha waxyaabaha cantaro-baqashta ah. Waa miid.
Nugul wxan aad udhagaystaa marka maxmed s.tubeec qaadayo ilahay dhamaantood hawnaxaristo waxay inooga tageen hanti maguurto ah
"Ciirsilaay anna kaa calool go'ayeey".....
AUN Cumar Dhuule Cali Mahdi.
Waa dadaalaysaa sxb cumar seerbiya nin sare oo fanka noolaysiiyay
Codka Cumbria dhuule ee laxankan Nugul waa wax kale
Allaa yacizak wll serbia
Waw laxan qalbiga jiidanaya
Aun cumar dhuule
Raxeeye qalbigaad uraaxaysee
Raxmada Eebeheen kuraaxayso
Raaskii jannade raxmaanku lahaa
Rugtaada kayeel ilaaheen
AUA Cumar-Mahdi
Ereyada siyaabo kala duwan ayuu ugu luuqeeyey sida Heesta Xaafuun ama Raaxeeye.
Waan ciil kaanbiya codkaygiiye 🥲inaan kulaba hadlo may ahyn ama aan ku bartaba
Laxanka Nugul halka laga yidhi waxa ka haboon "Laxanka Dabacsan", waayo erayga nugayl halkan kuma soo baxayo ama kuma haboona.
Waa laxankii AUN Siciid Gu'roonjire
Serbiya legend tahay bro
@mohammed jama:Laxankii : murug - laxankan waxa iska leh Saxardiid jabiye (AHU) waxaana ugu cod macan markay waadayan MAANDEEQ , TUBEEC , SAYNAB CIGE , CUMAR DHUULE 25/12/2022 LIKE 👍
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
Laxankan tubeec ayaa sida ugu fiucan oogu heesa..laba jeer oo duubis ah ayaa lagahayaa tubeec aun
Ala yaa casik
Run ahantii howl muhiim ah ayad isku xilqantey oo dad badani fahan u lahayn waayo bulsho walba fankeeda wey qadarisaa dhan ahantii
Kabanka yaa tumaayo wll noshesha
Xudeydi weeye sxb
Cumar laftiisaa tumaya kabanka cajiib
Waa Xudaydi
@@CSeerbiya Salaamullah @CumarSerbia
Waa Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire Aun
*walal sidan maqlay waa ABDILAAHI QARSHE ninka Laxankan NUGUL*
@@mohammed-jama Abdullahi Qaarshe Ayaa Lahaa Sidaan Jeclahay
Laxanka maxmed saciid guroon jire waxaan u maleynayaa cabdulaahi qarshe inuu lahaaa
HORTA AQYAAREEY ABWAAN MOHMED SACIID GUROON JIRE LAXAMO BADAN AYUU LAHAA LAMA A SHEEG SHEEGO INTA BADAN? MIYUUSAN SOOMALI KA DHALAN?
@@ahmedsaggaf6530 Waa La sheeg sheegaa sxb wuxuu ahaa yamani Waa Aabayaashii Fanka isagiyo Qarshe ba Waliba Laxamada Gu,roon Jire Kuwa ugu Caansan Fanaaniin Waa Weyn Baa Qaadi Jirey Qarshe asna Haba sheegin Hadaan Warbixin kaa siiyo Laxamada Gu,roonjire Jire waxaa ugu caansan
Layaab
Ladaab
Soodaani
Gujis
Gu roonjire
Dhaawac
Ila dheel
Muxibo
Madiix
Xasuus
Kuwaas baa ugu caansan Qarshe is a wuxuu lahaa
Isku shuban
Laac
Nugul
Beerdilaacshe
Hayaan
Horseed
Hilaac Dheere
Higsad
Ayaan
Caweys
Carwo
Ciil
Damaq
Danaakil
Sigad
Gargaar
Wadaag
Kalkaal
Iyo Laxamo badan oo kale
Cudurku kugu reebay caashaqu
Cumaroow aniguna iciil baday
Cumar Serbia sxb aad baad u mahad santahay howsha aad haysid. Inyar oo Saxid ninka ka tumaya foorida waa xuseen baajuni hadaad heesta u fiirsatid xaga u dambaysa marka looga baxo furida nin ka mid ah raga meesha fadhiya ayaa ku dhawaaqaya magaca xuseen. Bari hore ayaan ka maqlay nin ah unuu xuseen Baajuni. Laakin waa kancin sharaxaadaydu sxb
10 danbe baa kujirnaa cumar seerbiyow miyaada ka xishooneynin bishan barakeysan ee Ramadaan qof weyn na waatahay oo caqli u saaxiiba
Ma bisha ayaad caabudaa mise alle?
Fanku danbi ma aha haduusan macsida ilaahay ahayn..hawshan uu cumar hayo hawl wakhti leh ma aha waayo waa qayb kamida soojireenka hidaha iyo dhaqanka umada...teeda kale fanku waligiiba wuu jiray sida lookala isticmaalo unbaa kala duwanayde..tusaale ahaan cuudka ama kabanka lootumayo fanaanka waxaa markii u horaysay loo sameeyay haaruun al rashiid oo ahaa amiir dawladii islaamka ee cabaasiyiinta..
@@adams9307 subxananlaah bil baa lacabudaa yaa kukuyidhi qaab daranidaa sxbow
@@abdul-majiidabdinasir aad iyo aad baad u mahad santahay wall
Fanka noocani danbi maaha wllo adigu hadanbaabin waad buktaaye