Ilaah badan been usheegi Gaari qarxay ,siyaasad wareersan iyo reer reer ujawabay kaliyaa Bay ka dhigeen saxaafadii oo dalkii ku dumeeyn hor mar midkuusgeegay arkimaysid midkasta reer iyo qurun Buu Dabada kuhayaa they are not patriotic
Aloow Somaliya waa barwaaqe dadkeeda xaqa tus isfahansii.Horufadhi wad ku mhd san tihiin sidad uga shaqeysiin habkii an ku gaari leheen horumarka sida aduunka u gaaray horumarka🙍♀️🇸🇴❤
@@Xalimo421 dad aanan ciilown hormar magaran wan ciilowne inshallah dadkena wan wanaagsan aya kabadan dadkena xun xun wan gareena inshallah hormarada aan hiigsaneno
war heedhe aniga mid halla iga qoro somaliya weligeed hore u soconmayso illaa caasimadda laga beddelo xamar aniga taas iga qora somali waa in ay ka tashato in magaala madaxnimada laga raro xamar meel kasta ha loo raro oo kale laakiin qassab waa in la raro, haddii kale somali weligeed ma tallaabsasanayso afduubkaasay ku jireeysaa.....
Waa in ay war bahinta ayaa laga rabaa ni ay wacdiyaan lakii somalida warbahinta way jacel yahiin wax yaabaha xun bay ka helaa say u badan yahiin wcs wll mashaallah
الحمدلله الذى هدانا لهاذا وماكنا انهتدى لولا أن الهدان الله سورة الأعراف ايه رقم ٤٣) وقل تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين يارب العالمين)
Masha allah walal aad ayad umahadsantahay magaceygu wa ayanle wacyi galintan oo kale ayaa na anfaceyso waxan dhahay dad naqale leh gadana qaxoti ka ah sii wad hana kadalin intad noshahay
Wa in dadka lagu baraarujiyo , daayeer kasto nahaaba oo furtaa meel laga hadlo in uuna run ku hadlayn , ummaddana loo sheego Magacyadooda.....tusaale sida Dal Jire Tv, Daljire Media, Alfa Media Group.........
Arinta ugu muhensan wa dhisida caruurta in LA iswaydiiyo sida uhaboon taasu way adagtahay maxaa yelay qoloyinka injioyaha baa kujorbodi waa in laiska ilaliyo
Allah akbar Wallahi maalin walba ama markasta xaashi wuu ku booriya soomaalida iney dalkeena fahmaan wax ka qabsadaan laakiin uma muuqato allah hanoo soo hanuuniyo dadkeena
Gacan hoorsiga waxaa looga bixi karaa In madaxda dalka loo doorayo la hubiyo CV:gooda Lagana baxo dorasho dadban. Wadankana barlamanteri awood leh oo ka awood badan madaxweynaha ugu sareya ilaa maamul gobaledya oo xilka ka qaadi kara. Hadii la arko isagoo u adegaya dano shisheeye.
asc all dadka somalieed waxa la gudaboon in aay 1 qabayalada iska dhafaan oo wadan , we mkood u isat gaan qaran tagaran wayo danatu taas ay ku jirata maraks waxad halasa nolsha dhabata qaraku waxu ilaliya marida dayarata ah waxu ilalya wadan keen xuquuda umada somaliyeed waxu ilaliya xududaan si xor ah baad u nolanasa waxad halasa cadalad waxad noqonasa qof codakiisu shaqaayo wadanda kala kuguma so xad gudub kuguma samakaran malatariga meel kasata ka shaqana waxad halas in aad wax so sarato warashado yalato kaluunka iib g and we must understand our situationaso xoolahaga dhoofiso qaranku wax badan bu umada somaliyeed u qabanay idiiku We have to be together as one nation and we have to understand our situation.
