HALGAMAA AXMED GUREY OO QABIILKIISA LA SHAACIYEY IYO ASAL AHAAN DEEGAANKA UU KA SOO JEEEDO...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2024

Комментарии • 125

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 22 часа назад +1

    Axmed gurey somali ma ahayn xabaashiisii lama yaqaan tafiirtiisii lama hayo magaciisana al qaasaali baa u dambaysa somaliduna al fulaani magacyadoodu kuma dhamaadaan

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 2 дня назад +1

    Ahmed Gurey cidamadisu wuxu u badnaa Bartire sidaas daraadeed Ahmed Gurey ninBartire ayuu ahaa.

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 5 часов назад

    Imam Ahmed Ibrahim Alghazi wuxuu ku dhashay dhul karanle lagu magcaabo hhoobato u dhow harar waana nin Karanle Janada Illaahay ha geeyee.

  • @yaasiixasan8804
    @yaasiixasan8804 2 дня назад +2

    Waa samaroon

    • @jakey2424
      @jakey2424 2 дня назад

      Kkkkkkkk Samaroon maaha beel dagaalanta

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 дней назад +2

    Waxaa cajiiba markad aqrisid commentga waxad arkeysaa in qofkasta uu leyahay qabilkeyga ayuu ahaa marka sheikhu qabilwalba ayuu ahaa ee haku daalina

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 6 дней назад +3

    Axmed guray waa samaroon said maxamed case Abrayn ku dhashay zaylac

  • @Osmanabukoshin
    @Osmanabukoshin 22 часа назад

    Sow ma jirto in aabihii garad ibrahiim uu ahaa garaadka Sim oo ah deegaan udhaw Harar. Walaashina waxa guursadey garaadka Geri koombe ,garad Mataan b.osman.

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 5 дней назад +2

    Qabiilka Gari buu ahaa. Dagaaladaasna Mareexaan iyo Majeerteen baa Qeyb Lixaad leh ka qaateen. Shukran.

    • @mussejama311
      @mussejama311 5 дней назад

      The conquest of abyssinia
      Majeedheen maku qorno!!
      Waa book uu qoray nin la socday A Guray

    • @jakey2424
      @jakey2424 2 дня назад

      Kkkkkk ma akhriday buugga FATUUXA XABASH. Kkkkkk meelna kagama qorna qabiil majeerteen la dhaho. Qabiilo badan baa ku qoran laakiin kuma jiro majeerteen. Meelna majeerteen ama maxamed harti kagama qorna kkkkkk. Laakiin Mareexaan waa ku qoran yahay

    • @axmedjihaad7747
      @axmedjihaad7747 День назад

      ​@@jakey2424
      Kkk maxey micno sameynee in reer hebel kubqoran yihiin iyo in kale Majeerteen waa qabiilka ugu saameeynta badan soomaalida ilaa waqtigan xaaxirka ah waa ay ka muuqata sida ay uga horumarsan yihiin meelkasta ay joogaan waad arkeysaa bal arag Puntland bal arag qurbaha.

    • @omarali4265
      @omarali4265 День назад

      Been ta dhaaf majerteen iyo Ahmed gureey shaqo iskuma laha,waxaa la sheegay Ahmed gureey inuu ahaa, karinle hawiye, mareexaan, oromo ama qabiil dirta

    • @mussejama311
      @mussejama311 День назад

      @@jakey2424
      Yes waxa ku qoran Harti not Majeedheen.
      Beeni raad male

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k День назад

    Dagaaladaas xarle koombe ayaa la weeerar galay axmed gurey wayna ku dhammaadeen

  • @muhammedsaid1558
    @muhammedsaid1558 6 дней назад +4

    Ustaadku waa mahadsanyahay laakin waxaa ka maqan macluumaad badan
    Axmad gureey abtirkiisa waxaa uu ka heli karaa
    Sheekha layidhaahdo
    sh cabdinaasir waa sheekha magaalada jigjiga ee ugu caansan
    tafsiirka looga dambeeyo tafsiirka quraanka
    Sh umal sheekhiisii
    U sheega

