HABBOON S2 XALQADA 16-AAD | "ADEER HA IDHIHIN AABAHAA AYAA ADEER II AH"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • HABBOON S2 XALQADA 16-AAD | "ADEER HA IDHIHIN AABAHAA AYAA ADEER II AH"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY
    #astaantv

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @ahmednuur5081
    @ahmednuur5081 Год назад +1152

    An arko inta jecel nabigena m.scw🖤😓

  • @saynababdilahi3487
    @saynababdilahi3487 Год назад +165

    Inta aabo ducaale jecel like 👍 ta dhac kusii

  • @camper7664
    @camper7664 Год назад +992

    Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
    🖤الله🖤

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +288

    Season kii hore haboon aan raadineynay
    Hadana Haboon reerkoodii aan raadinoonaa anaga waan daalnay 😂 lugahaa na xanuunay

  • @mushtaqhasn770
    @mushtaqhasn770 Год назад +612

    Inta xayeysiin ta isdaafiso isooraaca😂😂😂😂

  • @Miskiineey13
    @Miskiineey13 Год назад +130

    Aabe ducale aabanimo sax ah uu jiloya wlhi aniga xita wa jecladey dadka kle marka uga shekenayo xita aabe ducale aa dhaha❤m.a kuwu dhalay nasib leh🥰

    • @sacdiohaajiahmed9993
      @sacdiohaajiahmed9993 Год назад +2

      Samiyey ina aabo mcn sacdio ahmed marka argo wa kugu farxay

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Saciyayaasha waa na waaloosiin 😂😂

    • @haniabdullahi4
      @haniabdullahi4 Год назад +3

      Aabe ducale allah ka raali noqdo waa aabo qaali ah ❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @n.diamond3295
      @n.diamond3295 Год назад

      @@haniabdullahi4 AaMEEN

    • @deqoabdullahi8566
      @deqoabdullahi8566 Год назад +2

      Kulamid ban ahay aniga xitaa aabo ducale dhahaa

  • @crinaahmedofficial7410
    @crinaahmedofficial7410 Год назад +785

    inta ku faraxsan in jamaal iyo haboon kulmaan like saar 😁👍🖐️

    • @abdullahicumar2327
      @abdullahicumar2327 Год назад +3

      Ani maku farax sani

    • @saadiq2738
      @saadiq2738 Год назад +2

      𝘄𝗲𝘆𝗯𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻𝗲𝘆𝘀𝗲𝘆

    • @dekaabdisalan268
      @dekaabdisalan268 Год назад +4

      Allah war Haboon iyo Jamaal hakala wadina

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Isagaa suufi ah hadu Axmed oo kale ama Zubeer xariif u ahan laha maysan ka tagteen

    • @farhanosmaan
      @farhanosmaan Год назад +1

      Waan soo dha weeynaa kulunkooda

  • @ubahmahadbashey1890
    @ubahmahadbashey1890 Год назад +143

    Dagalka istar iyo ismahan macan badnaa 😂
    Haboon iyo Jamal lakulankoyda jecliyaaa 😥

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +300

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😥

    • @sadiyosalaad5610
      @sadiyosalaad5610 Год назад +2

      Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw

    • @canabahmed4199
      @canabahmed4199 Год назад +1

      🥰🥰🥰🥰👏👌👌👌👌👌👌👏👏👏

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 Год назад +1

      Scw scw scw

    • @maxamedaadan8422
      @maxamedaadan8422 Год назад +1

      Scw

    • @bilanaxmed6443
      @bilanaxmed6443 Год назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedmsalah8712
    @ahmedmsalah8712 Год назад +265

    Musalsalka qaybtan waxaa iga soo jiitay:
    1. Inay aad u xun tahay xaaskaaga inaad la dajiso xaafada hooyadaa ama aabahaa o ay cawaaqib xun leedahay.
    2. Mahad celinta caruurtu marka ay wax kuu keenaan.(fiiri qaybta u dambaysay)
    3. Daruufaha qof ku gamaamadan(wareegsan) inay jacayl ama xiriir wakhti dheer ahaa ay dumiso.
    4. Qofku inuusan quusan hadaf kasta oo uu leeyahay👍
    5. Noloshu horay usoco waayi maysid cid ku caawisa oo kula fahanta duruuftaada.

