sida ay diinteena suuban shegtay qofka ugu qansan dunida waa qof tukada laba racdood ee ka horeya salada subax ee weliba sunaha ah alxdullh wax inaga dhiman ma jiraan hadan nahay dad muslin ah
idaacada buulo xuubey jiroo joog runtii wxaad thy qof aan ugu jeclhy channelada Somalia ee RUclipsrska ah wxaad isku day daa si loo noqdo director in aad inoo soo bandhigtid
Dad kaan aad arkeysaan Ee lacgta dhawalka ah heystaan wlhi in ee Farxad Heysan Kan Maanta Kun shilling oo Somali ah Ama shan Shilling Oo Somalia ah ama lacag kale baa ka farxad badan Mana isku Dhawo waliba Lacagta ee heystaan iyo Muuqaal ahaan Wey qurux badanyihin waxeena na tusaan in ee yihiin Taajiriin In ee yihiin Dad ka ugu lacgta badan Lkn su aasha ayaa ah Ma heystaan Sacaado ama farxad ee Ku noolaaadan jawabta waa Maya alxmd Allah ayaa mahad leh oo na siiyay cafimaad tamaam ah iyo Farxad waana iska Dhoola cadeyna anagoo heysan maanta shilling aan shaax Ku cabno halka ayga ee heystaan Balaaayiin lacag ah hadane ma heli karan Farxada aan heysano waa xaqiiq wlhi
Kawaran ninka la yimaada cibaado waxii uu ka awoodo oo dhan kana taga waxii rabi ka reebay misna u tar tama sidii uu ku noqon lahaa miloner cana maalkiisana sadaqada iyo sakadaba ka bixiya kana soo xajiya
May ha khalad fahmina muslim waa nahay lakin muslimnimadu inaga reebi mayso inaan noqono maal qabeeno sidii nabi sulayman kaliya hagaaja xidhiidhka rabi oo lacagta ha ku ilaabina balse u halgama noloshana inaa meel sare ka gaadhno
Lkn steps ki u qaaday qaabka u wax u bilabay iyo carqaladaha so wajahay maadan nala wadaagin kelia shekadisa unbad no dulmartay meshana qaabki u heerkas Ku gaaray bad noguso qortay bro mhdsand
Ma jecli inan noqdo qofka ogu hanti badan adun mrki lo firiyo lacag e wxn jclhy wax xalal ah o aan sadaqeysto inu ilaahay i siyo ayn ka barya walahi tajirka aqiro iyo adunkabo wa sunada salada subax ka horeyso qofka tukado
@@blackman8295 ama waa'y ama hel ninkaas hadalka uu sheegay waa hadalki nabiga muxamed, runtii aduunyo wax ay tahay ayaba iska yar Because wax kasta aad haysto oo xooalahaga waad ka tagaysa waadka dhimanaysaa ! Marka waxa fiican meel aan laga dhimanaynin aan laga xanuunsanaynin aan laga gaboobaynin, aan laga gaajoonaynin muruga iyo walbahaar tona ma taalo, meshasha waa jano aan u shaqaysano wxii islam ah allah janadiise hanagu kulmiyo ameen
@@ahmedcaynaan6329 isagu janno kaaga dhowaana war uma hayno aduunkaa la hubaa aakhiro waa nigeed allah ayaa og meesha uu dadka gaynayo ilaa hadana lama hayo waddo sitoos janno kuu geynaysa lkn rabbi ayaa ka baryayaa inuu runta na tuso iyo wadada jannada
Asc nin kaas waxaa ka taajirsan qof soo toosa salaada subax 2 rakaco ka horeesa salaada subax oo suni ah dugta qof kaas ayaa ka taa jirsan ❤
xaqiiqada ayaa sidaas ah
Xaqiiqda ayaad ka shegtay
Exactly
Haaaa walahi
Definitely
Mustaqbalka insha Allah waxaan noqon donna qofka 1Aad oo ugu taajirsan dunida oo dhan ahna caawiyaha dadka taakta daran
Allow iga dhig qof dadka caawiya
Aameen
Xadiskii nabiga scw waa inad xasusatan adunya sitrij wa janatul kaafir markaa galadan qowadodiba dibada loogu soo sare iganaga fanintoda waxad nosoo diyarisa barnamijka sadex xgalka barmuuda
Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam
That's true brother or realty.