    • @MS-vz4ep
      @MS-vz4ep 5 дней назад

      Sheekha wuxuu yiri Axmed Gurey Baalcad ayuu ahaa

    • @zakariyemaxamed9757
      @zakariyemaxamed9757 5 дней назад

      Sheekhaas waxba mahayo wllow waa midkafog xaqiiqda ta sheekhu

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 18 минут назад

    Jumlada kalmada
    'somalidu waa dad firfircoon"
    sow ma cadynayso inay
    yihin dad fir- fircoon kayimid ama
    dad faracino ahaa

  • @AxmedDauud-v6c
    @AxmedDauud-v6c 5 дней назад +1

    Axmed gurey wuxuu ahaa nin yemeniah Halka ay moodayaan gurey wuxuu ahaa magaciisu Axmed Ibrahim Qasim Axmed gaaram

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf 4 дня назад

      Ma aheen yamani karanle hawiye ayuu ahaa reer baabili ayuu ahaa

  • @al-imraprimarysecondarysch3479
    @al-imraprimarysecondarysch3479 5 дней назад

    Soomalida runta kama hadasho waan wada ognahay Geesi Axmed Gurey waa nin Baajamaal ah sida aan ku hayno taariikhda ciddii diidan la imaada caddeen.

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 дней назад +3

    hawiye carab ma sheegtaan waa somali dhab ah ayagaana dhulka somalia loogu yimid

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf 4 дня назад

      Saxiix ❤

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 дня назад

      Anagaa aragnay idinkoo leh carab baanu nahay. Hadaadse soomali asal ah tihiin maxaad wadanka uqarbudaysaan oo meel walba ugadaysaan?

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf 3 дня назад

      @@Tasniim1 widaay abtirsiinta hawiye carab ma gasho daarood baa carab isku dhadhajiya carabtuna waxay u taqaan cabiid😆

    • @musseabdullahi385
      @musseabdullahi385 2 дня назад

      Ahmed gurey waa bartire

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 дня назад

      @@CabdiAliyuusuf anigu dadka carabta sheegta ma’ihi laakiin cid walba sanadkii lasoo dhaafay waa sheegatay. Hawiye africanta madoow u’eg oo leh carab baanu nagay anaa arkay. Cabiid haddii cid lagu oranayana adaaba cabiid u’eg.😀😀.

  • @abdimohammedahmed4429
    @abdimohammedahmed4429 7 часов назад

    Hoobata ama " Axmed imaam " oo Harar saaran xagga waqooyi bari jaga dhaggan ayuu ku dhashay professor cabdala cumar mansuur xasuusi,waxa uuna ahaa Dir madaxweyne dir cali madaxweyne gaar ahaan Boqortooyadii gumaystuhu burburiyey ee "Akishe ".cadaymuhuna 1000 ka badan.

  • @MS-vz4ep
    @MS-vz4ep 5 дней назад +1

    Anagana sida nasoo gaartay wuxuu ahaa Baalcad absame. Ilaah baase og xaqiiqda saxda ah.

  • @KhalidFarhan-m5y
    @KhalidFarhan-m5y 2 дня назад +1

    Horta qoraagu isaga laftiisu waa qoloma .
    Sababtoo ah markaasan wax ka fahmi karnaa fikradiisa

    • @husseinabdulkadir6707
      @husseinabdulkadir6707 День назад

      Waxaad dooneysaa qofka hadalkiisa iyo aqoontiisa inaad ku miisaanto qabyaalad, Allaha ku caafiyo.

    • @KhalidFarhan-m5y
      @KhalidFarhan-m5y День назад +1

      @husseinabdulkadir6707
      Waxa laga hadalayayba sxb qabyaalad Bay ahyde quraan lama baranayn
      Dadkuna way kala fakir duwanan karan
      Dhamantenba alle ha ina wada caafiyo

    • @husseinabdulkadir6707
      @husseinabdulkadir6707 День назад

      ​@@KhalidFarhan-m5y
      Sxb waxaad kala saartaa qabyaalad iyo qabiil ku salaysan (لتعارفوا).
      Qabyaaladu waa qurun, qofka qoloda uu ka dhashay inaad garato cid kugu waajibisay ma jirto.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 6 дней назад +2

    Ahmed guray waa mj cumar mohamud waa rer cabdule faarah

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 5 дней назад

    Mahadsanid faysal adan

  • @ibromow6975
    @ibromow6975 15 часов назад

    Axmed Ibrahim Qasim loona yaqaan .Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi.Nin somalia maaha. Likiin waa nin abaandule muslin ah. Meshuu kasoo jeedo iyo xataa xaaskisa magaceeda .Bati del Wambara, magac somali maha.

