Barnaamijka Fanka & Suugaanta Kooxda Mahuraan PLTV 2 Feb 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2024
  • Copyright Laws and Treaties. Any unauthorized copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify RUclips ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.

Комментарии • 140

  • @samiiraraaxo3686
    @samiiraraaxo3686 5 лет назад +56

    2019/8/15 waaa duhurnimo 2:00pm
    Magacaygu waa cabdlle ilkacase💟
    Ku nool boorame qofkasta oo akhriya comments fadlan like⚘⚘⚘⚘⚘

    • @NashadTigerofficial
      @NashadTigerofficial 8 месяцев назад +1

      2024 sacadu11:37
      Malin isniin ah coment gaga arky nabad ahow mep kasto jogto😊

    • @JUMCAMUBARAKAsxaapta
      @JUMCAMUBARAKAsxaapta 2 месяца назад

      2024 qofkstoo arka waa ku salmy​@@NashadTigerofficial

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB 8 лет назад +24

    Lalmi ubaxa caasha love baa ku daahane halka layla joogtiyo Londnon liibaane gaarsii.
    Wow waa hees jira wallee.
    Mahuraan Band halkaa kasii wada fanka

    • @hamdiamiin9138
      @hamdiamiin9138 8 лет назад

      heestaa cadi ma ahan inta aan hees dhagaystay mid la mid ah ma arag runtii

  • @fatimaaha9875
    @fatimaaha9875 8 лет назад +32

    from muqdisho dhalinyare shidan somalia ha noolaato punt ha nolaato

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 6 лет назад +2

      Fatima Aha 😘tnkz gaclo0o me love muqdizho 😘😘😘😘😘😘

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 4 года назад +3

    Mowliid jagax yuu beezaani u cod eekaa..
    2020 Yaa daawanaya.....

  • @abdiraxmanfarax4904
    @abdiraxmanfarax4904 Год назад +2

    M.a horey isoco

  • @ismailfaranza4764
    @ismailfaranza4764 4 года назад +5

    Adigaa lubiga dagay
    Laaazimay wadnahooo
    Qalpigaaa kalulaTaaa
    Zaki Hanad ilataageersanthy iisaar likeTa

  • @hibonuurosiciid7135
    @hibonuurosiciid7135 8 лет назад +9

    mashaallah hees macan ayad qadeen viv puntland

    • @cawadxasan1340
      @cawadxasan1340 7 лет назад +1

      usoo dabac naftayda daalan dantaydu waa wada jirkeena😉

  • @galaydhstudio2155
    @galaydhstudio2155 8 лет назад +5

    digaale yare sxb best musicaan koxi ma shaqayso miscaan lanaan wad ka baxsatay bro wlhy besta music bro koxdu cadi maha xataa fanaan abwaan dhamaan masnha allah by ridwaan galaydh

  • @Zakariajama202
    @Zakariajama202 2 года назад +4

    Heesta waxa dhagesanjiray 2016 maantana 19/9/2022 aduun iyo ugunda 🇺🇬

  • @abdallaadammohamedprofessi7620
    @abdallaadammohamedprofessi7620 2 года назад +6

    Wow wonderful songs
    24/7/2022
    Daahir Canada
    Xamdi heego
    Unforgettable memories

  • @uzairuzair7020
    @uzairuzair7020 8 лет назад +11

    qarankayga puntland waxaa soo baxay fanaano qaran mansha allah asxaabta waan idin wadan salamayaah

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse 8 лет назад +15

    viva sahro iyo heesta ku doogsaday axx

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas8144 3 года назад +2

    2021 yaaa dhagaysanayo

  • @abdallaadammohamedprofessi7620
    @abdallaadammohamedprofessi7620 2 года назад +2

    Daahir Canada unforgettable memories
    24/bishii 7aad/2022

  • @ZainabAbdiDalmar
    @ZainabAbdiDalmar Год назад +1

    Inta daawanayso 2023

  • @nimcoaxmed2978
    @nimcoaxmed2978 Год назад +2

    Wlhi waa faraxsanahay wayo heestaan 2016 ilaa hada magaceeda raadinayay fanaanadaan😭😭😭😭 waxkasta oo waa lahelaa ugu dambeyn😭😭 tariiqdu waa 25/11/2022 maalin jimco ah 09:58🕔

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад

      Sahra Nalka waxan filaya inay fanka ka farisatay Puntland fanka wa laga neceb yahay

  • @bisharoabdi-azizj2002
    @bisharoabdi-azizj2002 8 лет назад +4

    mnsha allh cadi ma ahan heesahaan puntland tagty waw fananin baa usw baay

  • @maanbilemohamed1256
    @maanbilemohamed1256 2 года назад +4

    Sahro walalo hees kale maqadi miyaa wan ♥ jeclahay wllhi

  • @l.pjacelow1545
    @l.pjacelow1545 4 года назад +3

    Mowliid heestiisa hanaloo jaro intakale uf

  • @xaliyesuldaan6352
    @xaliyesuldaan6352 4 года назад +3

    From dharkayn geenyo waxan idinleeyahy koox isku xiran baatihiin jiroo jooga asxapta

