Khaladkii Dilay NOKIA!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 5,663 Subscriber.
    Muqaalkii ugu dambeeyay: • 5 wax oo aadan ka Ogay...
    Muuqaal Ku qancin doona: • Video
    Nagala Soo Xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

Комментарии • 152

  • @abdikadirjama1168
    @abdikadirjama1168 5 лет назад +35

    Runtii qiiiro ayey igelisay waxa kudhcy shirkada iyo sida wangsan eee aaad usharaxday, waxaan kucelcesgady in kabadan 6 jeer dhegystiga barnaamijkaaan. aaad baaad umhdsanthy, fiicnaaanlahydaa inaaan lambarkaaga helo si aaaan kuula sooxiriiro.
    mhdsanid waberi media.

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 лет назад +56

    Waa Shirkad yaranteydii aan bartay Guuldarradeeda cashar in laga barto waa muhiim

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 5 лет назад +30

    Nin walbo waayihiisa ayuu soo maraa Nokia waayaheeeda wee soo qadatay guusha iyo guul daradana waa mid qoran 👌👌👌👍👍👍💪💪

  • @rooble395
    @rooble395 5 лет назад +130

    Ala waxn xazuuztay berigi aan hooyo ku odhan jiray ii dhiib aan ku ciyaaro game ka mazka ah😂😂😂😂😂
    Inti xazuuzatay like ha ila dhaafin ❤

  • @yahyamohamuud1483
    @yahyamohamuud1483 5 лет назад +20

    Keep working brother

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 5 лет назад +6

    Masha'allah jasakalaah walaal Abdirahman Omar👏 barararujinta aad nala garabjoogto🙋

  • @maskiinboy8778
    @maskiinboy8778 5 лет назад +10

    NOKIA is changing my direction.

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 лет назад +1

    Mahadsanid walale abdirahman
    Waaberi media😘🧡🤝

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 5 лет назад +7

    Ilaa hada waan jclhy Nokia ❤❤❤

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 5 лет назад

    Msha Allah siwacan usoo diyaarisay guuul kuurajyn wll qlli

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 лет назад

    C.rahmaan wll mahadsanid
    Sidaad noogu so gudbisay xogtaan

  • @muhiyoaadan8721
    @muhiyoaadan8721 5 лет назад +4

    runti channelkaga aad ayaan wax badan uga faaiday ilahay cilmiga haku siyadiyo zxp

  • @ilyaasahmed8543
    @ilyaasahmed8543 4 года назад +2

    keep going brother

  • @ismailsmile9496
    @ismailsmile9496 5 лет назад +1

    Mahadsanid zxp madaxeY

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 4 года назад +2

    Somalidu Xaasidin Weeyeh WaLaahi 100K la Gadhsiyo
    𝚆𝙰𝙱𝙰𝙰𝚁𝙸 𝑀𝐸𝐷𝐼𝐴

  • @hayaanali4347
    @hayaanali4347 5 лет назад

    Mrka ugu horeeso aan channel ka Soo booqday waana KU frxsanhy KU Soo biiritanka waaberi channel horay usoco wll

  • @HazaziCade
    @HazaziCade Год назад

    Allah haku zharvo wlll

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 лет назад +7

    Nokia wali waan isticmalaa lakin waa telephonekeyga labaad. IPhone 8+ Nokia second phone

  • @faaido1217
    @faaido1217 5 лет назад

    Hore u soco zxp

  • @zackariamusse4234
    @zackariamusse4234 5 лет назад +1

    Wabari media is the best ❣

  • @sakariyecabdirisaaq2114
    @sakariyecabdirisaaq2114 5 лет назад

    Mahadsanid wll

  • @kamalkeit7074
    @kamalkeit7074 5 лет назад

    Bro waa video qiiro leh 😭😭 waxna ku qaadasho mudan runtii zxp siwacana waad noogu sharaxday thankz ...

  • @sacadmurqaan
    @sacadmurqaan 5 лет назад +19

    SHOUT OUT ISMAE QOFKI 2 AHAYE

  • @amiiramxamud3663
    @amiiramxamud3663 5 лет назад

    masha allah keep going bwe

  • @mohamedsufigudle
    @mohamedsufigudle 5 лет назад

    Waa cashar aad u muhiimsan tasoo kusoo koobeysa nolosha iyo isbedelka mahadsanid walaal.