  • @QueyJzoqozb
    @QueyJzoqozb 4 дня назад +2

    Doqomo wax ma tarayasl ah ayaad tihiin
    Qabiilkiiss markaad ku mushquulsantihiin
    Inuu nin muslima oo soomaalia ah miyeyna idinku filneyn
    Midda labaad muxuu soo kiedhinayaa reer hebel inuu ahaa
    Hadaad wax isku faleysaan ka kaca xabashi iska celiya oo u istaaga dhul kiina
    s iyo diintiina
    Soomaalia qarmuum doqomo shisheeye isu loogto cafowgeed ma garato qabiil caabudo
    Hurudooy facerd ka harto
    Waa taas itopiya dhulki iyo badi isku darsatsy ma is weydiiseen xageed aadi doontaan
    Uuuf

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 4 дня назад

      In Soomaali qabiil ay la bukto waxaa kuu cadeynaya in mid walba uu la soo taagan yahay qabiilkeyguu ahaa!

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 дня назад

    Axmed gureey AUN asaga iyo ragiisii, waxay xornimo u dirir qabailada maanta itoobiya daba dhilifka u ah yeeynan sheegan sabab maalin kaasna gumeeysiga dhabadhilif bay u ahaayeen

  • @abdisalan7515
    @abdisalan7515 День назад

    Haku mashqulina qabiilkiisa lkn iskudeya wanaaga iyo dacaadnimo kana fogaada qabiilka iyo qurunka i

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 2 дня назад

    intaa qabyaalaad bada daba socotaan, war isku xishooda juhlayahay, qabiil ninkaasi umuusan dhaln ee ilaahay dartii ayuu u dhashay tarikhna uga tagay kelya idinkaa han gaaban

  • @CasiisAli
    @CasiisAli 3 дня назад

    Anigu waxaan ka soo jeedaa tafiirtii abaan duulihii ciidanka oo ahaa hassan matan haday cidi sheeganayso anagaa sheegan lahayn ee waa familyga sacadadin waana nin carbeed cidna yaay isku sheegin

    • @adamsaalasheikh6236
      @adamsaalasheikh6236 17 часов назад

      Sacdudiinka waa fiqi cumar aabihii saas ayuu gurey ku yahay sheekhaal buuga futuuxul xabasha saas ayuu ku bilowdaa inuu ixfaada sacdudiin yahay

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 5 дней назад +1

    Hoobaad o baabili ah o harar ah ayu kudhashay waxuu aha karanlle o saxawle o re garaad ah wa lagui yaqaan prof.

    • @ahmedahmed592
      @ahmedahmed592 2 дня назад

      Haa Waa runtaa waa seexaawle Karanle

  • @osmanali1590
    @osmanali1590 2 дня назад

    Imaam ahmed ibrahim a gurey wuxuu ahaa nin baalcad absame ah oo xasan idiris ah

    • @siedmeash515
      @siedmeash515 2 дня назад

      Magaciisu kaas maaha adeero indho adayg

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 дня назад

    Hadaad soomaliyeey saas aad u jeceshihiin nin magac weeyn inuu kaa dhasho taageera dagaalada xonimo u dirirka ah

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 4 дня назад

    Ahmed GUREY Garikoonbe buu u dhashay xiligaas ninkii faraskiisu meelkasta gaarayna ee illahayaaw awoodo abadan siiyey waa lagaranayaa takfiirtiisii Ahmed GUREY waxaay jogtaa tuliguleed jinacsani ceelbaxay dhulka garikoonbe oo dhan

  • @fooskulane8829
    @fooskulane8829 5 дней назад +1

    Axmed Gureey wuxuu ahaa nin u dhashay Sacad Siciid oo Hawiye ah nin doonaaba hahadlo.

