Dhaawacii ciidanka Puntlnd oo M. Xasan Basboradii lagu Qaadi lahaa u diiday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Horn of Africa Daily news and Analysis

Комментарии • 139

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 часа назад +6

    Xassan Shiekh iyo daacish waa isku mid

  • @MaysaAbdi-g5q
    @MaysaAbdi-g5q 7 часов назад +7

    Guuuuul puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤

  • @Hooyomacan93
    @Hooyomacan93 Час назад +1

    Jamac sxb labatan million op darood ah baa igab tagan waxba ugama bani Thanks

  • @SahraAyanleSaid
    @SahraAyanleSaid 4 часа назад +3

    Jamac Galad
    Kheyr Allaha ku Sharfo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ebyansuleymaan7293
    @ebyansuleymaan7293 7 часов назад +6

    Sharta xasan iyo dama jadiid RABBI baan ka hoos galnay, PUNTLAND RABBI iyo RAG beey leeyahay naguna FILAN, alxamdulilaah.

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 8 часов назад +6

    Waa cadow xasan sheekh

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 часов назад +3

    Masha allah halgama Jaamac Galad Xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dheh madaxweyne looguma yeedhi karo nacaybka uu puntland, Jubaland, iyo dawladd goboledka SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK DDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 8 часов назад +4

    Waa wadow dhul iyo cir naga weeraray guul puntiland alaha lajiro

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 8 часов назад +7

    Allah uhiliyo reer budallan jigjigan
    Oga soducaynayna axaxaxaxax
    😢😢😢😢😢

    • @SiciidSiciid-m3g
      @SiciidSiciid-m3g 8 часов назад +2

      Reer jig jiga iyo puntland waa wllo

    • @Cali1313Jaamac
      @Cali1313Jaamac 8 часов назад +1

      Waa amiin ana gorowe ban kasoo salamaya

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 7 часов назад +5

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 3 часа назад

    Guuleysta geesiyada Puntland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulqadirMohamedDalaaan
    @AbdulqadirMohamedDalaaan 3 часа назад +1

    Waain xasan lacasilo wuulaharay soomaali alaha nadhaa fiyo

  • @SaalehBarkhadmukhtaar
    @SaalehBarkhadmukhtaar Час назад +1

    Putland Guul, jaamac Guulayso adiguna wll,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 6 часов назад +4

    Asc 🫵😎🫵. xasan m waa masiibo umada somaliyed losoo saaray weeye wax lagu sheego magaranayo wax lagu tilmaamo qofkaas ee hala iska qabto 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏

  • @abdia9872
    @abdia9872 5 часов назад

    Guulayso Puntland guulayso Galad

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 4 часа назад +1

    Guull puntand guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 7 часов назад +4

    VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraAyanleSaid
    @SahraAyanleSaid 4 часа назад

    Giuli Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 7 часов назад +2

    Guul Guul iyo Gobanimo Mr Jama Gallad

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 5 часов назад +2

    Libaax jaama guulayso

  • @Gucumaale
    @Gucumaale Час назад +2

    Nin aan talin jirin haduu taliyo waa la kala tagi

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 6 часов назад +1

    Juma Mubarak Jamac Galad.
    Guul Puntland ❤🎉❤🎉

  • @fatumabroady
    @fatumabroady 5 часов назад +1

    Mogadishu dhaqtar malahan miyaa rer khatimo dhawaceeda Mogadishu ayaa lageyn jiran kuwaan dhaawacooda maxaa ka duway , WAA SHEEKO KALE 😢

  • @Gucumaale
    @Gucumaale Час назад +2

    Dagaalkii ma dhammaaday hadda

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Час назад +1

    Xasan naceybkaan u qaboo Putland , Xasan dhiiqo waa cadowga Daroodka

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 4 часа назад

    Salaan qaaliya jama galad geesi geesi dhalay halkaa kahay difaca dalkeena🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 3 часа назад

    Guiul puntland inshaa allah xasan munaafaq waan ognahay jamac galad mahasanid

  • @rahh4137
    @rahh4137 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guulaysta geesiyaal mujaahidiinta naftooda u hurray dalkooda iyo dadkooda Soomaaliyeed Punt Land guul guul guul Illaahay ha idin la jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @axmed8798
    @axmed8798 7 часов назад +2

    ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD & NASAARA & MUNAAFIQIINTA MUSLIMIINTA AH EE USHAQEEYA AAMIIN

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 часов назад +2

    Mansha allaah jama galad runta ayaad ka hadasha❤

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur Час назад +1

    Damul. Jadid. Wacadawga1. Eso.maliyed.