Scw
Lkin wlaal adiguba heerka wd is gaadhsin krtaa adey kugu xidhnty haw qaadan xdiiska in lgu leeyey guul ma gaadhi krtid sidooda
Masha allah mahad sanidin bahda radio buloxuubey
Muqaalo HD ah iyo hod saafi ah
Halka uu kaso bilaabey shirkada Amazone iyo dhamaan hantidiisa noogamaad waramin, lkn waxaad nooga sheekeysay hantida uu leeyahay iyo waxa uu maal galiyey.
Fadlan ciwaanka iska sax.
Mahadsanid inta aad nooso gudbisey.
Waxa ALLE ina siiyay baa ka Qaalisan oo Ah IIMAANKA ISLAANIMADA
sida ay diinteena suuban shegtay qofka ugu qansan dunida waa qof tukada laba racdood ee ka horeya salada subax ee weliba sunaha ah
alxdullh wax inaga dhiman ma jiraan hadan nahay dad muslin ah
Definitely
Labo rakco sunna kub shax ku so ibso
ان الله يرزق من يشاء بخير حساب
idaacada buulo xuubey jiroo joog runtii wxaad thy qof aan ugu jeclhy channelada Somalia ee RUclipsrska ah wxaad isku day daa si loo noqdo director in aad inoo soo bandhigtid
Ycee Msaafi
Aniga ila soo xiriiir Aniga’ ahe
Hadi ad cafimad qabtit mislimna atahay waxa quudatitna ad heysato aduun wax kamaqan majiro akhiradada udadaal walal masjidka iyo kitabka rabigaa iyo sunada subanaha csw
😂😂😂😂
Dad kaan aad arkeysaan Ee lacgta dhawalka ah heystaan wlhi in ee Farxad Heysan Kan Maanta Kun shilling oo Somali ah Ama shan Shilling Oo Somalia ah ama lacag kale baa ka farxad badan Mana isku Dhawo waliba Lacagta ee heystaan iyo Muuqaal ahaan Wey qurux badanyihin waxeena na tusaan in ee yihiin Taajiriin In ee yihiin Dad ka ugu lacgta badan Lkn su aasha ayaa ah Ma heystaan Sacaado ama farxad ee Ku noolaaadan jawabta waa Maya alxmd Allah ayaa mahad leh oo na siiyay cafimaad tamaam ah iyo Farxad waana iska Dhoola cadeyna anagoo heysan maanta shilling aan shaax Ku cabno halka ayga ee heystaan Balaaayiin lacag ah hadane ma heli karan Farxada aan heysano waa xaqiiq wlhi
Waa Barnaamij ficaan lkiin wxaa la rabay in aad ku soo gunaanado ilaahay wuxuu kayiri Maalka iyo Aduunyada oo la"is jecleesiyo wxaa laga Dhaxlo marka hortiisa layimaado. midaas oo ugu yaraan qalbiga uu qaboojin lahayd maskiin aan waxba haysan oo ku xiran channel kada.
