@qadrishmohamed9537 haa abayo hadaad laasimto jab yar shah ka dhigo ama caan habenkii ku karkarso way ficantahay balse dadka qaar xogaa bog xanuun bay ku arkaan aniga cml gas nabara qabaa way idhibtaa lkn infection kasta way uroontahay
Abaayo ilmaha marka la durayo kasii jeenso baa la dhahaa wax kale baa lagu mashquuliyaa laskiin haday fiirshaan cabsi bay kasii qaadayaan Maskiin ilaahay ha caafiyo
ilhey haku cafiyo abyo xiliyada qabowga wukaca hda neh qof hdi kukaco ilmha dhn wa isla kaca hbenki mrke jifan rban biyo qandaca o cusbo leh haku luqluq dan iyo subxi mrke sokacan ilhy haku cafiyo qumanka wanadhiben ilmhi wx wlbo hdi laga dayy xita waso tagnyh
Allaha ku shafiyo abyo carurta
Illaahay caafimaad hasiiyo carrurtana🤲💐🤲♥️🌸♥️
Huno illaahay ha ku caafiyo ❤ waa rinjiga guriga cusub inta badan
Abaayo allh kucafiyo
Ilahay cafimad taama haaku siiyo wll
Allaha ku cafiyo carurta abayo
Alle ha ku caafiyo allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
Mansha allah allah ku cafiyo caruurta
Alaha ku caafiy abaayo
Ilaah haa kuucaafiyo 🎉🎉🎉❤❤
Ale ha cafiyo aamin
Abayo jab yar haruud caana ugu karkari infection ka waa uroontahay
Abyo infectionka dhiiga madawaysaaa
@qadrishmohamed9537 haa abayo hadaad laasimto jab yar shah ka dhigo ama caan habenkii ku karkarso way ficantahay balse dadka qaar xogaa bog xanuun bay ku arkaan aniga cml gas nabara qabaa way idhibtaa lkn infection kasta way uroontahay
Allah ku caafiyo abayo ❤🎉
Masha Allah Abayo horay usoco 🎉❤❤❤
ABAAYO. ILAAHEY CAAFIMAAD DEG DEG SIITO. CARUURTA❤❤
Allow ku caafiyo 🤲🤲🤲
Alle ha ku cafiyo
Allah ku caafiyo
Abayo allaha haku cafiyo
Mnshaallh daqtarka ficnan waye abdinoor
Macaanka kayaree nanaca xita hasiin insha allah
Allaha kuu caafiyo Aamiin❤❤
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤
Alle haku caafiyo
Allaha ku cafiiyo . Waxada siisa Ton iyo lin dhana Abaayo
Ilaahay SWT hakuu cafiyo caruurta, Alle ha idin xifdiyo, guuleysta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏❤️
Alle hakucafiyo
ALLAHA CAAFIYO
Apyo allaha kuu caafiyo lkn doorada kadaa
Ilahaay hakucafiyo xbbti
Vitamin c -linta sii abayo Allah ha cafiyo
Allah ku cafiyo macanto
Allaha ku caafiyo abayo
Alaha ku cafiyo
Illaah haku cfyo abayo
AMIIN YAA RABI
Alaha kucafiyo lkn caruurta madaama yaryihin meey sharoobo u qoraan why hori cirbada loogu bilaabaa markee sharoobada cawinweyo baa second logadhigaa cirbada anyway cafimaad taam u rajeynaa😊😊😊
Allaha ku caafiyo
Abaayo ilmaha marka la durayo kasii jeenso baa la dhahaa wax kale baa lagu mashquuliyaa laskiin haday fiirshaan cabsi bay kasii qaadayaan Maskiin ilaahay ha caafiyo
Abaayo huruud caano ugu kari
Wcs wr wbr
Abaayo Salida iyo junbaha badan ka dhaaf ilmaha iyo xawaajiyada in
Sax wayo junmbo ciyalka lamasiyo
Ilmaha natural food aya lasiya
❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo
Qun bixi mayee ka qal
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