Horufadhi media 🇸🇴🤲👏✍️✍️🤏 warbahinta ugu balaran warar tayadowda laga sow shaqeeye warbahin wadaninimo ku dhisan ilaahay ha inaga yeelo dad dantoda guud fahama
horta somalida maxaa ugu wacan inay mar walba dhinic ka raran yihin iyagoo indho beela konfon badeedaadii waxay iibiyeen kiniya oo waxaa kale u yeedheen ajinabi madmadow markii ay isasoo qaban kariwaayeen iyagii ayaa la haysta oo la gumaysta toodi ayay u taag laayihin markaasay xaasidnimo ka so hadhay ilayn iyo cawri
Xashiyow soo ogaada in macdanta somaliya la dhaco.qaastan kofurta habeenkii diyaarado guuxbadan ayaa socda 9ka habeenimo ilaa iyo fajarkii ayey socdaan hal soo ogaado waxaan maqlay in godod waaweyn inay ka qadanyihiin balddoogle ilaa dhulul udhow soo baarA
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walaalah sharaftaleh waxaan kuyuu lagalay nin cadaana Aniga ka horeye wuu idhaafay waxan ku idhi aniga ka horya wuxu yidhi this is my Home waxan ku idhi kani waa tukaan wuxu yidhi Home maha meesha sariirtu kuu taal waa dhulkagi
Mashallah Illahey ha kuxifdiyo caqligaga saliimka ah Mashallah Tabaraka Raxmaan inshallah wan guuuleysanena somalia guuuuuuuuuuul iyo gobanimo inshallah
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
Ilaah badan been usheegi
Gaari qarxay ,siyaasad wareersan iyo reer reer ujawabay kaliyaa Bay ka dhigeen saxaafadii oo dalkii ku dumeeyn hor mar midkuusgeegay arkimaysid midkasta reer iyo qurun Buu Dabada kuhayaa they are not patriotic
Mansha Allah horufadhi Medio wariya, xaashi eng yaasiin Noolaad
WARKA LAGUU SHEEGO TUURTA HASAARAN EE ISKA HUBI HORFADHI MEDIA WAA AF HAYEENKA FARMAAJO WADANIYAD BEENA IYO SHEEKO CARRUUREED YAAN LAGUUGU SIRIN MARQAATI WAXAA KUUGU FILAN WELI HORFADHI MEDIA MAKA MAQASHAY WAR DHALIIL KU AH SIYAASADA FARMAAJO OO AAN OGNAHAY WUXUU KAGEYSTAY KOFUR GALBEED H/SHABEELE IYO G/MUDUG DHIIGNA KUDAADIYEY SIDUU USOO NOQON LAHAA WADANI WAA MIDKA CADDAALADDA KUSALEEYA WARKIISA TAAS WAXAY LAMACNO TAYAY DIINTA AL SHABAB SHEEGTAAN OO AAD OGTAHAY INEYSAN RAAD KULAHAYN DIINTA ISLAAMKA SXB TARTIIBKAA
@@nuurmacoow3523
Ooyinta jooji
maxaad kasoo doontay oo udhageeysaneeysaa , beenta dhageeysigeedda waad jeceshahay soo maaha ? Naftaadda waani marka hore
Ilaahay khayr haydinku abaal mariyo bahda Horufadhi media
Master xaashi wadani dhaba xigmad iyo aqoon illaahay siiyay allaha nookaadaayo sxb masha allaah
Full resbect horufadhi midia keep going brothers
HOrufadhi Media🔥
Waan run waxaa layidhi waad baahantahay bakhtiga looma cuno 👍🇸🇴
Mashallaah
Thanks Mr. Hashi
Diyaar baan unahay disida wadan keenii hooyo
جزاك الله خيرا واحسن الله اليك
Manshaallah hore usoco zhp guul inshaallah
MaaShaaAllaah ✅ n ❌
Maa shaa Allaah ✅ n ❌
Saaxiib ✅ sxb
InShaaAllaah ✅
In shaa Allaah ✅
Aloow Somaliya waa barwaaqe dadkeeda xaqa tus isfahansii.Horufadhi wad ku mhd san tihiin sidad uga shaqeysiin habkii an ku gaari leheen horumarka sida aduunka u gaaray horumarka🙍♀️🇸🇴❤
Reer hebel ayaa cuney barwaaqaddii,dadnimadii iyo dalkiiba
Aad iyo Aad karaanka umadena Ayee isku xilsareen inshallah weynu gareena halkan tiigsaneno
@@Sal-lb1sf Insha alaah wey na ciileen magacana wey naga dileen😭
@@Xalimo421 dad aanan ciilown hormar magaran wan ciilowne inshallah dadkena wan wanaagsan aya kabadan dadkena xun xun wan gareena inshallah hormarada aan hiigsaneno
Waarin fiican horfadhi halkaas kasii wad
Masha Allah wll Allah cimriga hakuudheereyo
Masha’Allah good analysis
Mahadsanid
Masha allaah pro ilhy haku caafiyo
Maashallaah sii wanaagsan aad ugu faalootay Waddan keena. Soomaaliya waxeey ku Maahmaahdaa: Doorka fadhiyo, Dabaalka wareegaayo aa ka Caqli badan.