Mahadsanid codmacanow
Wlhi codkaada Waan Helaa Hore Usoco Walal 😍
asc asxaabta Wlladay ❤❤❤❤❤ isooduceeya hadaf ayaan Lee yahay khayrkiisa in alle iisakhiro alle inoo wada fududeeyo 🤲🤲🤲🤲
Idaacada buulaxubey aad baa loogu faaoday guulaysta
Thanks buulo xuubey
Mahadsanid walaal kheyr allaha ku siiyo
Masha allah Ustaad Hasan Cismaan Baryahan Dambe Waa Lagu Waayey Casharadiina Waad Soo Daahisey Dhib Ma Ku Haystana Wlal
M.a sxb macaane mahdsand waa mowduuc aaad umuhiim ah
Ninka dunida ugu taajirsan waa shaqsiga guta waajibaadkii Alle ku waajib yeeley. Iskana daayo wixii Alle mamnuucey. Midkaas ayaa Taajir ah Aakhiro iyo Aduunba
Kawaran ninka la yimaada cibaado waxii uu ka awoodo oo dhan kana taga waxii rabi ka reebay misna u tar tama sidii uu ku noqon lahaa miloner cana maalkiisana sadaqada iyo sakadaba ka bixiya kana soo xajiya
mahadsanid bro wan salamaya dhamaan walaleyga somaliyeed
Gaar ahan taarikhda ganacsadayasha iyo dariqii ay soo mareen
Aad baan uga xumahay bishii hal mar video
Asc nin kaas waxaa ka taajirsan qofka salaada dukta oo ilaahey ka cabsado
Thanks wll
May ha khalad fahmina muslim waa nahay lakin muslimnimadu inaga reebi mayso inaan noqono maal qabeeno sidii nabi sulayman kaliya hagaaja xidhiidhka rabi oo lacagta ha ku ilaabina balse u halgama noloshana inaa meel sare ka gaadhno
Mahadsanid saxib like ku hayla dhafina ileen dollar kugumasoo qoraUse 😆😆
Mxaad ka faa iidaysaa like ii sheeg
Wax saa u wayn mahe haday adigah kigug xulustahay iska dhaaf zxpo
@@jiniishumi2301 dadkaan waaa jahilinta Aduunka hala yaaabin qof wax uu soqoro miyaaa like isaaar.
Inan noqdo wa balan meelna igu qor ninka dunida ugu tajirsan
Oo kaliya waxan radiyaa dadka tajirintaa iyo sidey ku tajireen
Aad bey u fuduhay inad taajir noqoto lkn wxa ka xigaa maskaxdaada oo tuujiso lana timaado wax ka duwan wxii jirey. Nasiib Wacam sxp
Riiyadu ceeb maha sxb 😂
أرضيتم بٱلحياة من ٱللأخرة فما متاع ٱلحياة ٱلدنيا في ٱللأخرة إلى قليل
Aayadda iska sax khayr Allaha kusiiye
Hafsa Ali wuu so bostigareeyey
Mash alh guul wcn sxbayal halkas kasii.wada xogihina
Hore usoco brother
taariikh nololeedkiisa soo diyaaari bro ninkaan
Liketaan muxuu taraa
wlhy macalinkan aad ayaan uga faa,idaa taagerahana waan kujiraa
Mawduuc aad u xiiso badan
Shkrn mudane
Lkn steps ki u qaaday qaabka u wax u bilabay iyo carqaladaha so wajahay maadan nala wadaagin kelia shekadisa unbad no dulmartay meshana qaabki u heerkas Ku gaaray bad noguso qortay bro mhdsand
waa laga fiican yahay qof heer iyo taajir gaadhay inaad xag xaga to kana sheekayso xoolihiisa adigu yaa tahay horta kac shaaqayso
waxay ku leeyihiin aduunka gaalo ayaa leh islaamkuna aakhiro war kaca shqaysata oo fadhiga Iyo hurdad kakaca
Walaal walaahi waan kujeclahay لاجل الله
Video waxa kudhaxjira ee Mobil u eeg wmxy ?
Omar irshaad intii ka dhagesaty like iisar
barmuda soo geli wll allah ha ku barakeeyee
فلاعجب لأنهم يعلمون ظاهرا من الحياة الدنيا وهم عن الأخرة هم غافلون
😱🤲insha Allah aniga hawada kawada saari dono ragas oo dhan 😁😍
Sxp maclumadkan wa nagu yar yahay macluumad badn noga so diyaari jeff bezus
Horay usoco waligaa intay nololi jirto waligaa bro
Zxp waa ku mahadzantahy barnaamijyada aad noosoo gudbisid.
