Barnaamijka Sandka Cusub HCTV 2014 Nimco Samriye Iyo Cawke Part Three

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2024

Комментарии • 84

  • @mokhtarismail97
    @mokhtarismail97 Год назад +1

    waxan cawo mar kale u dawaday oct 2022 alx alle cimriga ha ino dhereyo inta dhimatayna waliba wariye cawke alle wayne naxaristi jano ha siiyo
    aamin

  • @abduleyusuf7721
    @abduleyusuf7721 5 лет назад +3

    allow u naxariiso cawke yaarbi waa xsuus mudan

  • @HanadFranz
    @HanadFranz 10 лет назад +17

    Run ahaanti walalahyga Somaliland heer wanaagsan ayeey ka gareen fanka wa waxlagu farxo wana umahadcelinayaa Hctv dhamaantod Am from punt land peace and love

    • @ganey72
      @ganey72 10 лет назад

      thanks bro.

  • @axdiqoordheere1026
    @axdiqoordheere1026 8 лет назад +5

    caawke ilaahay ha u naxaristo aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Allah

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 лет назад +4

    Waxaan kaliya ka jeclahayba Waa heesta jabuutawiga
    Naf bohol ku daalane Ana dookh jacaylbaa dagam feedhahaygee ✍️

  • @zawdaosman2011
    @zawdaosman2011 3 года назад +1

    Allow uu naxariso Cawke iyo Faysal Tashi 🤲

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Год назад

    Walahay baan ku dhaaratue habeenka live baan u dawanayey 2014 snad xasus badan cowke uan (hanoqon dhinte aan latebin adoo dhaxal reebi karra ) caawqna waxan jogga 2023 waxan dhihi kara 10 year ago

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 11 месяцев назад

    From 2014 to 2024 10 years time is running 🏃‍♂️

  • @sadaqcarab400
    @sadaqcarab400 10 лет назад +1

    Heesda hodan oo labada wiil isla qadayan caadi mahan You guys are killing it wlhi keep going bros

  • @mokhtarmohamed304
    @mokhtarmohamed304 4 года назад +1

    Hctv2014👏👏👏 wad shidnaydeen

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 4 года назад +2

    Cawa wax sii dhamanaya 2019
    Ilahow Sanado badan cfmd nasii 😭😭

  • @faysalismaangurey7935
    @faysalismaangurey7935 10 лет назад +1

    masha allah dhalinyaro ucod macaan aad uyar yar noolada akhyaarta

  • @hasefsouthafrica5535
    @hasefsouthafrica5535 10 лет назад

    Waxaan jeclaan lahaa maadaama oo dhalinyartu sidan creative u yihiin in wax soosaar leh lagu jiheeyo....Waxaan arkaa dhalinyaro very creative ah, oo energy badan leh...

  • @saidjama3104
    @saidjama3104 10 лет назад +1

    maystidhi rer hargaysa dhalinti fanki bay wada galeeen intay shaqo la ani heshay.... any way the best of fanka somaliyeed weeye rer somaliland i liked the way are dancing the twoo guys

  • @khadaraxmed7588
    @khadaraxmed7588 10 лет назад +1

    Waxaan aad uga helay heesta (Dakhar jacayl) ee ay ku wada luuqaynayaan Ubax Fahmo iyo Faysal Tashi. Waxaa kale oo aan jeclaystay heesta (Xilkas) ee ay Sahra Ilays ku luuqaynayso. Fanaaniinta kalena waa salaaman yihiin.

