Diyaaradda madaxwaynaha ruushka Putin uu u samaystay inuu isaga ilaaliyo saamaynta nugliyeerka!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 82

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +41

    Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲

    • @adonallah
      @adonallah 2 года назад +1

      Walal nin muslim ah Lama baxo crisTiano iska badal MaTaqaan macnaha crisTi Waxay kawadan dhalashada ilaah oo uga jedan ciise ... Ilaahey Lama dhalin Waxna madhalin marka inaad ben abuurkoda urumeYdo adoo muslim ah Wa Qalad ...

    • @mohamedsiyad3736
      @mohamedsiyad3736 2 года назад

      Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
      Q4aad
      ruclips.net/video/ApuUhn5cMic/видео.html

    • @adonallah
      @adonallah 2 года назад

      Jazakallahu khayran

    • @NasirMohamed-rf5xi
      @NasirMohamed-rf5xi 5 месяцев назад

      Magaca nabiga ayad like ku radsanysa alle hakuso hadeyo

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +34

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад +4

    Ciraxman Cumar war adigaa haya wadna Alle wll horey usoo wll

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 2 года назад +16

    سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 💛

    • @mohamedsiyad3736
      @mohamedsiyad3736 2 года назад +1

      Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
      Q4aad
      ruclips.net/video/ApuUhn5cMic/видео.html

  • @akram_ak252
    @akram_ak252 2 года назад +3

    ustaadii muuqaalka xigah kadhig ciwaankiisa (Diyaarada somaliya)🇸🇴🙏

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 5 месяцев назад

      Waa fikrad fican. Lakini Broa Dad Qabilku Ku weyn yahay Quluubtood wax diyaarad ah ma yeelani donaan xaqiqatan

  • @updalladaniel9915
    @updalladaniel9915 2 года назад +3

    Keep going ABDIRAHMAAN

  • @mabsuudmusfate3586
    @mabsuudmusfate3586 2 года назад +2

    Masha allha tabarkalaah

  • @mativatoinhakes9881
    @mativatoinhakes9881 2 года назад +1

    Hore u soco

  • @kaynaanyare1099
    @kaynaanyare1099 2 года назад +9

    Gᴜᴜʟ ᴡᴀʙᴀʀɪɴʜᴏ👍👍👍

    • @mohamedsiyad3736
      @mohamedsiyad3736 2 года назад

      Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
      Q4aad
      ruclips.net/video/ApuUhn5cMic/видео.html

  • @idilabdi508
    @idilabdi508 2 года назад +4

    Keep going wll

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 2 года назад +19

    MAALINTA QIYAAME WAXA SUGAYA GALADA MA OGA CIYAAR BEY KU JIRAAN🥺

    • @maxamedyuusuf2429
      @maxamedyuusuf2429 2 года назад +2

      Jaahilnimo ugeysay🥲😟🥺

    • @mohamedsiyad3736
      @mohamedsiyad3736 2 года назад +1

      Shimee kuugu danbaysay sheekadii qaamquu mase maba maqal ba halkan kadaawo xasuustii horn afrik
      Q4aad
      ruclips.net/video/ApuUhn5cMic/видео.html

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 года назад

    Mahadsanid abdirahman wll

  • @iamnabiil
    @iamnabiil 2 года назад

    Mahadsanid

  • @bilesomalichennal5580
    @bilesomalichennal5580 2 года назад +3

    MUHIIMADA WAA INAY SOMALILAND MAAMULGOBALEED THY KA TIRSAN SOMALI🇸🇴

  • @adonallah
    @adonallah 2 года назад +4

    Ilaahey cir iyo dhul looga baxsan maayo .. Waxaan u arkaa fan iyo kibir .. hadii neTwoGa Tago maxay Sameynayaan Tani Waa arinTii TiTanic oo kale Qiyaamaha Wax lamida majiran lagumana Tilmami karo jaqafYo ilmo adaan Tumen lkn Cirka iyo dhulka ayaa ilaahey bedela oo kubadala kuwo kale.. Qaburaha Waxa kujira Waalaso noleYna mudada lajogayana Wa 50.000 Sano