Masha Allah caqliga wanaagsan allah ha ku barakeeyo Xaashi iyo horifadhiya oo dhanba mahadsanid
War somalida ilahay ha hadeeye
Salaan sare HM
Horufadhi thanks
Geela.somalid.masha allah💚💚💚💚
Maansha Allaah horfadhi madia aad iyo aad buu fakerka wanaagsan iyo Maskax Caafimaad Qabta in lagu maamulo looma Turo Dalka iyo Dadka Soomaliyeed aan u soo dhaweynaya merlaha aad Sida fiican Toosha ugu ifineyso Horfadhi madia aad baan u raaxssnahay maansha Allaah masax Fayoow Baa fiirisay fiican keenta meelahaas oo ah Danaha dadkeenna iyo Dalkernna Bililiqo badan baan galney Illaa aan hadda Mareyno in wax naloo Yeeriyo Caalamku.Tastuurkayagii la Yiraahdo waa la badalayaa.Sabab loo badalo garan maayo Soomaliya 1962 baa Tastuurkeedda la Farisiyey Hadday tahay Cadaallada sida Maxkanaddaha Islaam baan nahay Sida Waxbarasha Maxay Tahay Tastuurka Cusub oo naloo dhigey.Waa beddel Bulsho Iyo I noo Qaabeyo Qaab Cusub Caruurterna iyo Caruurtooda .Aan ka feejignaanno Arrintaas intaan Khilaaf skills wareegeyno.
Laakiin waa in aan isku tashanaa dhinac kasta oo aynu fiirinaa sida caalamku ku horumaray dhinac bulsho iyo haday tahay dhinaca dhaqaalah markaana aynu u fekernaa sidaynu kugaadhi lahayn ee aynaa kumeeraysan qabyaalad iyo nin jeclaysi dan gaara ah doonaya balse aynu kufekerno Danta guud, Allah haynagu toosiyo 🤲👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
M.a Allah wata saxan tahay sxb lkn dad gacan horsi bartay yatosin karo gacanti ayab dheraratay
Hamdi thanks that is fuct really i like it your coment
Mahadsanid waa sidaas aynu fadhiga ka kacno.
Quraanjo ururtay mulac waa jiidaa
Somalia. Waa.iinaye.is.kuu.tashtaan
wuxuu mudan yahay abaal marin qaali sida uu dhalinyarada uu baraarujiyo
mudane #Hashi
Amiin Amiin Amiin walaal Alla ha xaafido Shacabka Soomaliyaa
Mnsh, Allah mrs Haashi warbahinta kaliya Ee Af somali ku Hadasho Ee ladhihi karo waxay utaganthy horumarinta B💯💯💯💯💯🤝🤝🤝🤝🤝👍👍👍👍👍👍ulshada halkas ka haya ,
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
Aamiin aamii
mahadsanid wll xaashi
Aamiin ya Allah
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير آمين يارب العالمين
Ereygaa mareykanka hadalkiisa waa afgobaadsi
Cabdul qawi somali wAa xoola raacatu ma ahan xoolo DHAQATO
Ilahay maanka iyo maskaxda hakuu daayo waayo kalmadaha arimahaaga aad ku waranto ayaa waxtar u ah somaliga caafimaad qaba
Matlaalac bilaa maca media horfadhi media,
Allah ha kubarakeyo
horufadhi midia waxathin macalinka dhabta Ah EE bulshada hada kadib majiri doonto bulsho soomaliyeed oo siyaasad ku kala qaybsan ma jiri doonaan dhalinyaro dambe oo la marin habaabiyo waxn lenahay bulshada S..D indhaha Fura
Inshaa allah gordhaw guuleysandoonnaa
Insha Allah allaha na mideeyo allaha na quweeyo allaha dad jira inaga dhigo
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
Mashallah hanwaynbaa igelisay xaashi
Oo barbara soo somaliya ma ahayn aaway iyagii hishiiska ma og yihiin saas baaba badaas igu gacan galeysaa itoobiya
Ma hooyadaaba ka dhigtay somalia
Kaalay dee waa somalia
Àammiiinnn aammiiinn
Eebe dalka hayno hagajiyo
Eebe haynagaransiiyo
Dalkena hooyo 🇸🇴🇸🇴
Masha allaah
Waan idin salaamayaa bahda Horufadhi Media iyo dhegeystaysadheedaba.