  • @akramkeenaqocliyankacankaa9120
    @akramkeenaqocliyankacankaa9120 5 лет назад +15

    wll qaali subscribed isaar qasab kugu ma'aha qofki ila jecladana cimri dheer iyo cibaado suuban noe love soomali weyn ❤❤❤❤😍😍😍

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 5 лет назад +2

    Thnks Alot

    • @som2828
      @som2828 4 года назад

      صغزيةىسمسهور

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 4 года назад

    qofkasta wa garanaya Mobilada nokia mobiladii ugu horeeyey ee somalia so gala bay ahaayen marar badan ayan iswaydiiyey waxa shirkada suuqa kasaaray mahadsanid zxb

  • @abdifatahd941
    @abdifatahd941 5 лет назад +1

    Kolay mar hadaad guul gaadhid laysma dhigto oo layzma yidhaahdo halkii aad rabtay waad gaadhay ee marwaliba waa inaad dedaalkaaga aad sii libin laabtaa oo aadan is dhigan Nokia na iyada Ayaa iskugu wacnayd guuldaradaas ku dhacday

  • @Daryeelmedia
    @Daryeelmedia 5 лет назад +2

    Muqaalkan waxan daawaday 29 February 2020 Isla hadana waxaan kadawanooyaa Nokia 5🙏🙏🙏🙏

  • @aishadegan4342
    @aishadegan4342 5 лет назад +2

    Wall subscribta igu sharf sidaadd iishrftay aalh hakuu shrfeee

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 лет назад +1

    Keep going bro

  • @AyaanleCali-p2n
    @AyaanleCali-p2n 10 месяцев назад

    Sadness doesn't change frome reallyty

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE 5 лет назад +1

    Adiga wariyaha aaba iigu daran Tiiraanyada ka muuqato sida in Calanka Somaliya caalamka laga mamnuucay ama wadankeenii in la qaatay oo kle 😉🤔🤔🤔🤔🇸🇴🙏🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @akhy_muniir
    @akhy_muniir 5 лет назад

    M.a aboowe horay usoco

  • @samatarfigtar2327
    @samatarfigtar2327 5 лет назад

    Maxh allah hore isoco

  • @maahirshirey1685
    @maahirshirey1685 5 лет назад

    Asc waa war iga qarsoonaa waadna mahad santahay walale cashar waanaagsan ayaan kaqaadanay shirkada nokiya

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 4 года назад +2

    hadaad doonayso inaad barato carabiga iyo ingiriiska isku mar. maxaa kuu diidaya inaad soo booqato janalka
    إذا كنت ترغب في تعلم اللغة العربية والإنجليزية في نفس الوقت. ما يمنعك من زيارة القناة
    if you want to learn Arabic and English at the same time. what prevents you from visiting the channel...... ........

  • @mahatirmohamed4689
    @mahatirmohamed4689 5 лет назад +3

    Masha allah sxb si wanaagsan ayad u diyaarisay. Sxb adne waxaad RUclipska ka saartay dad aan ogahay sida Apple suuqa ugu saartay nokia kkkk

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 5 лет назад +8

    I phone & sumsang maaalinbaaa iyana sidan loo xusi doonaa 😂 illaah SW sow ma odhan و تلكل ايام نطول بين الناس dunidu waa maalmo uu maalinba qaaar ma mulayaan

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 лет назад

      😂😂😂🤣🤣🤣🤣

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 лет назад

      Nokia qoomamki d, dambay ka carartay 😂😂😂

  • @user-hm9zi3cs9y
    @user-hm9zi3cs9y 5 лет назад

    Thanks

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 5 лет назад +2

    Nookiya waa la xaasuustaa wallee

  • @Monkeypear2184
    @Monkeypear2184 5 лет назад +1

    Haddaaban wataa pro lkn hadda ayey suuqyada dib ugusolabatay

  • @Ai_SOMALI
    @Ai_SOMALI 5 лет назад +3

    sxb waxaad istihaashaa subcribe iyo like runtii waa fiidyhow qiimo badan

  • @Amuga-j9b
    @Amuga-j9b Год назад

    Amizing❤

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 5 лет назад +34

    Inti Samsung wadata like ta ha ila dhafina😂😂

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 5 лет назад +1

    Sxb anigu waxaan qaadan jiray sony Ericsson
    Ee noo soo gali iyadana wixii dilay

