Dhacdo naxdin le !Nin cirbad wata oo isku dayaya inuu si qasab ah u xoogo gabar lugeyneysa halkan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Dhacdo naxdin leh oo kaamiradu ay duubtey ! Nin gacanta ku sita cirbad oo isku dayaya inuu si qasab ah u xoogo gabar lugeyneysa halkan oo ah Muqdisho & dad si dirqi ah uga soo gaarey.| Gabadha waa dagaalantey laakiin......

Комментарии • 96

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 7 месяцев назад +23

    Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 7 месяцев назад +11

    inalillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allow Noga Bad Baadi shayadhiinta Gabdhaheena

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 16 дней назад +1

    WALAAL MUNASAR WAXAAD TAHAY WERIYE WADANI AH OO JECEL IN SHACABKA SOOMAALIYEED QAASATAN DHIBANAYASHA INEY HELAAN CADAALAD. ILLAAHOW DALKEENA CADAALAD IYO AMNI NOOGA DHIG.GULEYSO WLL MUNASAR DHAQO ADAG AYAAD HAYSAA❤❤❤❤❤❤

  • @bardacad
    @bardacad 17 дней назад +1

    MAASHAA'ALAAH
    MUNASAR
    WAA ARIN IN LAGU BARAARUGO MUDAN

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 7 месяцев назад +6

    Xamar xaa ka soo socda goormay dadka kici doonaan wax cusub maalin walba subxanalah shaqo aya ka socota

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 7 месяцев назад +8

    Waxaa dhici karta inay hay ado aydiska fidiya u shaqeyan marka aaway dowladii iyo nabad sugidii wadanka iyo dadka shaqada u haysey waayaab xamar waxay noqotay masas galeen dowlada dhex deda ayayna kabuuxaan Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @ayanayaninasaida9222
    @ayanayaninasaida9222 16 дней назад +2

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 7 месяцев назад +5

    Inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun Subxaanallah illaahownaga qabo Cadowga Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @fataha1
    @fataha1 7 месяцев назад +3

    Walaahi wdankii Bahalo galeen muu noqday.cirbada waxaa laga yaabaa in ay Aids ay Faa'inayaan gaalo ayaa ka danbeysa Munasar soo Raadi Naagtaas Ajar Allaha ka Siiyee.badbaado waaye brother

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 7 месяцев назад +2

    Subxaanalaah xitaa way shahiiday wlh xitaa dhulkay karaadsatay fooraarsigeeda fiiri

  • @menhee7408
    @menhee7408 7 месяцев назад +2

    Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @fadumoabukar9269
    @fadumoabukar9269 7 месяцев назад +1

    Bismilaah 😢

  • @user-lo1ir3qd4u
    @user-lo1ir3qd4u 7 месяцев назад +4

    😢xamar nolol ma taaalo😢

    • @HVEM324
      @HVEM324 7 месяцев назад

      XAMAR NOLOOL IYO NIMCO AYAA TALAA MASHA ALLAAH KANAXOOW NAFTA WAA BARA BAGSNDO MAXAY TAREYSAA 100/100 WAA NABAD XAMAR FARMAJO MARKUU JOGAY AYAA DHIBKAAN LASHEGAYO DHICI JIREEN HADSSE WAA NABAD SAKIIN LAQA INTA XAMAR NABADEDU DHIBAYSO

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 месяцев назад +2

    Subxanakaah
    Balayo kasta kaaran ayey kabilaabataa

  • @FatuushHaaji
    @FatuushHaaji 7 месяцев назад +3

    Ya number keda iyo magaceda kushegy qoftan Bented wye waxa sirad satid maweyday marka cudur isku hbare

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 месяцев назад

    Masha allah wll alle haku barakeeyo sheeko dadka dhibataysan ayaad nooso gudbisay

  • @SleepyDancing-yc6iv
    @SleepyDancing-yc6iv 7 месяцев назад +1

    Yaa Allaaah 😢

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 7 месяцев назад +3

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢😢

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 7 месяцев назад +1

    Subxanalaah ilahow ilmahena no ilaali iyo kuwa muslim😢😢

  • @ardomohamed9667
    @ardomohamed9667 7 месяцев назад +2

    Arintan gabdhu yayna dhayalsanin waxa macquul ah inay cirbada xanuunka dilaaga ah ku faafinayso qoftu😢

  • @ju4965
    @ju4965 7 месяцев назад +1

    Subxanalaah 😢😢😢

  • @samatarhassanabdillah2400
    @samatarhassanabdillah2400 7 месяцев назад +2

    Chicago di Africa ayey noqotey Muqdisho.
    Intey baad iyo waxas cayrinayan🤔
    Meey amanka masakintan sugaan

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 7 месяцев назад +2

    Xasbunalaah wa nimca wakiil😢

  • @adonti1alle
    @adonti1alle 7 месяцев назад +1

    Shugran wll

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 7 месяцев назад +1

    Sharkada lambarka leh GPS malaha miyaa

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 7 месяцев назад +1

    Xamar wey halowdey ilaahayow umada muqdisho kunool astur

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 7 месяцев назад +1

    Dhibaaxo. Kumadhacdeen. Wairbad

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 7 месяцев назад +1

    AbAyo isbar isbitalka aad intasi sun aykugu durtay waa itobiyankan wadanka doonayan in ay nagadhacN somaliyey toosa