Waxaa isweydiin mudan heshiiskaan la kala saxiixday oo ayayan soomaalidu qayb ka ahayn , xaga afederaalka ama xaga Soomaali Laanba , maxaa lagu fasiri karaa?
Mahadsanidin
Axmed Maxamed
Denmark.
Hhhh waar dantaada ku mashquul hku mashqulin dadka kle dntoodee ka hadal somaliyada gbigediiba ajnbi iyo dwldo shisheeye hadhcad iska qaateen federlkuna kayahy dilaaliinta ka xaraashy somliya gbigediiba intd xsidnimo drteed sids uun uso eegysn somlilnd
Qiro japan 🇯🇵
war heedhe aniga mid halla iga qoro somaliya weligeed hore u soconmayso illaa caasimadda laga beddelo xamar aniga taas iga qora somali waa in ay ka tashato in magaala madaxnimada laga raro xamar meel kasta ha loo raro oo kale laakiin qassab waa in la raro, haddii kale somali weligeed ma tallaabsasanayso afduubkaasay ku jireeysaa.....
Waa in ay war bahinta ayaa laga rabaa ni ay wacdiyaan lakii somalida warbahinta way jacel yahiin wax yaabaha xun bay ka helaa say u badan yahiin wcs wll mashaallah
Barbera waxaa iska leh somaliland balse itopia iyo somalia emarat idii maal gashanaysana cid u diidaysaa ma jirto waa inaad taas ogaa taaa hadalka sidaad udhigayso waa in laguu sheegaa
I
Waad mahadsanta sxb sulayman hashi iyo eng yasin,waxa aad ugu mahadcelinaya suleiman sida uu ubararujinayo dadkiisa wxaa aad isoo jiitay qisadii ninkii Germany ahaa oo caruurta somalida kutidhi gaalka naga fagee yuusan nahalayne runtii taas xaqiiq oo hada nahay somali wa necbayn lkn hadda waa lo hanqaltaagaaa Wana dulli nimo
Haashiyow haku daalin Somali Qabiil dayni may seee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
BARO CARABIGA ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSIGA
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
👈👈👈👈
الحمدلله الذى هدانا لهاذا وماكنا انهتدى لولا أن الهدان الله سورة الأعراف ايه رقم ٤٣) وقل تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين يارب العالمين)
Somalia ka faana, kana kore, kana xishooda, gacan hoosiga b.caalamka, its lowest human form,
acs horfadhi midiye wad mahad santihiin dhamantii sidaad ugu dadaashen in aad wax fahansisaan dayarta dalkeen hooyo oo aan aniguba kamid ahay
Inshallah weynu kabexeena dawersika aqonyahanadena iyo siyasiyiintena dahoda shaqsiyaded ka arko dalkada hadaa Dan jeclen maxa tahay dadkada iyo dalkada aya wax ku tahay
Somalia waa qani laakiin meeday dadkii ka faa iidaysan lahaa odayashuna qabiilbay ku dhimanayaan dhalintuna waa adeegayaal oo waxa owrkooda ku kacsanaya odayaasha waxa larabaa sidii dhalinta loogu abuurilahaa danta dadka iyo danta wadanka wacyikaln bay u baahan yihiin adayaasha allah hanaga qabto ee qabiilku madax maray
QURAANJO URURTAY MULAC WAA JIIDAA NOOH
Arrimahaan oo dhan waxa dhacaayo waa qadar Alle Alxamdullillah.Aniga Ra yi ahaan waxaan qabaa Ummadda Soomaaliyeed oo meel walba jookto Dibad iyo Dalba ,Madax iyo Shacbi waa inaan Alle usoo noqonaa. Haddii Shacbiga hagaagto ,Madaxda weey hagaagaayaan Inshallaah.
