Very good idea ha iska so dhofiyan mooryanta iyo damuljadid iyo Hassan munaafaq kooxdisa guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia guuleysta inshallah
Lama donaayo lamana ogolaan karo wariye aan dowladu u fasaxin inuu halkaas kasoo tabiyo warbixin sababtoo ah wariyaal dowlada puntland ay ledahay aya lasocda cidamada
Guul Puntland! We don’t need fake Wariye in our war with Daacish. War yaan nalugu soo dhisin dhoocilkan Cuqdad qaba orod tuuladada ku noqo Puntland waa Dawlad sharici ku socota 🤣🤣🤣🤣 yaa invite garyery yaa noo imow yiri yaab 🤣🤣
Waa go aan saxan saasan rabnaa puntland masha allaah 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤲🤲👍👍👍👍
Masha allah tabarakallah BarakAllah guul dowlada puntland 🇸🇱🇸🇱💚💚💚💚🤍🤍🤍💙💙💙 waa sax waa 100%
Guul Iyo gobanimo puntland sweetheart states of Somalia guulayta waligiin waan idin salaamay 🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎💯💯🎉❤️❤️🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏
Very good idea ha iska so dhofiyan mooryanta iyo damuljadid iyo Hassan munaafaq kooxdisa guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia guuleysta inshallah
Wa war wangsan wa sax1000/1000000 jeer ina laga mamanuuco guul Iyo gobonimo
Waa sax puntland guuuul guuuuul guuuuul inshallah
Muxuu soo doonay xasan dhiiqo iyo hoolay nin kasosda waa jaajuus mahad allaa leh haddii cadkayagii har galay guuuuulPL❤❤❤
Butland guuuuuul Maansha Alaah tabarakalaah ❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺👑👑👑🌺🌺
Shacabka Puntland Dowlada,iyo Mudane Madax weyne Deni qurux, Xafidulah, waa Daacad wana Dad Jecel Somalini mada Wada Jirka wax wada qabsiga,wax Wadacunka,Ama wax Qaybsiga zo ina lagu carqaladeyo,Munafaqad Macquul ma'aha,Waa Dad Jecel Qof walba Oo Somaali ah kan Joga Raskanboni ilaa Raascasayr inay Qanciyaan Madaxa Saran Soo Dhaweyan,waxay mudan yihiin Marsiinayan waayo Reer Puntland,waa Dacad,Masha allah Mar walbana waa guulaystan waayo ma Kasayan Muluq muluqda Konfurta iyo Bartamaha Somaliya,Daacadi Ma hingowdo waxa ayku meel Mareen Puntland waa,waxa Waaye Dacad,Waxan ugu Duceyneyna inaan Cadow Soo Dhex Marin,Allaha Xafido Dhamaan Shacabka Dowlada iyo Mudane Madax Weyne Deni qurux Amiinyarabi🤲.
Absolutely true
Xidigaha tube hormuuka wadaniyada soomaaliyeed
Baga sixiroolaha naga celiya😊
Lama donaayo lamana ogolaan karo wariye aan dowladu u fasaxin inuu halkaas kasoo tabiyo warbixin sababtoo ah wariyaal dowlada puntland ay ledahay aya lasocda cidamada
Fariidiin Reer Puntland
Sax 🇺🇿👍🔥
MUXU KA SO DOONEY MESHA MA GOF BU U MA,EEYEY
Guul iyo gobanimo puntland wa ku tageer sanahay madam lo diiday furimiha calmaskin iyo calmadob horgalki wariyah maxamed cali buro oo u shaqaya odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
Ninkaan hala celiyo. You cidamada naga sixrin.
Wuxuu rabaa inuu qalad iyo kutirii kuteen beenabuur uu faafiyo waa sax inloodiido inuu furumaha tago
Xasan ayaa soo dirsaday waxaycrabaan inay caalmka beenkagadaan
Dawolada puntland isn't right stopp from xasan culusow
Puntland waxaay qadatay arin sax ah loomabahana wariye kayimid koofur inuutago meelaha aayjoogan cidamada puntladn
Itaalaan fal ahayn haaweydu ma taqaan gunta laaya 1gobol keliya somaliya kama degana
War waa mid nasiib xun sarkaal kasta uwaresto waa laqabtaa celiya Wacalka😂
Waaqalad maamulka butlland cidaan soomarin iney San kashaqeyn karin
Guul Puntland! We don’t need fake Wariye in our war with Daacish. War yaan nalugu soo dhisin dhoocilkan Cuqdad qaba orod tuuladada ku noqo Puntland waa Dawlad sharici ku socota 🤣🤣🤣🤣 yaa invite garyery yaa noo imow yiri yaab 🤣🤣
Shame on you👈👈👎👎
Ascw hadalkii aad ku taageeraysay wariyaha, waxeey u dhintay viewers kaagii dadka soomaaliyeed ee ku dhageysan jiray, ka bixi raali gareyn, aad baad ugu fududaatay, waxyeelo Dhanka taageerayaashaada ayaa kaa niyad jabey, warqaddaan hadalkaagii bay jabisay Iyo aragtidaadii. Sxb no more taageerayaal somalida qaas ahaan puntland.👎👎👎👎👎