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Tnks pro

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 2 года назад

    Zxp waan jeclahy codkaaga keep going brother

  • @ahmedadmoha6614
    @ahmedadmoha6614 2 года назад +1

    Good job💯

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 2 года назад +1

    Keep going

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 2 года назад +3

    Insha alah galada mar un wey is dhameen donaan

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 2 года назад +4

    🇷🇺 💪 ✌️

  • @hassanabdukadirali1966
    @hassanabdukadirali1966 2 года назад

    Saa xiib noo soo badi sheekooyika guu sha

  • @najahapdi4974
    @najahapdi4974 2 года назад +2

    Daawadaha kowaad

  • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli

    Rushka horta waan umeeleeye in uu leyahay

  • @nordinmohamed4056
    @nordinmohamed4056 2 года назад

    Haday gaaladu garan lahaayeen alle ha garan siiye maalinta qiyaame iyo hawsha maalinta taala iyo dhibaatada la marayo kamay dhigteen ciyaar ciyaar 🥰

  • @jamaalapdinazir975
    @jamaalapdinazir975 2 года назад

    Keep going brother 💖

  • @yahyealyahya5483
    @yahyealyahya5483 2 года назад +1

    Mahasanid

  • @somdigital7328
    @somdigital7328 2 года назад +1

    Asc wll vedio ayan dib u isticmala iga rali noqo ma isticmaali kara adoo rali ah

  • @hamdanadam9147
    @hamdanadam9147 2 года назад +1

    ❤️

  • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli

    Nakuru

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 2 года назад +1

    In an islaxiidhidhnoo ayn raba wll

  • @zakiabdi9398
    @zakiabdi9398 2 года назад

    300k coming soon

  • @abdiwalimahmedahmed1618
    @abdiwalimahmedahmed1618 2 года назад +6

    Somaliyeey bal qiyaasa qaabka istaratijiyad siyaasadeed ee ay dawladahu samaysteen bal xageena aynu eegno qaab siyaasad keena ee hogaamined oo aan lahayn siyasiya saldhig wadan inoo ah oo hadii m/weyne nimada dorasho isbedel ku yimaado oo m/weyne cusubi yimaado uusan ku dhaqmayn isagoo ilaalinaya qaranimada iyo qiymka wadan uuna siyaasada u arko fekerkiisa siduu jecelyahay qaab hogaamineed ka guud ee dalka miyaan la odhan karin ha lakala garto habka maamulka iyo istaraatijiyada hogaaminta dalka guud ahaaned ok iskaashiyada dawladaha aad la samaysanaso imaraad × talaabib × turkish × erateria× kiiniya × masar ===00000 isugeyn dagaal fadeexad qaran fashil qaran ooooooo

  • @Cabaasapdirahmaan1
    @Cabaasapdirahmaan1 2 года назад +1

    RUclips mise Facebook

  • @cabdullaahimustafe4340
    @cabdullaahimustafe4340 2 года назад +2

    salaada ha la ilaaliyo

  • @Ismaotii
    @Ismaotii Год назад

    👏

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 года назад

    Woah#

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 2 года назад +1

    Codsi Abdirahmaan waaberi .
    Walaal adoo raaliya ka soo diyaari barnaamijka ki saabsan soomaalida diinta sharafta badan ee qaaliga ah ka baxa noqdana
    ▪︎atheism sida amal farah
    ▪︎iyo Christmas oo iyagu aad u fara badan.
    Hore uma arag cid barnaamij ka diyaarisay

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 2 года назад +2

    Ilahay ayaa dadkiisa u maqan laakin waxay iila muuqataa in dadka dunida ku nool oo dhan in loogu ciyaarayo sidii boon balihii dadka sidas u fakaraya ayaa dunidan dalal kamid ah hogaan u ah hadiiba uu dhaco dagaal nucleer waxba mayalaan waxaa un haraya intii eebe u qoray xaalku ma sahlana

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 года назад +1

    Wll kasoo hadal xogna naga sii ninka dhalinyarad ah hindiga ah shihab chottur ee lugata ku tagay hajka oo soda wayn wadama usii dhaweeyeen kuna soo dhaweeyeen ✅️

  • @AbdulahiAbdikariinTakar
    @AbdulahiAbdikariinTakar 2 года назад

    Ilyushin-96-400. diyaaradda Putin

  • @abdiazizmire5064
    @abdiazizmire5064 2 года назад +1

    🥰

  • @abdiqafaarabdulahi2335
    @abdiqafaarabdulahi2335 2 года назад

    Wll muuqaalka xiga ka dhig diyaarada F-35

  • @matanayashaproduction7867
    @matanayashaproduction7867 2 года назад

    Scholarship 2023 turky soo dhig pro

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 2 года назад

    Asc wll abdurahman omar wabari wn kusalamay wll waxn kufaraxsanahy in an nogtoo gof kiii uhooreyay ee arka vidiokan magacayku wa musse waxn kunolahy Djibouti 🇩🇯 aad ayn kusalamaya