Masha allah walal aad ayad umahadsantahay magaceygu wa ayanle wacyi galintan oo kale ayaa na anfaceyso waxan dhahay dad naqale leh gadana qaxoti ka ah sii wad hana kadalin intad noshahay
UMMADDA SOOMAALIYEED WAA DAD FAHMI KARA AFKAARTAADA MAWAXAAD NAGA DHAADHICINEYSAA IN FARMAAJO RUUXA KUHAAYO UMMADDA SOOMAALIYEED HADDII UU MEESHA KABAXANA RAJADA DALKA INEY DHIMANEYSO WARKAADA WAA WAR CARRUUREED WAXBA DERBI HAYSKU XOQIN DALKEENU INSHA ALLAAH WAA GEELEYSANAYAA
MAXAD KA WADA ITOOBIYA SOMALILAND?
Kenya waxa ayleedahay qabiil sidon kalena waxay leedahay Manuel goboleedyo Havana iskuma dabakhayaan Kenyana waxa kale oo ayleedahay dad qaata laaluush Hadii aad haysato lagag waxa aad abto wad helaysaa hadana waxba kama xumaadaan waxa keenayana waa mudinimadooda Hadii aad wax xumayso markii lagu baahdaba waa lagusoo qabanayaa ma caataqatayaashooda ku kuweena ka caqlibadan magaranayo ilaahay hanagu hanuuniyo in aanu garano dantaya xaashi wad udadaalaysaa soomaliye ilaahay hakaa abaal mariyo anagana hanu anfaco aaammmiiin
Wa in dadka lagu baraarujiyo , daayeer kasto nahaaba oo furtaa meel laga hadlo in uuna run ku hadlayn , ummaddana loo sheego
Magacyadooda.....tusaale sida Dal Jire Tv, Daljire Media, Alfa Media Group.........
DEKEDA BERBERA MA ITOOBIYA IYO IMAARAAD AYAA WADA LEH SIDEE BAY HESHIIS UGU KALA SAXEEXDAAN WAXAANAY LAHAYN
M.a dhaman bahda horufadhi media gar ahan wariye suleyman xashi wllhi somaliweyn sidad ubararujineysid wan ladhacay wll tarida kuxusidonta insha allah alle waxan karajeynayaa inuu adiga hoganka umada somaliyed kudhibo wll
eebe haxafido whi wariye suleeban iyo bahda horfadhi
Warbahin kudayashomudan
Dalba wadadkiise kuwa Mel ay waxkawadan iyo Mel ay wax u wadan aadangaranayiiin
Kudayda iskahadal lomahadle
@@siciidcanbuur2793 wllhi wll waa xaqiiq warkas dad baa malayacni iskaga hadla inolow inbadan wll
Arinta ugu muhensan wa dhisida caruurta in LA iswaydiiyo sida uhaboon taasu way adagtahay maxaa yelay qoloyinka injioyaha baa kujorbodi waa in laiska ilaliyo
Waqtiga iyo waayaha 30 sano ayey na dhaafsiyen hadana waxa socdo waa u jeednaa illaahiyow usha dhexda ha uga qabto somaliya
Shekh zayid sidoo kale beer buu ku lahaa
4 dakadood ayaan walaalaheen ,Itobiya siinay.
ilaahoo dalka badbaadi dadkii dugaag bay noqdeene
Somali cool dhaqata ma ahan wAa xoola raacatu waxaa hadalka dhahay
Asc suleimanow wadanku haduu beero leeyahay iyo kaluunka bada horumar buu samaynkaraa waana laga maarmi karaa gacan hoorsiga iyo inwa looyeeriyo intakalena way iska imaanayaan
Allah akbar Wallahi maalin walba ama markasta xaashi wuu ku booriya soomaalida iney dalkeena fahmaan wax ka qabsadaan laakiin uma muuqato allah hanoo soo hanuuniyo dadkeena
Barbara iyo wajaale maxaa kagalay itoobiya mase waa walaalaheen.