  • @zamzamlove1956
    @zamzamlove1956 10 лет назад

    Woooooooooow masha Allah reer Somaliland nice song really I love guys masha Allah

  • @abbeyare1829
    @abbeyare1829 10 лет назад +4

    waaw caawa wax baa kadhacay HCTV sanad kaan waad shidan tihiin
    ina jabuutawi wuu ku daqramay kulahaaqosol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @gobonimo1
    @gobonimo1 10 лет назад +3

    Heeso iyo Cod macaan

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 лет назад

    Mnsha allah. alla wakhtigu dheereyaa durba 2018 bay marin mnsha allah

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 5 лет назад +1

    Cawke Alle ha unaxriisto

  • @omarali6152
    @omarali6152 10 лет назад

    ******Daymo Aragtidaaduna Dawadeyda Weeyaan Waad I Deerineysaaaye Cashaqeyna Daadihi*** Halaasi Cabdi Caziiz Hambalyo Runtii Waa Fanaan Dagan Cod Macaan ma sha allh Sxb Waan ku taageersan nahay .....Fanaaniinta kale waan salaamayaa iyaguna.. Sidoo dhamaan walaalhey Reer Somalilnd waan ugu Hambalyeenaa Fanaaniinta u soo baxday...

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Год назад

    Sanad cusub

  • @abdifaizal1708
    @abdifaizal1708 10 лет назад

    caashaqan idhibay adaa igu dhalshee kaalay ila dhadhami huunoy waah waah fanaanka sandaka

  • @shabellefarmproduction6852
    @shabellefarmproduction6852 10 лет назад +2

    Waa hees macaan lkn waxaan idin xasuusinayaa in Musican uu yahay Music Sudanese oo waxaa is kaleh heesta الشمس غابت وينو القمر طينز waxaan idiin sheegayaa Soomaali weyneey iska dhaafa Musica la xado tani waay idinku dhacday

  • @lunsabdi5520
    @lunsabdi5520 10 лет назад

    Nimco samriye waan salaamayaa aydans waa qof fiican runtii oo furfuran

  • @mokhtar8208
    @mokhtar8208 10 лет назад +1

    WaaaaaW WAA LA ISKU ARKAY CAADI MAAHA CAWKE IYO NIMCO

  • @abdifaizal1708
    @abdifaizal1708 10 лет назад

    Runtii waaan layabanahay oo aad baan ugu farax sanahay fanaaniintan yar yar ee aad ka u cod macaan xataa way ka horeeyaan xidigihii geeska waxaan odhan laha koox qurux badan halaga soo saaro ayaan odhan lahaa waa fanaaniin jira wilasha iyo gabadhaha meesha iskugu yimi cawa

  • @zamzamlove1956
    @zamzamlove1956 10 лет назад +1

    Masha Allah hees iyo cod macan

    • @abdiwasaabdi3531
      @abdiwasaabdi3531 5 лет назад +1

      Zamzam Love
      5 years ago aaa
      Miyaad qortay comment gaan waxaa laga yabaa sacadan inuu kaa lumay Gmail kaan 😂

  • @abdirashidmohamed9542
    @abdirashidmohamed9542 10 лет назад

    aad baan utaageer sanahay dhalinta yar yar ee uu soo saarayo horncable tv waxa kaloo ah wax aad loogu farxo ah fanaaniinta waayo aragaa ee dheerigelinaysa waayo jiilba jiibuu bededalayaa. thanks

  • @FeedMeMore123
    @FeedMeMore123 10 лет назад

    reer hargaysa hees cidikuma gaadho ,waa inaan sanadka hargaysa imaado ,yaa icasumayoreer hargaysa /

  • @ibroafro5806
    @ibroafro5806 10 лет назад

    Wooow nimca samriye iyo cawke waabad iskusoobaxdeen lkn.inaad fanaaniinta qaar binch. Galisaanbay ahayd dee

  • @goldlocking2375
    @goldlocking2375 4 года назад

    Allah ah u xanaristo cawke

  • @mnz2028
    @mnz2028 3 года назад

    Qalanjo kuheysta 😘✌

  • @qku4qruqi742
    @qku4qruqi742 2 года назад

    Glass

  • @YoungIceMoe
    @YoungIceMoe 10 лет назад +1

    FANAANIINTU CAADI MAAHA YAAKHI WAAN YAABANAY!!!!!

