Digtoorka ugu Sarreeya Takhasuska Wadnaha Soomaalida oo Soo Bandhigay Cilladaha Wadnaha ku yimaadda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 62

  • @MohamedIbrahim-g1q
    @MohamedIbrahim-g1q 10 дней назад +10

    Manshalah ninkan wa dhakhtar buuxa waxanu markhaati uga ahay aqoonta inay u raacdo mutadawacnimo uu tiir adag u ahaa dadka somali oo u dawayn jiray aadna u gacan qaban jiray ardayda iyo jahliyada wa nin lagu faano guulauso Dr

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 10 дней назад +9

    Ku saliya nabiga❤

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 9 дней назад +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @maymuujibril1166
      @maymuujibril1166 4 дня назад +1

      Sallahu calayhi wasalsm😊🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 6 дней назад +3

    Wllhi xitaa inuu hal mirir socday ma moodaysid podcastidad aqoontu waa cajiiba wllhi drka alle haka abaal mariyo waa dr dagen cabdishakurna wuu mahadsanyhay si dagen oo bilaa turxaan ayuu u qaaday waana waayo aragnimada saxaafada thanks all from qatar

  • @maymuujibril1166
    @maymuujibril1166 4 дня назад +2

    Illaahaw dhakhtarkan cilmegiisa u farabade❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😊😅😮😢🎉😂❤

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 10 дней назад +4

    Waa wax lagu farxo in laga helo dad aqonta leh oo wadanka ka hawlgala . Wu mahadsantahay dr .

  • @abdilahisulub5797
    @abdilahisulub5797 3 дня назад

    Waa digtoorkaygii Alle ha barakeeyo

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 6 дней назад +2

    mash Allah best Dr And best wariye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rooble22
    @rooble22 9 дней назад +1

    MMTV iyo Dr Xasan Dhiif ba waa mahadsan yihiin, sida qiimaha leh ee ay xogtan muhiimka ah noogu soo gudbiyeen. Alle ha idinka abaaliyo.

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 10 дней назад +7

    Mashaalah. Ilaahay ha idin Siyaadiyo Cilmiga aad barateen.

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 6 дней назад +2

    Mashaa Allah, aqoon caafimaad oo nafo badan lagu badbaadin karo ayuu soo bartay.....talooyinka dhakhtarkana ha la qaato.

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 9 дней назад +1

    Masha Allah, Eeebbe ha idin barakeeyo. Waxa aan rejaynayaa in aad dadkeenna danyarta ah u fududaysaan wixii macquul ah.

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM 7 дней назад +1

    Masha'Allaha Tabaric Rahman, taasi waa guul u soo hoyatey Dhakhtirta reer SomaliLand🩸 Jamuurida Somaliland Guuuuul iyo Gobanimo🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️💓❤️‍🩹❣️💕💜💖

  • @AbdirahmanMOHAMED-zt1tn
    @AbdirahmanMOHAMED-zt1tn 2 дня назад

    Maansha Allah , waa nin leh aqoon durugsan.

  • @dhamme0
    @dhamme0 5 дней назад +3

    Dr Maxamee xasan aya ugu wanagsan uguna khibrad weyn abtigey oo wadnaha laga qabatey ayan geynay natiijadii uu soo saarey waxay ahyd mid heer sare ah

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 5 дней назад +1

    Dr Xasan jazaakallaah

  • @Sumaya-ii7xl
    @Sumaya-ii7xl 18 часов назад

    Allaha caafiyo inta xunsan😢

  • @HodoMohamud-pv7zt
    @HodoMohamud-pv7zt 2 дня назад

    Masha Allah guulayso walaalo❤

  • @khadarbarre9767
    @khadarbarre9767 9 дней назад +2

    Masha Allah is a qualified cardiologist

  • @getto10
    @getto10 10 дней назад +4

    Dr xasan machadka cabdale alnuuri burco ayaanu wada dhigan jirnay.
    Waa Dr buuxa oo wadanka masar wax ku soo bartay

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 9 дней назад

      Maxamed xasan,miyaanu ahayn?