  • @SahraAyanleSaid
    @SahraAyanleSaid 4 часа назад

    Viva Jamac Galad ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 2 часа назад +1

    Ilaahay kabaq jooji beenta

  • @Tiyoshuaib1506
    @Tiyoshuaib1506 3 часа назад

    Guu Guul Guul ❤❤❤❤❤❤ putlaand

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 7 часов назад +3

    xasanow xasidkiyow xadhgaga lagoyo xabaluhu kudiido xiskad kabugtaye ilahay kuxumee 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭🇬🇲🇬🇲💚🤍💙🙏

  • @محمدحسن-ض8ر2ج
    @محمدحسن-ض8ر2ج 2 часа назад +1

    Xasan adiga iyo dani ayaa soosaarey
    Xadana kuqaada kala noqda soomaali maya

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur Час назад +1

    Btln. Iyo. Jbln. X. Culusow. Umabahnaisaga. Ubahnaiyagu. Wakuwidortay. Waxa. Kucad. Darodku. Inuqaranyahay. Farmajo. Waxay. Kudiden. Dan. Shaqsi. Balse. Hawiye. Waxa. Ukuracay. Qabyalad. Galmudug. Odarod. Barleyahay. Tasuwaqaranimafa. Darod

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 7 часов назад +2

    Jama Waa Run sheeg iyo xaqiiqda oo la wajaho

  • @CumarGeesoole
    @CumarGeesoole 8 часов назад +3

    Mansha allha guul

  • @fatumabroady
    @fatumabroady 5 часов назад +1

    Jamacow adkaysta cabaadka joojiya qabiilkii ku qaado kuma.dhigo

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett 7 часов назад +1

    Xasan Shiikh si fiican buu yeelay, Horgaladii Harti ee Villa Wardhiglay u daaq tagay waxba ma qaban waayeen

  • @AhmedJamaBusur
    @AhmedJamaBusur 46 минут назад

    Galad mahadsanid

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 4 часа назад

    Waa ayaan daro Somali haysata. Allow no gargaar yaa rab.

  • @abdinterprisejustdoit6961
    @abdinterprisejustdoit6961 6 часов назад +1

    ASC Mahad Sanid Daljire News, AKA Jaamac Galad, well done great job, xasan iyo villa qabyala waa cadowga soomaalia bay ka midyahii ee hal meel aan uga soo wada jeesano, maxaa yeelay argagixisada suite iyo tie wu ku soo qaadan af madoowna wuu kuu soo duban so what's the difference they all same Enemy is Enemy.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur Час назад +1

    Jamacow. Xculusow. Iyo. Raga. Lahalmala. Watugo. Anxishon. Culusow. Isaga. Iyo. Dadkale. Kuganayay. Dumarka. Carurtoda. Luqmada. Uwayay. Wax. Igama. Galin. Carurtaydu. Wa. Wada. Dtoro. Qofkas. Basomalixukuma. Wuna. Iskudiray. Wuna. Kaladiray

  • @shukrimuse7144
    @shukrimuse7144 7 часов назад +1

    ❤❤❤❤❤ aad iyo aad

  • @maryanmohammed4149
    @maryanmohammed4149 8 часов назад +2

    Waa run

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 2 часа назад +1

    X. Cylusow. Waqabili. Adunkunawaxaunecebyahay. Darod. Hadaynoqoto. Yahud. Iyo. Darod. Yahud. Buracin.

  • @Nura-v8q
    @Nura-v8q 6 часов назад +1

    Sax.weeyeh❤🎉

  • @cabdilahihassan6112
    @cabdilahihassan6112 Час назад

    Majirto dawlad somaliya ah

  • @AbdullahiIsa-i7z
    @AbdullahiIsa-i7z 6 часов назад

    ❤❤❤❤❤🎉❤❤🎉🎉

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 часа назад

    XASAN HUNGURI XASAN MAXAAN CUNAA WAXA UU MAQLAY PUNTLAND BAA DHAQAALE LA SIINAYAA MARKAASUU SOO QORAY QORAAL DOQONIMO AH XASAN SHEEKH MA XISHOODO UMA NAXO UMADA SOOMAALIYEED KAASU ALLAAH HAKA QABTO DALKEENA SOOMAALIYEED

