Odayaasha BOORAME oo Xildhibaan MAYDHANE Ku eedeeyey Kicin Shacab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • КиноКино

Комментарии • 57

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 12 дней назад +8

    Si fiican baad adeer u dhigtay insha allah waxba inaga xumaan maayaan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 12 дней назад +5

    Geesi maasha Alaah run baad sheegtay reer Awdal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 12 дней назад +4

    Maxamuud xaashi waa Tuugii khoyaameeyay qaranka oo maantana daba inuu Mar labaad khiyaameeyo qaranka tuug maxamed xaashi❤xaashi a ❤❤lot of people who are you

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 12 дней назад

    GUULEEYSO GEESI NOOLOOW REER BOORAME WAA DADKI DHISTEY SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahabdirahman1315
    @ifrahabdirahman1315 12 дней назад +3

    Manshallah adeero allah ha ku sharfo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 12 дней назад +2

    Reer Awdaloow ilaashada nabad gal yadiina soona xusha.xildhbaan la Idinku bedelo xildh maydhane waa raga lugooyay Ina abiib❤❤❤❤❤❤😂

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 12 дней назад +3

    GUURT,I. WAA RAGA LOO BAAHAN YAHAY SAMO TALIS NOOLOW,UBADKA ALLA HAKUU BARAKEEYO

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 12 дней назад +3

    Dadka dembiga gala waa la xidhaa ina maydhane baroortiisu waa qalad

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 12 дней назад

    Allahyacisak adeero odaynimo wataa mnsha allah ♥ ❤❤❤

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 12 дней назад +2

    Suldaan jira ayaatahay. Maydhane iyo med abiib way fududaadeen. Dadka iyo dalka nabad halloodaayo.

  • @idiriisahmeddahir8835
    @idiriisahmeddahir8835 12 дней назад +1

    Samatalis baad tahay alla ha kaa abaal mariyo hadalkaagaa

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 12 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 12 дней назад

    Maashaa Allaahuye mujaahid caaqil cumar Cismaanoow magacaa ha jiree Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,, geedka muuqdeey guushu hadhisana reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 12 дней назад

    Allaylahe odaygaasaa asal muwaaddin ah oo qarankiisu si dhab ah ugu qiimaysan yahay, run sheeg aan cidna u habranayn cidna calool xumo iyo ciil u qabin eega waaryaa dadka sidiisaa oo kale nooga wada dhiga. Bal waxan dagaalka kula jira dalkooga ee dabadhilfka miidhan u noqday cadowgoogii qoodhiin iyo xeradiin daawada...isheey ish.

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 12 дней назад

    M.a
    Gobonimo sharaf korkiina ha ahaato caaqilada reer boorama
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 12 дней назад

    waa lakari waayay ina somaliland dab lagu shido oo la qixiyo umada ... doonimayno qabiil ee qaranba ina deeqa iyo shuruuc lagawada raali yahay iyo cadaalad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 11 дней назад

    Mansha allaah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 12 дней назад +1

    Maaha in dadka reer Somaliland laysku diro. Dalka waa in la wada dhisto

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 12 дней назад

    صح
    اعمامى

  • @hamzamuse6393
    @hamzamuse6393 12 дней назад +1

    Good man

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 12 дней назад +1

    Kani waa team baasto

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 12 дней назад

      Caay kama qabto ogow akhira kaa danbaysa iyo cadaabtii illahey waxuu la hadlyaa dadkii uu masuulka ka ahaa oo leeyahey Dagaal meesha ma yaalo dadkuu la hadlya waa dad wax bartey ma ah dhulbhanta dhagta wax oogu shego ee hadii la yidha qoryiga qata hore ka qadnyaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 12 дней назад

    HA LA RAACIYO KAA ISAGUNA XILDHIBAANKA ISGU SHEEGAYA

  • @Axamedguhaad
    @Axamedguhaad 12 дней назад

    M,a wllhi runta ayu shegaynah

  • @gesood1
    @gesood1 12 дней назад

    Waa nin dhabrka laga,sootaabtay

  • @AhmedGaan
    @AhmedGaan 12 дней назад +1

    Laangaab calool shaqayta ah waa ĺagugùmayta

  • @apdirahmanmoha340
    @apdirahmanmoha340 12 дней назад

    Mzha allah waxad cadaysay aqoonti iyo caqligi saliimka ahaa ee yaalay degaanka Awdal .
    Insha allah waxba inaga xuman mayan hadu danbi galey iyo hadi lagu gafayba waa wax inaga inoo yaal waana wadankisi halka lagu xidhay beriba waa kii nabad ku naalooda .

