Baklava Dhamestiran Stap By Stap Sidaan Usameyso 👌

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 194

  • @anisomohamed3161
    @anisomohamed3161 4 года назад +15

    Baqlaawe asxan weeye mshlh inshlh wan baranayaa ma aqaan anigu hadana cunustiisa wa kahelaa waxan kujiraa final exam jamacada halaiisoduceeyo 🤲🤲🤲

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 4 года назад +32

    Nabi muxame darti subscribe iigu saar wll qali

  • @samiyalifestyle6737
    @samiyalifestyle6737 4 года назад +12

    Qeyr alaha ku siiyo sida wu rabay baklava guriga lagu samaynaayo

  • @samiyalifestyle6737
    @samiyalifestyle6737 4 года назад +5

    Qamar waxa kugu jeclahay cuntada sida fudud aad nooga karisid thnks

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 4 года назад +3

    Maasha Allah qaali kacantada Allah hkuubarakeeyo aniga jecel Lkn sokor bdn majecli lkn kada waa qatar wasameyntonaa Insha Allah kunafahane inoo sookali Qaali

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 года назад

    Wcs Aabyo qamar masha Allah tabrikllha ilahey gacantada haku barakeyo masha Allah qurux waye jizakalaha qeer Aabyo keep going 👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saciidamuxsin5339
    @saciidamuxsin5339 3 года назад

    mash allh xpt aby qamar looska magaciis ii soo sawir

  • @ramlaabirahmn6056
    @ramlaabirahmn6056 3 года назад

    Mansha alllh abyo qamar waa mahadsntahay bahalakan inad samysay kun jeeer chanlkaaga ka fiiriyy mansha allh mcnto

  • @umamaxamedumamaxamed7784
    @umamaxamedumamaxamed7784 4 года назад +2

    Wad mahaadasanatahay qamaar wax badaan aa ka Fiidaay Bariisaki subaariiganiiga waan kariiya wana naa cajawiiyaay masha Allah 😋

  • @queennadia6283
    @queennadia6283 3 года назад +1

    manshaallha walashay qamar gacanta alaah hakuu barakeyo waan tijaabiyay wana wayna ii hagaagtay 🥰😘❤

  • @CabdicaadilIsmaaciil
    @CabdicaadilIsmaaciil 3 месяца назад

    Ilaahay hakuu barakeeyo gacmaha wll❤

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 4 года назад

    Masha alh qatar waaye afaarahan qamar dhadhamiska haku fogaanin yah waa lagu cayilaa alaabtn

  • @nuuriyaahmed5290
    @nuuriyaahmed5290 3 года назад

    Khayr alle haku siiyo xbbt alla maxan raadiyay suqana mid subagleh aya lagu ibiya ana wan ku xanusta shukran

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 3 года назад +1

    waaaw wan jclahay aniga shaqo iyo wax karis ma jcl lakin arabta ka donta

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 года назад +15

    Mashallah cadi mahan 🤤🤤

    • @zaina4555
      @zaina4555 4 года назад +2

      Waa kuxiisney RUclips usoolaabo

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад +1

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid walal

    • @Lasoco
      @Lasoco 3 года назад +1

      Caloosha markaad cuntadaan macaan ku buxsatid ama ishaba aad ka cuntid.
      Soo booqo channalkaan si aad uga faa'iidid ama caruurtaada uga faa'iidaan kicinta quraanka kariimka ah.
      Shaki la'aanna wuu ku cajib galinaayee ee subscribe dheh si aad joogto uga faa'iidid

    • @saciidamuxsin5339
      @saciidamuxsin5339 3 года назад

      fama aby waan kuu xisay waan kusaly
      waan ku waaye xpt

  • @ugbaadyusuf4114
    @ugbaadyusuf4114 3 года назад

    Shukran xbbti wn ku guulaystay samayntiisa

  • @zamzamzageye6954
    @zamzamzageye6954 4 года назад +2

    Masha allah diri dhaba igu danbeysey inan cuno cafimadi ku cuna

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 года назад +1

    Manshallah tabarakalah miss cook qamar lula 😍🥰❤🥰😘🙏👍

  • @xamdamaxamud3068
    @xamdamaxamud3068 4 года назад +1

    Saan ujeclhsy lee laakiin waan kaxumhay dhayd aa ku jiraa mahdsanis abasyo qamar

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 4 года назад

    Maasha Allah xabibti shukran dumaashideyda qaalida marna saaxibteyda codsigeyga sida iguso tixgelisay mahadsanid❤️❤️💓aadaan oga helay waabarowrynaa haka cabsanin 😘😘

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 4 года назад +10

    Masha allaah walashey macaan iyo Qatar 😱😱😱❤❤😋😋😋😋👌👌👌🥰

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад +2

      Subscribe igu caawi walashay yaasmin mahadsanid

  • @muscabmedia1992
    @muscabmedia1992 4 года назад +1

    Mashaa Allaah B
    Qamar Bintu Amira horey U Soco

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid

  • @Yemibelete
    @Yemibelete 4 года назад

    Maasha allaah walaashey macaan ilaaheey gacantaada ha ku barakeeyo

  • @sabriinqalbi
    @sabriinqalbi 4 года назад

    Masha alaah
    Qamar wax an jaclahay aad soo galisay si fiican ne waad waadusameeysay

