WAR DAG DAG AH XAFADA ISLII WILL SOOMALI AH OO SI ARXAN DARO LOGU DILAY, DAR DARANKII OOMAR BAR BAR.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 30

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 Месяц назад +2

    Inlilaahi wainaa ileyhi Rajicuun

  • @user-kx1zf1fc8w
    @user-kx1zf1fc8w Месяц назад +3

    ilaahow wilka yarka ah allah haunaxariisto
    cumarna alah ha caafiyo

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад +1

    Waa run Lacag jeceyl bay ku ba eenLacag bay ku.waasheen Fanaan ma noola

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +2

    allaha unaxariisto wiilkaa walaalkeen ah

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi Месяц назад +1

    Xagee jogta 😅😮😮❤❤❤😂😂😂😂❤ wlaalnimo mcn 😂😂😂❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer Месяц назад +1

    Ilaahay ha cafiyo

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +1

    aamiin

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +1

    allaha caafiyo omar bar bar

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад +1

    Bisnka ilahay haaw naxaristo miskiinka meel hadu qalalaase ka dhaco bidhcad iya ka dilacda marka wa ina habeenka la socon
    Ta cumar barbarna ilaahay ha caafiyo miskiinka laga yaaba inu maan dooriye cunaye misknka isna

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад +1

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH

  • @learn_quran_with_umu
    @learn_quran_with_umu Месяц назад

    Wiilka maantay hore la.aasay

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Месяц назад +2

    Dalkoodi ha adaan Soomaliida

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Месяц назад +1

    Inaalilaah wa ina ileyhi rajacuun Allaha u naxaristo marte lajecelyahay Allaha ka dhigo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh yaab allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin

  • @learn_quran_with_umu
    @learn_quran_with_umu Месяц назад

    Dadka..waa somali. Dilay 2 wiil aya dila

  • @najma649
    @najma649 Месяц назад +1

    walaahi waa hadal ku danqaayo allow caafi oo usoo celi maskaxdiisa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад +1

    WAR KOOXO USKU RAACA TUUGO DAD BADAN MA DHICI KARAAN

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Месяц назад

    Sawaaxiligu waatashadeen itopian ka waa tashadeen afrikoo dhan iyo aduunka waa naceen somaali da waaxaa larabaa in dalkaa s laga sooguura somalida

  • @FrankfurterMm
    @FrankfurterMm Месяц назад

    Nolan maheysid miyaa only takin

  • @R3dS3a
    @R3dS3a Месяц назад

    Ninkan maskixiyan wu washay

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Месяц назад +1

    WAXAAN MAQLNEY SOMLIDII U QAXDEY KANBALA SUUDAFRIKA IN LADHACEY LANA CUNEY .DADQALTO AYAABA DEGEN JIDADKII AFRKA

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi Месяц назад

    Asc😅😅😮❤❤❤

  • @abdifatahmahathussein4253
    @abdifatahmahathussein4253 Месяц назад

    gaarisaba way kajirta soomali 30 sanno way kusocota dawladahana kadambeeya meeshi somali dagto inu dilka caadi kanoqdo

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishaabdullahi7001
    @aishaabdullahi7001 Месяц назад

    Astaqfirllh dheh walalow wadnaha lee ka dhigaye waxad hubsan dadka ha ula imaan

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 Месяц назад

      Ma nool yahay?

    • @aishaabdullahi7001
      @aishaabdullahi7001 Месяц назад

      @@maryamadam6932 wu dhintay lkn caloshisa lama dooxin wadnaha kaliya dhawan kaga yaalay mar somalidan wax ay hubin iska shegayaan illah amarkii

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Месяц назад

      Abayo maxaa dhahday