Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Afhayeenka waan salan
Xoolaha la iibsadaaver awelba wuxuu ahaa LAX DHUKAN haday iibsadeen muxuu tari? Waa calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay oo damiirkiisa iibsaday, Cidla ayuu ku soo dhacayaan. Guuleysta guuleysta guule haydin garab galo kulmiye 👍👍👍😁👍👍👍😁👍 god bless kulmiye 👍👍😁👍👍👍😁👍 kulmiye loo baqanmaayo
Kitaab baan ku dhaartay waana la i iibsanayaa. Waa dhibaato.
Oo maxay ka gaadhi faysal miyuu tartamayaa lagukala bax afhayeen
Kamarado halagu xidho gobaha dorashoyinka iyo sanaduqad waa laibsanayaa komoshinaka lacaag baa socota waa khatar
Faysal waxba kama beddeli karo! ee laakiin guddida doorashadu waa inay wax ka qabataa arrintan
Ma wxy raban marka in codadka xisbiga ucid helo ay ku darsadn kuwoda
@@hodanabdilahi2754 Si kasta oo ay u xadi karaan codadka dadka way isku dayayaan. Waxay ka quusteen inay daacadnimo wax ku helaan
GUDOOMIYAASHA H/AWAL FARA BADANAA. 😂😂WAA MAGAC LOO MEEL WAAYAY😂😂KAAH🎉🎉❤WADANI🎉BARWAAQO🎉
Odaygan doqonka ah munafaqadu kabuuxdo umada ayaaakaqabta ooloosheegaa yaab
Guul Muuse Biixi
Casowga gudaha weeye ninkani😂
Ilaahay ka baq oo beenta iska daa. 😂😂😂
Waryaa dadka haays kudirin beenaale qudhmiyaw aamo uday weeyn baad tahay qabrigaaga hagaajiso waxaan wanaagsaneeyn ayuunbaad kuhadashaaye
Adigo ah afyenka qabilka musse bihi in fariin ad u gudbiso faysal oo ad kutidhahto rer kina gadhxajise iyo ciro ayaa cadow ah ee dagaal ababul oo nagu caawi si an uga adkaano cadowga gadhxajise qofka sida adkuledahay asagu sow dabiirmalo aderow xukunku waa wareegto adigu kaliga somaliland malihiid shalayna musse joogay matana waa ciro filimkad waadowaa sodhamaday waa cadowg waa somaliwen olaalihiini ma inta wadhafiwayey ee umaada ka xishooda
Bacaaaaaaaaaaaaac. Kkkkk
Xisbigan tugada lacagti xaranta waragaya Hassan shiikh so doiray
Amina afka isku QABO. Oo xishood
Afhayeenka waan salan
Xoolaha la iibsadaaver awelba wuxuu ahaa LAX DHUKAN haday iibsadeen muxuu tari? Waa calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay oo damiirkiisa iibsaday, Cidla ayuu ku soo dhacayaan. Guuleysta guuleysta guule haydin garab galo kulmiye 👍👍👍😁👍👍👍😁👍 god bless kulmiye 👍👍😁👍👍👍😁👍 kulmiye loo baqanmaayo
Kitaab baan ku dhaartay waana la i iibsanayaa. Waa dhibaato.
Oo maxay ka gaadhi faysal miyuu tartamayaa lagukala bax afhayeen
Kamarado halagu xidho gobaha dorashoyinka iyo sanaduqad waa laibsanayaa komoshinaka lacaag baa socota waa khatar
Faysal waxba kama beddeli karo! ee laakiin guddida doorashadu waa inay wax ka qabataa arrintan
Ma wxy raban marka in codadka xisbiga ucid helo ay ku darsadn kuwoda
@@hodanabdilahi2754 Si kasta oo ay u xadi karaan codadka dadka way isku dayayaan. Waxay ka quusteen inay daacadnimo wax ku helaan
GUDOOMIYAASHA H/AWAL FARA BADANAA.
😂😂
WAA MAGAC LOO MEEL WAAYAY😂😂
KAAH🎉🎉❤
WADANI🎉
BARWAAQO🎉