  • @Qoraga
    @Qoraga 2 дня назад

    Meeshoow ku dhashay oo leesku racay aya cadeyn ugu filan baabili karanle hawiye

  • @AhmeAhmed-s1b
    @AhmeAhmed-s1b 3 дня назад

    Kanaxas laga wareysanaa xitaa halkuu ku dhsshay ayuu meermeerinaa istubid dagiraaya sexaawle karanle waaye kan

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 2 дня назад

    Axmed Gurey waa laba mid uun.
    Waa Isaaq Arab [Barsuug Arab],
    ama anabi buu ahaa.
    Haku daalina

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 4 дня назад

    *In Soomaali qabiil ay la bukto waxaa kuu cadeynaya in mid walba uu la soo taagan yahay qabiilkeyguu ahaa!*

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 6 дней назад +1

    Wuxuu ahaa halgamaa geesi ah Mujahid ah lkn mahan nacas walalkii yacni ree hebal

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 5 дней назад

    أحمد إبراهيم الغازي ذكر في الكتاب قبيلة الملساي أهل الغزو والجهاد الأصليين المعتمد عليهم في الحروب وفيهم الإمام
    ألا يدل هذا على أنه من قبيلة اسمها ملساي؟

    • @slasher8587
      @slasher8587 5 дней назад

      بل وكان من بلو من حرله وهي قبيلة غير صومالي لايوجد لها وجود الآن ولكن معظم فخوذها دخلت في هويه من جوانب هرر الآن .
      لايكن أم يكون وقد سن حربا على قبايل الرمال ماعدا قري الذين تانو من اعوانه وبقائدة فزاد متان زوج اخته .

    • @slasher8587
      @slasher8587 5 дней назад +1

      بل وكان من بلو من حرله وهي قبيلة غير صومالي لايوجد لها وجود الآن ولكن معظم فخوذها دخلت في هويه من جوانب هرر الآن .
      لايكن أم يكون من الصومال وقد شن حربا على قبايل الصومال ماعدا قري وكانت من اعوانه وبقيادة فزاد متان زوج اخته .

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 5 дней назад

      @@slasher8587
      هذه دعوى تحتاج إلى إثبات أن حرلة دخلت في هوية! مع أني من هوية ولكن التاريخ تاريخ

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 4 дня назад

    Somaliba ma ahyn Axmed gurey oromo xataa waa sheegata Axmed garani ayey uyaqaanaan beelaha Somalida ee sheegta waxaa kamida
    Gidibiirsey
    Geri koombe
    Karanle
    Mareexan
    Maxaa sayidkii sidaa laysagu qabsan waayey jawaabtu waxaa weeye inuu ahaa nin jira oo layaqaan

    • @CasiisAli
      @CasiisAli 3 дня назад

      Ahmed somali ma ahayn carabuu ahaa

  • @AbshirWarsame-o4o
    @AbshirWarsame-o4o 6 дней назад +1

    Axmed ģurey waa abreyn Wana qabiilka gadabuursi ama samaroon .oo hada dega saylac axmed dabadiidna 1545 markii ay dhacdey 1547 xukunka qabtey.ugaas nuur oo besha samaron ah iyi ugas.nur oo beshas Una.marka farna weylahayeen.waxaana la oran jirey far.gadabuursi.markii danbana uu ingiriisku ugu yimid 1884.marka masheegtan besha samaron ama gadabuursi. ?

    • @Yasin-s8i
      @Yasin-s8i 5 дней назад +1

      U funny guy 😂.
      Amiir Nuur faraciisii waa nool yihiin, iyagoo waliba qabiil ah. Guda Buursina ma galaan.

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 5 дней назад

    Somalidu waa faan jecel afkanool ah. Qabiil kasta sheganaya Axmed guray

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 2 дня назад

    Wuxuu ahaa Yamani.😂

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 5 дней назад

    Buuga halkee laga helayaa wll?