Gacan hoorsiga waxaa looga bixi karaa In madaxda dalka loo doorayo la hubiyo CV:gooda Lagana baxo dorasho dadban. Wadankana barlamanteri awood leh oo ka awood badan madaxweynaha ugu sareya ilaa maamul gobaledya oo xilka ka qaadi kara. Hadii la arko isagoo u adegaya dano shisheeye.
Tusaalooyin qurux badan iyo talooyin wax ku ool ah madsanid HFM.
Somalida waxay ubahantahy in allah losolabto qofkasta gurigisa hakabilabo dumarka xijabka iyo dhawrsananti uso labta ciyalka dinta halugu tarbiyeyo raga ilahay haka baqano xaqa lugu leyahay hakasobaxano manhajka iskolada halugu badalo manhaj islamiya sharecada sirada nabiga tarikhda islamka
asc all dadka somalieed waxa la gudaboon in aay 1 qabayalada iska dhafaan oo wadan , we mkood u isat gaan qaran tagaran wayo danatu taas ay ku jirata maraks waxad halasa nolsha dhabata qaraku waxu ilaliya marida dayarata ah waxu ilalya wadan keen xuquuda umada somaliyeed waxu ilaliya xududaan si xor ah baad u nolanasa waxad halasa cadalad waxad noqonasa qof codakiisu shaqaayo wadanda kala kuguma so xad gudub kuguma samakaran malatariga meel kasata ka shaqana waxad halas in aad wax so sarato warashado yalato kaluunka iib g and we must understand our situationaso xoolahaga dhoofiso qaranku wax badan bu umada somaliyeed u qabanay idiiku We have to be together as one nation and we have to understand our situation.
ok
Heshiiska soomalidu .miyaanay waxku lahayn
Horufadhi media 🇸🇴🤲👏✍️✍️🤏 warbahinta ugu balaran warar tayadowda laga sow shaqeeye warbahin wadaninimo ku dhisan ilaahay ha inaga yeelo dad dantoda guud fahama
horta somalida maxaa ugu wacan inay mar walba dhinic ka raran yihin iyagoo indho beela konfon badeedaadii waxay iibiyeen kiniya oo waxaa kale u yeedheen ajinabi madmadow markii ay isasoo qaban kariwaayeen iyagii ayaa la haysta oo la gumaysta toodi ayay u taag laayihin markaasay xaasidnimo ka so hadhay ilayn iyo cawri
😢😢😢😢😢😢🇸🇴😢😢😢😢
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
Imarat iyo itopiya dhuleeni maamulanayo
wllhi shalay ayey igu dhacday anoo banaanka u socdo waxaa is dhahay jaakad ha qaadan 5 daqiiqo ka qaboow dartii waan qar qaray
5:51 wll horta wararka sida aad noogusoo tabisaa waa si heersare ah lkn waxa laysku dilaa erey bixinta iyo qaabka hadalka loo dhigo ee waxa aan diidnay in aad hadalkaaga kuxustay #xarunta somaliland iyada oo aad ogtahay inay somaliland tahay dal ka madaxbanaan somaliya.
Hadalka xabduqaei the judge waxuu dhahay Somali wAa xoola raacatu ma ahan xoolo DHAQATO
Suurogal maaha qofka somalia inuu ogolaado, iibsiga sharaftiisii, cirdigiisa, dadnimadiisa, gurigiisa ciyaalkiisa iyo xaaskiisa uuna qaato xoogaa yar oo ka yimid B.caalamka iwm.gumaysiga diida and cents from doner
MIYEY MIYIR BEEL ASQOOBEEN, MURAARA DILAAC MA QUUSTEEN!!!!!!.QADAADWAYN WAA MARKAY DEKEDA BERBERA MAQALKEEDA KU WAALAN JIREEN!!!!!!!!!!.AXMAARADA IYO CID WALIBA WAA IDINKA DHOWDAHAY!!!!!!!!!.