  • @maxamedcabdi2709
    @maxamedcabdi2709 4 года назад +4

    Masha allah heesta daahir canada waa qiiro leh zxp ilaahay ha ku xifdiyo

  • @عبداللهشريف-خ5م
    @عبداللهشريف-خ5م 4 года назад +3

    War ninkaa funaanada cadi maanu cumar jinni ahayn. Oo goormuu fanaanka noqday aduun. Waa aan Boosaaso ku arki jiray ban soo xasuustay. War ninka yaa lataliyoo fanku waa qurune isaga bax yiraahda.

  • @purtinle1
    @purtinle1 8 лет назад +3

    Kooxdan caadi maha waa shidan yihin heesahooda ma kala dhacaan special laxankooda cadi maha, showgaan wariyaha kuma hoobayn isaga ka dilay.

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 лет назад +5

    Daahir waad iga ilmaysiisaay ina Adeero Adiga iyo jeceylkaaga laylo isku waraa dhamaantina noolada

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 2 года назад +2

    Adaan ku doortee ila dadaal gabadha qaadeeyso ❤️

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 года назад +2

    Cumar io leylo heestooda is the best ❤🤞

  • @amaljama6139
    @amaljama6139 8 лет назад +8

    wow cadi mahan😍😍👏👏👍👍💘

  • @daruurahakore4254
    @daruurahakore4254 6 лет назад +4

    Daahir canada bro bariga africa maku boodday

  • @sadikmohamedali7905
    @sadikmohamedali7905 8 лет назад +5

    mansha allah axsan fanaaaniin iga dheh

  • @JUMCAMUBARAKAsxaapta
    @JUMCAMUBARAKAsxaapta 2 месяца назад

    Heesta waxn daawanjiry 2016 baadiye. Hdana waxn arky 2024

  • @asiamohamed7095
    @asiamohamed7095 8 лет назад +3

    nice song

  • @jamaqarni6247
    @jamaqarni6247 8 лет назад +6

    waaaaaw esh calaa koox allah iden xifdiyo

  • @apdallajoseph
    @apdallajoseph 6 месяцев назад

    Heesta rooble iyo ruun lagu qaadayo soo raadiyey oo halka ikeentay my favourite song ❤️‍🩹

  • @ahmedbashi3660
    @ahmedbashi3660 6 лет назад +2

    Hamdi heego best fananad

  • @abshiromatan6952
    @abshiromatan6952 8 лет назад +3

    woow cadi mahan mahuran band

  • @mahadbire1368
    @mahadbire1368 4 года назад +1

    Viva fanka mahuuraan band iyo puntland horey u socda

  • @AayaanMuuse
    @AayaanMuuse 3 месяца назад +1

    19,6,2024 ayaa dawanayaa

  • @faizamohamed9291
    @faizamohamed9291 8 лет назад +3

    maansha allah kooxda mahuraan viva

  • @abdirisaqdalmaroz2803
    @abdirisaqdalmaroz2803 Год назад

    Inta 2023 dawanysa love ❤️

  • @SheymaaHussain
    @SheymaaHussain Год назад

    14/6/2023 malin qamiis 🥺💔

  • @ridwanabdulahi3063
    @ridwanabdulahi3063 8 лет назад +6

    ani sahraa ideeqday eee hees kale maqaadin miyaaa

  • @abdulahimohamed5491
    @abdulahimohamed5491 6 лет назад +3

    Astaan teen ahayde hdaan axdigi rumaynay intaan aqal wada yagleelnay aabiyo aan noqonay hooyo allow mahada adaa leh

  • @marwoninkeedajcl1307
    @marwoninkeedajcl1307 8 лет назад +3

    digaale salm sre zxp
    reer hargeisa uun ban ku moodaaye kkk mahuraan band good jop kkkkk

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 6 лет назад +4

    mahuran, band my favorite

  • @cabdikarindahir8745
    @cabdikarindahir8745 5 лет назад +4

    mowliid heestiisa waa iga dhax baxday wlhi kuwa.soo.socdana aan.argo hhh xidigahaaan.waan ka helay