  • @ayuunaiidow1468
    @ayuunaiidow1468 4 года назад +1

    Masha aallah abaayo ilaaheey gacantaada hakuu barakeeyo lkn looska aan naqaano miyaa mise midkle isoo sheeg abaayo

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walashay adoo raali mahadsanid walal

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad4800 4 года назад

    Wsc war matulahi wabarakad walashey Mcn 💋❤️ Alo kuxifdiyo Amin yarabi damantana keep going ❤️

  • @fatuushcabdiraxmam604
    @fatuushcabdiraxmam604 3 года назад

    Masha Allah bariyaan usku dayaa ins ha Allaaq

  • @fawziyamahamad9633
    @fawziyamahamad9633 3 года назад

    Masha allah qurux waaye indhahaba ka dhergay alaabtaas waan jeclahay waaku mahadsantahay aanoso bandhigtay

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 года назад +2

    Mash’Allah yummy 😋😋😋😍😍😍

  • @nimahosh2503
    @nimahosh2503 3 года назад

    Asc walaley warango wa maxay reer jabuuti ayan ahay

  • @maymunabdulahi2865
    @maymunabdulahi2865 4 года назад

    Abyo mahadsanid saa ujeclhy ani biqlaawa u aqaan waan soo tijaabin natiiijadana waan kulasoo wadaagin

  • @hawamohamed1119
    @hawamohamed1119 4 года назад

    Maasha alaah ilaahey ha ku barkeyo gacantaada

  • @umualisha4012
    @umualisha4012 3 года назад

    Masha allhu xabibti illahay gacantada Haku barakoyo

  • @faadumomaxamedfaadumomaxam4847
    @faadumomaxamedfaadumomaxam4847 4 года назад

    Masha allaah abaayo jazakallaah abaayo qamar waxa san ufudud nosoobadi ileen soomali aan jognaaye

  • @sahroabdulahi4807
    @sahroabdulahi4807 4 года назад +1

    Masha allah abayo mcn illahey gacantada illahey haku barakeyo❤❤❤❤

  • @zuzumohan1288
    @zuzumohan1288 4 года назад

    Masha alah qamar guuleyso mar walbo xubi

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 4 года назад +1

    Maasha Allah xbbti 🥰🥰

  • @siyaaxajiabuukarabuukar6078
    @siyaaxajiabuukarabuukar6078 3 года назад

    mash,alh thnks macalimada macmacaanka

  • @anabahmed3346
    @anabahmed3346 4 года назад

    Wlhi waan xiiseeynaayay maashaa Allaah waaba fudud yahay mahadsanid

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 4 года назад

    Asc abaayo mcnto mansha'llah, isogo folyad oo diyarsan aan sokada lakiin kaga ka fiican wx adiga sameesati mar walibo fiicn mansha'llah abayo 💞💞👍👍💕🇸🇴

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 4 года назад +1

    Ilhy qerbdn ooobaraka leh allh kusiyo qamar luuul

  • @sacdiyoabdi4461
    @sacdiyoabdi4461 3 года назад

    Mansha Allah walaale ilaahay gacmaha hakuu barakeeyo

  • @zuhuurchannel55
    @zuhuurchannel55 4 года назад

    Gabdhaheena Somalia waxey so barteen cuntooyinkii turkida iyo mac macankii turkiga

  • @saj4117
    @saj4117 4 года назад +1

    Looks easy I will try it In shaa Allah. Thank you

  • @umuamiin1736
    @umuamiin1736 4 года назад

    Masha allah abayo qamar wallahi caadi maaha alle haku barakeyo

  • @maryngood4088
    @maryngood4088 4 года назад +1

    Masha Allah Allah kaxfdo 😋😋😋😋❤🌹❤🌹👌

  • @farxiyomaxamed7838
    @farxiyomaxamed7838 3 года назад

    Mash Allah Qamar Cadey Sidan u jeclahay lee Mac macanka

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 3 года назад

    MashaAllah Ad uu umacan yhy. Walalaheyga boqda chanelkeyga

  • @ماهرجميل-ض9ظ
    @ماهرجميل-ض9ظ 4 года назад +1

    ماشاء الله كان وما لم يشأ لم يكن الله يحفظك ويرعاك

  • @naciima_family
    @naciima_family 4 года назад

    Maasha allaah walaasheey gacantaada allaha kuu barakeeyo ❤️❤️❤️

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 3 года назад

    Manshaa Allah Cafimaad kucuna Xabibti 👍

  • @naimadagan8823
    @naimadagan8823 4 года назад

    maasha allaah thnks qamar cadey

  • @simraanmohamed887
    @simraanmohamed887 4 года назад +2

    Masha allah

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan1446 3 года назад

    mahadsanid anayo qanareey

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 года назад

    Waxaa jiri doonta maalin aadan ku salin karin xabiibkeyna muxamed scw fadlan maanta ayey Naftu kugu jirtaa ee ku sali xabiibkeyna