  • @abdikadirsaiid8713
    @abdikadirsaiid8713 5 лет назад +1

    Waan ka xumahay runtii in shirkadani aysaa ku dhacdo waayo waxey aheyd shirkadii tell phone ee aan abid arko ama isticmaalo tell keeda Nokia

  • @ZakiLangadhe.
    @ZakiLangadhe. 4 года назад

    Mobile kii ugu horeeyay Ee aan Arkey waxa uu ahaa Nokia, waxayna ahaayeen Taleefano Aad u qiimo badan

  • @leilaomar5304
    @leilaomar5304 5 лет назад +1

    Ilahy hakaaa abaal mariyo wll

  • @somking901
    @somking901 5 лет назад +1

    Nokia still waan jeclahay waa Phone adkeeysi badan 👍🏽

  • @hassanalqamar6218
    @hassanalqamar6218 5 лет назад

    Inshallah waantilaah

  • @studiohindi4981
    @studiohindi4981 5 лет назад +7

    Waaberi media

  • @sirali579
    @sirali579 5 лет назад +2

    Telka aan ka qaatay 310 kor laga daara jiray😆😆

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 5 лет назад +1

    Wxn bartaa economics wxaa la iidhigy mudo sanad ka hor presentation ahna wa la igu diray

  • @garaadkaabtechnology3625
    @garaadkaabtechnology3625 5 лет назад

    Shirkadda nokia weli way shaqaysa waxayna samaysaa qalabka ugu awooda badan telecommunication ka lkn waxaa joogsaday uun samaynti mobile lada

  • @master.aldahahbi8972
    @master.aldahahbi8972 5 лет назад +2

    Like kanaalka Indhaha caqliga

  • @Yaasiinmaxamed256
    @Yaasiinmaxamed256 7 месяцев назад +1

    Shirkad aduunka kaga tagtey xasuuso wnkzn io kalsooni

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 5 лет назад +4

    Wax badan ayay maskaxda ka hystaY kumaan qof quluubtooda....!!!
    Mahsanid walaL apdirahmaan...

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 5 лет назад +6

    wuxu la ooynayaa inu hanan wyy dad wynaha dunida ku nool❗️

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 5 лет назад +3

    Runta shalay ayan kugu soo biray ama an subscribe garay yo chennel run ahaanti wxn kaheelay af soomaliga aad adeegsanyso oo ah mid saafi ah ama eryo xul ah ad isticmashay wad ku mahadsantahy wx badan ayan ka faiiday waxana kamid ah Noloshu uma naxarisato qofka an hormarin naftiisa👌

  • @aadanaqyaarmedia4990
    @aadanaqyaarmedia4990 5 лет назад

    Waaberi madaxda sln sare

  • @abdishire281
    @abdishire281 3 года назад

    ma.abdiriham codkaaga dahabiga ah ka faaidaysi intaan ka badan buu u baahan yahy

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 4 года назад

    Nokia waxaa laga lahaa oo samaynjirtay wadanka finland balse way ka baxday khadka

  • @heegantechnology
    @heegantechnology 5 лет назад +1

    Waa wax laga qiiroodo wallaahi Nokia ilaa hadda waxaan aaminsanahay Nokia in telephone ka fiican adduunka soo Marin waayo ninkii isticmaalaa garanaaya
    Haddii aad mobile Nokia ah ka soo duurtid dabaq 50 dabaq ah waxaa suurto ah in mobilkaasi sii shaqeeyo ,
    Qaar aysiidh xattaa Ku shubaaya ayaan arkay oo aanu waxba noqoneyn , xagga iPhone iyo Samsung ay qarxayaanba,
    Markaa Aniga waxay ila aheyd inay shirkadda iibiyaan may aheynee in loo dhaqaale geliyaabay aheyd oo ay smartphone ubedelaan qaabka

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom1355 5 лет назад +1

    NOKIA ALLA MAXAY XASUUS AN LAGA TERTERI KARIN QALBIGYGA KU LEEDAHAY WLLO MA TELEPHONE BU AHA MISE TELPHONE IYO BADH

    • @farhiyacadey4773
      @farhiyacadey4773 5 лет назад

      Mohamed Ck maxa ku dhacay matarolah iyo Lj iyo soni

    • @empireandkingdom1355
      @empireandkingdom1355 5 лет назад

      @@farhiyacadey4773 Kuwan dhan wu ka tayo vicna iphone wa qatay LG wa qatay sony wa qatay micromox wan qatay alcatel wan qatay mobil u dhigma wa wayey samsung pa kuso yara dh0w