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 5 дней назад

    Garcajis Ayuu Ahaa,hooyadiis ayaa Samaroon Aheyd!!!..sc.

    • @CasiisAli
      @CasiisAli 3 дня назад

      Abaanduulaha ciidanka oo hassan Mataan la odhanjiray ayaa garxajis ahaa ahmed guray Lakin carabuu ahaa familyga sacadadin

  • @Bagagac
    @Bagagac 4 дня назад

    Ahmed gurey qabiil ma.ahen ee mujaahid somaaliyed buu ahay mana kuhadlin 2hadal oo ah unaka leh ama laandhere

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 2 дня назад

    WAAA YAHUUUUD

    • @GreaterSomaliya1
      @GreaterSomaliya1 2 дня назад

      waa ninkii awoowayshaa hilibka ceeriin baray ?

  • @Maxamed-i5q
    @Maxamed-i5q 6 дней назад

    Ahmed gray waa nin absame ah faracisana wujoga aniga ayana haya

  • @AadanCabdi-yj7pb
    @AadanCabdi-yj7pb 2 дня назад +1

    Asc dhamaantiin wxad ku ilawdaa ciduu yshay reerka uukasoojedo dadvadan ayaa kamaqan sobobtoo ah mayaqanaan faanka
    Waana qolada degta saylac ilaa herer inta udhaxaysa waana samaroon ragoods caanka ahna kuma faanaan wxay jecelyihiin somaalinimada

  • @CabdiAliyuusuf
    @CabdiAliyuusuf 4 дня назад

    Axmed gureey qabiilkiisu waa karanle hawiye reer baabili

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 дня назад

    Axmed gurey muuse ismaaciil buu ahaa baan maqlay kuwaasaa dagaal yahano ahe

  • @Ismail-d4n
    @Ismail-d4n 5 дней назад

    100 sano kadib waxad arki doontaan iyadoo lawada sheegan doono sayid moxamed abdalla xasan alla yarxam hadoo lajoogo oromama sheeganeysan arkay niman caruusa ah!!!!!!!

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 17 часов назад

    War bal suga suga suga,ninkaan amuu masri koptik ah oo fointii islaamks Egypt ku soo qastay ahaa, anagoo in waligeed cid waliba ,hoos iyo meelahaan , u soo dhaa dhici jirayeey🤪

  • @maxamedahmed4915
    @maxamedahmed4915 3 дня назад +1

    Beenta jooji axmed guray nin carbeed ayuu ahaa

  • @mahamedmuuse2309
    @mahamedmuuse2309 5 дней назад

    Reekasta oo sheegta waxa dhaha ibrahim samaroon wa ibrahim abeeskuul ibrahim ovadeen ibrahim

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 5 дней назад

    Ahmed Guray waa Daarood

    • @kabxanley8499
      @kabxanley8499 3 дня назад

      Inuusan Daarood aheyn waxaad ku garaneysaa taaladii dameer ka aheyd ee uu u dhisay Siyaad Bare. Sayid Maxamed waxaa la saaray faras halka Axmed Ibrahim Gurey oo ka taariikh iyo halgan fog ba la saaray Dameer. Marka Daarood oow dadka xishooda oo ha la soo ordina Garikoombe, mareexaan iyo hada Majeerteen kuna safka soo galay.
      Cida uu ahaa Allahu aclam balse waxay u dhowdahay inuu ka soo jeedo beelaha Direed ee daga kilinka 5aad sida Akashe.

