waxaa Minneapolis ku dhintey wiil Soomaaliyeed kaddib markii uu ka soo dhacay dabaqa 23-naad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июн 2024

Комментарии • 56

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Месяц назад +11

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun Samir Allaha siiyo
    Hooyada iyo dhaman ehelka

    • @syusuf9063
      @syusuf9063 Месяц назад

      Aamin Aamin yaa rabi

  • @SafiaTifow
    @SafiaTifow Месяц назад +4

    Inaa lilaah wa inaa eleyhu raajicuun ilaahey ha u naxariisto jannatul ferdowsa al aclaa ilaahey hoygiisa ha ka dhigo allaahu ma amen

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Месяц назад +3

    Ilaahay ha u naxriisto. Dadka waalan halaga warqabo oo hooshooda yaan la sahlan geel jireey

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 25 дней назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ci7ye6we3u
    @user-ci7ye6we3u Месяц назад +2

    Abtigy oo xanusanaya bu aha ilhy hoyo xalimo iyo anago dhan samir hanaga siiyo😢

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac Месяц назад

    Alla ha u naxariisto wiilkaa bukey, samar iyo iimasna dadkiisii alle ha ka siiyo.

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein Месяц назад +3

    Alle ha u naxriisto wiilka 🤲🤲🤲🤲

  • @user-xh2iq2ox8e
    @user-xh2iq2ox8e Месяц назад +3

    Allah ha unaxariisto

  • @XusenyuusufXuseenbaashi
    @XusenyuusufXuseenbaashi Месяц назад +4

    Inaalilaahi wa,inaahileehi raajicuun ilaahow unaxariiso

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 29 дней назад

    Ax xanuun badanaa, Allah waaridka dhalay qalbigooda ha qaboojiyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад +3

    Miyuu Kasoodhaxay Mise Waa Lagasootuuray? Kalahubsada Arintasaa Iminka Socotee

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Месяц назад +1

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @maryamhassan4846
    @maryamhassan4846 Месяц назад +1

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda Месяц назад +1

    Allaha ha u naxariisto

  • @exkm4
    @exkm4 Месяц назад

    Waa qeyb ka mid ah qurbaha dhibka yaala. Allaah somali tuso inay gaalo isaga soo tagaan.

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 29 дней назад

    Inaa lilaahi wa Ina ilaahey. Ilaahey ha u naxariisto

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 Месяц назад +1

    Inaa lilaah wa inaa illayhi raajicuun allaha unaxariisto

  • @allahuakbarshami2914
    @allahuakbarshami2914 Месяц назад

    Inallilahi wanna illahi rajioon Allah ha unaxaristo

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 29 дней назад

    Allah yarxamu fil jannah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +1

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Месяц назад

    Ilaahay sabar iyo imaan haka siiyo walidkiis, ehelka iyo qarabada, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb

  • @maslah345
    @maslah345 Месяц назад +1

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARAABIYO

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 Месяц назад +1

    Inaalillaaha wa Inaalillaaha raajucuun ma dhinte waa allaah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Месяц назад

    Inaa lillah wa inaa ilayhi rajicun

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr Месяц назад

    Ilahay ha u naxariisto miskiin

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 29 дней назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileehi rajicuun

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Месяц назад +1

    Allah yaarabi qalbiga u qabooji waalidki 😢

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Месяц назад

    Allah unaxariisto wllkeen

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF Месяц назад

    Allah yaraxma aamin

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 Месяц назад

    Yaa rabi hooyadii dhashay qalbiga u wabooji Aamin Aamin yaa rabi

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Месяц назад

    Alle ha unaxaristo

  • @SHAKIIBMOHAMUUD
    @SHAKIIBMOHAMUUD Месяц назад

    Alle ha u naxariisto

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Месяц назад

    Aamiin yaa rabbi

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 Месяц назад

    Inaa lilaahi waa innaa ileeyhi rajucuun ilahay haa uu naxaristo

  • @abdifatahsaga5846
    @abdifatahsaga5846 Месяц назад

    Allah hau naxaristo walalkey

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Месяц назад

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajucuun hooyada illaahey qalbigeeda ha u qabooyiyo sabar jamiil illaahey ha siiyo dadkass noocaan ah aad halooga war qabo gurya hoosena hala dajiyo.

  • @MaryanAbdikadir-my5dh
    @MaryanAbdikadir-my5dh Месяц назад

    Allaha unaxariisto

  • @zundus_9987
    @zundus_9987 Месяц назад

    Alaha unaxaristo 😢

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад

    Alla yaa raxma

  • @mariammusse4402
    @mariammusse4402 Месяц назад

    Inaa lilaahi wa inaa illahi rajucuun. illahow unaxariiso.

  • @allahuakbarshami2914
    @allahuakbarshami2914 Месяц назад

    May Allah have mercy on him

  • @ilkacasehamaro12hamaro
    @ilkacasehamaro12hamaro Месяц назад

    Alla Yaa Raxma 😢

  • @Amiinaliiban1780
    @Amiinaliiban1780 Месяц назад

    Waa laga soo Tuuray malha 😢😮subxanallaah indho xumo iyo qalbi jab wayn weye I dadkeeni daryeelkoodi la xado kuwa somali community la baxay ee lacagta ku qata may caawiyaan dadka cawinada u bahan 😢😮

  • @mahbubmo
    @mahbubmo Месяц назад

    may Allah have mercy on him

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 Месяц назад

    Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr Месяц назад

    😢

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Месяц назад

    😢😢😢

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH

  • @Amiinaliiban1780
    @Amiinaliiban1780 Месяц назад

    😢allow hana tusin indho xumo 😢

  • @Danta77
    @Danta77 Месяц назад

    Waxay ka mid tahay nasiib darada inagu dhacday, dhalinyarada bulshadii ayaa gabtay. Bulsho caafimaad qabta oo mideysan haday jiri lahayd dhalinyarada xaalkooda sidan ma ahaadeen

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel Месяц назад

    Wuu cabsanaa miyaa

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Месяц назад

    Kuwa isku magacabay Community-yada Somalida meshay donan ha jogan dadka wa ka shaqeystane uma shaqeyan, lacagtana magacoday ku qatan iyo somalida uga ka qadan, hoyoyinka wa kuwa mal geliyo masajıdada iyo community service yada somalida hadana ilmahoda waxba loguma qabto albabkoda iyo number telkeda waxa laso xasusta bisha markay dhamato si ay u bixiso waxay isku qortay Subxanallaah

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 25 дней назад

    Waar sheekh maahan.kaniye war.kale ma haysaa

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Месяц назад

    Adigo musiba kugu dhacda lagu xiraa

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 Месяц назад

    Allah ha unaxariisto