  • @bby6
    @bby6 8 часов назад +2

    Brother inan qabiil magacabo ma rabo lakin Hassan xabale qote iyo teamkisa walahi wa isugu mid reerka la dhaho D capital wad oged sool to raskayamboni to puntland makala jecla o inay dhamadan bu rabi laha ani qabiil dhan ma edeynayi lakin Hassan munaafaq tarikh madow bu galay runti

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 5 часов назад

    Isamada, culimada iyo aqoon yahanka puntland madax banaani ha ku dhawaaqaan

  • @ahmadfarbaruur3979
    @ahmadfarbaruur3979 4 часа назад

    Xasan sh asagaa daacishta bari meesha keenay

  • @madinamusse5141
    @madinamusse5141 7 часов назад +1

    Kuwaan cidii dawlad u taqaana ayaa ka liita. Dadkii way kala fogeeyeen.✅✅✅♥️♥️♥️🩷Guul weriye Soomaaliyeed.

  • @saedmohamemm4195
    @saedmohamemm4195 3 часа назад

    Caano kadhaan
    Puntland iyo jubaland

  • @seed3966
    @seed3966 6 часов назад +1

    Jaamacow god hadimo haqodin hadaad qadana hadheereyn kudhici doontaana ma ogide 🫵😎🫵

  • @SaacidMaxamed-k3f
    @SaacidMaxamed-k3f 52 минуты назад

    Xasan sheikh waa daacish

  • @cabdilahihassan6112
    @cabdilahihassan6112 Час назад

    Dawlad xasan sheekh marabo ee wuxuu rabaa wixii 91kii inuu ku celiyo daaroodna uu shaadh dawladeed kula dagaalamo sacan ogaadeena waa gacan kusamays maahmaah soomaliyeed baa tidhaa nin raga nacas ladhash unbaa lagu dilaa

  • @MasbalCali-y7m
    @MasbalCali-y7m 3 часа назад

    Plnd guul insha Allaah madaxda soomaaliyed kitaabki aay gacanta saaren oo ku dhaarten waa qaban doona mar un Shacabka soomaaliyed na waxay gaaren inay kala garan waayan qofka cadowga ah iyo midka xabiibka ah sababto ah waa isku egyihiin un wajiyadoda ayaa kala bedalan balse dhaqankoda iyo rabitaankodu waa isku mid

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 часа назад

    XASAN.DHIIQO waa ciilqabe Caloosha ka Buka oo Qabyaaladi Googooysey. Isaga iyo kooxdiisa Hawiye Action group ee USC markaas waa iska Cadaystay Cadaawadda puntland iyo Daarood. Laakiin waxba kama uu Bedelikaro. Jiritaanka puntland iyo Awoodda Daarood. Nacaybkiisa ayuu la Dhimanayaa. Isaga iyo Kooxdiisu...

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 2 часа назад

    PUNTLAND WA IN E KA GO,DAA SOMALIA HADI CIIDAMADA LO DIIDAY PASSPORTS KODA

  • @seynabmahdi1820
    @seynabmahdi1820 54 минуты назад

    Xasan. Buste. Maha. Madaxweyine. Soomaali. Ee. Waa. Madaxweyine. Qabiil

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 6 часов назад +1

    Dani asagaba ma tagerin dagaalki Somalia gashay, putland waxa lo so wada Falastiiniyinta UAE saxib fican

  • @madinamusse5141
    @madinamusse5141 7 часов назад

    Waxba siyaasad kama yaqaaniin. Kuwii Puntiland matalayey ayaa ugu daran waa maafiyo xaaraan cun, ku heshiiyey burburka iyo gaybinta Soomaaliyeed.