    • @maryuum9678
      @maryuum9678 Год назад +2

      Aaad iyo aaad 💯🔥

    • @xamdakayse
      @xamdakayse Год назад +8

      Wll qoralkaga wuu iso jiitay runa waa ka hadashay walhi 🥺🥺

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Год назад +3

      Waxaad ka mid tahay dadka tirada yar ee wax kala baxa muqaalada ee aan iska daawan .thanks .

    • @ahmedhussein6121
      @ahmedhussein6121 Год назад +1

      M.a keep going my brother ❤️❤️❤️

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 Год назад

      Gamaamadan ma ahan ee waa ku geedaaman.

  • @nawaadmohamoud5402
    @nawaadmohamoud5402 Год назад +672

    Aynu is xasuusino saliga nabiga scw 😍

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +485

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @sakariyesaleebaan
    @sakariyesaleebaan Год назад +178

    Inta igu racsan in laga dhigo habeendhaaf isooraaca 👍

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 Год назад +77

    Inta igu raacsan istar inay intii ismahan habbon ka jarayso like saar 😂

  • @ifrahahmed1331
    @ifrahahmed1331 Год назад +355

    Season 1 ila season 2 inte hal xalqadi ka tagin like dhac kusi😍

  • @al_ta_music
    @al_ta_music Год назад +38

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @Hanuumuxummed2738
    @Hanuumuxummed2738 Год назад +179

    inta igu raacsan in habeen walba lasoo daayo layg dhac kusii ha ixaasidin

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 Год назад +34

    Goormaaa Kugu DambaysY SALIGA NABIGA CSW❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +357

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 Год назад +3

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Год назад +4

      Sᴄᴡ

    • @umumaxamed1117
      @umumaxamed1117 Год назад +2

      Scw scw scw

    • @hindoxasan6649
      @hindoxasan6649 Год назад

      Like bad ku raadisaa

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Год назад

      @@hindoxasan6649 ᴀʙʏᴏ ɪsᴛᴀǫғᴜʀᴜʟʟʜ ᴅʜᴇʜ ǫᴏғ ᴋᴜ xᴀsᴜsɪʏᴀʏ ɴᴀʙɪɢᴀ sᴀʟɪɢɪsᴀ ᴡᴀ ǫᴏғ ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴᴇ

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +61

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar Keep going

  • @SaMiiRMoHaMeD12
    @SaMiiRMoHaMeD12 Год назад +120

    The best person ever the most knowledge able and the most created prophet Muhammad { hdaa argto mgaca nabigeena Muhammad [ scw ]❤💫

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 Год назад +119

    Inta is dhaafisa odoyasha io xayayasiska 😂😂😂😂😭

    • @fardowsosiciid5434
      @fardowsosiciid5434 Год назад +3

      Ani keligey isku malaynayey🤣🤣

    • @hamdahamda941
      @hamdahamda941 Год назад

      @@fardowsosiciid5434 isku mid Ayaan nahay waaba naca 😂😂😭

    • @SalmaMohamed-pp6kj
      @SalmaMohamed-pp6kj Год назад +2

      @@fardowsosiciid5434 ᵈᵃᵈᵏᵃ ᵈʰᵃⁿ ⁱˢᵏᵘʷᵃᵈᵃ ᵐⁱᵈ ʷʸᵉᵉ ᵏʷʳⁿ😂😂

    • @rihaanahmeddaahir
      @rihaanahmeddaahir Год назад

      Ani yrey 🏃‍♀️😂🙄

    • @hafsaadan7519
      @hafsaadan7519 Год назад +1

      Odayaasha baanba ugu jecelahay 😅

  • @bulshawiofficials1839
    @bulshawiofficials1839 Год назад +161

    Inta taagerta haboon nasoo raaca 😊

  • @al_ta_music
    @al_ta_music Год назад +134

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 Год назад +136

    Amran is a real friend 😘😘 she's so supportive

  • @wllxuzni2411
    @wllxuzni2411 Год назад +43

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 Год назад +177

    Caawa waxaan daawaday xalqadii 14 15 iyo 16 waayo aroos baan ahaa waan haleeli wayay session one singal baan ahaa session 2 marwo session 3 anoo hooyo ah baan rajaynayaa waan salamaya team haboon isoo duceeya

