Waxay qaxeen iyagoon waxba haysan Laakiin Mudo kadib ....
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Tirada dadka ku xiran Chanalka Xiligan: 5,663 Subscriber.
Muqaalkii ugu dambeeyay: • 5 wax oo aadan ka Ogay...
Muuqaal Ku qancin doona: • Video
Nagala Soo Xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....
shukran yaa ustaad
run ahaantiii
sida aan kuugu xirmay noloshayda isbadal weyn baa ku dhcay
waana kaaga mahadcelinaa ustaad
Run ahaantii waa chanel aan waxbdn ka faaiidey go forward zhp waaberi media👏👏
Aad baan ku jeclahay dhiirrigalin baan kaa helay❤🌏🤝
Wll runtiii ablakaga noo kashay runtii mid laku di garoh runtiii ilahey waxaan kaga baryaya kheer in uuu ku gu badalooh cabdirixmaan cumar jasaka allahu kheeran wll 👍👍👍👍👍👍👍👍
Mahadsanid walal
Qofka maalintii daala habeenkiibuu raaxaystaa waa maahmaahdaan ka guntay abuu qasaala
Muuqaalkan markaan daawanaye waan xanuunsanaa waxaana 3 maalmood naso lkn waxaan ogaaday qofka shaqadiisa kuso daalay le in uu nasto ayaan fadhiga ka kacay wlhi
Walaal hore u soco
Muuqaal qalbi taabad ah Haddaan Somali nahay 💯💯 muuqalka dadaal waa mid naquseeeya
Daalku waa wadada lo maro guusha iyo raxada
QOFKI daala aroortiisa wuxuu nasta habeenkii
Hadii aad rabto raaxo u daal 🎉🎉
Hadal sidi waran ayuu ii gala micnaha waa mid hami iyo han ii galay.
Guushadu waa gushayda .
Keep going bro.
Masha Allah wll mahadsnid 😘
mansha allah kanaalka waan dhiirigalinayaa iyo c,raxmaan wuxuu noqday kaanalkani mid kamida nolol maal maydkay ga ee an ka shidaal qaato si aan hamiga u rumeeyo
Gaalbaa mise waa muslim
Wan garn wayay zhp
Mancha Allah Bowe sidaad u wad vedioga aad noso gudbisid dar alle ban ku jeclHy
Masha allah runtii wa qiso iso jidatay aadna aan ula dhacay runtii wlll abdirahman waxa tahay ruxa aan dhiira galin uso doonto hadba marka aan daremo in aan gabiyay☺☺🌹 nolasha kuma xumeso wllken waxa tahay
Nooleyaha hankeena🌹🌹
Maasha alh waa wax lagutusaalo qaato insha alh kuwa guuleysto hanga daadidiyo
Mansha Allah
Pro keep going legal hormar wacan
guulayso walaal
Masha allah ✨
Qasaala waa Nin adag oo dadalay una bahan ina lagu daydo marnaba laga niyad jabin hamigaga waberi media waad ku mahadsan tagay sida wax nogu soo Gudbiso
Aada ugu mahad san tahay sida aad ula wadaagto dadkaada sifooyinka guusha
Msh”Alh
Alla hkaa abaalmariyo
Dadaalka aadnoo gasho
M.a keep going
Wlhi waa nin qiimo badan
Woow amazing
Hore usoco
Waan ku salaamay wll.
Wll waxaan kaa codsanayaa in aad odhahah laga hayo aan noosoo gudbiso
Keep going
Wll waxaan ka codsanayaa in aad kasoo hadasho wadanka Malaysia iyo wax barashada
Masha allah walal waa markii ugu horeesay oo chanalkaga aan daawado waxaad u qalantaa 300k subscribers iyo views badan codkaga waa cod soo jiidasho leh keep going walal
Mnsh allah
Hore ayaan udaawaday isago carabiya🤩
Horay usoco wllkeen
Qof xun oo qasaala ka sheekeeya oo somali uraya ah ma lawaayo !!!!@
Ma garanayno qofkaas sxb uf uf uf
waad ku mahadsan tahay wall dhiiron galintaada
Waa jecaly saas wax u tabineysid mar un saan wax soo bandhigodaa
👍👍👍👍👍💪
❤❤❤❤
Waaberi media
For go world
Aywah
Guushiisa waxa u saamaxday waxbarasho aanay dhaabad ku noqon lacag boqolaal somali ah oo guuleystay kara waxa darbi ku noqotay lacag aanu ka gudbi karin
Hhhhh wax jira maaha waxaas aad sheegayso hhhh
𝐎𝐮𝐫 𝐭𝐞𝐚𝐜𝐡𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐨𝐦𝐚𝐫 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐢𝐥 𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠 𝐛𝐫𝐨
QIIRO AYAAN LAOOYAY SAAKA
Asc c.raxmaan waan kaaga mhdclinayaa shqo aad noo hayso waxaan rbaa in aan kula xariiro ama ilasoo xariir wllo
asadheydar1998@gmail.com ama 252617499337