  • @seed3966
    @seed3966 6 часов назад +1

    Asc war waa ninkii jamac indho cada ahaa

  • @mohamedwarsame5104
    @mohamedwarsame5104 6 часов назад

    dhaawicii ugu horeeyey ee Ła damcay in Ła qaado aaaa loo dal bay passport emergency ah oo lagu qaado markii ay process gareeyeen wiilashii immigration bosaso ayaa waxaa amar ku soo celiyey xarunta dhexe ee immigration xamar ayaga oo sheegay in madaxtooyada villa somalia amarkaas bixisay in aan la daabicin wax passport ah oo ciidankaas ah

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 7 часов назад

    Daarood ka 3:36 le waa hayaa ficil dagaaled barbarkii Sade ayaa looga soodhacay

  • @KhalifJama-l4b
    @KhalifJama-l4b 7 часов назад

    Hassan waa doqon madax jug ka qaba asaga sidi aan somali uga qaban lahayn buun kujirna ee puntland ma ujoojinayso waa isku filantahay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 часов назад

    Adeer hala.raadiyo dhalhaatir laga kaxeeyo yurub iyoamrica oo bartey joogaan laafu geeyo

  • @CabdiShiikh-ir5gr
    @CabdiShiikh-ir5gr 7 часов назад

    Jaamacow dalka waxay kusogaleen daacishta tabliiq ahaan

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 часов назад +1

    Asc jama galad

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 Час назад

    Nin abeesa korshow isagaa u aayi doona siciid dani nabsibaa haaya

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 8 часов назад

    Hawiye. Maxishoodaan biliqadii 91kii. Ayuu. Weli. Dabada hayaan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 8 часов назад

    Waa cadoownimo aan inaba caadi ahayen ee deegamada u qabo shacabka no deni dadkii dhihijiraayow maataye maxaad dareemayesa cadiifada deni qabayow anigu hassan sheikh tookadiisi hore ayaan arkaye Nacaybka puntland walaahaye laakin dadkayga puntland dad dhiigle maha soomaaliya cidina noogama dhigin masuul hassan sheikh kaliya maha awaye shacabkii soomaaliyeed ada ugurmanjirteen waa nagu digaanayaan badan reer puntland damiir yeesha xisabtama dadkaygow please

  • @AbdulqadirMohamedDalaaan
    @AbdulqadirMohamedDalaaan 3 часа назад

    Bartaa kagahay waakoox dhiiga umada soomaali dulaysatay

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 6 часов назад

    Salam mujahid galed wa runtada hassan sheick waa cadowga umaada somaliyed iyo dawlaad nimada somaliya iyo midnimada ta jamacow wan islagaranay ee away dadki nabadon laha away oday dhaqameedki rerka hirab away ogasyadi mudulod away aqoon yahaynadi ma araagta ila malinti raskaaboni ciid maqul ah oo eri kadhaxa waaxa hassan somalie ku kala geenayo so raali iyo badh kama ahaa hirab ficilada folxun ee hassan fulinaayo marka ha dad afkaagu ka xishoonayo anigu oday cissa ah xamar iyo moryanta grub hirab dawlaad maraban kuwa snm wa kasifoogyihin 34 sano dawlaad la an ah xamar ayaa sabab u ah ee somalie casimaad somaliyed qoow hasamaystan umaada somaliyed dhexe u ah malinta bay dawlaad somaliyed caageheeda iskutagu

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 8 часов назад

    Xasan dhiiqo waa cadawga umadda Soomaaliyeed reer Puntland uma baahno gurguurte iyo koox diisa tabarta yar

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 8 часов назад

    Xassan sheikh waa USC iyo alshabaab iyo waliba Daacish isxanbaarsan

  • @Abdirashid-g9m
    @Abdirashid-g9m 6 часов назад

    Hamze hays casilo kolay nafi. Hada kuma jirtee

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 3 часа назад

    Yac very sad

  • @fabu2526
    @fabu2526 7 часов назад

    Baadaboorka groowe baan ku ogaa in laga qaatee. Sheekadaan maxaa ka jira.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 8 часов назад

    Jaamacaw waxaa lashaqeeya kuwa wiilashaad adeero u H sida calixoosh ,xamse, inadiyaano,xildhibanada doofaarta

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 часа назад

    Dani iyo Puntland Xasan Sheekh iyagaa keenay oo u hiiliyey. Waa maxay oohintu? Daacish Puntland ayaa wax kaga beertay Buuraha Bari. PS iyo Daacish waa wax lagu dawarsado. ina diyaano Halkee $$$ ka keenay? ilaa 2006 ayaa meesha la quudanayey.

