Xaqiiqatan wlhi project ama mashaariicda maskaxdayda ku jira ee ganacsi ee dhaqaale ku jire hadaa dhaqaale uheli lahaa wlhi marhoraa taajiri lahaa lkn hada wadadii ku jiraa aan kuheli lahaa dhaqaalaha mashaariicdayda ku bilaabi lahaa
Asc wll waxaan rabaa kaliya in aan kugu darsado ra igayga kaas oo ah In aad editting kaga waxbadan ku darto sida markaad sheegayso qodabada inaad eyagii qoraala video ga kusoo darto Talabaad in aad mawduuca aad ka hadlaydo sawiro la xidhiidha aad video ga kusoo darto Mahadsanid
Inta jecel inay nolsha huro mar kasamayso ilke dhac ku siiya
MOHAMED ISE waa Vedio Aad Xiisa leh Thanks My Bro.
Wll Shan like waligey manan helin ee pleees like isaar
Mahadsanid sxb wax badan ayaan kaa faaideystey
Masha lah kheer alaha ku siiyo walal mcn
Thanks maracade abti wan kahela bararujintada fdlan like isara somaliya hanolato
Iisiilacag200
Thanks brother 👍👍👍👍👍👍
ruclips.net/video/x7LSl-qoFJs/видео.html HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL KALE MAHADSANID
barnamijaddan inaad naso badiso ayaan jeclaa ustaad inuu qofku ka baxo ama ka badbaado dabinka inuu shaqaale noqddo .
Masha alah mahadsanid walaal
Aad iyo aad ayan uga helay wll mahadsanid wa taalo an u bahna rabbi haka abal mariiye
wad ku mahadsantahy Mr MARA CADDE SHOW Sida ad xogtan nola wadagtay🙏🙏
Masha allah
Mahadsanid mara cade
M.a thanks bro
Ilaahay haku barakeeyo wll
This make me psychological relief
Mahadsanid.
Adi taajir matahay😁🤣
Masha Allah barnaamij yadaada waan ka helay Allah haku xifdiyo
Asc marcade show wll aad bad umahadsantahay halada kasiiwad
Mahadsanid
Wllahey isoo duceeya gurigo ayaan iibsan rabaa
Masha allah walalkey mahad sanid
Mahadsanid Wll
Walahi waa fikir fican mahadsanid walal
Mahadsanid wll
thanks abwe
Thanks
Mash Allah
Mahadsanid pro
masha allh
come forward brother
Waxa i anfacayo ayaad sheegtay walalow qery allah hakusiyo waxan ku dadhali donaa in.sh in an sameyo
Dee laki iisaaraa saxiibayaal
Lagend 🎉
Xaqiiqatan wlhi project ama mashaariicda maskaxdayda ku jira ee ganacsi ee dhaqaale ku jire hadaa dhaqaale uheli lahaa wlhi marhoraa taajiri lahaa lkn hada wadadii ku jiraa aan kuheli lahaa dhaqaalaha mashaariicdayda ku bilaabi lahaa
Ma uheshay wllo aan kula shaqeeye
Alle hakuu fududeeyo walashy kii aad ku baraari lahaa Alle hakaga dhigo
Thanks bro
Thx keep going bro
Waaadmahasantahay
Asc wll waxaan kaacodsanaynaa aniga iyo qoyskeeyga inaad qidadii salmaan alrushdi inaad inoo soodhigti mahadsanid
Thx
Wsc
Wllo waxaaad noo soo badisaa qormooyinka cilmiga Tashiilka/ Articles of economics
Kolay Aniga ahaan Fikradaydu waxay tahay Majecli inaaan Maaal badan
Helo Oon taajir noqdo AllaaH ka barya inuu igu Arjaaqo risiq igu filan Sababto ah Maalka badan waxa kugu sababaya inaad kibirto Ood Qooqdo dadkana yasto runtii
Qof Hankiisu yar yahay baa Aduunyo dhaldhalalked ku mashquula Oo daba Orda nebigenii Maxamed (CSW) Waxa Uu inagu yiri Aduunyadu AllaaH Agtiisa Garab kaneeco way liidata
Marka hadana waaba Aakhir saban
Aduunku waa iska Gabagabo Waxaba la Arkay Calaamadihii Sacatul qiyaaame kuwii ugu waawayna Qofkii indheer garadii Uu fahmi karaa marka waxba AdUunyo dhaldhalaalked hadaba carina yaanay idin sirine U shaqaysta Aakhuru iyo lakulanka AllaaH Carshul cadiim
Aniga ayaa murti dameeyey =lacagtaada gali meel lacag kasoo baxayso
waxad noheysa holmuhima guleyso
MhdsnidbroWlhiwaa talooyiinka ugu fiican Een Aad nasiiso.
M.a
Wa sax bro
Asc wll waxaan rabaa kaliya in aan kugu darsado ra igayga kaas oo ah
In aad editting kaga waxbadan ku darto sida markaad sheegayso qodabada inaad eyagii qoraala video ga kusoo darto
Talabaad in aad mawduuca aad ka hadlaydo sawiro la xidhiidha aad video ga kusoo darto
Mahadsanid
Waxaan wax badan ka bartay maracade show ee arimaha siyaasada waana sugayaaa arimaha cilmiga dhaqaalaha
Markasta
Maacadde sxb nosoo diyaari xog ku saabsan sirdoonka turkiga
Waa talo wanaagsan oo anfacaysa qofkasta oo caqli leh
Maad samaysay adigu
Sxbow qodobka waxa qaaliga lagadaayo mafahmin ma,anigaa soogatay mase anigaa iska gadaaya
8
Channel kan halagu yaaco waa u bogeeee
comments ka please shukansi don ayan ahy number i soo qora what app
Horta liketa latuugsado maxaalagahelaa
Are niyaw tajir nimadu madahay wax l taban karo
Dddd
Masha Allah
Mahadsanid