  • @MYare-sm1gy
    @MYare-sm1gy Год назад +2

    21/4/2023 malin eida

  • @UpdinajibMohamett-gf8ht
    @UpdinajibMohamett-gf8ht 8 дней назад

    Dadaka 2024 daawanaya asc

  • @naciimaabdalla5624
    @naciimaabdalla5624 8 лет назад +2

    nice team horay u socda

  • @maryanmaryam9092
    @maryanmaryam9092 8 лет назад +3

    mansha allh kooxda ma huraan band waad shidan tihiin alaayaa cisak

  • @nasroali8443
    @nasroali8443 8 лет назад +2

    woow waa. kahelay lalmi ubaxa cashaqa love baa u dubane

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 года назад +2

    12:07 Gbrta hestaan qaadeso waa kasaa sahro duulaan aa ladhahaa hoyadey ey sxpo ahaayeen suwax kasta jidka horteena soo mari jirte guriceel qaad(jaad) eeyna gadi jirte wan xazuuztaa iida io hooyo mr wlpa sheko io qozol ku jiri jireen ma aqaan wexe ka shekesan jireen
    Hdase ani io hoyo io wllaheey xamaraa daganhy makasaayi meel eey ku nooshahay hda hoyo so weediinaa✌

  • @sahallyrics5190
    @sahallyrics5190 4 года назад +1

    steel wtching 2020

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN Год назад +1

    Sahra Nalka xaggee ku dambaysay qoftaasi waan jeclaa.😢😂

  • @mohamoudyusufalihiddik4828
    @mohamoudyusufalihiddik4828 8 лет назад +3

    well done guyz

  • @mohamadcalisali9023
    @mohamadcalisali9023 3 года назад +1

    2021 😏😏😏😏

  • @ibrahimm10
    @ibrahimm10 8 лет назад +2

    Nice

  • @ZainabAbdiDalmar
    @ZainabAbdiDalmar 4 месяца назад

    Woow❤❤

  • @mohamoudyusufalihiddik4828
    @mohamoudyusufalihiddik4828 8 лет назад +5

    Aduun war lagumo gaaro miyey tiri ilaah ballanki heeatas wa hees iyo badh

  • @gacalyare411
    @gacalyare411 8 лет назад +2

    ech calaa fanaanin baa ka soo baxdey puntlnd guuleysta

  • @wardi6
    @wardi6 8 лет назад +3

    Zaki Hanad

  • @prettyqueen3105
    @prettyqueen3105 8 лет назад +1

    allaha dayo kalama dhacan kuligod

  • @qamaam9937
    @qamaam9937 2 года назад +2

    1 August 2022 Malin AN Jamacad kaso baxay 4.00 galabnimo
    Hesta Wiilka Mowliid Jagax LA dhaHo Hestiisa sameYn Bay igu ledahay
    Qof aan is Jecleen AN waqtigii iskuulka isla so qadanay BA malin malmaha KA mid AH kubad ano dhelayo kuso dhawacmay Lowga bidixda dhawac halis ah iga so gaaray gabdhii an jeclaa Lowgaas dartiis by igu nacday iydoo Tiri Qof LUG KA jiisayo Baahi uma Qapo
    Mrkas KA dib dhaQtar BAN adaaY sanad BA LA II qapTay KA dib Xnuunki Wn ka kacay Hda ALXMDULILLH Lowgii WA II cafimaday Kubadeydii bn ku laabTay jamacdna Wn dhigta gabdhiina MANTA MA garan karo lkn Wxn Leyahay Nolol Qurux badan KU nooLow Wlshy

  • @jecliyaajubaland1258
    @jecliyaajubaland1258 8 лет назад +2

    Ku DooogSaday Ax Aragtidadan Ku Dirsaday Ag Jooogistaaaaada.......Axyaaaa Zahra😍💯

  • @ramloabdirahman5879
    @ramloabdirahman5879 7 лет назад +1

    great

  • @ruuenteisha8627
    @ruuenteisha8627 3 года назад +1

    Mohamett dhagaafe elmi love you abowe❤️

  • @hafssahabdillahimohmed2545
    @hafssahabdillahimohmed2545 Год назад

    Hestan cwa dhana Tiktok ka radinyey💔😭😂 nove 2022❤

  • @mahadgarawaan2060
    @mahadgarawaan2060 8 лет назад +5

    anigu kala qaad qaadi maayo dhamaantin pic respect iinoolaada

  • @cawadxasan1340
    @cawadxasan1340 7 лет назад +4

    sahro aan ku haystaa waxa kale bikh dadkoo hurdaan kubdaydayaayo ........