  • @zamzammohammed1090
    @zamzammohammed1090 Год назад +59

    inta ku faraxsan Kulanka Jamal iyo habbon 🥰

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 Год назад +183

    Qof kasoo Muslim ah muradkiisa oo khereysan Allaha usahlo wllyaal😩🥺🤲🤲

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Год назад +66

    Inta jecel bisha barakaysan ee soonka ismuujiya bil iyo wax yar baa inaga xigee

  • @shuutiidarma
    @shuutiidarma Год назад +30

    Yaa ila mid ah oo jilinka ismahan jecel is mahaan waa gabar jilinkeda reality yahay❤🥰

  • @sadirimukhtar6590
    @sadirimukhtar6590 Год назад +147

    hal mar aan kusalino nabi maxamad scw scw scw❤❤❤

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF Год назад +37

    Wiil gabdho, waayeel iyo caruur, xagaani waxani waxay unoqotay meelay kuqatan waqtigooda nasashasa. Thanks Astaan especially dadkii howshan kushaqa laha، ،شكراًً

    • @sucadcali3197
      @sucadcali3197 Год назад +1

      تتتت

    • @saraali8581
      @saraali8581 Год назад

      Haa annigaa waligeey filim somali daawan xitaa waan daawadaa walhi

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +131

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋❤️☝️

  • @rashiidahmed9810
    @rashiidahmed9810 Год назад +37

    Hibo waa gabadh naxariis badan oo qurux badan😊😍

  • @jinzola1764
    @jinzola1764 Год назад +85

    the best person ever the most knowlede able and the most shine all created prophet muhammad scw ❣❤❤❤

  • @scarface1530
    @scarface1530 Год назад +63

    Habaryartay dhimatay wll iigu soo duceeya 😢❤

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 Год назад +129

    Inta igula faraxday hapoon iyo jamaal kulan kooda like saara❤🙏
    👇

  • @khayriyaahmed1360
    @khayriyaahmed1360 Год назад +97

    Inta umaleynaysa inuu jamal haboon familkeda soo heli doono ismuujiya 😊😁

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 Год назад +122

    Kulanka habon iyo jamal hadii ku faraxdey like 👍

  • @munaahmed6375
    @munaahmed6375 Год назад +6

    Qof walba oo qoraalkayga akhrisan doona waxaan u rajaynayaa wax walba oo ka halaysan inuu allah u toosiyo
    Aniga 2023 inuu waxbadan oo cusub oo farxada ayaan allah waydiistay single ayaan ahay inaad marwo reer leh noqdo oo guur xalaala oo farxada ku dheehn tahay igu soo ducee
    Waa deep feeling talking

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 Год назад +156

    Astan’s work is exceptional
    I appreciate your service guys

  • @najaxmaxamed4643
    @najaxmaxamed4643 Год назад +80

    Inta markay jamacadah ka so rawaxan dawata like isara😂😂

  • @munasaryarre
    @munasaryarre Год назад +51

    hal mar an kuwada salino nabigena muhamed scw

  • @fousiyaxasanfousiyaxasan8263
    @fousiyaxasanfousiyaxasan8263 Год назад +94

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين وسلم تسليما كثيراً

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +194

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين❤

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi8027 Год назад +60

    Naagta xirsi Aaba cida ka raysay😂

  • @crinaahmedofficial7410
    @crinaahmedofficial7410 Год назад +93

    Inta karahsatey siduu wax ujilayo xildhibaanku like 👍😂😁

    • @jibriilprodaction9969
      @jibriilprodaction9969 Год назад

      waxaa sheegto maweyse.