  • @channelkamurtida9365
    @channelkamurtida9365 3 года назад

    Mobilkii u horeeye ee aan qaato wuxuu ahaa nokia 2011

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 года назад

    Am so sorry waxa kudhacay talkii iyo company gii aan kusoo aqliyeystay lkn maanta saaxada ganacsiga lagawayay

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 Год назад

    Walaahi nokia waan xasuustaa

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 5 лет назад

    Kii igu horeye aan qaato nokia ahaa daarod halgame 2007 dii

  • @maskacadse3096
    @maskacadse3096 5 лет назад

    Horay

  • @abdifataaxmaxamuud4520
    @abdifataaxmaxamuud4520 4 года назад

    Nokia Asc Ok thanks macaan

  • @radhas2411
    @radhas2411 5 лет назад

    Shirkad layaab lahayd

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 8 месяцев назад

    Nokia, waan xasuusta ,allaw telephone masoo sari jirtay

  • @sheymaaabdi9866
    @sheymaaabdi9866 5 лет назад

    Iam new subscribe

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 лет назад +1

    walhi waa cashir ku cibrasho qadsho mudan

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 5 лет назад

    Nokia wan uxiisay balse guul daradeeda ma ahayn in is dhiibto

  • @mahamedhasan425
    @mahamedhasan425 5 лет назад +4

    ilaahay bn kugu dhaarye imiza ayaa zita zumzung ee ka daawanyza

  • @mohajamao7480
    @mohajamao7480 5 лет назад

    Sababto maxay tahy guul dardo

  • @ikraanladan8497
    @ikraanladan8497 5 лет назад

    Shanqartiisa hadaan maqlo waa oon gaaray

  • @abdullahosman3151
    @abdullahosman3151 5 лет назад

    Waaa mid sidooo kle samey'n kuleh adamaha

  • @abdiaziizabdullahi5820
    @abdiaziizabdullahi5820 3 года назад

    Nokia wakhtigeeda wey soo qaadatey

  • @simanabdi2803
    @simanabdi2803 5 лет назад

    Qof walbo iPhone ama sumsung wato waxa kale uu wataa Nokia waaaxay guuldarada

  • @Abdourazakmohamed54
    @Abdourazakmohamed54 6 дней назад

    Codkagi sidi hore kuso ceeli sxb

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 5 лет назад +1

    Nokia👌

  • @abdullahiabdirisakgure8099
    @abdullahiabdirisakgure8099 5 лет назад

    Hadan kaso quraya comment ga waana ka fiirsanaya

  • @mohamuduhaddadi108
    @mohamuduhaddadi108 5 лет назад

    Nokia hada waa at soo laban krata

  • @safarka-kameyl
    @safarka-kameyl 5 лет назад

    Waxaa meshaas iiga soo baxday laba qofob oo kale ah in aadan is dhigan iyo in aadan joojin hindisahaga

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 5 лет назад +18

    OMG
    waanka xumahay wlhi waa qiso qiiro leh
    Waan xasuustaa talefon aanqaato waxaa ugu horeyay NOKIA
    😰

  • @sulaimanabdi5461
    @sulaimanabdi5461 5 лет назад

    Ax ax ciil badanaa Nokia

  • @muhiyoaadan8721
    @muhiyoaadan8721 5 лет назад

    wad ku mahadsantahay cabdiraxman dhirigakintaada

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 5 лет назад +1

    Sxb cawa channel kaga igu horeyso, so jedintada wanagsan ayan subscribe kugu siyay

  • @blackman8295
    @blackman8295 5 лет назад +1

    Shirkaddii huawie ka waran

  • @drdiinishriif9645
    @drdiinishriif9645 5 лет назад

    Maanta ayaan ku soo biiray chanalkaan

  • @cabdixafiidcalinur4213
    @cabdixafiidcalinur4213 4 года назад

    Codkada manta si kale waye hargab makugu dhacay

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 5 лет назад

    Nokia shirkad la tabay 😢

  • @liverpool2707
    @liverpool2707 4 года назад

    Hada asaga Ayaan wataaa midka aan kaala hadlayo

  • @khabibshire
    @khabibshire 5 лет назад

    Hada ayaaan wata Nokia 7.2

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 лет назад +1

    nokia c3 ayaa isoo maray

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 5 лет назад +1

    Mobilku soo DAAROOD HALGAMAY maaheyn .