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 12 дней назад

    Rijaal waa hadal wanaagsan liibaan

  • @hindahuseen8571
    @hindahuseen8571 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 12 дней назад

    waxaan layaaba dad isku dala oo nicmada familiar meeshan umada Somali land waa lawada leeyahayi ee umada maxaa ka siya Adeer waa runtaa Allah ha ku dhawuuro

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 12 дней назад

    Ciyaaalka shaley dhashow ee reer Somaliland ee cadawagu isku diryow odyasha dhagastey wadankan dhisey

  • @moustafaOmar-yv4nm
    @moustafaOmar-yv4nm 12 дней назад

    Asc

  • @najmaladan2565
    @najmaladan2565 12 дней назад

    enaga amu wad xanusanaysa maxad kahadlaysa madax weynow xalqaado

  • @fatahosmanassad8628
    @fatahosmanassad8628 12 дней назад

    Adeer.iska.aamus

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 12 дней назад

    Bal adeer 51 xildhibaan ee diiday xilka qaadistiisa diidey mitaanay badankoodu isaaq ahayn

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 12 дней назад

    Loma dulqaadanayo qarandumis si kale ha u qalqaaliyo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 12 дней назад

    waa dadkiii caqliga lahaaaaaaa ina abiiibbb cidina haysan mayso sharciguna cid kawayni majirto

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 12 дней назад

    Coonkani muxuu ahaa, intuu leeg yahay ee aanu kala garanayn sax iyo qalad. Dacaydiisaa ka garataa doqonniimadiisa. War yaa ka naxaya oo aamusiiya

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 12 дней назад

    Waar kanbaa libaax ah oo doqonkii foosha xumaaxu jawaabay. Bal adeer cidda gadabuursi gumeysataa xaggay joogtaa

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 12 дней назад +1

    Dad ninkisaa uun baa waax ka dhigaa kaana reerbaa qaayrkii waataa waaxay awdal meel uu gaadhii ladahay waataa lascanood garaad jaamac waax kaa dhiigaa iyo dadkisii

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  12 дней назад +2

      Kkkk JAAMAC BAADI laascaanood ma wax buu u dhimay mise wax buu u taray khayrkood buu ka reebay oo waa kuwaa maanta ba,aya ee bayhoofay

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 12 дней назад

      Bakhtiga u xalaal ah 😅😅😅😅

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 12 дней назад

      ​@@ubaxlemedia
      Walahi bilahi tolahi wax buu u sameeyey iyaga isu ciidan ah iyaga cashuurtooda bixiya kuna nool iyaga sharaf leh marba nin la xidho ama isaaq dilo lama arag ciidan awood weyn buu u sameeyey dagaalka kahorna wuxuu yidhi hasooo iibsanina kooda baynu la hadhaynaa waana ta dhacdey isaaq caloosha la buka oo qabiil iyo siyaad baa na laayey weligood cidi lama noolan karto dhulbahante sharaf buu kuu noolyahay saxib isaaq muxuu kusoo kordhiyey walahi 1 jaamacad mooye shilin kama dhisin
      Dhalhtarka dadka dhistey 1 wado uma dhisin hada iyaga waxlastaba dhista iska hadlow ina igire

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 12 дней назад

      Idoor murqaansan muxuu u qaban jirey dhulbahante waa waxba maanta hubkii isaaq bay isku ciidameeyeen iyagaana ismaamula sharaf na ku nool nin la xidho ama hoos loo dilo majiro isaaq cuqdad u dhinta hadii laga tago waxay ka dhigaan inaadan noolan karin khiyaaliga joojiya tiinu haydin deeqdo

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 12 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdillahi2633
    @mohamedabdillahi2633 12 дней назад +1

    Beenaaleh tuug ah oo gadabursiga dilaala

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 12 дней назад +1

    Ceebtiina cirka gaadhay wlhi mudaharaad iyo qaylo ayaad kala dhaman laadihiin somaliland waxaan idiin sheegaya nin dalka danbi ka galay ayaad taayida iyo wadooyinka ugubaysan akhas ayaad tihiin wlhi

  • @idirisismaciil7925
    @idirisismaciil7925 12 дней назад

    Odsyguwwaakontonledabadhilif

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 12 дней назад

    Daba dhilif
    Sharciga
    AAd sheegaysaa
    Meeye
    Waar iska
    AAmus xoolo
    AYAA tahay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 12 дней назад

    Hhhh huunadu waa dad liita muse biixigii 1991 kii xasuuqay bay 2024 wali gumaysanaya oo ay u niikinayan FREE SAMAROON FREE AWDAL STATE INSHA ALLAH 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 12 дней назад

    Allaylahe odaygaasaa asal muwaaddin ah oo qarankiisu si dhab ah ugu qiimaysan yahay, run sheeg aan cidna u habranayn cidna calool xumo iyo ciil u qabin eega waaryaa dadka sidiisaa oo kale nooga wada dhiga. Bal waxan dagaalka kula jira dalkooga ee dabadhilfka miidhan u noqday cadowgoogii qoodhiin iyo xeradiin daawada...isheey ish.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 12 дней назад

    Allaylahe odaygaasaa asal muwaaddin ah oo qarankiisu si dhab ah ugu qiimaysan yahay, run sheeg aan cidna u habranayn cidna calool xumo iyo ciil u qabin eega waaryaa dadka sidiisaa oo kale nooga wada dhiga. Bal waxan dagaalka kula jira dalkooga ee dabadhilfka miidhan u noqday cadowgoogii qoodhiin iyo xeradiin daawada...isheey ish.