  • @abdikhaliqhussein9602
    @abdikhaliqhussein9602 8 лет назад

    barnaamijka sandka cusub hctv 214 nimco sariye lyo cawke part

  • @ayaanayaan893
    @ayaanayaan893 6 лет назад +1

    kkkkkk safwan halac aya IGA qoliyay masanuu aha

  • @muhidinmohamed4440
    @muhidinmohamed4440 6 лет назад

    Wiilasha yaryar rays iyo kan timaha jilcan xaa lagu dari waayay ligi iswalaqa fananiinta.anyway MashAllah sxpyaal

  • @mokhtarmohamed304
    @mokhtarmohamed304 6 лет назад +1

    asal asal kooxdani way asiibtay ma kala dhaacan gara'ahaan dhawr nin hesahoda wn ka helay

  • @GULETDUDE
    @GULETDUDE 10 лет назад

    KUWAN WAA LASOO BANDHIGAYA BAAN U MALEEYAA CODMAARKEE ASMA LOVE IYO MURSAL MAQAXOOTIGAU UTAHRIIBEE MAYE

  • @muhamedosmanadan2586
    @muhamedosmanadan2586 10 лет назад

    sanad wacan oo wanaagsan mr shaadh osman adan

  • @abdifaizal1708
    @abdifaizal1708 10 лет назад

    Qofba howl ku daalane ana dookh jacayl baa dagan faydhaygee lol waxana ka helay siduu u qaadayo runtii wuu cod macaan yahay

  • @imandhol408
    @imandhol408 7 лет назад

    ciyarta heesta Hodan banku haysta

  • @abdikarinmohamed1593
    @abdikarinmohamed1593 10 лет назад

    waa hees mcn

  • @Ixsaanz
    @Ixsaanz 10 лет назад

    nimca samriye kuwi xidigaha geesku way naga kibreen sow maha? aniga oo aha xeerta aad ula socota horn cable hadaba kuwan yar yar iyaga bodhka ka jaf lol ileen kuwaba hada so sare

  • @GULETDUDE
    @GULETDUDE 10 лет назад

    ALLA RAAGGANI ARAG XUMAA KUULI

  • @abdifaizal1708
    @abdifaizal1708 10 лет назад

    Qofba hawl ku daalane ana dookh jacaylbaa dagan feedhahaygee heestaa ayaan aad ula haya intaksatoo anayakala dhicin waxan odhan koox noqda fananin nafleh ayaa meesha ka buuxdee runtee

  • @culeseywajeer4205
    @culeseywajeer4205 9 лет назад +1

    cowke war miyaad dhali rabtaa subxaana laah, war iska yaree waxaad cunayso.

  • @GULETDUDE
    @GULETDUDE 10 лет назад

    gabdhaha wey ka qurux badan yihiin ragga tolow kuwani ma kuwii jaadka ku koroybaa waamaxay nimanka ad stakiinka moodo accdu billahi

  • @zaki6822
    @zaki6822 10 лет назад

    hahahhahahahahahahahahahahahahahahahahaha cawke caadi maaha walaahi saan u qoslay long time uma qoslin cawke jiir oo joog

  • @geeljire4798
    @geeljire4798 10 лет назад

    Hargeysa iyo fanaan cusub si kala dheh

  • @nimojamal2060
    @nimojamal2060 10 лет назад

    Ciyaarta school ayey uga soo baxeen wlhy kkkkkkkkkk

  • @mohamedyuusuf3972
    @mohamedyuusuf3972 10 лет назад

    wale ciyarta inay school u galeen ayaa la moodaaa ciyaar xumaaaa geeska haysaye kkkk

  • @geeljire4798
    @geeljire4798 10 лет назад

    Runtiii ahmed hassan coke iyo nimco samriye waxay soo diyariyeen bar mamij qali ah eee waa iga su'aale hargeysa ma waxaa ku yaal school hose dhaxe oo fananiinta kaliya soo sara kuwii horaba kwana fariusta yiri ilahay amarkis

  • @bashiirdaahir7607
    @bashiirdaahir7607 10 лет назад

    Yar yarba nahayste one iyo twoguiye imikanu aragna dad anu qadan karno #tashi iyo #fahmo

  • @Globalfactfile
    @Globalfactfile 10 лет назад

    Heesta ubah fahmo iyo faysal tash maxa la dhaha?