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 5 дней назад

    Axmed Guray wuxu aha AHU nin Madaxwayne Dir ah oo beelwaynta Akisho kaso jeeda

    • @Remember1977
      @Remember1977 День назад

      Akisho waa oromo la qarameeyey🤣😂

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 День назад

      @Remember1977 Oromo waa laandheraha Africa 🌍 waana kuwa kataliya, ma adiga heli karaya wxd tahay laan gaab xunoo bilaa caqliya bilaa dawlada bilaa muwafaqa ah.
      Inad hadashambaba idinku ceeba

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 5 дней назад

    Faan waa Asaagaga hatuugsan oo lafariso dowladisa dalkasto jogtid hadi la farisan weydo ciyalka ciyaalka wadankas hawada fariistaan iskulada dowladoda kumeysi loohayo utin

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 5 дней назад

    Alaahu aclam lkn wuxuu ahaa nin alaah oo geesi ah

  • @Ismail-d4n
    @Ismail-d4n 5 дней назад

    Ninka lawareysanayo ma labakuno sano kahor buu noolaa!!!! Mise dadkii xilligaa buug ayqoreen buuhelay!!!! Nin hada jooga wixuu qoray male mooyee goobkoog ma'aheyn!!!! This is google history

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 5 дней назад

    Somaalidu waa africaan ah dhab ah

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 5 дней назад

    Axmed Guray waa Oromo ma diid ama yeel…..

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184 День назад

    Hoobat weeye oo ka tirsan harar

  • @CasiisAli
    @CasiisAli 3 дня назад

    Kkkkkkk carabtiina ma somalibay noqotay

  • @mahamedmuuse2309
    @mahamedmuuse2309 5 дней назад

    Muxu u qariyay fatuux alxabasha ???????

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 6 дней назад +1

    Ahmed gurey waa bartire hooyadiina waa mareexaan daarood mooyee ma cid baa dhul keentay mise u dagaalantay war kan iska aamusiya

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 6 дней назад +1

      🤣🤣🤣Daarood mooyee, Soomaali ma cid kale oo dhulkiisa Afrikaan gumaysto ayaa jira? oo waliba sidaa Raalli ku ah?

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 6 дней назад

      ​@@Aw88-c1rkudarso isbalaadhinti rer yurub iyo gumaystihii addunka o dhan waxay kala qaybiyen waddan kasta ciddi ugu tunka waynayd ama xukunkooda ka hor timid iyago uga jeedey inaysan mardambe awooddoodu isu iman mana aha somali kaliya afrika iyo aasiyaba wa sidaas marka sxb ma jirin somali gumaysi ka hor timid o an daarood ahyn

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 6 дней назад

      Daarood xuduud la leh qowmiyad kale ma arkeysid marka laga reebo garikoombe, waxay ku hoos dhuuntaan irir oo ka difaaca qowmiyadaha kale,
      Oromo, canfar, kikuuyo, meru, waxaa daris la ah oo dhulka soomaalida ka ilaalsha dir, iyo hawiye.

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 6 дней назад

      @sayidka6911 hhhhhhh ado so jeedad riyonaysa toos ban ku leyahay

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 5 дней назад

      Axmed Gureey Ilaah ha u naxariistee qoraa yaashii Carbeed, kuwii Dowladii Cismaaniyiinta ee Xilligii Suldaan Suleiman Qanuni iyo Xabashida waxaay ku sheegeen in uu ahaa. Daarood, Mareexaan.
      Waxaa taasi xoojinaya, Dhimashadiisa kadib Xukunkii waxaa la wareegay Amiir Nuur iyo Firkiisa oo magaada Herer ka talinayeen 9 fac, illaa ka qabsaday Boqorkii Xabashida ee Mililiq bilowga qarnigii 19aad, Amuur Niirna waa nin Mareexaan ah oo aay Soomaali wada taqaan!

  • @katimahhaji2054
    @katimahhaji2054 5 дней назад

    اسمه عبدالله عمر منصور

  • @IsmacilKayse
    @IsmacilKayse 4 дня назад

    Arabu aha albabada adag

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 2 дня назад +1

    Somali muu ahyn nin magaciisa yaqaan ma jiro mid walba wuxu jecel yay inuu reer kooda ahaado qabiilkisu wuxu Eritrea

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 5 дней назад

    Karanle buu ahaa

  • @omarabdullahi9804
    @omarabdullahi9804 День назад

    Beenaale munaafaq ah.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 5 дней назад

    Banyaal beeno laga ma dhegeysto

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce 5 дней назад

    Beenaale daaroodbuu ahaa dhehdee

  • @OmerNur-g2r
    @OmerNur-g2r 3 дня назад

    Beenaale