Anigu warbaahinta waxaan ugubaaqilahaa ineey dhalinyarada jiheeyso kunaqiheeyso farsamada waxwalibana ineey waqti ubaahanyihiin farsamaduna waa waa wadadii aad hadafkaaga ama hiigsigaaga kugaarilaheed hada ufiirso waxwaliba oolaga shaqeeyo 1 qalab kabilaawdaan kabilaaw yaanbada beerta gaariga badeecad nooceey ahaato kuuqaadilahaa kuxiji teknoolajiyada shaqa walibo waafarsamo mida kalena xogta waa sheeymuhiima shaqa waliba xoteeda waxeey kaaga baahantahay meelaha qalabyadeeda lagahelikaro sidoo kale warbaahintu ineey xogo ganacsi iyo shirkadaha ganacsiga xogahooda iyo dadka ganacsiga hormakagaaray meesheey kasoo bilaabeen iyo in luqadaha international ka aadan qof ubaahaneenin hadii aadbaratid dadku iskumid maaha mid kuniyad jabiya mid xaasida midaan wax fahmeen aan hanlaheen waxeeykaleena kaacaawinaayaan xogbadan inaad heshid waxaad rabtana aadan qof ubaahneen waxaadna kabaran kartaa intarneedka lacagla aan ani English ka RUclips kabartay luqada soomaaliga koow kubartay kadibna waxaan kudhameestay macalimiin caraba adiga English hadaataqaan kuwa carabi kubaraayo oomacalimiin soomaaliya iyo kuwo English kugubaraayo ayaa jiro warbaahinta waa ineey jecleey siisaa dadka farsamada adoo wax soobaratay farsamo waagali kartaa adoo diin soobaratay farsamo waakashaqeen kartaa xafiis kaliya laguumaqorin xafiiskuna goormoow imaada markeey shirkad jirto shirkadna bilaaqalab majirto qalabkuna rag soosaaro oo meelaha lagahelo ama lagu gado kasoo qaado wadamada lagahelo wadankalena lama xariirikartid adoo international aqoon ogoobeey aduunku hada waxwaliba weey fudud yihiin adoo somalia joogo ayaadalbankartaa waxa ugu muhiimsan waa xogta shaqada aad rabtid marka warbaahintu waa ineey sida shirkada loohelo xogtooda loobaaro ineeydadka barto waxaana muhiimsan dhaliyarada qurbaha joogto inwadankasteey joogaan inta shirkadood kutaal lafahansiiyo waxii qalaba eey kasooqaadankaraan ama eey kasoobarankaraanbo loona sheego ineey waxwaliba waqti ubaahanyihiin ilaahey oo كن فيكون waxwaliba kusameeynaayay aa todobo maali koonka kuabuuraayay marka ilaahey maceena hanoqdo fahankana hanoofuro وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Dad aqoonldh baynaan ahayn kii waxbatana hankoodii qabiil buudhaafi laayahay
Amiin ilahay camalaadka rabadaan ha inaga wada aqbalo
Xashiyow soo ogaada in macdanta somaliya la dhaco.qaastan kofurta habeenkii diyaarado guuxbadan ayaa socda 9ka habeenimo ilaa iyo fajarkii ayey socdaan hal soo ogaado waxaan maqlay in godod waaweyn inay ka qadanyihiin balddoogle ilaa dhulul udhow soo baarA
Bal arka soomaaliyey dakada barbara baa heshiiskeeda waxaa galaya itoobiya iyo imaaradka???
iga gaarsii
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
Somaliya MA shaqeesanayay qashinka xataa is ka xaqa an qabyaalad io ila meereeso kali dowladanimoda ayaa dhib ku ah
noolow noolow
Stop tuugsiga diinteena islamka ma ogola 2 tii saraysa in aad noqoto ayaa lagaa raba haboon gacan hoorsade waxa aan arkay dad ka xajiyoshaah aay iibiyan jamacadaha uga baxaadan waxa barashadii cajiib qaayraad baan buuxnaa alxmdulilaah
Dadka somaliyeed waxan leeyahay qapilka joojiya qoriga digo qalinka qaatoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖊️🖊️🖊️👍👍👍
asc walal subcribe isar wanku saray mahadsanid
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walaalah sharaftaleh waxaan kuyuu lagalay nin cadaana Aniga ka horeye wuu idhaafay waxan ku idhi aniga ka horya wuxu yidhi this is my Home waxan ku idhi kani waa tukaan wuxu yidhi Home maha meesha sariirtu kuu taal waa dhulkagi
Waa runtiis gurigu maaha meesha aad sexato oo kaliya ee waa wadanka oo dhan soo kamaanaan soo cararin gurigeenii markii wadankeenii dagaalku kadhacay