Walaal, in ay ka guulaytaan Rajiimkii naxariista darraa waxaa kow ahaa yehud, Maraykan iyo Ingiriis iyo wixii soo raaca ee gaalo ahaa. Haddaba su'aasha waxay tahay tacabka badan ee ay ku bixiyeen naxariis ay dadkan u hayaan miyaa? MAYA,MAYA, Dulmi ka sii badan ayay larabaan hadday u suura gasho. Allah aan u barino in uu kaga filaado dhibtooda.
Illaahow ugargaar muslimiinta meelwalba ey joogaan yaarabi yaarabi yaarabi
aaamiin aaamiim ilaahayoow ugargaar
Yaa rabbI wan Af xidhanaHee iLhy Ha U GarGaaarO musLiminta dhiban iyo palstine 🤲🏼😥
Allah Ferrj Haw Furo
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn hafsa bilaneey
Ws wr wb baarakallaahu fiik Hafsa cod wanaag iyo teankaaga❤
ilaahoow so badbaadi dadkaas😢
Alaahu akbar suuriya oo xorowday
Waa calool xumo meshaaas waxi ka dhacay haye rer falastin iyaagan wa ka daraan yahiin yaa allaah u naxariiso
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliya xukun noocas ma soo marin qabyalad saas noo gashey xukun mujrim ma soo marin nabsigi somaliya haysto dowladod ka galen
Wcs
Dadka ilaahy hso badbaadiyo mida kle allababki lagaga xereyey ma.la waayey
Haa waa lawaayay
@Hafsabilanchannel6337 illaahy hso badbaadiyo
Walaal, in ay ka guulaytaan Rajiimkii naxariista darraa waxaa kow ahaa yehud, Maraykan iyo Ingiriis iyo wixii soo raaca ee gaalo ahaa.
Haddaba su'aasha waxay tahay tacabka badan ee ay ku bixiyeen naxariis ay dadkan u hayaan miyaa? MAYA,MAYA,
Dulmi ka sii badan ayay larabaan hadday u suura gasho.
Allah aan u barino in uu kaga filaado dhibtooda.
@@Muhammad-b9c7t tasaa xaqiiq ah shalay waxay Israa'iil burburisay haydad kii hubka suuriya marka wanaag lama rabaane allah ha fahansiiyo dhagartoda