Sidee Ayaan Isku Barey Luuqada Englishka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - https: smma.facacusub...
    //wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 167

  • @Qudusonline.
    @Qudusonline. Год назад +61

    Hadli aad doneyso barashada qur aan ka kariim ka wxa ku diyar ah qudus online kala so Xiriir profile Numbarka saran qof walpo donayo hana gala so xiriiro mahad sanisiin

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +81

    5:25 appkas ustaadka sheega magaciisa waa 1- Audio book lkn app store waxa kuso baxa Audible 7:40 appska kale waa 2- Duolingo ood ku practicegareyn karto wada hadal 3- chatgpt kan wuxuu kaa saxa qoraalka hadu qaldanyahay Dhageysiga hala badiyo dulqaadna muujiya insha allh Allah nala garab galo✋

  • @cabdicali7327
    @cabdicali7327 Год назад +58

    Maanta ani english keyga waa 80 baa percentage qofkii rabo inuu barto jus Learn like a baby
    Hooyada luqda waa dhageysiga aqris iyo reading waa la bartaaa listing xoooga saara

    • @rahmacaleph
      @rahmacaleph Год назад

      xita hadanan fahmayn ma iska dhagaysanaya wll

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. Год назад +5

      ​@@rahmacaleph Haa waa fahmee marka xiga 😂

    • @luulahmed1869
      @luulahmed1869 Год назад

      wll kaas anaa rabo dhagesiga

    • @afnaanmohamed8338
      @afnaanmohamed8338 Год назад

      Dhageysiga wll ma hal chanel uun ka dhageyztaa mise mid kasto arkaba

    • @fardwsahabib3571
      @fardwsahabib3571 Год назад

      ​@@afnaanmohamed8338 dhirigaliye Ganacste aha ee Alibaba Jack ba ku qoraan English kiisa walaga baran kara

  • @asmasaalah6465
    @asmasaalah6465 Месяц назад +3

    Mahadsanid my role modal❤

  • @qaasimmaxamedcusmaan1596
    @qaasimmaxamedcusmaan1596 Год назад +13

    Aad baad u mahadsan tahay waxaan rejeynayaa maanta waxii ka dambeeya inshaa allaah inaan raaco jadwalkaaga everyday 10 words haduu alle idmo maanta taariikhdu waa 19 may 2023 bari ayaan bilaawayaa inshaa allaah waana kula soo wadaagi doonaa inshaa allaah mahadsanid

    • @falastinfarah5939
      @falastinfarah5939 Год назад

      Good luck 👍

    • @abul-fadli
      @abul-fadli 11 месяцев назад

      Hadda imisa ayaad maree.
      9-october-2023

    • @dheman64
      @dheman64 9 месяцев назад

      Hda mxaa iska kaa badale

  • @housseinobsieh3707
    @housseinobsieh3707 Год назад +5

    Through those years not that years
    You are my legend

  • @samsamcabdi794
    @samsamcabdi794 8 месяцев назад +3

    Thanks teacher ❤

  • @user-jd4fp1ry1w
    @user-jd4fp1ry1w 2 месяца назад +2

    Mhdsnid wllo warsame❤🎉

  • @sabirindalab2663
    @sabirindalab2663 Год назад +8

    My role model man 🥺🤴💙
    Keep going

  • @mohamedxasan6150
    @mohamedxasan6150 Год назад +4

    Thanks pro warsame bade

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 27 дней назад

    mansha.allah

  • @yaserMoha-ij7gi
    @yaserMoha-ij7gi Год назад +2

    Best youtuber in somali 🖤✔️

  • @warbixinmedia5966
    @warbixinmedia5966 Год назад +3

    thank you so much you are amazing and i subscribed your chanel

  • @Muuqalmedia
    @Muuqalmedia 2 месяца назад +1

    4:5

  • @real_abdisamad1
    @real_abdisamad1 Год назад +7

    Buugaagta aad ka baratay inoo soo duub wll adigoo mahadsan🙏🥰🤝

    • @abul-fadli
      @abul-fadli 11 месяцев назад

      Waad heshay hadda soma ahan

  • @user-dn8zw2bq5d
    @user-dn8zw2bq5d Год назад +3

    Walaale aad Ayaan utaaageeraaa inaan barto❤

  • @zahrakosar748
    @zahrakosar748 9 месяцев назад +1

    MashaAllah walaal horay u soco.

