Fartaag oo guuldaro kala kulmay shacabka gobolka gedo, Mareexaan oo diiday qorshaha xasan sheekh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 46

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 4 часа назад +9

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🥰🦁🦁🦁👑👑👑🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 часа назад +4

    Fartaag waa horgal, yaahuu sharkiisa isaga iyo intii lamid ah ilaahay ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 часа назад

    C.balwaaan xaqudirir guuuleyso idankaallaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 3 часа назад +2

    MMT Waa RAG CULUS GUUL MAREXAN SADE ❤❤❤❤❤

  • @ruun139
    @ruun139 Час назад

    Balwan ilahay hakuxafido manshalah halka wariye on hayso gulayso 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️👍👍👍👍💯💯💕🌷

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 часа назад +1

    SAX❤❤❤❤ FARTAAG NAJISKA IN LA DILO BAY AHAYD.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 часа назад

    Masha Allaah guul iyo gobanimo

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 часа назад

    FARTAAG WAA TUUG DANEYSTE AH WUXUU HORE U SHIRQOOLEY IN LA DILO DHALINYARO MAREEXAAN AH. FARTAAG WAA HORGALE AAN CAQLI BADAN LAHAYN. GUUL IYO GOBONIMO REER GEDO❤❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Час назад

    Guul guul mareexan is not easy❤❤❤❤💪

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Час назад

    Allah akbar
    one love somali

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 3 часа назад

    Marehan guul ❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 часа назад +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul shacabka jubland ee kalbaharey jogey dhar baxo kul ba lagu dhufdey horgal faratag noga baxa magalada kalbaharey ee jubland waxa mwnh jubland wa ahmed mahamed islan ahmed madobe iska doraney anaga jubland ba nala xabad ba naga dhaxaso fartaag odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban bye fartaag

  • @khadarismail1275
    @khadarismail1275 3 часа назад +1

    Guul❤❤

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 4 часа назад

    Khayr baan u rajaynayaa dadka soomaaliyeed iyo dhulka somaliyeed. Aamiin inshaa allaah.

  • @MukhtarCali-f1v
    @MukhtarCali-f1v 4 часа назад +3

    Waxaan usoojeedinayaa beelaha mareexaan inay xisaabtamaan labada nin siyaasad ayay isku hayaan barina way heshiin doonaan wixii axmed idinka dhexeeyaa waa wax awalba idinka dhexeeyay laakiin xasan sheekh waxba idinkama dhexeeyo yaanu dabka idinku gurin kaliya kula xisaabtama wixii soomaali kadhaxeeyay

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 часа назад

    Fartaag ha dhaco

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 4 часа назад +3

    war dila diluga xaaraankah yaahuu ruufyaan kama weynaado yaahuu alle magan

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 4 часа назад +3

    Odaygan horgalka ah hayska qabtaan

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 4 часа назад +1

    Fartaag maaha Mareexaan ee waa sheekhaal reer awxasan hooyadiis baa Mareexaan

    • @hiboali5025
      @hiboali5025 2 часа назад

      Fool xumadiisa ayaan ka yaabay oo mareexaan sheegad ma leeyahay, yaahuu fartaag waji daanyeer😂😂😂😂

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 3 часа назад +1

    Hamze marxuun iyo hassan dhiiqo

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 3 часа назад

    Guuuuuuuul 🌱 ♥️

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 часа назад

    Cunaqabataynta ma ilaahay baa na saaray,
    Horgal waa dil.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 часа назад

    Hasan markii biyihu qaadeen hasan xagee jiray

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 3 часа назад

    Horgal waajibkiisu waa dil,
    Aragti baa inaka dhexaysa.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 часа назад

    Fartaag waa horgal ushaqeeya Hassan mooryaan

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 часа назад

    Garaad/ Rasuul somali weyn... halkaa Kaga Hay daacadnimada iyo midnimada Somali-weyn...

