IKRAANITA INA SAHAL
IKRAANITA INA SAHAL
  • Видео 239
  • Просмотров 1 614 962

Видео

Challenge bur /.. qosol iyo qaraaxo
Просмотров 2,5 тыс.7 часов назад
Challenge bur /.. qosol iyo qaraaxo
Vlog #1 Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad
Просмотров 2,8 тыс.9 часов назад
Vlog #1 Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad
Routine qurux badan ❤️
Просмотров 3 тыс.16 часов назад
Routine qurux badan ❤️
#vlog yar ( malin qurux badan aheet🥰🥰
Просмотров 10 тыс.День назад
#vlog yar ( malin qurux badan aheet🥰🥰
Alhamdullah!! Ogudambeyntii, fadhiga waan soo degay, sithu nilayaxay❤️🥰
Просмотров 9 тыс.День назад
Alhamdullah!! Ogudambeyntii, fadhiga waan soo degay, sithu nilayaxay❤️🥰
#vlog yar ( malin qurux badan aheet🥰
Просмотров 2,8 тыс.14 дней назад
#vlog yar ( malin qurux badan aheet🥰
Maanta waxaan safar dalxiis iyo barasho uadne Fort Jesus(museum)
Просмотров 2,3 тыс.21 день назад
Maanta waxaan safar dalxiis iyo barasho uadne Fort Jesus(museum)
Waxa halkan ugu tacsiyeena walalkena dayax dalnuurshe (Farxiyo)😭😭😭
Просмотров 77121 день назад
Waxa halkan ugu tacsiyeena walalkena dayax dalnuurshe (Farxiyo)😭😭😭
Maanta fadhiga ayaan soo firinnay🥰
Просмотров 4,4 тыс.21 день назад
Maanta fadhiga ayaan soo firinnay🥰
My daily routine ikraniita🥰
Просмотров 4,6 тыс.21 день назад
My daily routine ikraniita🥰
Nuura iyo samerra prank kusameyey manta😂
Просмотров 3,1 тыс.28 дней назад
Nuura iyo samerra prank kusameyey manta😂
Vlog yar oo qurux badan caruurta casho u wadey🥰🥰
Просмотров 3 тыс.28 дней назад
Vlog yar oo qurux badan caruurta casho u wadey🥰🥰
Asxabta manta samira ayaan prank ku sameyay🥰🥰
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
Asxabta manta samira ayaan prank ku sameyay🥰🥰
Wax aa lakasenin aa guriga isoo galey xale (Somali horror movie)
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Wax aa lakasenin aa guriga isoo galey xale (Somali horror movie)
Vlog Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad🥰🥰
Просмотров 2,4 тыс.Месяц назад
Vlog Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad🥰🥰
Asxabta manta wan faraxsana hay waxan raba inad farxada ila qebsatan❤️
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Asxabta manta wan faraxsana hay waxan raba inad farxada ila qebsatan❤️
caruurta manta maanka u saaray ❤️🥰
Просмотров 2,6 тыс.Месяц назад
caruurta manta maanka u saaray ❤️🥰
caruurta sariirtooda dalbaday manta ❤️
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
caruurta sariirtooda dalbaday manta ❤️
My daily routine ikraniita😘🥰
Просмотров 4,9 тыс.Месяц назад
My daily routine ikraniita😘🥰
Vlog 2 Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad
Просмотров 3,9 тыс.Месяц назад
Vlog 2 Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad
Manta Waxaa soo firiyey fadhiga iyo diyarintisa (wow) hoosha si quruxbdn ayey u wadaan…..
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
Manta Waxaa soo firiyey fadhiga iyo diyarintisa (wow) hoosha si quruxbdn ayey u wadaan…..
Alhamdulillah Ugu dambeeski fadhigii waan dalbaday
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Alhamdulillah Ugu dambeeski fadhigii waan dalbaday
Caruurteydi manta waxee iga dalbadeen Ina ceesh u sameeyo.( waqti yar oo quruxbadan ayey noo aheet🥰🥰
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
Caruurteydi manta waxee iga dalbadeen Ina ceesh u sameeyo.( waqti yar oo quruxbadan ayey noo aheet🥰🥰
Ciyalka iga Xanun San igu soo duceeya ( manta Waxa geyey isbitaal)
Просмотров 4 тыс.Месяц назад
Ciyalka iga Xanun San igu soo duceeya ( manta Waxa geyey isbitaal)
Vlog #1 Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad
Просмотров 7 тыс.Месяц назад
Vlog #1 Waxa kasameyey malinteydi sidey ku bilawatey ilaa iyo dhamad
My daily routine ikraniita
Просмотров 11 тыс.Месяц назад
My daily routine ikraniita
ugu dabayn gurigii wa dagay alxamdulilah ❤️
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
ugu dabayn gurigii wa dagay alxamdulilah ❤️
iskudiyarinta guriga cusub🥰❤️
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
iskudiyarinta guriga cusub🥰❤️
nolosha cusub guriga an kubilawi rawo🥰❤️
Просмотров 13 тыс.2 месяца назад
nolosha cusub guriga an kubilawi rawo🥰❤️