Captionska aad u yeeshayna waad ku mahadzantahy
Maashaa Allah
وماٱلحياة إلا متاع ٱلغرور
Ninka caadi ma ahan
Waan ka helay muqaalkan wllkyga qaliga ah
Adunyoh io Akhiroh🙈🙈😭
Nice
M.a🥰🙏
jeef wA Nin yaashud ah waa familka Roychid ?familka adunka ugu tajirsan ?aniga aya kafican runti
😂😂😂mxd hysa aad ka viicantide wxpa islama hyside😂
@@mss_zu7184 allaw ale 😂😂😂😂
@@mss_zu7184 Sabool Wax iska maqlay
Boqorka somalida
Waakumah
@@iskaashiofficial5286 maxay
Maad sheegtid furiinka gabadhiisa
Caawa aniga iyo RBX Asc asxbta
Masha allah
Marka hore wxn kugu slaaamayaaa salanta islaamka asc mrka xigto wxn kaaaga mhdcelinyaaa sida wangsan eee aad noola jeceshahay wnaaaga iyo inaaa aqoon kororsano
Inta kadib wxn jclaaan lahaaa ind noooso gudbisid taarikhyda caalamka wlba qaasatan tan dalkeena hoooyo eee soomaliya waaayo in bdn oo nga mida kma warqabaaan xaalkooda mcnha taarikhda wadankooda mrka plz plz inoo soo gudbi waaa codsi intiii igu raacsane farta ha taaagan
Asc asxabta inta ramadanka jacel iyo in tajir ino noqoto jecel liketa wa xagina
Ani tajir ma rabo a khiro xisab aa jirto ramadan na wax bdn aka dhiman ee dislike mrab taa
AMIZON 2 MONTH AYAAN KA SHAQEAYAY QAYBTEEDA DRIVE KADIB WAAN ISKA DHAAFAY
WAA COMPANY FIICAN OO LACAG LEH
FROM CLEVELAND OHIO STATE
4:24
Wallee gaal aduunka ayaa nasteexo lagu siiyey
Wax macnaa maleh
ana dhafaya
Hada maaha ninka koowaad naagtiisa oo ay kala tageen ayay lacagtii kala qaybsadeen wa qofka sadexaad
Like igu cimaamada
23 million waa wax yare reer alasucuud guriga ay ka dhisteen faransiiska ayaa ka qaalisan 75 million bay siisteen
Maalmaha waad daahdeen
Ma jecli inan noqdo qofka ogu hanti badan adun mrki lo firiyo lacag e wxn jclhy wax xalal ah o aan sadaqeysto inu ilaahay i siyo ayn ka barya walahi tajirka aqiro iyo adunkabo wa sunada salada subax ka horeyso qofka tukado
Ilahay ban idinku dharsha subscribe channelka diiniga ah ilahy dartii wll
waxaan la hadlayaa dadka comment ka bixiyay sida diinteenu Sheegtay qofku hawshaqaysto aduunyada sidii qof ku waaraya Aakhirana sidii qof imika dhimanaya oo kale markaas please and please u duceeya inuu ilaahay soo Hadeeyo bye dhamaantiin
Ramadan is coming
Wah wax bdn a ka dhiman fo dafa dhaf sxp cima mad malihd
Hana gu ad geyn ila hay gugu ma ad keye
Bizinka War Kani Dunidi O dhan Ayu ibsatayba
walalkey usheg tinta Bero ku dheh wlhi shilin ma hesto lkin waxn ogahay ina ka qanisanhay alx alx alx ilhey a ku mahdsan
Ilahay ha udaayo lacagtiisa oo ha uxafido
Faysa ma gaalbaad uducaynaysaa Subxaanallaah. Gaal hal ducuu leeyahay waana Allaha soo hanuuniyo. Waliba hadii sharkiisa laga nabadgashan yahay oo uusan ahayn mid muslimiinta dhib iyo dhibaato kuhaya.