    • @crinaahmedofficial7410
      @crinaahmedofficial7410 Год назад +1

      @@jibriilprodaction9969 😂

    • @xalawiyuusuf
      @xalawiyuusuf Год назад

      Inaa iska amustaa la qaday

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Waa runtiis qof walba ma fahmi karo jiliinka xildhibaaanka waa actor Farta ka xeran Xildhibaanka

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад +1

      Ciyaal iyo baakaati aan jilin wax ka aqoon aya reply kuuso galay iska dulqaado 😂

  • @somalimg903
    @somalimg903 Год назад +57

    Ilaa qaybtan 16 inta lo socoda salama qarabo🖐🥰

  • @shakirshiq7456
    @shakirshiq7456 Год назад +81

    The best series ever in Somalia

  • @mahadisse1801
    @mahadisse1801 Год назад +24

    Qiisada ah walidka laa is waaye Aniga ayaa kamid ah wlaahi balse Alhamdulillahi 2017kii ayaa helay walid Keyga 😢😢😢😢😢😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +79

    jamal iyo habon iney isku so labtan ayan rajeyna hadan time jamal nahay axmed shaxari wan ka maserna😏👍😂

    • @zuuzaanomarabdi8632
      @zuuzaanomarabdi8632 Год назад

      Horta wada kulmaa team jamaal iyo team axmed kadib isku maseeera

    • @Azmaupdy6
      @Azmaupdy6 Год назад

      Ha wlhi maser udhima rabnaa😆😅

  • @qaasimmursal7791
    @qaasimmursal7791 Год назад +64

    Inta dareebtay idil ineey axmed jeclaatay like ha ii saarto🤣🤣🤣

  • @maryansagaaro3673
    @maryansagaaro3673 Год назад +49

    Ahaaato noo ahaatay sidaan rabnay noo ahaatay rabina aqbalyo ahaate inaan haboon daawano xalqadeedi 16aad seosonkeedi 2aad ahaato noo ahaatay inaga way inoo ahaatay🥰

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v Год назад +30

    Allow horumarka u siyaadi Xamar, tagtayo talaabsatey masha Allah.

  • @fatmadahirashkir7235
    @fatmadahirashkir7235 Год назад +37

    Rabo noo danbidhaf dhammanten 🤲dalken nabda noga dhiga🤲🇸🇴 dadkun wallo is jcly ka dhiga🤲❤

  • @kuraaxaysonolosho5853
    @kuraaxaysonolosho5853 Год назад +32

    ilaahayow Ramadanta khyr nugu gaadhsi yaaa rabi

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +62

    inta   🅂🄴🄰🅂🄾🄽 1 AAN DAAWAN ISMUJIYA OO Bilaawday daawashada filimkaan oo qatarta ah seoseon 2 ❤️❤️❤️🙌

  • @filsansaidquenfilsansaid9631
    @filsansaidquenfilsansaid9631 Год назад +96

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha Ila Dhaafin👍👈

  • @nasracabdi5332
    @nasracabdi5332 Год назад +62

    My family isoo duceeya muraad ayan leeyahye. Inu IlaHy muradkayga Ii fududeeyo😢😢😢😢

  • @cubeydali6770
    @cubeydali6770 Год назад +36

    Don't say uncle, your father is my uncle🤗🤗🤗🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👋👋👋

  • @Azhravmussy
    @Azhravmussy Год назад +51

    Xalqadan waa cajiib ❤

  • @Yaz2687
    @Yaz2687 Год назад +7

    10:55 xildhibaan lugeenayo oo istaaf la'aan socdo😂😂😂

  • @hanoush101
    @hanoush101 Год назад +16

    Xildhibaanka:ismahaan aada u qurux badantahay
    Ismahaan:adna sido kale😂😂💔
    Ismahaan wa wataa😂😂😂❤🙏