  • @Abdirisaaq1999
    @Abdirisaaq1999 Месяц назад

    thank you tacher

  • @user-ye6rn9mp9j
    @user-ye6rn9mp9j 7 месяцев назад

    gentlemen warsame badde chat gpt laftarkeeda sideen ku barankarnaa isticmaalkeeda thanks libaax

  • @hanaa.h1213
    @hanaa.h1213 Год назад +11

    I’m trying to learn Somali, please put subtitle options.

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi 9 месяцев назад +1

    Thankz Ustaad❤

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 Год назад +45

    TELL US THE BOOKS OF LEARNING ENGLISH nex vedio

    • @aminhassen6126
      @aminhassen6126 11 месяцев назад +2

      Zxb maad hay saa book English ah oo fiican

    • @adnanosobow7191
      @adnanosobow7191 8 месяцев назад

      You better watch shows or movies

    • @2shookaa2
      @2shookaa2 2 месяца назад

      Zxp buug fcn ana heli karo​@@aminhassen6126

  • @Qadra-Hussein722
    @Qadra-Hussein722 9 месяцев назад +1

    Mahadsanid walal❤

  • @farhiamoha5418
    @farhiamoha5418 6 месяцев назад

    Mnsha allh ilhy haku xafido

  • @AHJAABDIASIIS
    @AHJAABDIASIIS 3 месяца назад

    Thanks brother ❤

  • @user-oe5iy1lw6m
    @user-oe5iy1lw6m 8 месяцев назад

    Waad mahdsntahy ustaad xurmoleh

  • @Farxiyomaxmed-fm3ud
    @Farxiyomaxmed-fm3ud Год назад +2

    Masha Allah wll Allah hakuxafido

  • @cabdiraxmaanoffical3328
    @cabdiraxmaanoffical3328 Год назад +4

    Waad mahad santahay hada aayaan wada ilhay ha gu garab galo gulayso sxp ❤

  • @RatobilaMohamed0912
    @RatobilaMohamed0912 3 месяца назад

    thnz wll qali

  • @filsansead3508
    @filsansead3508 2 месяца назад

    Thank you

  • @xasanxikmaawi2088
    @xasanxikmaawi2088 3 месяца назад

    Thank you for your advance pro

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Год назад +2

    Thanks brother

  • @user-lx3kv6lh5h
    @user-lx3kv6lh5h Год назад +10

    Manta oo tahay 4/8/2023 waxan Go`aansaday In aan Barto Luuqada Englisha No pian No Gian🤏🎖🏆

  • @AbdiSalaam-nt5xq
    @AbdiSalaam-nt5xq 6 месяцев назад

    Thanks

  • @HassanfanaxOfficial
    @HassanfanaxOfficial Год назад

    Thanks ustaad i was take decision to learned language

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Год назад +3

    Mahadsanid ustad ❤

  • @museabdile-fi1bb
    @museabdile-fi1bb 8 месяцев назад

    Absolutely right

  • @user-qq5fk4hf2v
    @user-qq5fk4hf2v 4 месяца назад

    Mashallah

  • @nimcohassan1495
    @nimcohassan1495 Год назад

    Noso sheeg wllo melaha ama janalada ugu muhiimsan ee kabrn karo

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf Год назад +2

    Aslaamu Alaykuma first one thanks

  • @cawofarxaan540
    @cawofarxaan540 Год назад +2

    Absolutely 💖

  • @arabe9921
    @arabe9921 Год назад +1

    mshllh tabarakallah jazakallah kheyran 🤍

  • @MACHADKABRIGHTON
    @MACHADKABRIGHTON 24 дня назад

    Aqoonyahan mashallah. dhallinyarta cidii qaadaneyso imtixaanka IELTS waxaan u diyaarinna sidey band score wanaagsan u keenaan. Macadka waxa uu ku yaala Kenya, Nairobi.