Комментарии

  • @Aasa3954
    @Aasa3954 2 часа назад

    Mashallahh ❤❤❤

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 16 часов назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HawaAli-ho4nt
    @HawaAli-ho4nt 16 часов назад

    Wax laduub lakin Iska ilaali abaayo

  • @maslah345
    @maslah345 День назад

    AMIIN YAA RABI

  • @maslah345
    @maslah345 День назад

    ALLAHA UFUDUDEEYO

  • @ladanhusseinfarah8259
    @ladanhusseinfarah8259 День назад

    Abayo salid macsarada waye agoolka 1. Salida ka badal Agoolakana waxa ka bixinaya 1. Liin dhanta iyo 2. Ukun Liin dhanta sideeda umari adigo waxba ku darin qolafka xita ku xog si tartiib ah ukuntana kaligeed umari ee xogaa 30 daqiqo ugu kadi wa ka bexeysaa insha allah salid fican o dabici ah mari sida salid qumbe ama seytu zeytuun

  • @xiskaxaaji4881
    @xiskaxaaji4881 День назад

    Agoolka waxaa ufiican Ani aan uka reestay biyo bariiska kaka dhaqo Ku buufi mudo ku wad Hana ka dhaqin macsaradu wey sii kicisaa ka daaa

  • @fardhowsaali9869
    @fardhowsaali9869 День назад

    Ma sha allah

  • @juweriaaweis7420
    @juweriaaweis7420 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Lunaendnuura
    @Lunaendnuura День назад

    ❤❤❤

  • @amranibrahim1395
    @amranibrahim1395 День назад

    Amiin

  • @aminakiinali3911
    @aminakiinali3911 День назад

    Abyo macasarada ka dhaaf saliida kale umari macasarada ayadaa keenta ogoolka

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv День назад

    Allaha kula garab galo m.a abyo saliid macsada ayaa ogoolka ukeeneysa

  • @FaraxMursal-h2d
    @FaraxMursal-h2d 2 дня назад

    Mascasaro iyo agool waa isla joogaaan

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 2 дня назад

    Masha Alah

  • @NaimaNuur8943
    @NaimaNuur8943 2 дня назад

    abaayo agoolka waxa ugu fiican in qasil lagu dhaqo. saliid macsaro lee ugu fiican tinta anaga xitaa macsar lee isticmalnaaa

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 дня назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 дня назад

    MASHA ALAAH XABAAYO HORE MAR. WAXAN

  • @FAADUMOXUSEEN26
    @FAADUMOXUSEEN26 2 дня назад

    Abaayo caruurta allah haku barakeeyo agoolka waxa keeno salid macsaro ee kadaay tinta ee ugu badal salida coconet oil wasalid qubaha buluugata ah abaayo hada salida natijo kaweyso umari biyaha lin dhanaanta isbuuci 1 mar