    • @hfsaabdi9077
      @hfsaabdi9077 Год назад +1

      Ala kaligey iska qoslaye wlhi adna sidokle kulhaa ismahaan waji malhn😂😂😂

    • @fadxifunny
      @fadxifunny Год назад

      @@hfsaabdi9077 🤭🤣🤣🤣😂😅

    • @ahmedbakaal9328
      @ahmedbakaal9328 Год назад

      😂😂😂😂

  • @farxiyo9295
    @farxiyo9295 Год назад +14

    Dadka aan dhaqan galeydka udapan dageyn 14 feb malinta jaceylka wanidin salamay🥰

  • @Leozcvt
    @Leozcvt Год назад +34

    Habboon pls forgive Jamal, I want the good old days back ❤

  • @qamarmuhyadinali727
    @qamarmuhyadinali727 Год назад +5

    Astaan waa Tv ween maxay tahy week dhan 1 qeeb oo 30 daqiiqo ah fadlan so badiya ❤

  • @mohamedbarre4072
    @mohamedbarre4072 Год назад +7

    Filimkn ismahan ka tageera jilinkeeda absolutely top level wye

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 Год назад +24

    Haboon iyo jamaal kulankooga saa u sugaayeyle😩♥️

  • @abdirahmankhalifdahiromar9966
    @abdirahmankhalifdahiromar9966 Год назад +4

    Haboon: Hooyo gabar makaa maqan tahayna😭😭😭

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 Год назад +27

    Nabi Maxammed Saligiisa Haa Dhafiin Walaal "SCW"🌍🖤🙏

  • @Bbemom458
    @Bbemom458 Год назад +38

    Naag xirsi indha adagaa kulaha ismahan sow kuma filna howsha 🤣🤣🤣

  • @maxamedcabdilaahi4543
    @maxamedcabdilaahi4543 Год назад +10

    Jamal iyo haboon waaa ku farxay is aragooda coming soon arooskooda

  • @tayazirkhadar3559
    @tayazirkhadar3559 Год назад +12

    Omg🥺cawa Waa hbeenkay Kulmeen Jamal iyo hboon Sidokleh Waa Hbeen Anu Kulanay Aniga iyo Jacylkaygiiih Amba noloshydiih😭😭❤14/Feb/2023Taarikh is Xusi Dooonta😭

  • @zuuzaanomarabdi8632
    @zuuzaanomarabdi8632 Год назад +21

    Idileeey waxaa axmed ku kibirtaba maanta kaftankiisaa tabeysaa miyaaa waa jeclaaatey soo maaaha😂😂😂

  • @caishoabdiaziz3943
    @caishoabdiaziz3943 Год назад +7

    Jamaal haboon family keeda inuu Soo helaayo yaa ila qaba🥰

  • @ibrahimakolyedh6636
    @ibrahimakolyedh6636 Год назад +57

    I appreciate this series
    Thanks Astaan 💯💯💯

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Год назад

      Wllo subscribe isar please

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Luuqadaada somaliga ma English ka kaaga fiicnaaday caruurtaa dhasho proud Maku noqon doonan jiniziyadooda

  • @iprevision-3698
    @iprevision-3698 Год назад +20

    Allow wadanka sidan iquruxda badan ino barakey o dib inogu celi 😢🤲🏽

  • @rashkacr4526
    @rashkacr4526 Год назад +17

    Waxan filim lama oran kare
    Ma gac kale bixiya
    Marka meshi ugu macaned bu marayaa
    Force astan 💪🙏

  • @freeefire53202
    @freeefire53202 Год назад +27

    Inta marki liveka damadho dawato wan salamy 👋

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO2 Год назад +9

    Mahadsanidin. Waa musasal si wacan loo jilay. Qoraaga qoray musasalka, editerrada, iyo jillayaashuba waxay mudan yihiin boggaadin.