    • @maxamedxuseen7626
      @maxamedxuseen7626 4 дня назад

      May maaha lkn way isla shaqeeyaaan waana isku family

    • @mahadkhadar8362
      @mahadkhadar8362 3 дня назад

      ​Isku family ma waxad ka wadaa zxb ilma dhiif Kasi kuwa aan ku tuhmayo miyaa tolow ​@@maxamedxuseen7626

  • @axmedadan9938
    @axmedadan9938 4 дня назад

    Mashallah alle ha barakeeyo dhakhtarka lacagrisunba qaliya dadka haka jabiyo intaana

  • @ABDIHAMIDABDILAAHI
    @ABDIHAMIDABDILAAHI 9 дней назад +2

    MANZHA ALLAH ,, ALE HA IDIN BARAKEEYO ,DALKENU AAD IYO AAD U HORMARAYAA SOMALILAND,,

    • @Sumaya-ii7xl
      @Sumaya-ii7xl 18 часов назад

      Bala kudalaysay maxay tahay dalka Aad sheegaysa bal dhagaysoa dhaqtar ma wuxu wax kuso bartay soomaali mise soiling?

    • @Sumaya-ii7xl
      @Sumaya-ii7xl 18 часов назад

      Dalkaga soomaaliyeed dheh badawyow aan hargaysa aan dhafin

    • @ABDIHAMIDABDILAAHI
      @ABDIHAMIDABDILAAHI 3 часа назад

      @@Sumaya-ii7xl aINTAASO DHAN MAXAA KAA XANAAJIYEY WLL DALKAYGA ILAHAY HA BARAKEEYO YIDHI MA WAXAD RABTAY INAAN WAX KALE YIDHAAH

    • @ABDIHAMIDABDILAAHI
      @ABDIHAMIDABDILAAHI 2 часа назад

      @@Sumaya-ii7xl I DON.T CARE MEESHU KA SHAQEYA IYO HAWSHU UMADA SOMALILAND U HAYO AYAA KU DHIIRI GALINAYAAA INTAASO DHAN WAXAAD DIIDAN THY MAGACA SOMALILAND XUMAANTU HEERKASAY KAA MARAYSAA

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 8 дней назад +3

    Very interesting. Waligay ma arag dhakhtar sidan u faanaya. Shaqada ugu horaysa ee dhakhtarnimadu waa: Wax Dhib ah ha gaysan. Do no harm. Faanka yaree, waxbadan oonad aqoon ayaa jiree.

    • @maxamedibrahim5790
      @maxamedibrahim5790 7 дней назад +2

      Dictorku aqoon buu kuhadlayaa waxbarashadiisana waa la ogyahay waana intaa uu sheegay malaha Faankaanaynu isku si u aqoon

  • @MunaDahir-wu2tj
    @MunaDahir-wu2tj 3 дня назад

    Mnshaallh Dr Kan Alle kasakoow waxa u badbaadiyaay Abaahay qabtay xinjiirta wadna . Thanks

  • @AbuJahalJuudani
    @AbuJahalJuudani 10 дней назад +2

    Ilaahay ha inoo barakeeyo haldoorka somaliland

  • @احمدصلاح-ب7ل
    @احمدصلاح-ب7ل 4 дня назад

    سبحان الله العظيم

  • @G.nDhagabadan
    @G.nDhagabadan 3 дня назад +1

    M.a

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 9 дней назад +1

    Masha Allah

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 6 дней назад +1

    Manshallah

  • @abdilahimoge1092
    @abdilahimoge1092 10 дней назад +2

    Waa barnaamijkii uugu faaiidada.

  • @dubadabdilahi1165
    @dubadabdilahi1165 6 дней назад +1

    Qofba odhanaya doctor hebelbaa ka fiican ma dictorba isagu kii isaga maxamed xasan walaashii ayaa dhashay

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 9 дней назад +1

    Dr Maxamed Xasan baa ugu sareeya dhinacaas wadnaha,kani waa caruur.