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 часа назад

    Somali weyn ayey aamminsan yihiin mareexaanka iyo dhuloos ba

  • @HooyoSacdiyo-k5v
    @HooyoSacdiyo-k5v 3 часа назад

    Ax ax kaasmadaxay ka goyin lahaayeen

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 часа назад

    Ta kle waxaad tahay Afhayeenka bulshada Aan Codka lahayn walaahay haddaad Ku adkaysatid difaaca masaakiinta shacabka waxaan hubaa inàad Janno gelaysid.... Aammiin

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 4 часа назад

    ( Qaan mareexaan waa
    Qaaxo kugu maqan ).
    Bulshada Gobolka Gedo
    ayaa ii xaqiijiyey erayadii
    Yaraantii aan maqli jirey.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 часа назад

    Dadku dawlada ha Iska celiyaan Hana la shaqeeyan
    Haddi la maqli waayo ,yeysan dooran kuwa Dorota shaqa halaga qabto see 10 nin shacab lugta ugu walaaqayaan
    Dhibta waa shacabka

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 8 минут назад

    wa tug tug so dirsaday oo isna iiman la, ilahey damul jadid dalka
    dadka & dinta ha ka qabto...

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 часа назад

    Buundooyinka Sidii loo dhisi lahaa ayuuba Ka hadli lahaa

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад

    axmed waa inuu siyaasadiisii badalaa oo tolkii mareexaan laheshiiyaaa buundooyinkana dhisaa siyaasadiisuna uu furfuraa oo talada dhexda dhigaaa axmed haduu taladiisii hore wado hadhoow cadaw baay usooraaci donaan

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 часа назад

    Itoobiyaan Ka xitàa garbahaaray halaga Saaro

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 3 часа назад

    Fartaag waa marxuumkii Mareexaanka weeye! Waaba ninkii loo soo dirray Mareexaan oo la yidhi hubka kasoo qaad! Cunaqabateyntee maxay siiyaan hadda!?

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад

    nefweeye horgal ah malinba kuu lajoogu buu ushaqeeyaa xayawaankan in ladilaay ahaaydba nacaladka

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 часа назад

    Mac sokor awalba dulmi ayuu u socdey ee umada alaha ka qabto dhalin yaro ayunbey baa bi'iyaan mar kasta

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 3 часа назад

    WAR ISKA ERYA MARXUUM FARTAAG MARXUUMADU WAA BADAN YIHIIN MAXAA CUNAA ILAAHAAY HA IDIN DHAAFIYO REER GEDO SIDA REER CAABUDWAAQ ERYA FAA'IIDO MALEH . AWALBA GEDO GO'DOON WAY AHAYDE MAXAA KA HALAABAY MA ADEEG XASSAN DHIIQO BAY HAYSTEEN.

  • @doone9873
    @doone9873 Час назад

    Inta aqli lehen o qabilku ku wen yahay aya ka walaysa benta jooji tuug benlow ah aya tahay walahi

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 3 часа назад

    VIVA SAYID AXMAD ISLAAM & REER JUBA LAND
    HAA DHACO HOGAAMIYAHA KOOXDA CIYAAL WEERO 😂😂😂

  • @yuridanhaaji1101
    @yuridanhaaji1101 2 часа назад

    KKK,DAWLADU,MAXAY,SII,SOO,OY,KU,CUNAQABATEY,,GADO,,MAXASA,MAREXAN,DHEX,GALIYEY,DAGALKA,,AXMAD,MADOBE,,IYO,XASA,SHEEQ,,

  • @doone9873
    @doone9873 2 часа назад

    Tuug tuug dhalay ben badan waligay ma arag qof kaa ben badan abagal aya tahay waxana ben ku wada umada ben badana bal kugu dhacday benta umada ka dhaf

    • @doone9873
      @doone9873 Час назад

      Walahi wan jabay ninka benta uu umada ku hayo wan jabay ninka wa abgal casi