  • @mohamedyuusuf3972
    @mohamedyuusuf3972 10 лет назад

    no more xidigaha geeska nimco hargaisoo dhan ayaa xidigo ah markaaa qaar ka cod iyo ciyaarba fiican ayaad keentay runtii weeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @dulemohamed2893
    @dulemohamed2893 8 лет назад

    inanka timaha sida wanaagsan u jaran baan rabaa magiciisa plz anyone? ee qaadaya dhibta kama hadhsado

    • @mohamedhussen5157
      @mohamedhussen5157 4 года назад

      Khalid meesi aya ladhaha waa reer ciyalkii borama

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 10 лет назад

    qof walba hees muu iska soo qadaa hasiga yaab waye walahi

  • @khadarjama2770
    @khadarjama2770 10 лет назад

    weey ax yaa fanaaniin halkaa ka sii wadata cod baad meesha ku haysaan lkin ninkaa waan ku dakhramay yidhi aya iga qosliyay kkkkkkkk

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 лет назад

    Kkkkk wasi aan lo yabin hesetidd iyo iyado xabbsan iyo hesti oo safexa Ubax kulaha kama xabbto

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 лет назад

    Kkkkk hesaha kama xabebto

  • @c.risaaqcasaayo2201
    @c.risaaqcasaayo2201 10 лет назад

    cawke iyo iyaalki Danbe wuu ku saqiray odaygi meesha wax kasto laga hadhi wayo ceeb ba loga dhaca

  • @mukhtarakatheeaglearrow6395
    @mukhtarakatheeaglearrow6395 8 лет назад

    inanka TImaha SIda WAnagsan U JARay MAGAciisu WAA maxay magaciisu EE qaadaya dhamac iyo kulayl dhibta kama hadhsado PLEASE =D

  • @ladangudi3038
    @ladangudi3038 10 лет назад

    Kooxdani gaadhimayso kooxda xidigaha geeska ee dhinacwalba ka dhamaystiran.

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 10 лет назад

    FAKE FEELING

  • @elyaosma9322
    @elyaosma9322 10 лет назад

    what is going on here ? everybody trying to sing lool

  • @jamovjamov1846
    @jamovjamov1846 3 года назад

    Wᴀᴀʀ ᴡᴀxᴀʜ Mᴀᴀɴᴀʜ Dʜᴀʟᴀʏ Tᴀʟᴏᴡ ᴡᴀxᴀ ᴋʟᴇ

  • @engdaud1745
    @engdaud1745 10 лет назад

    ku dakhramay maxa laga wadaa,,,, looooooolz

    • @engmartisoore69
      @engmartisoore69 10 лет назад

      woow reer hargaysa somaliland waa shidan yihiin runtii maasha lama oran hoygii fanka soomalida dhalinyara aad uyaryar oo aad ucod macaan baa heesaya waxaan se usoo jeedinlahaa inay wax bartaan fanka keliya eysan isku koobin ee as hopey kadhigtaan

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 7 лет назад +1

    hhhhhhhhh ala maxa meesha dad wada qaab daran meesha isugu yimi oo so lu go ay aar ka yaaca meesha

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 10 лет назад

    fake smile

  • @nimcaanomaribrahim8916
    @nimcaanomaribrahim8916 10 лет назад

    waa hees mcn

  • @bashiirdaahir7607
    @bashiirdaahir7607 10 лет назад

    Yar yarba nahayste one iyo twoguiye imikanu aragna dad anu qadan karno #tashi iyo #fahmo