  • @user-wl4ms5fj3j
    @user-wl4ms5fj3j 10 дней назад +1

    Dr xasan cawil dhiif

  • @ApdilathifMohamed
    @ApdilathifMohamed 9 дней назад +2

    Nio Barnamijka waxay waxano madmadwi

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 3 дня назад

    Dr kan waxaan weydiinayaa xinjiraha lugaha fadhiya ama xanuunka xidido xiranka (artritis) qofka xanuunkaas qabaa ma u gudbi karaa ilaa wadnihiisa inay gaadho xinjirtaa xiran ee lugihiisa kolka hore saameysay.?
    Maxaase daawo ah xidido xiranka lugaha iyo kalagoysyada, gaar ahaan jilbaha?
    Ciddii kale ee aqoon u leh way ka soo jawaabi karaan su'aalahayga.

  • @AbdishakuurAbdilaahi-q9q
    @AbdishakuurAbdilaahi-q9q 9 дней назад +1

    medical team 🎉

  • @AbuJahalJuudani
    @AbuJahalJuudani 10 дней назад +1

    Somalia.raga noocan ah waa in laga ilaaliyaa. Insha allah

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 10 дней назад +1

    Mansha Allahu xafidakalahu idilkinba Aamiin

  • @AhmedAli-mt3lr
    @AhmedAli-mt3lr 9 дней назад +2

    Qabiilka isaaqa layidhaa faanka laguna aqoone waxan u Malaynaya inay majerteen dhaleen ninkan

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 10 дней назад +2

    55

  • @AmandaNajera-u7u
    @AmandaNajera-u7u 9 дней назад +1

    Clark Helen Martinez Helen White Nancy

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 8 дней назад +2

    Beena lee alaa maxuu qof dilay
    Somaliduu weligeed full doctor maa gaadho.
    Qof dumaraa oo jiran baanay daweyn karin

  • @AbuJahalJuudani
    @AbuJahalJuudani 10 дней назад +2

    Ina abiib in uu sida ninkan wax u barto ayey ahayd.

  • @salebanxaajiibrahim6220
    @salebanxaajiibrahim6220 5 дней назад +2

    ka daaya xayaysiinta mihnadlayaasha caimaadka waayo dadka ayaad boholo ku ridaysaan bilaahi calaykum
    aduunkana waa ka mabnuuc in nin mihnadleh caimaad ahi is xayaysiiyo ama la xayaysiiyo bal isaga iskaba dhaaf oo goobaha cafimaad ka ayaan si nooc kastaba ah loo xayaysiin karin bilaahi calaykum ninka mihnadlaha cafimaad ee intuu xaggaa soo fadhiisto aad leeihiin kii ugu waynaaa kii caynkan ahaa subxaan alaah maxaa ka taqaanaan cafimaadka markaa sidaa u halaysaan ninkan aad xayaysiinaysaana yaa idinku yidhi waa sidaad u dhigaysaan yaa tijaabiyay yaa huba qualitigiisa subxaan allaah dhaqanka noocaasa waxaa lagu yaqaanaa dadka meelahaa carabta waxkusoo barta walaahi waa cadayn ay wax wayni ka dhiman yihiin cilmigooda meeshana ay fahmeen in lacag aan xad lahayn oo dhiiga dadka masaakiinta ah la qalanayo lagu xalaalaysanayo lagu furanayo waa xaaraan waxaad samaynaysaan bilaahi calaykum ka daaya dadka aad xayaysiinaysaa
    ninkanu waaba wadani sidaan u malaynayo se bal ka warama kuwa ajnabiga ah ee boodhadhka waawayn magaalad dhexdeeda loogu sawirayo isagoo wax walba aanu sinaba ugu qalmin loogu sheegayo illahay haydin garan siiyo qaladka wayn eed ku jirtaan

    • @Mowliid2024
      @Mowliid2024 3 дня назад

      Caafimaadka qaab kaan xayaysiintaa iyo shakiga qofkasta wadnihiisa uukashakiyayo kadibna dhaqtarka lacagta gaynayo. Dhaqaatiur ganacsi ah oo ayaga iyo shacsbka aan loodhaxay allow sahal amuuraha. Noorweey lama ogola sidaan dadka biyo caba oo jimicsi sameey bas un baa layiraah

  • @sancaawi1
    @sancaawi1 День назад

    Warbixin Fiican ayaad Bixisay walow aad bahal Faan ah Nagu dishay halkaa Noogu yara Noqo Dre.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 10 дней назад +1

    Maansha allaha