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 7 месяцев назад +1

    Asc wllo munasar waa dadkan ittlbiyanka wadan keena kuso qulqullaya wadanka gabdhaheena ayey cirbad ku mudayan xata wiilasha waa lamudaya

  • @fahammedia3445
    @fahammedia3445 Месяц назад +1

    Maxkamada munasar ha noolaato

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 месяцев назад +1

    Yaa siiyay telkeda

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 7 месяцев назад +1

    Wow in Somalia

  • @FarhiaismailMohamud
    @FarhiaismailMohamud 21 день назад

    Cirbad xog leysugu durayo yab yimid guriga haka bixin timid😂😂😂😂

  • @ruqiyaguled1263
    @ruqiyaguled1263 7 месяцев назад +2

    Waxaan layaabey
    Qof jug kusiiyey Goormee
    Magaceeda iyo telphon keeda
    Kala qorateen waxaa rabto maa noosheege

  • @kingkhadar12
    @kingkhadar12 7 месяцев назад

    Mada amusaya wa habenki xalay o tagay bro waxba haisdhibin afka kafalantahay😂

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 7 месяцев назад

    Gabadha waaba meel laamiyee dadku maysan u istaagayn mida kle gabadhu may qayliso ilaahow amaanso

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 7 месяцев назад

    habeen madow xeyla socotaa

  • @Cadar49
    @Cadar49 7 месяцев назад

    Time ka video ga saaran waa saqdhexe maxaad u leedahay waa fiid mise hal saac buubuunis kaada ka fiirso

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 26 дней назад

    Wallee waa yaab warmeeshan waxa ka socdaa waa masiibo wayne ka guura inta nabadqataay

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p 7 месяцев назад

    😢😢😢

  • @AmiiraQurux-dr3ke
    @AmiiraQurux-dr3ke 7 месяцев назад

    Secamal xamar xaafadaha iyo wadooyinka camera 📷 Malaga xiray

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 7 месяцев назад

    Xasbuna allah is ilaaliya yaan cudur lay dinku beerin

  • @IkraanMohammed-o8e
    @IkraanMohammed-o8e 7 месяцев назад

    Meesha oo jogo maalagoobo oo dabagal lagu sameeyo

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 7 месяцев назад

    Markaa.side.layelayaa😢soomalidi😢 ayadaba😢isdhameysay

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 7 месяцев назад +1

    Qofta mahoray bay utaqaanay oo taleefanada kala hesteen maxaa qaldan maqof in uu ku xumeeyo rabo ayaa maga ciisa iyo taleefankiisa kusiinaya mase dowladda ayaa weyday qof lambarkiisa lahayo iyo magaciisee iyo lambarada qaraabadiisa see wax ujiraan

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 7 месяцев назад +1

    Waxa mooto meesha maraayo reer muqdisho jiljileeca iska dhaafa wadanka amnigiisa ka shaqaysta

  • @nasraibrahim465
    @nasraibrahim465 7 месяцев назад

    Ala caro mey indhaha shab oga siiso jah

  • @HidayaMahamud
    @HidayaMahamud 7 месяцев назад

    Wax baalaayaa maxaa usheegtaa

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 7 месяцев назад +1

    Nambarada laga soo ceeynayo shirkada talefanada halagaso baaro bartey joogto ito dadkey wacdo dhan ayaa lahelikara

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x 7 месяцев назад

      Dowlada hadeyrabto waysooqaban kartaa lakiin aa meesha taasha 😮 aloomoow aykiila aw eh ayaaraxan weyn tiri miskiin Allah ayaa umaqan 😮 Dowlada ayadaaba bisniskeeda kabadan umad meywar uhaysaa 😮 Illahay wajigiisa maxay lahor tagidoonaan kitaabkey kudhaarteen maxay kadhihi doonan Allahu akbar 😢 the life is short

  • @user-ui7ub6qz3y
    @user-ui7ub6qz3y 7 месяцев назад

    Aaway laamihii amniga muqdiaho xafad kamid ah xitaa nabadeeda masugikaraaan walle akhira warjiraaa dadka canshuurta laga qaato nabad halagu sugo hadiikle waaa xaaraan

  • @SKY........63
    @SKY........63 7 месяцев назад

    Walal adigu horta marna wa khayr ah masheegtaa magaalo an muqdishu ahayna ma ka warantaa yaabnaye🎉

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 7 месяцев назад +2

      Khayr ka macnihisa mataqana umadada wixii dhibku ah in aad ugadigto waa kheyr wadada qodaxtalah hadaa kalexisid waa kheyr

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 месяцев назад

      WARKAAN WAA BEEN ISKA ILAALIYA. FIYUS AYAA LUGU RAADIYAA EE DADKA YAAN LA CABSI GELIN

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 7 месяцев назад

    walaalo,dadka Somali madigtoona oo mayaqaaniin self defense, especially gabadha,war waalaqeeyliyaa hadii kale waxaa loo maleeynaa in aad wada socotaan, laakii hadii eey qeelin laheed waalaga reebilahaa,