  • @munaibrahim7663
    @munaibrahim7663 3 года назад

    ماشاءالله

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 3 года назад

    Maaaasha allha caadi mahan🙏🙏🙏👌👌👌♥️♥️♥️💋⚘💐

  • @laylayousuf471
    @laylayousuf471 2 года назад

    Asc abaayo ilahay ha ku xaafido

  • @oadow119
    @oadow119 4 года назад

    M.a tabaraka laah wllshey

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 года назад

    Mashallah baqlawa taslam yadak xxbti qamar

  • @hoodoahmed1707
    @hoodoahmed1707 3 года назад

    Wllo mcnto lowska ma kii cadiga ahaaba mise mid logu talgly baqlawha miyaa lowska iso sheeg abayo mcnto ❤️❤️💯

  • @xaliimoali3985
    @xaliimoali3985 3 года назад

    Mashallah mahadsanid

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 4 года назад

    Masha allaah Qamar Bint Amiir

  • @nasroxirsi5626
    @nasroxirsi5626 4 года назад +1

    Xppti adaa ku jeclnahy

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 года назад

    Masha alh alh ku xfido geep going

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 4 года назад

    Masha Allah keep going xabibti

  • @rayanassor5077
    @rayanassor5077 3 года назад

    Asnt sn

  • @foosmahamedhasanfoossiina654
    @foosmahamedhasanfoossiina654 3 года назад

    M.a xppti allah ku xafido

  • @layloladan4091
    @layloladan4091 4 года назад

    Maashaa allaah xabibti 👌👌👌

  • @naciimomashaallahabdi2421
    @naciimomashaallahabdi2421 4 года назад

    Mashllh tabarakalah 💁🏻‍♀️👑♥️

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 4 года назад +1

    Mashallah thank you abayo so much

  • @ikhlaas4100
    @ikhlaas4100 3 года назад

    maashaa allaah ilaaahay haku xafido

  • @kiinkos8000
    @kiinkos8000 4 года назад

    Masha alaaah gacantada alaaah ku barakeyo

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 4 года назад +1

    Mash Allah

  • @امماهر-غ3ف
    @امماهر-غ3ف 3 года назад

    Mashllh

  • @faizinamohamed7954
    @faizinamohamed7954 4 года назад +1

    Maasha Allah

  • @hodanabdi8057
    @hodanabdi8057 4 года назад

    Maasha alh abyo looska waa noocee

  • @ummdagan9498
    @ummdagan9498 3 года назад

    Masha Allah mooi

  • @ahmedmohmaud3848
    @ahmedmohmaud3848 4 года назад +1

    Masha Allah

  • @ilhanmo348
    @ilhanmo348 4 года назад +1

    Mash allh xbiibti

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid walal

  • @ahmedmohamud2114
    @ahmedmohamud2114 Год назад

    Mash alaha thank sis

  • @mohamedoierussis1784
    @mohamedoierussis1784 4 года назад

    Mashallah tabark allah

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 года назад

    Carabi Baklaawa.

  • @umalkhayrxasan8697
    @umalkhayrxasan8697 3 года назад

    Asc wll warangadu waamaxay

  • @aaminamaxamed303
    @aaminamaxamed303 4 года назад

    Geeb going my sister

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 года назад

    Masha Allah 😍😍😍😍😍😍😋😋😋😋😋😋🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍

  • @deeqoxasanshiikh2891
    @deeqoxasanshiikh2891 4 года назад

    Macha allah😍😘😙

  • @magicalkdramas6108
    @magicalkdramas6108 4 года назад +1

    masha Allah

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 года назад

    Maasha alaah abaayo Yammy

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 3 года назад

    Masha allah xabbti

  • @maimoonmohamoud2529
    @maimoonmohamoud2529 4 года назад

    Mashallah tabarakallah xabiibti

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 4 года назад +1

    ❤❤❤❤👌👌👌

  • @hindafuaad5610
    @hindafuaad5610 3 года назад

    Waraango mxaa laga wadaa walaaley?

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 3 года назад

    Macmacaanka aad bn u jeclahay 😋😋

  • @happyjj8891
    @happyjj8891 4 года назад

    maanshaalah shukran xabiibti❤

  • @istarosmanmohamed2900
    @istarosmanmohamed2900 4 года назад

    Masha malaga sheken karo

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 4 года назад

    Maashaa allaah caafimaad ku cun

  • @aminasalah5190
    @aminasalah5190 4 года назад

    Qamar Luul Mahadsanid 😍❤❤

  • @azzam.9848
    @azzam.9848 3 года назад

    Masha allah 😋❤️👍

  • @nasuumashariif3131
    @nasuumashariif3131 4 года назад

    Shukran abaayo qamar ❤️👸🙏🏻

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 года назад

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid walal