Isbeddelka adduunka oo keentay in hoggaamiye go'doon ku jiray noqdo Jokarka Geeska Afrika

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 18

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 Год назад +1

    Wax layiraahdo somaliland iyo somalia ma jirto sxb somalia waa hal dal hadalka iska sax

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Год назад

    Waa qabiir xaqiiqadii

  • @haybekahin9985
    @haybekahin9985 Год назад +1

    waar heedhe af somali ku hadal maxaa ku dhibay wariye adiguna ninkan madaa af somaliga u hagaag jisid

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Год назад

    Eretria waxay ka faa'idaysaa in ay isku miidaamiso keligood taliyayaasha bariga wixii ay Siiralaanka ( ceylon ) ka faa'iday. Gunimo, Gaajo iyo wax beel. Iga daa warkooda. A total of 19 POWs were captured by Eritrea in June 2008 during a border skirmish, but some of them escaped prison in September 2011. After nearly eight years in prison, four Djiboutian prisoners-of-war have been released by Eritrea on March 20, 2016.

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Год назад

    Wax la yidaahdo Somaliland iyo somalia ma jiraan ee hal dal oo somalia kaliya ayaa jira taasana caalamka laga oagal yahay lana og yahay taasi ee inshallaha jabhada argagixisada ee soomaali diidka ah waa laga xoreeyn doonaa shacabka soomaaliyed mardhow hargesia iyo burco ku nool inshallaha argagixisada

  • @fadumoibrahim6800
    @fadumoibrahim6800 Год назад

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад

    Jibuti iyo eritria somaliland baba ka weyn mapka marka la eego

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Год назад

    Aad iyo aad si cilmiyeeysan buu u sharaxay

  • @dhegnaas
    @dhegnaas Год назад

    Elleteriya ku lshaa. Maba akhrin magaca sida uu u qoran yahay. Adeer iska fiiri magaca sida loogu dhawaaqo.

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Год назад +4

    Map kan xun ee aad MMTV soo qaadanaysan, Miyeydan ogayn In Somaliland Dal Gaara tahay?????

    • @mustg4891
      @mustg4891 Год назад

      Somaliland? Buhahahahahahahaha nice joke

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 Год назад

    Ma xaashiish ba ku maqan

  • @TechBarAmaBaro4810
    @TechBarAmaBaro4810 Год назад +2

    Wll, soomaalida mxd u kala goynaysaa oo aad Somaliland dal uga dhigaysaa, berri adi uun bay kugu soo laaban doontaa, haddaan lagugu khasbin

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxx Год назад

    Is he reading a Book or is he informed breaking news, Am confused 😂😂

  • @Somali-One
    @Somali-One Год назад

    Ninka kaliya ee somaliland jooga ee maskaxdiisu si toos ah u shaqeenayso waaye. Isbadal baa socda, somali quruna waxay ku mashquuleen qabyaalad

  • @mustg4891
    @mustg4891 Год назад

    Somaliland? Buhahahahahahahaha nice joke

  • @dhegnaas
    @dhegnaas Год назад

    Elleteriya ku lshaa. Maba akhrin magaca sida uu u qoran yahay. Adeer iska fiiri magaca sida loogu dhawaaqo.