AllaaH (SWC)Aduunyada Agtiisa
Garab kaneeco wayka liidata marhadii sidaa tahay Aduunyo inaan Daba Ordaa dhaldhalaalkeda waaba khalad Lakulanka Rabigay Ayaan u degdegayaa AllaaH Xaqa Hanawaafajiyo 🙄
Markaad wayday malaha
@@blackman8295 ama waa'y ama hel ninkaas hadalka uu sheegay waa hadalki nabiga muxamed, runtii aduunyo wax ay tahay ayaba iska yar Because wax kasta aad haysto oo xooalahaga waad ka tagaysa waadka dhimanaysaa ! Marka waxa fiican meel aan laga dhimanaynin aan laga xanuunsanaynin aan laga gaboobaynin, aan laga gaajoonaynin muruga iyo walbahaar tona ma taalo, meshasha waa jano aan u shaqaysano wxii islam ah allah janadiise hanagu kulmiyo ameen
@@ahmedcaynaan6329 isagu janno kaaga dhowaana war uma hayno aduunkaa la hubaa aakhiro waa nigeed allah ayaa og meesha uu dadka gaynayo ilaa hadana lama hayo waddo sitoos janno kuu geynaysa lkn rabbi ayaa ka baryayaa inuu runta na tuso iyo wadada jannada
@@blackman8295 isaga iga dhow jano haduu islamo deeda kle watada jano lagu galayo waa tii suubanahayna nabiga muxamed jideeyay, kitaab iyo sunadi nabiga ayan raacayna marka waa sidee wlle ameen Eeba xaqa hana tuso
@@ahmedcaynaan6329 eebe runta ha ina tuso inkasta oo diimaha aduunka oo odhan ku waashay lkn rabbi waxaan rayjaynayaa inuu na hayn sida shadaynka markaa illaa hadda waxaan baadhayaa diintii runta ahayd ilaa hada waan la ahay wllo soo ducee runta helo sababtoo ah diimaha mid sax ah waa garan lahay
Amzonta Somalia banan runtii $156bilion .
Yes iam the first today just know i am a big fan for you my brother
Nunseseses exusemeeeeee , dumaryaashu ugu qiimobasan ugu wax yaqaaaan ugu farxadbadan.yaryartan.ooridiis xaasadiis khatraaaaaaaaaycaday iftiindumaraaaaycadceed shamsaaaaay.5👋.nunsesese
Ramadaan Allaha Kugaarsiiyo nabadna Allaha kuugu dhameeyo subscribe lee iga dhis
👋.
Shirkadiisa Somali bdn ka xamaalato🙂
Aad iyo aad
War beenta naga daa
Jeff bezos hatidiisa waxay Gaarta 160 Billion
Ninkaaa sidaas u taajirsan walwal iyo dhibaato ayuu ku nool yahay
Yaa iga horeya plz like mee
dadka soomaalida intooda badan magaranayaan (airbnb)
156bilyan oo doolar
Waa Lacag tiisa
Dadka dunida ku noolna waa
8.5 bilyan Qof walba haduu hal bilyan siin lahaa kawarama 🤔🤔🤔🤔. Wali kan ugu taajirsan buu ahaan lahaa
Lkiin waaa gaal bakhiil ah
Hhhhh wll 8 billoon wa million iskusii hoos jira lkn haduu min 100 dollar siiyo dheh
khalid Mohamed
Kuma fahmin Tirakoob ka aduun ku waa 8.5bilyan oo dad ah
Lacagta Nin kaana waa
156bilyan sax
Lkin ilhay agtisa waxs uuuu haysto uguma dhaweynyaan maaanta hadu dhinto waxba umatryan
First aniga miyaa mise
War anaa gaso hore yay
Ya hu
Elon musk ayeey ficiltamaan ninkan xifaltn dhaqaallena ka dhexeeya☣☣☣
Haduu sodoqo ubixiyo xetaa maxey taree waa hawo
Laakiin waxaad ilowday inuusan wax canshuur ah uunan bixin ilaa iyo 20015____ 16 markaas uu dhiibay In kayar ,%5 sanadkaan asaga ayaaba dowladda u celisay lacag dhan 25 milyaan.
War aniga ayaa u shaqeya mudo 4 sano aha waa shirkada jarmalka ugu bakhaysan fick Amazon. 😎😎😎😎
Kun iyo xoogaa baad qaadataa alxamdulillaah dheh dadbaa kayar kushaqeeyo
Nio weli ma dan no shegin mesha uu asal ahan ka so jeedo
Ana u horeeya like ta isi taabta 😂
5.
Timacade trump 😂😂😂
1