  • @maxamedcabdullaahi9540
    @maxamedcabdullaahi9540 10 месяцев назад +1

    Shukran macalin❤

  • @riyaadualquran1
    @riyaadualquran1 Год назад +1

    Masha allah

  • @njmmmmm23
    @njmmmmm23 Год назад +2

    Thank you 👍💯💯💯

  • @user-xo1bt5th1y
    @user-xo1bt5th1y 11 месяцев назад

    thank you

  • @jamacsiyadmohamed3862
    @jamacsiyadmohamed3862 4 месяца назад

    8:32

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад +1

    Thank you brother I am interested video
    See hargeisa coming soon brother ❤❤

  • @user-ox7zv2tu4o
    @user-ox7zv2tu4o 11 месяцев назад

    Thanks you ❤

  • @abdirashidcabdi7410
    @abdirashidcabdi7410 Год назад +1

    Thnkz sir ❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад +1

    Thanks you soo mach wllo mcn

  • @aminayasinali7772
    @aminayasinali7772 Год назад +1

    Thanks kun jeer nolow 100%

  • @Siciid__boy
    @Siciid__boy 8 месяцев назад

    Masha alah ticher❤😅😊

  • @abdibootaan345
    @abdibootaan345 11 месяцев назад

    Masha allah❤

  • @MubashirAbdikadir
    @MubashirAbdikadir Год назад +1

    Thank 😊

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад +1

    Mahadsanid wll

  • @yaanahaychanel4954
    @yaanahaychanel4954 Год назад +1

    thank u sir

  • @ridwanabdullahi6863
    @ridwanabdullahi6863 Год назад

    Thanks sir

  • @LibanMohamet-xn2hz
    @LibanMohamet-xn2hz Год назад +1

    I sad to u thank you very much ❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад +1

    Thanks 🥰💯

  • @MohamoudAhmed-x6m
    @MohamoudAhmed-x6m 9 месяцев назад

    Thnkz wllo audio books halkee ka heli karna

  • @suhaadamhusein7334
    @suhaadamhusein7334 Год назад

    Thanks

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Год назад +1

    aad bad u mahdsan ty wlal 👍

  • @user-iq6he4db9n
    @user-iq6he4db9n Год назад

    Bugaanta ugu fudud een ka baran karno magacdoda nosheeg

  • @CumarMaxamed-qd6ek
    @CumarMaxamed-qd6ek Год назад +1

    Side aan obarankar English

  • @dhiriglin
    @dhiriglin Год назад +5

    Aad u mhadsnthy wll warsam ani mrki bilowdy ila wku la socdaa 😢 blse lacag wax ku bilow ayan wyy ila so hadal gacan ii qabo

  • @husseinkheyre2465
    @husseinkheyre2465 Год назад

    Thanks sxb

  • @SawdaEsse-ux1bl
    @SawdaEsse-ux1bl Год назад

    Tankz

  • @ahmedmohamedhashi7828
    @ahmedmohamedhashi7828 Год назад +2

    I like this vidio very wil❤😂

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech4410 Год назад +1

    First viewer Warsame wan ku salamaY zxb subax walbo muqaalada morning freeshment u qata

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb Год назад +2

    m.a ❤ keep going on pro

  • @filsansead3508
    @filsansead3508 2 месяца назад

    Tali fiican ayaad nasiisayi

  • @user-ed4op8hu2q
    @user-ed4op8hu2q 11 месяцев назад

    😢inshalah wa barana

  • @KhadarOwbare
    @KhadarOwbare 2 месяца назад

    My friend waad mahad santahay faaiido Wayne Baan kaa helay laakin seen u istic maalaynaa (dolingo)

  • @nabiilnaazir9823
    @nabiilnaazir9823 10 месяцев назад

    AadBaad UMaHad zantaY uztaad🙏

  • @sucaduushamohamuud5925
    @sucaduushamohamuud5925 Год назад

    Ustaaad mia ku khasbanahay inaa 4sanno barto anu inyar yara aqaana 6bill ma kubaran karaa please reply