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 7 часов назад

    Kkkkk jamac galad halgamaa geesi aan mowqifkiisa badalin abidkiis saasaal uu odarasay ma seereynin ilaa ka soo bilow goji cade raas kambooni ilaa hada ciribtirka daacish guuleso jamaa - lakiin walaal baaq u jeedi beesha daarood iyo mamulaka jubalnd iyo dds in lagarab istaago punland waayo hadalkaada waa la qaadan insha Allahu

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 7 часов назад

    Xasan shiikh iyo kooxdisu waa munafiqiin argagaxiso ah
    Isla ayaga u baahan in laga xoreeyo laga qabto dalka Somalia

  • @MohamudMohamed10
    @MohamudMohamed10 5 часов назад

    Doofaar ma daahiro wariye somali waa uun iska qabiilleygu hadaanu talin waxa socda waa xun yihiin

  • @CarabDhayloos
    @CarabDhayloos 6 часов назад

    Jamac galanow ku soo celi hadalkaaga aha haddi farmaajo ka tago,dal iyo dad midna ka deyin maayo farmaajo

  • @هناءعبدالله-م7ش
    @هناءعبدالله-م7ش 8 часов назад

    والله العظيم ماكتبت هاذا المناشده الا من الجوع والفقر ياعالم حسو فينا سِالُتكِ بّالُلُُه انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه من اليمن نازحين من انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967713342392 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا./÷~÷~÷~π÷~÷~÷~π~÷~^π~π~π~√π~~~π~π

  • @abdia9872
    @abdia9872 5 часов назад

    Xasan munafiq waxaa ka buuxa nacayb fog oo u qabo dhamaan D5.

  • @ayaanabdullahi9991
    @ayaanabdullahi9991 8 часов назад

    Wardee Jaamac reswasaarhu Shaqo ma hayo

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 4 часа назад

    Taas ayaa la leeyahay "Ha is raacdo"?😅😅😅😅😅

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 6 часов назад

    Oo puntlad sow dowlad maheeyn maxay uga baahan tahay dowlada federalka

  • @moudabdala7984
    @moudabdala7984 7 часов назад

    Wll hadaad run sheegi xasan sheikh passport ma bixiyaa horta sowka puntlan lagu sameeyo angaa oo dds aha waxaan udoonanaa garoowe mar seebuu u diidi karaa. Lkn inuu dagaalka daacish ku taageeriwaayo wa qalad qaran uu galay gaalka dil gartiisana sii. Somali allow qalbigooda midee cudurka qabiilkana naga bogsii uu nala hadhaye

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 часов назад

      Xafiiska ku yaal Garoowe miyaa lagu sameeyaa passport ka. Waa maya. Xafiisku wuxuu kasoo qaataa passportka Xamar

  • @laashinsheelaregeedajaano4638
    @laashinsheelaregeedajaano4638 3 часа назад

    Marka hassan shiiq ka had keys qaad nuce so cuunta marqan kaga cadi maha

  • @milgomohamed7514
    @milgomohamed7514 5 часов назад

    Kuwa dhaama Ala ha keeno

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 5 часов назад

    Nin calooshiisa ku tusay meel aad ugu hagaagtaa taqaan laakiin aaway kuwii matalayay reerka Daarood ???!!!!

  • @MohamedIbrahim-zr5hb
    @MohamedIbrahim-zr5hb 56 минут назад

    Asc

  • @NajmoMoha-xg5mg
    @NajmoMoha-xg5mg 8 часов назад

    😢😢😢😢😢😢