  • @AyanSiciid-j1n
    @AyanSiciid-j1n 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NagadAhmedali
    @NagadAhmedali 2 дня назад

    Abaayo gabadhada siidahan jiiratay agolka .waxay xasasiiyad ku tahay salida bay umari marakastan uu daab waayo waay horayan agolku uu baadanaya hadaad uu dabi waayodo

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 2 дня назад

    Masha allah❤❤

  • @زهرةصباحي
    @زهرةصباحي 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @زهرةصباحي
    @زهرةصباحي 2 дня назад

    ماشاءلله

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 дня назад

    Ikraaney faarax yaw kugu soo caanbixin ku guur😂❤

  • @Naciimasheeq
    @Naciimasheeq 2 дня назад

    Ar dumarland.gabadha halo dawado

  • @samiiraabduqadir7819
    @samiiraabduqadir7819 2 дня назад

    Abayo salida macsarada iyada agoolka le kada saliid masarada

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg 2 дня назад

    Maashallah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 дня назад

    Maasha. Alssh Welcome. Back. Maalmahaan. LAGUMA arag❤❤

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 2 дня назад

    Masha alaah, alaaha ha kuu barakeeyo ha yaarado ama ha banado waxa aad heysato al xamadu lilaah ❤🎉

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 2 дня назад

    Saliida waye abaayo kaday macsarada

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 2 дня назад

    Mashalaah ❤❤❤❤

  • @umusabrina123
    @umusabrina123 2 дня назад

    Liin a lafta kurug

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 дня назад

    Mansha Allah 😍

  • @jamiilaqaliif3310
    @jamiilaqaliif3310 2 дня назад

    ❤❤❤

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 дня назад

    Masha Allah ❤❤🥰

  • @NureinAbdillahi
    @NureinAbdillahi 2 дня назад

    Mansha alaah alah ikraneey

  • @Minhaj-d1r
    @Minhaj-d1r 2 дня назад

    Horay usco abyo

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад

    WCS WR WB ABAAYO CANJERADA ISKAGA DAAR GELEYDA BUDADA AH IYO MASAGAADA BUDADA AH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 2 дня назад

    Maasha Allah ❤🎉

  • @najmaxasan9647
    @najmaxasan9647 2 дня назад

    Kii samiira lajoge lee u ekyahy kuli walaalo maa tihihin

  • @SuuBarre-c4d
    @SuuBarre-c4d 2 дня назад

    Copy from samira na samiro wilka wa walalked😂😂😂😂

  • @KhadroMohamed-g3h
    @KhadroMohamed-g3h 3 дня назад

    Wan aqanaa wiilkaan

  • @fardowzaaliadan499
    @fardowzaaliadan499 3 дня назад

    Na maxakaqaldan nin ka ajnabi maxa ku tabana

  • @IdilCabdulahi-n2e
    @IdilCabdulahi-n2e 3 дня назад

    Walal ninka ajnabi haduu kaayahay wa dambi inuu kutaabto ama aa tabato

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed1187 3 дня назад

    Naa ninka maxaa isku tihiin kasoo hadal see dariimi xeeg maroosa kkk😂

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 дня назад

    Bisinka Walaal ninku haduu ajanebi kaa yahay waa khalad laakiin haduu maxramkaaga yahay maaqaan. Hooyo sharaf leh baan kugu ogayne

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 дня назад

    ❤❤❤❤

  • @AnabAli-ys7jl
    @AnabAli-ys7jl 3 дня назад

    Waxa wanagsan had u San walalka aheen ama Usan ajnabi ka yhy ina tirahdo Ana marsanaya adna adi marso aad kala fogataan lkn hadi wax isku thin oo weysa Usan ka jabinin waa caadi

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 3 дня назад

    Ikraaney saan kuguma taagerayno ilahay ka cabso nin ka ajnabi ah hataaban asna yukutaaban danihiisu u nakh nakhleyee

    • @hony5804
      @hony5804 3 дня назад

      Wllo amuu qabaa tii kale eeladhalatyna wan arkenee fuyuuska meel xun kagalay