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 7 месяцев назад

    Waa Halkee

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 7 месяцев назад +1

    Alow na badbaadi

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 7 месяцев назад

    Saacaas maxaa waday naagta

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 7 месяцев назад

    O mey qeyliso marka u qabtayba ma afka ayu ka haayey

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 месяца назад

    Kaako aa kkk

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 месяцев назад +2

    Adiga masiibada xamar ka dhacday yaa kuu soo gudbiyo waa yaab ma fahmin sheekadaan

    • @FeysalNice
      @FeysalNice 7 месяцев назад +2

      Aniga😂 ayaa usoo.gudbiya adne marabtaa .. haa ama maya

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 месяцев назад

      WARKAAN WAA BEEN ISKA ILAALIYA. FIYUS AYAA LUGU RAADIYAA EE DADKA YAAN LA CABSI GELIN

  • @shugrixusen7196
    @shugrixusen7196 7 месяцев назад +1

    niñ kala la orday ninka

  • @NawalHarbi-zi5uc
    @NawalHarbi-zi5uc 3 месяца назад

    amuu dhuuqay wax uu dhuuqaayay ayuu u ekaay ninka

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 7 месяцев назад

    Bisinkoow 😢😢😢

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 7 месяцев назад

    Xalane aya xubnaha bina aadanka lagukala gata hala baaro

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 7 месяцев назад

    Laamaha amniga ayadaaba tagtay siday sheegaysee waa maxay waxay qof kaan madax filfilsan kasoo codsan wallee waxbaa jira kan laftiisa ayaa shabakad ku jira

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 7 месяцев назад

    Ar ey xanuun fafinayan dadakaas

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 7 месяцев назад

    Gabadha inay raali thy soo uma eka markuu ku dhego dhaqaaq ah m sameynyso

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 месяцев назад

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 7 месяцев назад

    Inantaa is daayacday marku faraha lasoo aaday may xaga laamiga uga cararto o qayliso balday waxa tig dhaafaysa😢

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 7 месяцев назад

      Sax ciil allah naguma Soo beego dhaqarqabe

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 месяцев назад

      WARKAAN WAA BEEN ISKA ILAALIYA. FIYUS AYAA LUGU RAADIYAA EE DADKA YAAN LA CABSI GELIN

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-np9mf8tx8s
    @user-np9mf8tx8s 7 месяцев назад

    Sorry

  • @SanjuRose1
    @SanjuRose1 7 месяцев назад

    Beenta daay hada run sheegeyso gabadha magaced iyo lambarked intee ka keentay

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 7 месяцев назад

    Dumarku inay socdaan maha keligood

  • @user-og6hd9od6b
    @user-og6hd9od6b 7 месяцев назад

    Ma aminayo wayo 1 qaf kuma dhiran karo inu xoogo Aqliga ha shaqeyo 😂😂 waa fiyus raadis sxb iga qaley

    • @ayaanayaancabdishugriaswaa8063
      @ayaanayaancabdishugriaswaa8063 7 месяцев назад

      Adigaa miyaa ku muday tolow 😊

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 месяцев назад

      WARKAAN WAA BEEN ISKA ILAALIYA. FIYUS AYAA LUGU RAADIYAA EE DADKA YAAN LA CABSI GELIN

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 месяцев назад

    Bisinka

  • @sallabdull3048
    @sallabdull3048 7 месяцев назад

    WAA BEENTAA IYO VEIW RAADIS,,CAMERADA MEESHAAS KU DHAGAN II SHEEG,,WAA RUWAAYAD AA DIYAARSATAY

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 7 месяцев назад

    Somali waakuwaas Ragooda iney Dalxoreeyaan iska dhaafee, Dumarkooda iyo Caruurtooda ayaa Allaha kudiray? Marey Siyaasad Kuwaashan, Marey Lacag iyo Baad Shacabka Kaqaataan, Marey Dalkooda Gataan, Meeshan Rag Kumahayno Dal iyo Dadna Baa-bayay.
    Ee Allah Amuurteena Sahlo.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 7 месяцев назад

    😂😂😂😂😂

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 7 месяцев назад

    Marka maxey ku durtay HIV miyaa hee allow na amanso xamar meshada iyo meel ka dheer

  • @Themotivationworld4906
    @Themotivationworld4906 7 месяцев назад

    Lkn 12ka habeenimo maxa wada gabadha

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 7 месяцев назад

      12ki maaha waa 7:15 fiidnimo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 месяцев назад

      WARKAAN WAA BEEN ISKA ILAALIYA. FIYUS AYAA LUGU RAADIYAA EE DADKA YAAN LA CABSI GELIN

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 7 месяцев назад

    Fulaynimada iska dhaafa waa laydiin soo shaqa tegay did iiman daran ayaa idinku mashquulsan

  • @AliAhmed-sv9bu
    @AliAhmed-sv9bu 7 месяцев назад

    Halasooqabto

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 месяца назад

    Been been walaahi

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 7 месяцев назад

    😢😢😢😢