  • @user-lp7hd2op6d
    @user-lp7hd2op6d 13 дней назад

    Waxa aan aqrinayo ma somali bay ku baxayan mise English ishega pls

  • @SalmuushSayidcali
    @SalmuushSayidcali 19 дней назад

    Wll aqrida igu adag maxaan sameeya wll😩🙏🏻

  • @Najmo8848
    @Najmo8848 Год назад +4

    2023/5 waxaan goaansaday in aan luqadda englishka barto oo daacad u noqdo insha allaah , mahadsanid taladaada waqtigii igu haboonaa baan helay

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Год назад +1

      Zxp ana maanta ayan goaansaday in aan barto insha Allah inkasta oo wakhti badan maskaxdayda kaguuxaysay hadana maanta ayan goaansaday alle hailagarab galo taariikhdu waa 11.6.2023
      Pro xage kaalasoxidhiidha aynu iscaawine

    • @user-yc1no4ur5s
      @user-yc1no4ur5s Год назад

      ​@@Hamsebaashe1Mabilaawday

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 Год назад

      @@user-yc1no4ur5s ha zxp ee miyaynu iscaawina

    • @caynimooge105
      @caynimooge105 Год назад

      Idiinla mid ayaan ahay wll lkn in yar aan cadan wax kaaga iibiyo ayaan yaqaan

    • @deeqTurki7854
      @deeqTurki7854 Год назад +1

      Hamse and cayni iyo qofka kale anan magacisa u jedin i warama halke wax marinaysan anigu bahashi wanu isla galgalanynaye aynu is kaashano insha allah i so qabta

  • @ibraahimxuseen169
    @ibraahimxuseen169 11 месяцев назад

    Do you know hindi wll warsame
    क्या आप हिंदी जानते हैं

  • @dr.shukriibrahim2794
    @dr.shukriibrahim2794 Год назад +1

    waad mahadsantahe wllo
    Audio books halkee laga hela ?

  • @rukiaahmed5374
    @rukiaahmed5374 Год назад +1

    Audio books xage laga dhagaysta?

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад +1

    Mahad sanid Macalin

  • @hape5288
    @hape5288 Год назад +1

    Waa Ka Faaiday sxb mahad sanid

  • @anisoadam1056
    @anisoadam1056 Год назад +1

    thanks motivation

  • @mohameddahirfaarah6194
    @mohameddahirfaarah6194 Год назад

    run sheeg

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech4410 Год назад

    0:50 wan ku salamaY legend

  • @yahyeziciith4578
    @yahyeziciith4578 Год назад +1

    ustaad vedio yadii gabiilay maye

  • @MalaakAli-by5qe
    @MalaakAli-by5qe Год назад

    Shugran hno 👍

  • @user-ii3bb6md3v
    @user-ii3bb6md3v 9 месяцев назад

    He'll

  • @Supr93
    @Supr93 Год назад

    Fasaax hadiyada

  • @Typings-007
    @Typings-007 2 месяца назад

    Markaan soo barto baan comment ku soo laabanayaa insha Allah

  • @hananhassan5363
    @hananhassan5363 2 дня назад

    Anigo aqano so labada dona insh alh 9 bish2024

  • @balkhiiso
    @balkhiiso Год назад

    Adios booka sidee loosodajinkaraa please Nala wadaag

  • @xamdicali5214
    @xamdicali5214 Год назад

    I need to learn skill please talk

  • @najmamohamud114
    @najmamohamud114 Год назад

    Mhdsnd wllo xili aan ubaahnay baan arkay vedio gaan

  • @saraabdullahiahmed8077
    @saraabdullahiahmed8077 Год назад

    Mahasanid

  • @amaalabdikadiramaalabdikad7034

    👋

  • @qaasimjabuuti4731
    @qaasimjabuuti4731 Год назад

    Ustaad sidee loo sameeyaa Ablekeeshinada