  • @zakyacabdulahi2669
    @zakyacabdulahi2669 Год назад

    🎉😊😊

  • @ragedibahaloz7325
    @ragedibahaloz7325 8 лет назад +4

    sxbo qaliya maxed libaax iyo dahir canada horay usocda sxbyal idinka ugu shidan

    • @wiilwiildhalay8757
      @wiilwiildhalay8757 7 лет назад

      Ragedi Bahaloz Daahir canada zxp asagaa ugu cod liitaa oo ugu labis qaab xun oo ugu ciyaar xun kooxda walaahi

  • @sakariyemahamedmahamed2847
    @sakariyemahamedmahamed2847 6 лет назад +3

    hanoolaato mahuraan band

  • @ilyaasaadan3506
    @ilyaasaadan3506 8 лет назад +3

    alle-na deeqdiisu furan

  • @jecliyaajubaland1258
    @jecliyaajubaland1258 8 лет назад +5

    Waleee Midba Mid Ka Daran, Fanaaaniintu Kalama Dhacan Iiii Nooolaaaada In Badan

  • @luckyhashi3791
    @luckyhashi3791 26 дней назад

    🎉🎉🎉❤😮

  • @abdiqanimustafe3504
    @abdiqanimustafe3504 8 лет назад +1

    waay maraaysa heestu

  • @rahmoruun8050
    @rahmoruun8050 8 лет назад +4

    fananintena waxa lagu lay codad

  • @maxamedmaxamuud7612
    @maxamedmaxamuud7612 Год назад

    😢😢😢😢😢

  • @mabdulahi
    @mabdulahi 8 лет назад +1

    waw ishcalaa hees caadi maaha

  • @isbadelmaanta2214
    @isbadelmaanta2214 8 лет назад +1

    Viiva Puntland Guul Fanaaniinteena

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 Год назад

    Waxaan jeclhay Heesta u dameysa ilaa markii la qaaday ilaa hadda Kama weynaado❤ adduun orod laguma gaadho

  • @baskhazcw3716
    @baskhazcw3716 8 лет назад +1

    axyaaa hees iyo badh shimbir aaad bn uga helay

  • @mohamedkhalif1381
    @mohamedkhalif1381 4 года назад

    keep going

  • @ShugriJaamac-z7c
    @ShugriJaamac-z7c Год назад

    𝗡𝗶𝗰𝗲 𝘀𝗼𝗻𝗴𝘀❤

  • @sunduscali8027
    @sunduscali8027 7 месяцев назад

    6/2/2024 habeen talado ah ayan dawanaya waxana kunolahay Glkio

  • @hamzakunzuheyb6822
    @hamzakunzuheyb6822 8 лет назад +2

    dadka talan taliga fadlaN iskumeel xijiya sida kle nyc ad bn usalamaya saxbdey fahmi dahir canada mxmed lipaax iyo abwaanka

  • @cabdiyarefantastic8514
    @cabdiyarefantastic8514 6 лет назад +1

    saki hees shidan shimbiryow walahi waa calami

  • @shaymamoh9922
    @shaymamoh9922 8 лет назад +2

    😘😘😘😘

  • @foolmahamed4426
    @foolmahamed4426 8 лет назад +2

    sheehego baaana

  • @zekeriye7457
    @zekeriye7457 6 лет назад +2

    Ku toogsaday

  • @mohamoudabdirisakisse2620
    @mohamoudabdirisakisse2620 6 лет назад +2

    Mahuraan hada xagee ka dhaceen waalagu kala cadhadhay .
    Maaahooooo
    Awalba
    Puntland fan laguma talo galin
    Ilahay baanaga qabtay
    Dadka kibray

  • @farxiyamaxamud5081
    @farxiyamaxamud5081 8 лет назад +1

    waaaw

  • @baskhazcw3716
    @baskhazcw3716 8 лет назад +2

    zaki hanad fanaaan cod mcn

    • @xasanxirsi6943
      @xasanxirsi6943 8 лет назад +2

      waa layaabay habiqlayso heeso shidan dhalinyaro shidan viva puntland 💚💚💗💜💗💝💝💗💝💗💞💗💟💗💟💗💕💗👎💗💗

  • @AbdikarimAbdullah-sw9ln
    @AbdikarimAbdullah-sw9ln Год назад

    Xasuus

  • @mnz2028
    @mnz2028 3 года назад

    M.a sahra iyo Leyla ubax 😘😘😘✌

  • @ahmedgesay5418
    @ahmedgesay5418 2 года назад

    mansha allh sahro ku dogsaday woow

  • @sucaadmuxiidiin6108
    @sucaadmuxiidiin6108 5 лет назад

    Dahir Canada. Kuhysa wllky in badan joog

  • @yuusufali
    @yuusufali 8 лет назад +4

    maxaa ilkahooda wada kakabay ?

  • @djrapper639
    @djrapper639 8 лет назад +2

    aan laMa dooNe hh Lalmi ubaXa casHaQa lovePa ku doo aNeew hh Hees iyO badH

  • @horyaalnewsagencysomalinew5726
    @horyaalnewsagencysomalinew5726 6 лет назад +2

    lapta igu siida

  • @ismailfaranza6148
    @ismailfaranza6148 4 года назад

    Miraha aan wali bizlaanin iimaankaa laguzugaaye Aduun orod laguma gaaro