  • @Mohameth_xc
    @Mohameth_xc 2 года назад

    Wll waxaad ka soo hadashaa dropshipping ama E commerce
    Mahadzanid

  • @abdihafidaidaros
    @abdihafidaidaros 2 года назад +1

    Keep going bro

  • @maxamedaadancumar1671
    @maxamedaadancumar1671 2 года назад +2

    Haday nu nahay
    Somali
    Waxaan wadaagna
    Dhaqan wadaag
    Af wadaag
    Diin wadaag
    Waxan jeclaan laha inaad no so gudbiso abwaanadii somaliyed
    Tarikhahogi ama sayd cabdule xasan
    Ama gaariye ama hadraawi
    Talo wll

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 года назад

    Cajiib cajiib
    Meelfog ayay ka fikiriyaan

  • @MohamedBisle
    @MohamedBisle 5 месяцев назад

    BbJbsuajhsKdjgiwjqijq❤jwkjwakknaokiwighnjsishsisjwiwuwuwowjqjkwjwkwjwjsksisujsjsjsjsjsjsnsksksnsnsksjsjsjsmsmsmnahksjsosjsjkaksosjsjjsksksjjskskzjzmzjzjzkzmzkzjzjxkjdijyskjwgkakahskkshskhskskhsuksmhskskshsjsksjsksjsisjsjwkshskskskshsksjshskskskskshsksjksskskksjjekksshsjshfidjjsisjsjsjhsoejskjssj
    SjsjsjhsisishsisisiieieieuieoueoeieieueoeueoeieiejekeiejjeowjwowujsphwowhiwiwjowjwjiwiwiwiwiajjjajkJjKnKhsjkjsjskskskskkssjsjhsjskshsjsjjJñnJjjssjjsbjsjjskhjsjoshsksjsjkshzjzkaj😊whw

  • @هكذاأمضي-ض5ك
    @هكذاأمضي-ض5ك 2 года назад

    sxpw sida aad u samayso vidiyowyada noosoo duup

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 2 года назад +2

    Ohata maalintaas wixi diyaradas saran bis miya bat 🦇 badayo miye sowadaan argalaa cakuya aqli taran

  • @XaashiMaxamad-og1ji
    @XaashiMaxamad-og1ji 10 месяцев назад +1

    Cabsi ayaa ugaysay😂😂

  • @hamzacabdullahi5240
    @hamzacabdullahi5240 2 года назад +3

    Marku dagalka bilowdo ayaga weydulayan sidi gamki be uguciyaran dadka kale hhhh😂😂😂

  • @mohamedtimacade5282
    @mohamedtimacade5282 2 года назад +1

    Xisaabtu armay kaa khaldan tahay 223m keliya B ama T miyaad kawadaa!?

  • @nadaabdirisak5802
    @nadaabdirisak5802 2 года назад

    🦋🦋🦋💞💞💞💞💞💯💯💯

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 года назад +1

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @Slimshady-o9h
    @Slimshady-o9h 4 месяца назад

    1እሄንን እፈልጋለው

  • @Idiriis-ny7pu
    @Idiriis-ny7pu 5 месяцев назад

    ❤❤❤sxb

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +1

    Hadda anaga wax sas u badan nogamaad sheegin ruushka marekankanayad ka shekeynaysaa Nacallaa hoyada kuyaale maxad qoralkanugu so qorin bentaa mesha jaajusyahow 😏😏😏😏😏😏

  • @maahirdaahir3480
    @maahirdaahir3480 2 года назад +1

    @maahir__muslim::typing........






    ່sorry😓😩😫

















    pin📌

  • @akram_ak252
    @akram_ak252 2 года назад +6

    ustaadii muuqaalka xigah kadhig ciwaankiisa (Diyaarada somaliya)🇸🇴🙏

    • @مأجي-ز8ض
      @مأجي-ز8ض 2 года назад +1

      😂😂🤣🤣🤣somalia ma diyaarad bay leedahay waa riyoonaysaa ee ka kac hurdada🙄

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 4 месяца назад

      😂😂😂😂maxad tiri malaha waxad tahay ilma yar OO qurba jooga😂😂