  • @amiraadanhaybe5777
    @amiraadanhaybe5777 Год назад +27

    Xildhibanka waa romantic 😍 wajigisa wa cabsicabsi

  • @seadibrahim1672
    @seadibrahim1672 Год назад +14

    Haboon will come back happily😪❤zizter Allah keep you❤🙌

  • @boojadheere
    @boojadheere Год назад +17

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 Год назад +14

    Horta maxaa la is kuguu diida dadka isla soo koray iyagaaba is fahmaayee
    Inta shekadaan oo kale soo maray like saara👍🏼👍🏼

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Год назад +28

    Intii ku farxaday kulanka haboon iyo jamaal❤

  • @deeqsanabdi8177
    @deeqsanabdi8177 Год назад +10

    Inta ka yaabty kulanka ismahan io xildhibanka love saara😂

  • @Aroor-Tv
    @Aroor-Tv Год назад +31

    Idil oo Jacel la kibirsan ~ Ahmed Qurux 😂

  • @ninwalan7986
    @ninwalan7986 Год назад +9

    Inta hooyo MCN jecel aaan arko mom ilove you so much ❤️❤️😘❣️☀️☀️❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚❤️😚

  • @maxamedcfataax1690
    @maxamedcfataax1690 Год назад +50

    1million coming soon astaan TV 😍💚❤ from somaliland 💚🤍❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Год назад

      Please subscribe isar

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +1

      Wan ku salamey wllo from Somaliland❤👋🏼

    • @maxamedcfataax1690
      @maxamedcfataax1690 Год назад

      @@inantaSomalilandkufanta7766 wan kaa qaaday wllo

    • @Aminaali680
      @Aminaali680 Год назад

      Please say somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴because no more somaliland 😂

    • @maraq..
      @maraq.. Год назад +1

      ​@@Aminaali680😂😂🇸🇴🇸🇴

  • @anfacchannell
    @anfacchannell Год назад +19

    Ismahaan caawa wa ku heestaa saan dhi lahaa ey dhahdey cudurka gabdha ladha waxs 🥺😂😂

  • @amiiramoha1235
    @amiiramoha1235 Год назад +10

    Odayasha ewal wa necbaay🥹😂 lkn hada waa jeclaade haboon darteed🫶❤️

  • @hanaanmohmed4796
    @hanaanmohmed4796 Год назад +16

    Hooyo gabar ma ka maqan tahye 😢😢qalbiga ax qof hooyo la aan ah bn Dareema kara hadlaaz 😢😢

  • @abdiasiskafi6621
    @abdiasiskafi6621 Год назад +14

    Cajiib xalqadan waxaa aad iisoo jiitay siinka
    Idil iyo fikirkeeda iyo sida ay nafteeda dareenka ay dareemayso markii jawaab ay uga wayday dhanka fayso sida ay iyadu isugu jawaabtay😂😂
    Iyo ismahan hooyo waacabsanooyaa qofkale ha utago oo ha dhaho gabadha guur diyaar uma aha iyo qaabka ay ugu adkaysay xildhibaanka😂

  • @canabmuuse403
    @canabmuuse403 Год назад +3

    Ku Sali xabiib keena MAXAMED( NNKH) Salalahu caleyhi wasalam

  • @Burco.
    @Burco. Год назад +7

    Kulanka Haboon iyo Jamal makes me almost cry 😭

    • @sumayaahmed4629
      @sumayaahmed4629 Год назад +1

      Me too 😳😩😩

    • @Burco.
      @Burco. Год назад

      @@sumayaahmed4629 isku dareen baan leenahay markaa abaayo

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 Год назад +9

    Haboon caloosha I hurtay walhi. Marka tiri hooyo gabar miyey ka maqantahay hadalkaas wuu i taabtay 😭😭😭

  • @mohamoudofficial
    @mohamoudofficial Год назад +86

    ISMUI JIYA REER SOOL

  • @adnaanlove4336
    @adnaanlove4336 Год назад +1

    Ducaale intii Jeceleed Love ❤️ saaara caawa odaygii waa tagay

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 Год назад +6

    Ala is mahanee Odeygaan bilarta weyn iska dhici SI fcn ugasheee cawa🙌🏾🤣😂😂💔